Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Haatu;975309 wrote: Gaaroodi, really? Having a maid from a certain background is now bragging rights? Inaar why are you pointing your fingers at Gaarodi only didnt u see somalia's post mise your using an kab iyo lax policy
  2. speak for yourself mate, bay and,bakool,hiiraan,Galgaduud,Galmudug,shabelle's where pro government already and now Maamul goboleedka Jubboyinka iyo Gedo is onboard.:cool:
  3. cadnaan1;975304 wrote: Dad buu aad dhibayaa heshiiskan ilaahow fidna wadataasha Somalia ka qabo already negative mind ayey kala horyimaadeen heshiiska. Kulahaa conflict postponed walee faroole iyo tolkiisa tacsi ayaa u taala maanta Can you blame them though, federal government ignoring them and an agreement between Madoobe and the SFG. cidii mashruucii wuu ka yara halaabay
  4. And let you usurp the rest of the country through thuggish means, :D Somalia;975301 wrote: , there's a need for a Puntland, today shows that more than any other. :eek: your cousins in laascaanod needs your help my man cid kale hadaad wax uu tari kartaan iyagaad wax uu tari lahayd. :cool:
  5. Haatu;975296 wrote: I forgot to add, agreeable can mean anything. HAG even managed to get an agreeable Gedoan in the form of Saacid so anything is possible LOL got it
  6. Somalia;975297 wrote: There's not one president, this is a federal Somalia, there are several presidents, but this system is not weak enough in my opinion. A Swiss Federation-like nation will have to be the end result. I'm cool with that, Puntland and Somalia :cool: Heck y'all should even take the somaliland path 'goosasho' you got my support
  7. Haatu;975293 wrote: Cambuulo, maybe you misunderstand Zack. His position is simple, the governors will have to be people 'agreeable' to him. Loool
  8. The Zack;975291 wrote: They could've asked for that long time. They didn't have to go through through Kenya, Kampala, Addis Ababa to get a mere name change.. WTH! Your such a simpleton my friend, waxaa laysku haystey waxaa weeye cidii maamuli lahayd dekadda iyo airportka and the appointment of Jubadda hoose and jubadda dhexe governors.
  9. The Zack;975287 wrote: Yep - all the big issues were pretty much postponed and the SFG still recognized Jubaland. They asked for a name and title change which is weird. Apparently they like Juba over Jubbaland and Leader over president. I don't have any issues with that though. The important thing is the Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe and Gedo stay together under one command. how is it weird? Maamul goboleedka Jubboyinka iyo Gedo sounds better than 'Jubbaland'. There is only one president in somalia Leader or Governor sounds much better. Anyways today is a good day sxbayaal Our friend xiin maanta niyad jab baa ka muuqata, i wonder why though?
  10. Haatu;975282 wrote: ^Imagine building a palace on that rock. It would be a tourist magnet and very idyllic. I know right? damn look at that water green and blue cajiib
  11. cadnaan1;975261 wrote: Somalida badankeed way ku faraxday heshiiskan inta ka aheen faroole iyo inta fikirka.
  12. nuune;975255 wrote: Axadle, 28/08/2013, by Admin, 16:57:39 Barre Hiraale oo 3 bilood kadib Shacabka Reer Kismaanyo kala Hadlay Meel Fagaare ah iyo Kismaayo oo Loo Furay Qaadkii iyo Shaneemooyinkii ay kooxda Alshabaab ee Raaskambooni xayyireen mudadii ay halkaa xooga ku heesteen dadka shacabkana ku qasbi jirey ineysan guryahooda ka soo bixin. Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Kismaayo ayaa Saaka Waxaa isugu yimid Boqolaal dad ah ooTaageerayaal u ah Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale soo dhaweynayay is bedelka ka dhacay Magaalada Kismaayo oo Maalintii shalay ahayd ay dowlada federaalka gacan ku heynteeda kala wareegtay kooxda Raaskambooni taasoo sababtey shirkii Addis Ababa ka dhacey. Madaxweynaha Jubbaland Col. Barre Hiiraale oo uu weheliyo Xildhibaano ka soo jeeda Gedo iyo Golkhatumo ayaa garoonka dayuuradaha ee Kismaayo ka soo dagey saaka aroornimadii saacadu markey aheyd todobada subaxnimo, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay aqoonyahano u dhashey kana soo jeedo gobalada Bay iyo Bakool oo iyagu waayadan dambe rafiiq la ahaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale si uu ugala shaqeeyo maamul u sameynta Bay iyo Bakool. Xildhibaanada oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay sheegeyn in loo baahan yahay in dib loo soo celiyo xasiloonida isla markaana shacabka ay kaalin Mug leh ka qaataan sidii ay u Taageeri lahaayeen dowladooda cusub iyo madaxweynahooda. Dhanka kale Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale ayaa sheegay in ay cafinayaan dhamaan cid kasta oo La shaqayn jirtay maamulkii Alshabaab ee Raaskambooni ee uu hogaamiyaha ka ahaa Ahmed Madoobe kaa soo ka soo jeeda wadanka itoobiya. Si kastaba ha ahaatee Magaalada kismaanyo ayaa waxaa dib loo furay goobihii ganacsiga ee Kismaaoy oo idil, dadkuna soo dhaweeyeen is badalkaa dhakhsaha leh ee uu bilaabey Madaxwynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale. Waxaa galabta si xaraga leh magaalada dhaxdeeda ugu lugeenayey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Hiraale iyo xildhibaanadiisa maamulka Jubbaland iyagoon wax ilaalo ah aan la socon, taasoo dadka intooda badan ku tilmaameen dhoola tus iyo amniga durbaba uu ku soo dabbaaley Kismaayo madaxweynaha.
  13. Hassan sheikh and Madoobe got exactly what they wanted,a win win situation. well done by both sides.
  14. Homunculus;975236 wrote: Finally. Now the hard job begins. Indeed.
  15. Kadib todobaad wada hadalo ka socday magaalada Addis Ababa oo u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Kismaayo ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa lagu gaaray heshiis is faham ah, iyadoo maanta lagu wado in la saxiixo qodobadii lagu heshiiyay. Sida ay sheegayaan warar ay Jowhar.com ka heleyso Addis Ababa, labada dhinac ayaa ku heshiiyay qodobadii ugu adkaa ee beryahan ay isku hayeen, waxaana qodobka oo ahaa Maamulka Dekeda iyo Garoonka Kismaayo cida maamuleyso. Inkastoo aanay wali si rasmi ah loo soo bandhigin qodobada heshiiska, ayaa hadana waxaa la rumeysan yahay in dowladda Soomaaliya ay aqbashay qodobka maamulka Dekeda iyo Garoonka cida soo magacaabeysa, gaar ahaan gudiga maamulaya, iyadoo Axmed Madoobe la sheegay inuu soo magacaabayo. Axmed Madoobe ayaa dhinaciisa ka tanaasulay Maamulka Jubaland, taa bedelkeed uu noqonayo Hogaamiyaha Maamulka Jubba, kaasoo yeelanaya saddex gudoomiye saddexda gobol ee Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo. Xaflada lagu saxiixayo heshiiska ayaa maanta ka dhaceysa Xarunta Wasaarada Arrimaha dibada Itoobiya, waxaana labada dhinac u kala saxiixaya Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir, halka dhinaca Axmed Madoobe uu u saxiixayo Ra'iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid oo ka mid ahaa xubnaha geed gadhiga u ahaa Jubaland. Jowhar.com
  16. (Memphis) Yusuf Ali’s family and friends rushed to his Summer Ave store Sunday morning. They all got a phone call saying the Midtown convenience store owner had been shot to death. “A customer found the clerk behind the counter,” said Lt. Col. Wardell Smith with the Memphis Police Department. Police say inside the store it looks like a robbery could have taken place, but they aren’t sure. Right now, investigators are looking at surveillance video. Friends are remembering a man who always took care of his community. Adel Hassouneh knew Ali for more than a decade. “I knew him through the mosque where we pray together. He was very nice gentleman, always looking out for the poor people to help,” said Hassouneh Mohammad Aljafari feels not just grief, but also frustration in Ali’s murder. “I don’t know who is next, maybe me, maybe him, somebody, we don`t know,” said Aljafari. Aljafari says too many of his friends have been killed working in their own stores. “It’s 10 to 15 people a year from the grocery store and gas station, somebody come in and shoot you and leave,” expressed Aljafari. It’s a fear he has every day. “When I leave my home in the morning, I’m not sure If I come back to my kids,” said Aljafari. Friends say before he was killed, Ali feared the same thing. “The day before yesterday he was talking to one of my friends and told them to be careful. It’s unfortunate this would happen to him,” said Adil Hawasha. “If you have this fear, why do you stay in the business?” asked News Channel 3. “Show me another business; I go tomorrow tell me, I’ll go. When you have four or five kids you have to pay for it,” said Aljafari. That’s exactly what Ali was doing.He was a father of three young children. He owned and worked in his 24-hour store for about 10 years. Now his friends say it’s up to them to help Ali’s kids. “I just pray to Allah to bless his soul and bless him,” said Hassouneh. Anyone with information is asked to call crime stoppers at 528-CASH. AUN Yuusuf Qandala, he was a good friend of my uncle.