QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. When you cease the Somali Republic problems will cease. I assure you will be delt with soon than you can image..
  2. Cancer cells have no known treatment except to kill them. The SNM gangs must be treated as such. They need not keep holding the soverneity of Somali Republic hostage any more. It is really a good beginning because they have start the civil war.
  3. There are daily attacks on the SNM Gang militia that had forecfully occapied the houses of Laascaanood residents. The Jihad to expell the seccessionist dreamers from the land of unity and nationhood is being underreported by the Somali major news portals. Even here SOL, infested by some SNM gang members, the war of liberting SSC and reaffirming the unity of Somali Republic is not being given its priority. Update yourself on the following events: {Lascanood}20-12-07 Nuux Ismaaciil Taani waanu soo qabaynaa Garaad Jaamac garaad Cali iyo Garaad Abshir Salaax. Note: Taani is the leader of the occuping SNM gang militia. Salaad Cali Nuur RadioWidhWidh Online {Laascaanood}21.12-7 "Hal askari ayaa ku dhaawacmay dagaal xoogan oo ay isaga horyimaadeen guutooyin kawada tirsan ciidamada maamulka labaxay somaliland ee ku sugan duleedka laascaanood khilaafaad aan la sheegin wuxuu salka ku hayo ayaa soo kala dhexgalay ciidamo kawada tirsan maamulka labaxay somaliland iyadoo uu sababay khilaafkaasi in guutooyin ciidamo ah ay fooda isdaraan oo uu dagaal xoogani dhexmaro Dhawaaqa rasaasta ka dhacda qoryaha waa weyn ayaa siweyn looga maqlayay maanta iyo shalayba aagaga hore ee ay ku sugan yihiin ciidamo beeleed yada lamagac baxay somaliland. warar kala duwan oo aanu ka helnay ilo madaxbanaan ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu ku dhaawac may mid kamid ah askartii dagaalku uu dhexmaray . inkastoo aan lashaacin iskahorimaadkan dhexmaray guutooyinkan kawada tirsan ciidamo beeleedyada loogu magac daray somaliland hadana warar hor dhac ahi waxay sheegayaan in qaar katirsan ciidamada ay kasoo horjeesteen amaro kaga yimi madax dooda kuwaas oo ahaa in dagaal lagu qaado sadax bartil maameed oo la sheegay inay ku sugan yihiin ciidamada midnimo udirirka Puntland. Xaalada magaalada laascaanood ayaa kacsan iyadoo dadka shacabka ahi ay dareemayaan cabsi horleh oo ah in dagaal uu markale kadhoco gudaha magaalada laascaanood Jordan .Widhwidh Online News desk..media Center {Bali-dhac}22.12-7---BREAKING NEWS "Dagaal aad u culus oo ka socoda duleedka Bali-hadhac ayaa la soo sheegayaa innuu haatan socdo ayada si weyn looga dareemay deegaan Dagmada WidhWidh. dagaalka ayaa socoda, waxaan la soo sheegayaa inay jiro dhimsho badan iyo dhaawac. waxii warar ah kala soco widhwidh online anigu Live ugu jirna qadka telephone ee degamada widhwidh. WidhWidh Online {Bali-hadhac}22.12-7 "Wararka naga soo gaadhay tuulada Balihadhac ee duleedka Widh widh ayaa sheegaya in halkaas dagaal qadhaadhi ka socdo oo u dhaxeeeya Maleeshiyaadka dirta waqooyi ee ka soo duulay Hargaysa iyo Burco iyo dadka deegaanka degan. in kastooo dagaalku socdo waxaa la sheegayaa in baabuur tigniko ah laga qabsaday maleeshiyaadka soo duulay dhimasho labada dhinacbana ay jirto. maaha markii ugu horeysay ee maleeshiyaadka dirta waqooyi ay dagaal ku soo qaadaan dhulka SSC iyagoo bishii Octoober 2007 ku qabsaday Laascaanood. Wixii ka soo kordha dagaalka waanu idinla soo socon siin doonaa insha allah. Widh widh Online - {Bali-Hadhac}22.12-7 "Warar dheeraada ayaa kasoo baxaya dagaaladii saaka kabiloday deegaanka Bali-Hadhac ee Degmada widhwidh ee gobolkaasi Cayn oo ay isku faro saareen ciidamada midnimo udirirka Puntland iyo kuwa soo duuley ee lamagac baxay somaliland...................................... Xidhaadho kala duwan oo ay lasamaysay qaar kamid ah dadka deegaanka bali-hadhac waxay shabakada widhwidh Online usheegeen in dagaalku uu wali si xoogan u socdo isla markaana labada ciidan ay is weydaarsanayaan hubka cul culus ee tiknikada Taliye kuxigeenka Ciidamada daraawiishta Dowlad goboleedka puntland ahna taliyaha qaybta Daraawiishta ee Gobolka Cayn Col: Dayr Iskatoos ayaa haatan ku sugan Deegaanka Bali-Hadhac waxayna wararku sheegayaan in dib loo riixay isla markaana la jabiyay maleeshiyo beeleedkii soo duulay ee somaliland. Dagaalka oo wali socda ayaan lashaacin khasaaraha rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca walow ay warar hor dhac ahi sheegayaan in Ciidamada Daraawiishtu ay soo hoyeen Guulo lataaban karo isla markaana ay gacanta ku dhigeen Baabuur Tikniko ah. Jordan.. wixii warar dheeraada waan idiin soo gudbin doonaa insha allaah Dhaban-saar}22.12-7 "Maleeshiyaadkii S/Land ayaa jab weyn kala kulmay dagaalkii ka socoday inta u dhaxaysa Bali-hadhac iyo dhabansaar, taas markii danbe ay yimaad Ciidamadii Puntland iyo kuwa deegaankaas markiiba soo galay magaalada dhaban-saar oo aan ka fogayn Tuulo samakaab oo dhow laamiga. Warar aanu hada ka helayno Jiida hore ee dhabansaar ayaa la soo sheegayaa inuu jiro dhaawac iyo dhimasha soo gaadhay Maleeshiyaadkii S/Land ee markii horaba ka soo kicitimay tuulo samakaab oo taarkii Hargaysa iyo burco ay kula xidhiidhi jireen u yaalo ayaga oo markiiba dhaawicii u gudbiya xagaas iyo caynaba. Waa jabkii ugu horeeyay ay kala kulmaan Maleeshiyaadkii S/Land oo shalay isku haystay war inaga daaya deegaanka Hawdka, ayaynaan ka dagin Laamiga hadii kale waanu jabnayaa taasi markiiba ay ninna iska dileen ninna iska dhaawaceen duleedka lascanood ayaa saaka la kulmay jab aysan horay u rag. Waxaa haatan isku aruuranaya tuula samakaab Maleeshiyaadkii S/Land firxadkoodii iyo dhaawicii balse Ciidmada Puntland iyo kuwa deegaanka oo iska kaashanaya ayaa u dhow tuulo samakaab. Kala soco widhwidh online waxii ku soo kordha {Bali-Hadhac}22.12-7 "Dagaalkii galabta sida xun loogu jabiyay maleeshiyo beeleedkii labaxay somaliland wuxuu kadanbeeyay warbixintii Sirta ahayd ee ay Shabakada Widhwidh Online idiin soo gudbisay Horaantii Todobaadkan.......................... Dagaalkii galabta lagu jabiyay maleeshiyaadkii labaxay somaliland wuxuu kow ka ahaa sadex goobood oo muhiim ah oo ay ku sugan yihiin Kooxaha Wax iska caabbinta SSC oo u badan maleeshiyaad abaabulan oo si weyn loo hubeeyey, Sadax daas goobood sida aanu idin kugu soo gudbinay wararkeenii hore waxay kala ahaayeen deegaanada Balli Hadhac, Karin Gorfood & Tukoraq. Saaka hiirtii waaberi waxaa dagaal xoogan lagu qaaday Bali-hadhac sixun ayaana loogu jabiyay ciidamada maamulka labaxay somaliland bali-hadhacna waxay kow ka'ahayd sadaxdii goobood ee aanu idiin sheegnay.. intaanu dagaalkii saaka ay maleeshiyada somaliland ku qaadin Bali-Hadhac waxaa jirtay khilaaf weyn oo sababay in uu dagaal dhexmaro meleeshiyada somaliland khilaaf kaas oo sakla ku hayay inaan agu deg degin dagaalka haddii kale jabweyn lala kulmi doono. Jordan..Widhwidh Online News Desk..Media Center {Yeyle}22.12-7 " Warar hada naga soo gaadhay magaalo madax Gobolka Ceyn ee Buuhoodle ayaa sheegaya galabnimadii maqribkii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land tuulada yeyle oo xigta dhanca oog una dhow magaalada caynaba. Markii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land oo watay 6 baabur tikniko ah ayaa isla markiiba lagu balibaay Hubka culus iyo kawa fudud oo aysan filanayn, taas oo keentay dhaawac iyo dhimasho. Waxaa isla goobtii lagaga qabsaday 4 buubuur oo tikniko ah halka mid kalana lagu gubay, kii kalana uu cararay, waxaa kale oo ay wateen gaadhi waaraad ah oo ciidamadu saarnayeen ayaa dib u cararay isga oo ka cararaya guubta dagaalku ka socdo. Maleeshiyaadka S/Land ayaa ka soo ruqaansaday Magalaada OOG oo ah sal dhiga ugu weyn ee Maleeshiyaadka S/Land, iyaga oo doonaya innay caawiyaan maleeshiyaadkii S/land ee lagu soo jabiyay saaka dagaaladii ka qarxay deegaanka Bali-dhac iyo dhaban-saar. Maleeshiyaadkan S/Land ayaa markiiba ku cararay dhinaca Magaalada OOG oo ay markii horaba ka yimaadeen iyaga oo jab weyn kala kulmay dagaaladii saaka ka dhacay ee Magaalada Bali-hadhac iyo kii caawaba ee Magaalada Yeyle. Waxii ku soo Kordha kala soco widhwidh online {Lascanod}23.12-7 "Ciidan uu wato Col Maxamed Waranle iyo Jaamac Qoodh Oo Saaka Weerar Ku Qaadan Malayshiyada S/land ee Kusuganaa Toga Waqdari ee Duleedka Magaalada lascanood ayaga firxadkoodii soo galeen magaalada Lascanod. Waxaa saaka aroortii soo dul dagay duleedka magaalada lascanood ciidamo wuu wato Col Maxamed Waranle iyo Jaamac Qoodh oo ka soo kicitimay Kala-baydh. Magaalada lascanood ayaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq Culus inuu jiro. Kala soco waxii soo kordha widhwidh online Here is Caasha Axmed Cabdalla, one of the most outspoken and educated daughter of Somalia from SSC using the term "gang" for the SNM seccessionists. {Radio Widhwidh Online}23.12-07 Wareysiga dhinacayo badan taabanaya gaar ahan xidhiidhka ka dhaxeeya Cade muse iyo Daahir Riyaale oo ka warmaysa Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan magaalada BaydhaboKa dhageyso Radio WidhWidh Online widhwidh@gmail.com:::: Halkan ka Dhegayso Xoogan oo ku Gaashaaman Gaadiidka Dagaalka {Xudun}24.12-7 "Ciidamadan la sheegay in ay gaareen Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaan la ogayn in ay halkaas ku hakan doonaan iyo in kale,Webka Xargaga Online oo ilo xog-ogaal ah xiriir kala sameeyey Degmada Xudun ayaa loo xaqiijiyey imaatinka Ciidamadan iyada oo qofka Xargaga Online Xiriirka La sameeyey.. Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayay saaka waaberigii gaareen Ciidamo tira badan oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala Duwan,Ciidamadan lama shaacin tiradooda iyo meesha ay ku jihaysan yihiin intaba hase yeeshee waxaa la sheegay in ay yihiin Ciidamo aad u Hubaysan,oo dhisan dhinac walba isla markaasina ay wataan saraakiil Milateri oo khibrad u leh dhinaca Ciidamada. Degmada xudun ee Gobolka sool ayaa hore waxaa ugu sugnaa Ciidan beeleed si weyn u hubaysan oo iyagu fariisin ka dhigtay saldhiga Degmada,lamase garanayo meesha ay Ciidanka cusubi ku jihaysan yihiin waxaase jira tuhumo muujinaya in ayba dhaafsan yihiin Degmada Xudun ee Gobolka Sool. Ma jiraan wax faahfaahin ah oo ka soo baxaya saraakiisha Ciidankaasi wadata maadaama aanay ogolayn cid dhex gasha oo ka socota dhinaca Saxaafada. News desk widhwidh Online
  4. ^^^^I wish you could leave the word Somali alone and confine yourself as “Mr. Thinker”. Mr. Thinker facts and analysis are two different things. The fact is the SNM gang and the related entities were in agreement to obey Mr. Mele Zewani`s order relayed by his grand agent in Hargeisa to expel these poor Somali journalists. Another fact is that Amnesty International has told the SNM gang in their face that these Somalis are in their country and nobody can legally remove them from any Somali soil spot. You can verify these facts with BBC Somali. Now the gang and their drum beaters are giving the story a different outlook to make it humanitarian. It is all about the recognition. Get it and then you can expel whoever you want by creating your own brand new race to base your discrimination of who is in and who is out. Is that hard for you to comprehend, Mr. Thinker?
  5. Oodley. Now you are unclothing your atheist wing. Is supplication of Allah (s.w.t) a comedy in your house? As for this topic, nobody is inviting Siilaayo to purify himself by disassociating himself from the madness of the scheme of dismembering the Somalia Republic. He knows that the aspirations of the gang are unattainable. He knows that they had touched the bottom of the pit (Sakxaddii la soo taabay). He knows that as any other unmarketable product has to be taken out of the shelf, the pursuit of the elusive recognition has to be disregarded sooner or later. He knows that the SNM gangs are unable to score any brownie with Mele Zewani albeit they had been prostituting their Somalinimo with him let alone the international community that sees what is happening in Somalia is a bad case of family feud. My guess and the info I had received from home indicate that he is well aware of all the points stated above and many other reasons for the SNM gangs` shortcomings. He has been looking a window of opportunity to get out of the mess. He has it now and it is possible he may utilize it. Now oodlayda sweat your b*** dancing on this.
  6. He is an economist and I do not see how he can not see the big picture....
  7. Yes, keep that in mind that someone is always behind you and will keep a check on the emotional outbursts of your delusional self...as long as I am breathing you will get an "entertainment". So, relax and enjoy it.
  8. Mr.Oodley, I know you will never get tired reading my wisdom and practicality of my philosophies. Dee, enjoy them for free. But one thing your delusional self has to keep in mind. This voice will never get tired showing the impracticality of your failed motives to the world at large even if President Bush lets you into his bedroom (I do not know how Laura Bush will react) though....
  9. Let see if he can keep wearing the SNM gangs' flag when he arrives in the holy lands. He has a window opportunity to desert the rest of the gang and the delusional dream and present himself in Baidoba immediately after completing the Hajj and asking Allah’s forgiveness. I am sure he will be given a ministerial position and I am sure he has a very good shot to be elected the President of the federal government at 2009 presidential race. It might be a chance of lifetime for him..May Allah show him the right path....
  10. As per the constitution of Somali Republic and according to the international law, forget humanitarian laws, the internally displaced Somali journalists that being humiliated and bullied in Hargeisa have every right to stay put, and no body can legally remove them from where they are now. The SNM gangs in Hargeisa are bound to be stuck in between the rock and the hard place (labo kuu daran mid dooro). They cannot retract their earlier decision of ordering the journalists within 5 days to remove themselves from the northwest region because it will shed more light for the public in Hargeisa on the impracticality of what the separatists want albeit a known fact. On the other hand, if they forcefully remove Somali nationals from certain geographical area of their country, the Amnesty Human Right Organization has told them as per the SNM gang’s spokesman on BBC that the world community will not tolerate the violation of constitutional rights of certain group of citizens by another group of citizens. Now, the testosterone of the gang members is boiling. The five days are over. It is the right time to challenge the international community. And as per their delusional mentality and according to their opinion leaders headed by Mr. Ood, President George and First Lady Laura Bush do not go to bed unless they go over the diplomatic strategies and military tactics to convince the world that the Somali Republic should be dismembered and the tribal enclave of the gang has be recognized as sovereignty and a full members of UN.
  11. Look xiinfiniin, suldaankiisa and the other cry babies separatists have this fairy tale dream of having their own tribal nation-estate and get easily agitated when someone try to rationalize with them to make them see the impossibility of what they want to achieve. Suldaankiisa is an expert in pick pocketing. He chooses the pieces he feels he can use to steal the feeling of the audience to have their sympathies. In this poem he deliberately left out the title: Wallee ama qab weynida I..... qoomamo u keentay...Ama wallee qudhaydiyo la waa qaranka aan sheegto Abwaan Maxmed Hiirad . You see the title says it all. It sums up why millions of Somalis disagree with the notion of dismembering the Somali Republc. The message it carries is that Somalis and their sovereignty combined with their nationalism is one and the same. If one is lost, the other will become nonexistent. That is the point the poet wants to emphasize. As long as he asks for Alleh's forgiveness and repents to become born again Somali, suldaankiisa has nothing to fear.
  12. Suldaankiisa, Why are you sounding so rightfully upright when the Mele Zenawi's secret agents are running the affairs of the residents of Hargeisa? At least Mr. Casharo is arguing that 275 members of Somali parliament have, wrongfully or rightfully, approved the coming of ethiopean soldiers to Mogadisho to assist the F government to disarm the public. Who have approved the presence of Mele Zenawis militia in Barbara to control and manage the port? Why the residents of Hargeisa can not speak their minds? Why are they pychologically proscuted in their own city by the Mele Zenawi's secret agents? Did the SNM gang's so called parliment voted for Mele to be their prime minister? Listen to one of the most objective and enlightened Somalis testifying on personal level on the fact that the SNM gang YOU support, to the last drop of your blood, have handed the control of my city Hargeisa to Mele Zenawi. He is no other but a true son of Somalia: Prof. Axmed Ismaaciil Samatar...
  13. Shir Ay Isugu Yimaadeen Jaaliyadda SSC ee Kenya Oo Lagu Taageero Go'aamadii SHirkii Boocame Badbaado3 Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi. Nov 25, 2007 By:Farxaan Maxamed Rooje Nairobi(Jidbaale.com) Shir ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada SSC ee ku dhaqan wadanka kenya gaar ahaan caasimadda Nairobi ayaa lagu go'aansaday in hiil iyo hooba la isla garab taago go'aamadii ay soo Saareen Garaadada *********** Shirkii Boocame. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda SSC ee Wadanka Kenya ayaa waxaa Ajandihiisu ahaa 1. In la taageero Shirka Boocame 2. In Lagu Taageero Dhaqaale Shirka Si Ay U hirgalaan Go'aamadii Ka Soo Baxay Shirkaas. Ugu Horreyn waxaa aayadaha Quraanka ah Iyo Wacdi Ku Furay SHirka Shiikh Maxamed Maxamuud Maxamed (MMJ), waxaana uu shiikhu ku dheeraaday wacdigiisa isagoo sheegay in cabsida eebbe ay tahay mid lagama maarmaan ah taasi oo if iyo aakhroba lagu bedbaadayo. Intaasi Ka Dib Waxaa Microphone ka lagu soo Dhaweeyey Odey C/samed Diiriye, oo ka mid ahaa marti sharafta fadhidey Goobta, waxaana uu Odey C/samed Ku Dheeraadey Qiimaha Uu Leeyahay In La Midoobo Oo dadku uu noqdo ul iyo diirkeed, waxaana uu sheegay in uu isagu ka odey ahaan uu taageersan yahay go'aamada ka soo baxay shirka, uuna la garab taagan yahay taageero maal iyo mid maskaxeedba, Isagoo hadalkiisii sii watan wuxuu yidhi "waad ogtihiin go'aamada laga soo saaray Shirkii Boocame 3, waxaa inagu waajib ah ka reer nairobi ahaan inay ayidno, dhaqaale aynu ku taageerno, taageerno dadka u heellan inay xoreeyaan deegaankiinii iyo dadkeeniiba" Intaasi ka dib waxaa lagu soo dhaweeyey Minbarka Maayarkii Hore Ee Degmada Laascaanood Maxamed Tuuhe "Taleexi" waxa uu Maxamed sheegay in maanta oo kale aan loo joogin ama aan la is weydiin karin ma ayidnaa go'aamadii mise ma ayidno, ninkii aan ayidin go'aamada inaga inaga mid maaha ayuu yidhi Mr. Taleexi, waxaa kale oo uu taleexi ku amaanay isimada sida ay isugu duubmeen meelna uga soo wada jeesteen cadowga qabsaday dhulkooda. Caaqil C/rashiid Cabdi Aabi ayaa isna jeerkiisii lagu soo dhaweyey microphen ka , waxaana uu caaqil ku nuux nuuxsaday isagoo ku hadlay afka Cuqaasha Ku Sugnayd Madasha in ay ayidsan yihiin go'aamada ka soo baxay shirka, ayna diyaar u yihiin inay kaga qayb qaataan iyaga iyo bulshada kale ee SSC sidii loo fulin lahaa go'aamadaas Talo Iyo Tamarba. Dr. Yuusuf Maxamed Cali ayaa isna lagu soo dhaweeyey minbarka Dr. yuusuf waxa uu ka sheekeeyey sumadda ay wataan maamulka dirta waqooyi ee qabsatay dhulkii daraawiishta, isagoo hadalkiisii sii watana wuxuu yidhi "waxaad ku aragteen baan filayaa waxa loogu yeedhay astaanta maamulka dirta waqooyi siiba xisbiga loo yaqaan udub, ma is weydiiseen weli udubkaasi wuxuu yahay iyo wuxuu ka turjumayo, udubkaasi waa ka uu leeyahay xisbiga loo yaqaan lukuudka ee ka taliya dalka israel, waxaana uu xisbiga lukuud uga jeedaa ujeedada udubka in uu luqunta kaga qabto carabta awooduu doonaba ha adeegsadee, xisibiga ka taliya dirta waqooyi ee loo yaqaan udub waxaa astaan u ah astaantii xisbiga lukuudka micnihiisuna waxa uu ka dhigan yahay in uu *********** luqunta kaga qabto sida yuhuudu carabta ugaga qabatay luqunta" Jaamac Mahad Shiikh Maxamed ayaa isna lagu soo dhaweeyey microphon ka si uu uga hadlo, waxaana uu jaamac sheegay in soo saarida go'aamada ka soo baxay shirka boocame iyo ku dhaqaaqidooduba ay yihiin tubtii wanaaga iyo nabadda, horumarka u horseedi lahayd bulshada SSC, waxaana uu sheegay in aan waxba laga hagran taageeridda go'aamadii ka soo baxay shirka, awoodna uu ilaahay inoo siiyey inaynu dhaqaale ku taageerno ayna maanta mudan tahay in aan qof waliba karaankiisa uu soo bandhigo waxa uu hayo si loogu taageero tubta nabadda iyo Horumarka Mandaqadda SSC. Falanqayn dheer ka dib waxaa iyana markoodii lagu wareejiyey microphenka Haweenka SSC ee ku dhaqan Nairobi, waxaana ay sheegeen haweenku haddii ay dahabkooda xaraashi lahaayeenba iyo maalookadaba inaanay hayn cid ay u gadaan waayo ragiiba waxaa ka awood weynaadey shakhsiyaad u shaqo tegay hargeysa sidaadi darteed waxaanu doonaynaa ayey yidhaaheen rag nool oo wado mariya dirta waqooyi iyo waxa la socdaba sidii lagu yaqaanay awoowayaashayo. Gebegabdii kulanka waxaa lagu soo dhaweeyey minbarka Guddoomiyaha Jaaliyadda SSC ee Kenya Mudane Cali Diiriye Ducaale, isagoo hadalkiisii sii watan cali wuxuu yidhi " Waxaan u mahad celinayaa dhammaan marti sharafta kala duwan ee ka soo qayb gashay kulanka, anoo ku hadlaya magaca jaaliyadda SSC ee nairobi waxaanu taageersanahay go'aamadii dhaxal galka ahaa ee ka soo baxay Shirkii Badbaado Boocame 3 waxaana ilaahay uga rajeynayaa inuu noqdo mid lagu guuleysto fulinta go'aamada ka soo baxay shirka, waxaanuna cadeynaynaa in haddii alle idmo aanu hiil iyo hooba la garab taaganahay go'aamada sidii ay u fuli lahaayeen" Waxaana intaas ku soo gaba gabooyey shirkii iyadoo loo saaray dadka reer nairobi gudiyo ka soo uruuriya dhaqaalaha si loogu taageero fulinta go'aamada ka soo baxay shirkii boocame. Farxaan Maxamed Rooje Jidbaale.com Nairobi - Kenya Opinion/Articles-----(Fikrado) Maxay shacabka SSC ka filayaan shirka Boocame? Jawab Qore: High Traitors and Gangsters atop of Somaliland? Qore: Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis Qof Damiir Leh Baa Damqadee Doqoni Waa Moogee!!! Qore: Aamina Ubax Cawil VOA correspondent in Lascanod Qore: Ali Harun Liibaanow,habrahaada ku ekaaw! Qore: A.Dirir Warka Madaxdiisii RadioSSC Top News Shirkii Badbaado Boocame Sadexaad Wuxuu Noqday Mid Guulaystey,Labada Maamulna Xisaab Danbe Ku Celiyey. Odayaasha Beesha Jaamac Siyaad Oo Bayaan Soo Gaadhsiiyey Jidbaale.com Iyo Qurba Joogta Beesha Oo Qoraal Soo Saaray War Deg Deg Ah:-shacabka ssc oo muqaawadii ugu horeeyey ku bilaabay maamulka midnimo-diidka ah,Dagaal Saaka Ka Dhacay Laasadaar Somalidiidka Oo Digniin Culus Siiyay Website Yada SSC ugu Caansan U Adeegayaasha Maamulka Midnimo-diidka Oo Saaka Ka Laascaanood Ku Xidhay Oday Hure Caalin Maqal & Muuqaal RadioSSC Broadcasting Shirkii London ee beelaha SSCayn ee ka dhacay 04/11/2007 Nagala Soo Xidhidh e-mail radiossc@yahoo.com Dhuyac Xuusho Taariikhdii Boqortooyada Garaaddada Beesha *********** Oo Uu Inooga Taariikhaynayo Mudane Xirsi Cismaan Sancad Qalcadda Taleex Taariikhda Taleex Khudbaddii Prof Cali khaliif Galaydh Uu Shalay galab Ka Jeediyey Jaamacadda Nugaal University Ee Magaalada Laascaanood.Qaybtii 1aad. Gudoomiyaha Waxbarashada ee Degmada Laascaanood Kayse Cawil ladane oo Aanu Waraysanay Cali Dhakaawe oo aanu ka waraysanay Madbacadda Laascaanood gaadhay ee dhawaan hawlgeli doonta Guddoomiye Ku Xigeenka G.Cayn Jaamac Ismaaciil Dhible Oo Ka Warramaya Xaaladda Biyo La'aaneed Ee Gobolka Cayn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdi Qawdhan Ayaa maanta Shir Saxaafaded uu kaga Hadlayey Deeqii Shalay timi iyo guud ahaan Deeqaha SSC ku qabtey Magaalada Laascaanood. Wasiirka Waxbarshada ee Puntland Axmed Saciid Aw Nuur Iyo Gudoomiye Ibraahim Jaamac Daad, hadalkii ay maanta ka jeediyeen Shirkii ka dhacay Xarunta Dalladda ay ku bahoobeen Ururada badani ee Suod Ambreela ee M.Laascaanood Engineer Siciid X Axmed Adan Xaad oo Baaq Nabadeed u soo jeedinayaa Beelaha Shaqaaqadu dhexmarayso Majiyahan Madaxa Hay'adda SSHDA Axmed Cabdi Cali Shire Iyo Dr Cabdi Buraale Ismaaciil oo Ka Hadlay Maalinta Qaaxada Aduunka. Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir “Dadka SSC In Aanu Waqooyi Galbeed Ka Soo Wareejino Siyaasiyan Waanu Ku Guulaysanay,Waxaase Noo Hadhay Hay’addahii Oo Iyaguna Meel Fiican Noo Maraya.. Dhinaca Cayaaraha RadioSSC Sports News Taariikhda Koobka Aduunka Arsenal Iyo Barcelona Oo Caawa Ku Hirdayama Koobka Horyaalka Horyaaladda Yurub. Xulka Kubada Cagta Ee Faraaciinta Ayaa Ku Guulaystey Koobkii 25 Ee Qaramada Afrika. Xulalka Masar Iyo Ivory Coast Ayaa Iskugu Baxay Ciyaarta Kamadanbaysta Ah Ee Koobka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika 2006. Pele Wuxuu Yidhi Ingiriiska Ayaa Looga Cabsi Qabaa Koobka Kubadda Cagta Ee Sannadka Dambe Ka Dhici Doona Jarmalka. Kooxda Kubbadda Cagta Ingiriiska Oo Doonayaa In aan La Soo Hadal Qaadin Heesihii Dagaalka Laysku guubaabin Jirey England Iyo Kooxdii Poland Cayaartii Dhexmartay Waxay Ku Dhamaatay 2-1 Ay Guushu Ku Raacday Kooxdii Ingiriiska Magaceeda Ku Ciyaareysey. Ciyaartii England Iyo Wales Waxay Ku Dhamaatay Hal Gool Oo Ay Ku Badiyeen Kooxdii England Ka Socotey, Oo Iyadu Wadatay Taageerayaal Aad U Tira Badan Ciyaar Lagu Maamusayey Dhismaha Jeelka Buuhoodle Ayaa Galabta Ka Dhacday Garoonka Kubbadda Cagta Ee Xabbado. Ciyaaryahanka Henri Camara Wuxuu Qandaraas ciyaareed oo sadex sanadood ah La Saxeexday Wigon. Koob Kubadda Cagta Ah Oo Loogu Magac Daray Maalinta Nadaafadda Ayaa Maanta Ka Furmay Magaalada Laascaanood. Kooxada Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Ku Guulaysatey Horyaalka Dalka Engaland. Cayaar saaxiibtinimo oo dhexmartay degmooyinka Ceergaabo iyo Badhan Ciyaar Shalay Ku Dhexmartay Xulka Gobolka Cayn Iyo Kooxda Horseed Garoonka Kubbada Cagta Ee Xabbado. To enjoy more pictures click full page
  14. If you can understand not only speak Somali, do not miss this one. Listen to it. I am sure you will not be disappointed... Saciid Cabdi Sabarey on Jiidaale website I wish Saciid was the President of Somali Republic and he should seek to become one one day...He is a real unifyer and a brilliant contrast to SNM gang's nonsensical beliefs. Enjoy...
  15. Gabay Ka hadlaya Arrimaha Laascaanood Oo Luqda Englishka Lagu Tiriyey Nov 24, 2007 By:Cabdinasir Osman Faarax Atlanta(jidbaale.com):-I am very proud and optimistic as I read news from Boocame. Our delegates (Isims, Chiefs &Intellectuals) have shared their thoughts on the current crisis and presented their final statement to the Somali people and the international community. We must support them and move forward with decisive actions. I am so thankful for their conclusion and their speeches regarding {SNM gang}***** incursion on our territory and I see victory on the horizon. Though I am not a lyricist, I come up with this little epic bard. Few days ago!!! I see my tongue lost and my heart weaken. My mind wild and right to fall But- today at the peripheries of boocame I see the crops of victory- once again, I see delegates chatting and secretly planning Their brain joined and teemed wisely. I see the world gazing at their vital decrees –(Baaqyo) Declaring what I see as a principle. I see them trouncing the phony rumors- Avowing the long stoppage truth I see them uniting Somalia as whole Denouncing the enemy of the terrain. (SNM gangland/Somaliland) I see them declaring lessons to teach Quaking the walls of the rotten Hargeisa I see the SNM Gangs’ bunch of hooligans Like faint xaabsade and the faded Fu’aad, Wondering what is next. I see laascaanood weeping for help Spoilers roaming its outskirts I see {SNM gangs} butchers troubled Raping and banging tiny girls I see the dervishes moving on Feel no pain I see them saying, This is the naughty end of the enemy! I see dervishes storming forward With a sub machine guns I see the guns smoke and Cowards shriek Somewhere in Sool I see foes bawling like faint pigs I see their bodies lie unburied, On the outskirts of our colossal city I see them Milled restless in the soil I see them say “We will never Come back .”!!!!! Never again, never never, never in puntland… F.u.t.o Xun…… Guusha Daraawiish baa leh. Cabdinasir Osman Faarax Atlanta, Georgia. mhassan2@spsu.edu
  16. Hadii aanu nahay Jaaliyada SSC ee Kudhaqan Wadan USA khaasatan columbus OHIO} waxaanu si buuxda u taageeraynaa dhamaan go’aanadii dhaxal galka ahaa ee ka soo baxay shirkii Boocame. waxaannu kale oo u mahadnaqaynaa beesha reer Boocame sidii sharafta lahayd ee ay u soo dhoweeyeen tolkood... Anaga oo ah Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan waxaannu tageero, hiil iyo hooba leh, la barbar taagannahay go'aanadii wax ku oolka ah ee kasoo baxay shirkii Boocame (Nov 22nd 2007) ugu xidhmay isimada iyo ergooyinka beesha SSC. Waxaannu isimada beesha SSC ku bogaadinaynaa sida geesinimada iyo xilkasnimda leh ee ay u guteen xilkoodii odaynimo. Waxaannu iyana u bogaadinaynaa dhammaanba ergooyinkii iyo waxgaradkii kasoo qayb-galay shirka. Waxaannu ku boorrinaynaa dhammaanba shacabka SSC meelkasta oo ay joogaan inay, iyaga oo isku duuban,in ay u guntadaan sidii loo tabbo-gelinlahaa, loogana midho-dhalin lahaa go'aammadii shirka ka soo baxay. Waxaannu kale oo ummadda Soomaliyieed ee midnimada jecel ka codsanaynaa inay tixgelin iyo taagero buuxda la barbar istaagaan go'aanada ( xaqa ah) beeshu gaadhey. guddoomiyaha jaaliyadda columbus ohio cabdillaahi nuur faracadde. Cabdilahi SHiikh yusuf ohio Colombos Xafiiska USA ee Boocame.com Contact:- xiinfiniin1@hotmail.com wixi Soo diraya Baaq kala Xiriir Xafiiska USA ee Boocame.com
  17. Jaaliyada SSC Ee UK Oo Teegeertay Baaqii Garaadada (Laascaanood}23.11-7 Anagoo ah Jaaliyada Reer Uk ee u dhashay deegaankan SSC khaasatan Buuhoodle waxaanu halkan ku taageraynaa bayaankii Garaadada *********** ee ay kasoo saareen Degmada boocame ee gobolka sool kuwaas oo ku baaqay in layska dhiciyo cadowga waxanu u soo gudbinaynaa duco iyo khayr badan dhamaanba waxa garadakii halkaa isugu yimi. waxanu idiinku mahada naqaynaa dhawaqii aad isku af garateen anaguna waanu idku garab taaganahay waxaan ku khatimayaa cadawgiina iska ilaaliya ka gudaha jooga iyo ka debeda jooga labadaba illahana isku xidha waxad tihiin darawiish Widhwidh Online NEws Desk..Media Center
  18. Soomaaliyee ka markhaati ahaadda, wiilkii qoodhadheeraa Qudhac ee reer Dunbuluq waa kaa ku tilmaabay odayaashii Sool, Sanaag iyo Cayn in ay yihiin ay iska ciyeysa; baarqabku gabdhihii uu waa hore ku tilmaamay naaga dhaadheer oo dhilooyin ah buu soo dhaafiy oo odayaashii ayaa ula muuqday "odayaal barking". It is the old tactics of the SNM gang of subjucating their oppenents by using insults and charater assasinations like "waar la w.a.s.ee.n.k.a la w.a.s.ee.n.k.u dhalay".
  19. The final version....... In essence, point VI part a, clearly urges Xaabsade and the other traitors to desert the SNM gang and at the same time ask the communities in Sool, Sanaag and Cayn for absolution and forgiveness within 10 dayes effective 23rth Nov. 2007. If they fail to comply the wishes of the communities, they will be responisble for what will happen to them. SHIRWEYNAHA BEELAHA *********** EE BADBAADO BOOCAME # 3 Taariikh: 22-11-2007 KU: CIDDII AY KHUSAYSO OG: DHAMMAAN UMMADA (SSC) DALKA & DIBEDDA MEEL KASTA OO AY JOOGAAN UJEEDDO: GO’AAMMADII SHIRKA GOGOL-DHIG Sida lala socdo ka dib markii ay dhacday qabsigii magaalada Laascaanood, ayna umadda SSC wajahdey xaalad cusub waxay isimmada beesha *********** waceen shir ay isugu yeereen cuqaasha, Odayaasha, Culimaa’uddinnka, Haweenka, Aqoon yahannada, jaaliyadda iyo dhammaan qaybaha bulshada ee beelaha ***********, kaasoo ka dhacay degmada Boocame muddadii u dhexeysey 15-22kii Bishii November 2007. Shiweynahaas oo loogu magac daray (Badbaado Boocame 3). Shirkaas waxay beeshu kaga arrin saneysey xaaladda colaadeed ee ka taagan degaannada SSC, waxaana loo xulay ergo ka kooban sagaashan(90) Ergey ayna weheliyaan marti-sharaf ka kooban Jaaliyadda Debedda iyo culimaa’uddiin, dood qaadatay toddobaad ka dib waxay isla gaareen soona saareen go’aanno ka kooban 8 qodob oo waaweyn sida hoos ku cad:- I. Midnimada Beesha *********** Waa muqaddas, Sidaa awgeed b- waa in laga digtoonaado wixii xumaynaya midnimada beesha sida Dacaayadaha, kutiri-kuteenta, been abuurka iyo dhammaan wixii wax u dhimikara ama dhaawici kara midnimada beesha *********** t- Waa in laga midoobo maalka, Muruqa iyo Maskaxdaba. j- Sida dhulbahantaha guduhu u midoobeen waxaa waajib ku ah in dhulbahantaha debedduna midoobo. II. In degaannada *********** laga xoreeyo maleeshiyada midnimo-diidka ah, si taas loo gaaro; b- Waa in Naf iyo maalba loo huro xoraynta dalka. t- Qaabka iyo nidaamka Xorayntu waa sir III. In *********** ku wada noolaado Sinnaan iyo caddaalad, si arrintaas loo hirgeliyana; b- *********** waa inuu sinnaado dhib iyo Dheefba dhexdiisa. IV. Waa in Beelaha ku bahoobey Maamulka Puntland gacan ka geystaan Xoraynta Degaannada ***********(SSC) Maamul ahaan iyo Beel ahaanba. V. Waxaan la socodsiinaynaa; ururka qaramada midobey (UN), ururka midowga Afrika(AU), Ururka Midowga Yurub(EC/EU), Ururka Jaamacadda Carabta, ururka islaamka, ururka dawladaha geeska Afrika (IGAD) iyo dawladda federaalka ee soomaaliyeed; a) In aanaan ka mid ahayn maamulka midnimo-diidka ah ee reer waqooyi. b) Isla markaasna ay masuul ka yihiin xad-gudubka ka dhacaya degaannadaas, dushana ku qaadi doonaan cawaaqib-xumada ka dhalata. VI. Shaqsiyaadka Beesha Ku abtirsada ee la socda Midnimo-diidka; a) Waa inay muddo 10 maalmood ah kaga soo baxaan maamulka midnimo-diidka ah laga bilaabo maalinta go’aankani dhaqangalo taasoo ku aaddan 23ka November 2007. Haddii kale iyaga ayaa masuul ka noqonaya wixii soo gaadha VII. Waa in Beelaha ***********(SSC) isugu yimaadaan shir turxaan bixin ah, marka laga xoreeyo maamulka midnimo-diidka ah deggaannada SSC. VIII. Si loo meelmariyo go’aammada kor ku xusan waxaa la magacaabay guddiyada hoos ku qoran:- 1- Guddiga Dhaqaalaha; waxaana xil ka saaran yahay a) Uruurinta iyo kaydinta dhaqaalaha lagu xoraynayo dalka gudo iyo debedba. b) Cidkasta oo arrinta xoraynta dhaqaale ku bixinaysaana waxay la xiriiraysaa guddigaas. 2- Guddiga Difaaca; waxaa xil ka saaran yahay xoraynta degaannada SSC, xoraynta ka dib waxay gacanta ku haynayaan maamulka SSC inta maamul loo samaynayo. 3- Guddiga Abaabulka & Kormeerka; waxaa xil ka saaran yahay a) Dhexmarka iyo wacyigelinta beelaha ***********. b) La xisaabtanka Guddiyada iyo hanti-dhowridda. 4- Guddiga Xidhiidhka debedda; waxaa xil ka saaran yahay dhammaan xidhiidhada debedda sida:- a) Hay’adaha Caalamiga ah b) Dawladaha c) Jaaliyadda d) Dawladda federaalka F.G.: Xubintii shaqada loo xilsaaro ka baaqsata beesha waxaa laga codsanayaa inay beddesho. Waxaa ku lifaaqan go’aankan beelaha *********** guddoonkii shirka iyo Ergadii saxeexday. Shirguddoonka:- Shirguddoonka:- 1 Xasan Cawed Guunje Guddoomiye 2 Maxamuud Xaaji Cumar G/k/xigeen 1aad 3 Saleban X. Maxamed Samatar G/k/xigeen 2aad 4 C/rashiid Maxamed Axmed Xoghayn 5 Cali Baxnaax Xoghayn 6 Mukhtaar Xirsi Jaamac Xoghayn 7 Siciid Cashuur Abyan Xoghayn 8 Maxamud Jaamac banaf Xoghayn 9 Axmed Jaamac Miraaf Xoghayn 10 C/rashid Mxmed Ceelaayo Xoghayn Liiska Ergada L/T MAGACA Saxiix 1- Caaqil Xasan Cawed Guunje 2- Maxamuud Xaaji Cumar Camey 3- Caaqil Axmed Cabdi Gaas 4- Caaqil caydiid warsame gangoome 5- Caaqil Xasan warsame Aadan 6- Caaqil salaad Xuseen Bide 7- Caaqil Hurre Caynab 8- W/Caaqil Saleebaan Halac 9- Caaqil Faarax Obsiiye Caynab 10- Oday Ismaaciil Muuse Abyan 11- OdayAxmed Khaliif Cabdi 12- Saalax maxamed Maxamuud 13- C/rashiid Maxamed Axmed 14- Yuusuf Jaamac Calas 15- Xuseen Axmed 16- Caaqil C/kariim Xasan Saalax 17- Oday Maxamuud Cabdi Ciise 18- Oday Cabdullaahi Faarax Ciise 19- Oday Cali Axmed Jaamac 20- Caaqil Ismaaciil Maxamed Cali Koore 21- Caaqil Faarax Muuse Dhiil 22- Oday Axmed Aadan Cali 23- Oday Aadan Koore Garaase 24- Oday Nuur Faarax Gofood 25- Oday Axmed Maxamed Cige 26- Oday Cabdi Axmed Yaman 27- Oday Ducaale Baaderi Dalmar 28- Oday Garaase warsame Gurey 29- Oday Maxamuud Baashe Barre 30- Oday C/laahi Aadan Ducaale 31- Oday Cabdi Cawke Cali 32- Oday jaamac Maxamed Xasan 33- Caaqil Xasan Maxamed Saleebaan 34- Caaqil yaasiin Warsame Geyre 35- Caaqil Aadan Cumar Shaacuur 36- Dr. Cisman XaajiCali C/laahi 37- Oday Yuusuf Xasan Cali 38- Oday Aadan Cali Axmed 39- Oday yaasiin Faarax Cige 40- Oday C/raxmaan Sh.Cismaan 41- Oday Maxamed Cumar Ismaaciil 42- Oday Xasan Carab Muuse 43- Oday Cabdi Hogad Yuusuf 44- Oday Jaamac Cabdi Muxyi 45- Oday Ibraahim Jaamac Muuse 46- Oday Cabdi Jaamac Geyre 47- Oday Maxamuud Aw-Aadan X.Xuseen 48- Oday Maxamed Daroor Cawed 49- Oday Maxamed Maccallim Faarax 50- Oday Siciid Aw-muuse 51- Oday saleebaan Boos Cabdi 52- Oday Cumar jaamac Barre 53- Caaqil Maxamed Cilmi Xuseen 54- Oday Cabdi Jaamac Faarax 55- W/caaqil Maxamed Nuur Xaashad 56- Oday Cabdi Aadan Cali 57- Oday Axmed Jaamac Goox 58- Oday Maxamuud Axmed Xasan 59- Oday Khaliif Yuusuf Maxamed 60- Oday Aadan Cali Ducaale 61- Oday Cabdulle Cabdi Faarax 62- Caaqil Xaajimahad Xaaji Yuusuf 63- Caaqil Daahir Maxamed Cumar 64- Oday Daahir xaaji Xasan Cabdulle 65- Oday Xirsi Xuseen Jaamac 66- Oday cali Xirsi Cawil 67- Oday Mukhtaar Xirsi Jaamac 68- Oday Axmed Cabdi Xuseen 69- Oday Maxamuud Aw-Xasan 70- Oday Jirde Guure Cali 71- Oday Maxamed Cabdi Maxamuud 72- Oday C/laahi Xasan Qanbi 73- Oday Maxamed Cali Durraan 74- Oday Xuseen Dacwi Ducaale 75- Caaqil Axmed Aadan Xaad 76- Caaqil Maxamed Jaamac Biixi 77- Oday C/nuur Maxamuud Aw-muuse 78- Oday Cabdi Ducaale Darwiish 79- Oday Xaaji Ismaaciil Maxamud Guluf 80- Oday C/rashhid Xuseen Galbedi 81- Caaqil Cali Baxnaan 82- Caaqil Axmed Saalax 83- Oday Axmed Dayib 84- Oday Jamac Cilmi 85- Oday Shaqalle Cumar 86- Oday Daahir Maxamed 87- Oday C/nasir Xirsi 88- Oday Cali Qadaadwegereed 89- Oday C/risaaq Geelle Cali 90- Oday Jaamac Maxamed Maxamud C/Casiis Salebaan Axmed Tilaaly_55@hotmail.comWariye Madax-Banaan Boocame G/sool
  20. In a netshell the elders and the opinion leaders of the Sool region reaffirmed their position that the SNM gangs must get out of their city and that they not, in any form or shape, part and parcel of the fancy dream of dismembering the Somali Republic. In other words the Somali unity is untouchable and non-negotiable.If the gang does not act soon to remove their militia from Sool, Riyaale and his clones will be held responsible for whatever happens thereafter, they clearly stated. Akhriso Go'aankii Lagu Soo Afmeeray Shirweynihii Boocame Ee 3aad (Boocame}22.11-7 Hadaanu nahay Issimada *********** nahayna Madax Dhaqameedkii iclaamiyey qabtayna Shirwaynihii Badbaado ee Boocame 3, waxaanuna ku baaqaynaa qodobadan hoos ku xusan:.................................. Cinwaan: Gudoonkii Iyo baaqii Isimada Beesha SSC Ku Cidii Ay Khusayso Ujeedo: Baaq. Hadaanu nahay Issimada *********** nahayna Madax Dhaqameedkii iclaamiyey qabtayna Shirwaynihii Badbaado ee Boocame 3, waxaanuna ku baaqaynaa qodobadan hoos ku xusan: Waxaannu guddoominey qodobadii iyo qaraaradii kasoo baxay shirweynaha badbaado boocame Lam. 3 Waxaanu u cadaynaynaa Aaduun waynaha iyo Dadwaynaha Soomaaliyeed inaanaan kamid ahayn aqoonsanayna Maamulka la baxay Somaliland wax mucaahido iyo heshiisyo ahna ayan naga dhaxayn mid hore iyo mid danbe toona, waxaanuna aaminsanahay midnimada Soomaaliyeed inay muqadas tahay. Isla markaana waxaanu uga digaynaa Maamulkaas xadgudubka, Joogitaanka iyo qabsiga soohdimahayaga. Waxaanu aqoonsanahay Xuduud Beeleedyada aynu kala lahaan jirnay iyo Xuduud Goboleedkii Dowlada Soomaaliyeed (Regional jurisdiction). Waxaanu ka digaynaa dagaal iyo dhiig badan oo ku daata dadyowga deriska ah reebana colaad raagta oo qoto dheer. Waxaa dadkan ka dhexeeyey xidhiidho dhaqan, Degaan iyo dhalasho taasoo mudnayd in la ilaaliyo uuna jabiyay duulaankii Maamulka Hargaysa. Waxaanu ugu baaqaynaa Salaadiinta, Cuqaasha, Odayaasha Gobolada Waqooyi-Galbeed in ay kala baxaan ragooda kusoo duulay degaanadayada. Waxaanu uga digaynaa Maamulka Hargaysa in dulqaadka dadwaynaha SSC uu dhamaad yahay ayana aqbali karayn joogitaanka ciidamadooda wixii caaqiibo daro iyo khasaaro ka yimaadana ay iyagu masuul ka yihiin. Waxaahalkan ku lifaaqan isimada saxeexay baaqan Waxaa saxiixay: 1. Garaad Jaamac Garaad Cali. 2. 2-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. 3. 3-Garaad Cabdillahi Garaad Soofe. 4. Wakiilka Garaad Maxamed G.Ismaaciil Ducaale. 5. Suldaan Siciid Cismaan Cali. 6. Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur . 7. Garaad Abshir Saalax Maxamedā. 8. Boqor cabdullaahi Axmed Cali . 9. Wakiil Garaad/Sulub Cali Gaas. 10. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed. 11. Garaad Saleebaan Buraale Aadan. 12. Ugaas Faarax Xaaji Maxamuud Gurey. 13. Garaad Maxamuud Cismaan warsame . Wabillaahi tawfiiq Widhwidh Online News Desk..Media Center
  21. Do not fight against the keyboard. Are your interest threatened? You ar new to the site. all the old sol members know my position. if the SNM gang keep going and capture the whole Somali Republic because it is their right as much as it is Yey's right, they will become my heroes. Why would somebody fight for the upkeep of the Somali Republic and whey wouldn't? Somali Republic is my shrine. Whoever maintains it, beautifies it are my brothers, clan and heroes. Ka biish
  22. The Federal Government must take the leadership to drive out dhiigshiil from all the areas under its immediate authority. The SNM gang should feel a painful bite as a prelude of what might come to them later. On the other hand, the Boocame elders should include their resolution that the offices of the dhiigshiil should all be closed whereever they are. Unless Somalis call a spade a spade, the seccessionists quuqlawaal will just keep playing their sorrowful drums and perpertuate the civil war.
  23. I think it is the right decision. Ban dhiigshiil from all the lands of Somalis who believe in the Somali Republic, the vehicle of the unity of Somalis. In this day and age it is a given that all economic entities should come under a recognized politcal untity for survival. Dhiigshiil is infested with SNM gangs who are wrongfully determined to delay the process of re-establishing the institutions of the Somali Republic and lying to thousands of young Somalis in Hargeisa, Burcao and Barbara that they are a separate sovereigner entity. They are just building walls that although will evantually be broken down, are likely to open floods of Somali blood in civil war that could be compared with what had happened in Nigeria. I hope it will end up the same way that unity was brought in North and South Yemen. [11/19/2007] Xafiisyada Dahabshiil ee Puntland oo la xiri doono wakhti aan fogeyn. Xawaaladda Dahabshiil ayaa si badheedh ah bannaanka isu soo dhigtay, caddaysatayna colaadda ay u qabto bulshada Reer Puntland, ka dib markii ay si badheedh ah uga qayb qaadatay Colaadda ay soo hurinayaan beelaha Isaaqu Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] Xisaabna u furtay Sanduuq lagu soo ururinayo dhaqaalaha Laascaanood lagu soo weeraray iyo kan la doonayo in dhulballaadhsiga lagu fidiyo. Intaas ka dib ayaa maanta Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa laga hadal hayey sidii loo xiri lahaa dhamaan Xafiisyada ay ku lee dahay guud ahaan Puntland Xawaalada Dahabshiil,waxaana la gaarsiiyey Maamulka Puntland qoraalo lagu doonayo sidii loo xiri lahaa Xawaalada hadii maamulku ka dhego adeygana waxaa lagu xiri doonaa si xoog ah ayey yiraahdeen. Arinka ayaa ka danbeeyey ka dib markii ay sanduuq u furtay weerarkii ay Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] ku soo qaaday Puntland bishii la soo dhaafay sanduuqaa oo ay ugu magacdareen burburinta Puntland, Ma aha markii ugu horeysay ee dagaal noocan oo kale ah ay ka qeyb qaataan Xawaalada Dahabshiil waxay si buuxda uga qeyb qaateen dagaalkii lagu soo qaaday gobolka Sanaag Sanadkan Horaantiisii markii la soo weeraray Degmada Dhahar. Qormadan Hoosta taala ka soo fiiri Sanduuqa ay fureen. hadhwanaag 2007-11-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin,isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida qaadhaan Uruurinta Gobolka Sool,Sanaag bari iyo Degmada Buuhoodle ee dhawaan Madaxweyne Rayaale u magacaabay ayaa maanta soo bandhigay qorshe uu u sameeyey taakuleynta loogu qaadhaamayo Goboldaasi,isaga oo u sameeyey guddi ka kooban laba xubnood dhaqaalaha lagu Uruurin-doonta. Sida waxa uu Madaxweyne Ku-xigeenku ku sheegay Warsaxafadeed qoraal ah oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa. Waxaanu u dhignaa sidan: "Dhammaan Hayadaha, Ururrada, Shirkadaha iyo muwaadiniinta Somaliland ee si hawlkarnimo iyo xilkasnimo ku jirto uga qayb gaadanaya taakulaynta iyo dib u dhiska Gobolada Sanaag, Sool iyo Degmada Buuhoodle, waxa lala socodsiinayaa in la dhisay guddi qaran oo xil waajibaadkeedu yahay midaynta iyo maamulka taakulada ku wajahan gobolladaas. Haddaba si looga midha dhaliyo looguna maamulo qaabka ugu haboon loogana fogaado jaantaa rogan iyo is bar-bar yaac waxa dhamaan taakulada lagu uruurinayaa Guddida Taakulaynta Qaranka JSL. Waxa Gobol walba laga dhisayaa guddi taakulayn ah oo heer gobol ah una xilsaaran ururinta tabarucaasi. Cid kasta oo ugu deeqda taakulo sanduuqa taakulaynta ee gobolada bari waxa la siinayaa cadayn ay ku faah faahsantahay tirada iyo nooca taakulada laga gudoomay wixii lacag ah ee cadaan ah Kaash waxa loo furay xisaabaadka xisaabaha soo socda. 1.Baanka dhexe ee Somaliland 404 Somaliland Shillin 2.Baanka dhexe ee Somaliland 112 Lacagta adag 3.Dahabshiil Account D10160 (Guddida Taakulaynta Qaranka) Muwaadiniinta Somaliland ee Jaalliyadaha Dibaddu waxay Tabarucooda ku shubi karaan Xisaabta Dahabshiil ee kor ku xusan waxaanay kala soo xidhiidhi karaan 1.Mudane Abshir Axmed Xasan Wasiirka Dib u dajinta 2.Mudane Maxamed Cali Xirsi Xubin Golaha Wakiillada ah Guddidu waxay muwaadiniinta somaliland ku boorinayaan in ay si muwaadinimo ah, xilkasnimo leh uga qayb qaataan hawshaa qaran iyo dhibaatooyinka, dhib u dhaca soo food saaray Gobollada bari, taasoo aan uga baryayno Ilaahay in uu if iyo aakhiraba ka abaal mariyo tabarucoodaasi". Halkan ka Akhri:- Qoraalka uu Soo Saaray Axmed Yuusuf Yaasiin(Way dhaqaaqday) Hoos Ka Akhri
  24. Aad iyo aad baan u jeclahay Axmed Yuusuf Yasiin, the child molster and Buurbadow, the double agent, maxaa yeelay war cad bay la yimaadee..read more... "Laascaanood Qori Caaradii ayaanu ku Qabsanay Qori Caaradii Baanu kaga tegi karaa"Axmed Yusuf Yasiin Laascaanood November 18, 2007 Ninka Kuxigeenka u ah Maamulka ******* Waqooyi ama Soomaalidiidka ayaa Mar uu soo gaadhey Nawaaxiga Magaalada laascaanood kulan uu kula Hadlayey maleeshiyadooda yiri"Laascaanood Waxanu ku Qabsanay Qori caaradii waxaynuna kaga Tegi karaa Qori caaradiis si kale maya"ayuu Yiri Axmed Yusuf Yaasiin. Hadalkan ayuu u jeediyey Maleeshiyaadka Beesha ***** Waqooyi iyo kuwa Taageersan ee aan ilaa iyo xiligan Fahmin qorshaha Maamulka Soomaalidiidka oo ku sugnaa Nawaaxiga Koonfureed ee magaalada laascaanood ayuu yiri "Laascaanood waxaanu ku Qabsanay Qori caaradiis Waxaanuna kaga tegi karaa waa Qori caaradiis in kasta oo aanay jirin xiligan awood aynu wax iskaga tirino oo cabsi badan inagu haysa dhulkana waa sida aynu u qabsanay waxaana doonayaa in aan dadka buuraha ku daaley ee beesha reer Sheekh ****** dhulkan dejino si ay ugu noolaadaan "ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin isaga oo aan hareeraha eegin oo moodaya Maleeshiyada uu la hadlayo in ay ***** Waqooyi oo Keliya yihiin. Tani waxay sababtay in Ciidan iyo gaadiid taageersanaa ka dhaqaaqaan hadh cad kuna gacan saryaan arimaha ay maamulka Somalidiidku la yimaadeen dhulka SSCayn,Mr.Maxamed Waranle wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ay dhegahooda ku dhacday hadalka ninka aan waxba iska Hubin ee ina yuusuf Yaasiin. Waxaa kale oo jiray kulan ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Dirta Waqooyi kulankan oo ay ku taageereen Hawlgalada ay Maleeshiyadoodu ku xasuuqeen,kuxirxireen,ku boobeen hantida shacabka iyo kufsiga ay ka geysteen nawaaxiga Magaalada laascaanood iyo xataa gudaha laascaanood,arintanu waxay ka soo baxday dhinaca BuurMadow isaga oo Mediayaha ka sheegay arintan . Buurmadow wuxuu Isimada soo jireenka ah ee Beesha *********** ku tilmaamay "Gabadh nin la siiyey oo la meheriyey oo hadana diidan"isaga oo ka hadalaya kulanka boocamena wuxuu yiri "waxay la mid tahay Habro geed hoostiis isugu tegey oo madax shub ku kulmay"ayuu meel gole ah ka yiri "Buurmadow". Hadalada ka soo yeeraya Beesha Dirta waqooyi waa kuwo aan loo dulqaadan karin marnaba waana arin lagu ilhaaneeyey Dhaqanka,Taariikhda,Diinta,Magaca,Isimada,Siyaasiinta,saraakiisha,Dhalinyarada,Culimada,iyo haweenka SSCayn. Filsan Daahir Xargaga Online Laascaanood mailto:Filsand1@yahoo.com [ November 18, 2007, 10:58 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  25. War si dhakhse leh go'aan u gaara; inta aad madaxda iskula jirtaan baa ina Waraabe dhinaca kale idiin weydaartay. Ballantee ahay in SNM gangku uusan wax dhaqdhaqaaq ah sameey ina Riyaale iyo ina Waraabe way ka baxeen, waanna handadaad can oo ah is dhiibba... Arrinta qodha oo aad talada ka gaartaan waa in ay noqotaa haddii ciidamada Puntland oo Soomaali doonka ahi, marka ay ka saarayaan SNM gangka Laascaaanood, haddii ay dilaan kuwa daba dhilifka u ah Riyaale ee beesha ka tirsan, in aysan arrintu noqon dhabayaco ayaa dad naga leeysay. Waar ama dad noqda oo baradhada xun iska qabta, amase noo soo daaya gabdhaca aan idinka guursanee....keenna Xaabsade luquntiisa oo kawaanka soo dhigga..that is the right thing inta kale waa iska sheeko baraleey....