ToughGong.

Nomads
  • Content Count

    105
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ToughGong.

  1. Have you read the Triple Agent Book, based on Dr Al-Balawi, a Young Jordanian Dr. who became a suicide bomber? A great mujahid
  2. Funny but the title is misleading It should read North South divide
  3. ^ There wasn't even a place called Hargeisa in the 1820s lolllllllllllz
  4. Waxaan gabaygayga guubaabada ciilka Barbaarta gedayda Katiinadu goysay Gubtoon ladi waayo inaan garab haysto Gariirka agtayda ayaan ka gartaaye Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta la soo hadhin guusha Waxaan gabaygayga guubaabada ciilka Gidaar igu meersan God la igu horjoogo Gaadh la iigu wareejey Hadaan gacaloowe Gaashaan hidin waayey Inaan godobtayda Galaydhkiyo haada gaadhsiiyo fariinta ayaa ila gudboone Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta la soo hadhin guusha Waxaan Gabaygayga guubaabada ciilka geeraar iyo maanso intaan isu geeyo Ragaad garanyso Intaan u goleeyo Garaadka u buuxsho Waxaan goconaayo Haddaan Gacantayda Ku goosanayaaye Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta La soo hadhin guusaha Waxaan gabaygayga guubaabada ciilka Gammaanka cadhaysan Gargooska ku naaxsho Haddaan gulufkooda ku soo gambiyaaye Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta La soo hadhin guusha Waxaan gabaygayaga guubaabada ciilka Haweenka galuuban Gidaarada Jeelka dadkoodii la geeyey Gasiinka la taagan Gubtoon ladi waayo Gudaafka wuxuushtu Garuunkiyo qoolka wuxuu ku garaaco wuxuu dhangad geeshka Sarmaanta galoolka Gabdhaha ku uleeyo Mid gaydhka ka caayo waxaan gasariiro Galiilyada saanta Gankaygu istaago Gogaygu dubaaxsho Ragaad garanayso Haddaan gashigaygii ka soo gudayaayoon ka goosanayaaye Hadaanan hadaanan Hadaanan gadoodka Lixloow guga maanta la soo hadhin guusha
  5. Jacaylbaro;795218 wrote: ... and here, I was wondering what is wrong with you ...
  6. kingofkings;795370 wrote: if your not delusional, why the fake news from your enclave? Says the King of Kings lol
  7. Mario B;787749 wrote: Don’t Feed the Trolls --------- That's how i feel about slanders!! Exhibit A
  8. Why is it embarrassing is it cos he don't speak the "Queens" English
  9. This TV isn't partial at all. You mean impartial
  10. I am a unionist and i dont want Scotland to secede It's Bellingham and not Billingham Anyway is he a Scotsman,no!.In that case it's like asking a Turk whether the Kurds should go their seperate ways
  11. http://somaliareport.com/index.php/post/2742/American_Rapper_50_Cent_Visits_Somalia
  12. He should have had the waiters serving PuntOil
  13. Obsession A persistent idea(Somaliland) or impulse (Somaliland) that continually forces its way (Somaliland) into consciousness (Somaliland), often associated with anxiety (Somaliland) and mental illness (Somaliland)