QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. An awful Fear has filled the hearts of the SNM gang militia in LaasCaanood area as the Somali forces of Puntland State are holding joint military manoeuves with the locals in close proximity to the city. Xargaga(AllPuntland)- Ciidamada Maamulka la baxay Somaliland ayaa laga daad gureeyey intoodii badneyd deegaanadii ay horey ujoogeen ,ayagoo ciidamada badankooda la geeyey deegaanka Xargaga oo Laascaanood Waqooyi ka xigta in ka badan 10KM. Wararka ayaa sheegaya in ay tani ka danbeysay ,ka dib markii ay ciidamada Puntland ee jooga gobalkaasi Sool sameeyeen dhaqdhaqaaqyo Milateri ayna ka baxeen goobihii ay difaacyadoodu ahaayeen bishii ugu danbeysay ,ayadoo warka ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan deegaanka Xargaga. Dad xoolaha ku heysta inta udhaxeysay Xargaga iyo Laascaanood ayaa sheegay in arkayeen Gaadiidka dagaalka ee Soomaliland iyo Ciidamadoooda oo dagaya deegaanadaasi ,ayagoo meelahan udiideen in ay agmaraan dadweynaha xoolo dhaqatada ah ,waxa ayna sheegayaan dadku in ay ciidamadan difaac xoog leh ka xirteen halkaasi. Ciidamada Somaliland ayaa ka baxay xoogagoodii deegaanada horey ay ujoogeen ee kuyaaley Duleedka Koonfureed ee Laascaanood ,xigtana dhinaca Magaalada Garoowe ,ayagoo ay halkaasi joogaan ciidamo udhashay gobalka Sool oo difaac ahaan halkaasi loo dhigey. Somaliland ayaa maalmihii ugu danbeysya wadey dadaalo ay ciidamada ka soo jeeda gobalka Sool ,ku geynayso difaacyada hore ayagoo ay jiraan Taliyaal arintaasi ka carooday oo hada jooga Magaalada Laascaanood ,waxa ayna ciidamadii ka soo duulay Hargeysa hada joogaan deegaanka Xargaga. Deegaanka Xargaga oo meeshi ay joogeen ciidanka Puntland ,isla markaana ay dagaaladu ka soo bilowdeen 15/Oct-sannadkii 2007-ba,waxa ayna hada tani cadeyneysaa in ay Somaliland la soo daristey Baqdin xoog leh oo kaga timid Xoogaga ka soo horjeeda ee Puntland. Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayaa laga dareemayaa Magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe ,ayagoo dhamaanba ciidamada Puntland aan la ogeyn meesha ay joogan ,mana jiraan wax war ah oo ka soo baxya ,balse wararka ayaa sheegaya in ay ciidamadan ka guureen deegaanka TUKARAQ ee Puntland. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  2. Naah...idinka ayuu idin ku jiraa dhiig Soomaaliyeed, oh, my GOD... your silly dreams everybody knows....sympathy seeking tactics is not going to result in the recognition. you are jsut showing the world you are cutting the cheese every where you go....dee wataa Soomaaliyeed koonfureed baa'badayey maxaa masaakiinta SNM gang aad u ictiraafi weydyeed..you guys are looking forward the day the world, in your own twisted logic, reaches the conclusion that the Somalis in the south reach dead-end to reach a settlement of the conflict and that the SNM gang in the northwest have been living in peace and are suitable for recognition. that is a big dream. if Somalia is gone so you, too. Wiilka Suldaankiisa...you can not sleep because the SNM gangs dream is in your head...Somalia is in my head and there is the international arena. I will always show the world and whoever is willing to listen, the ugly face of the secessionists. Cry or not....
  3. Originally posted by Suldaanka: Yey shall be defeated along with his Xabashi colonialists . I know that you support the Xabashi occupation. And so long that you support Col. Yey and his Xabashi colonialists, you are only fooling yoruself if you talk about "Somalinimo". [/b] The formation for Somali Republic was forever for better or for worse. People like you and the SNM Gang that you seem to be their spokesman in here SOL, CAN NOT dismember it because the Somali people wherever they will not agree to it just like Mr. Samatar, a renowned Somali scholar does not. By the way the man you respect his position, Mr. Samatar believes Xabashes do not control Mogadishu only, but also controls Hargeisa. So, why on earth, you are not fighting in Hargeisa to drive Mele Zenawis militia out?
  4. Haddii ay Xabashi meesha ay ka baxdo, wareerka ma iska dayneysaa??? Oo ma iska maydhaysaa jaahilnimada madax kaa gashay???
  5. Haddii aan xabashi xamar ka saarno, agoominada ma iska dayneysaa oo ummaddaada Soomaaliyeed ma ka mid noqoneysaa.... Somali Republic meel lagu aasay ma jirto..ee faham hadalka Axmed Ismaaciil Samatar..Soomaalidu way jabtey ee maysan dhiman...waa run wali waan nool nahay.. adiga laba af ku kala hadlayana wax q
  6. Waad ogtahay anigu cidda aan la jiro. Somali Republic. I do not care the means. How many times I told you march to Moqdisho. Do not deny it, boy.... I am not NGONGE, the opportunist.
  7. Originally posted by Suldaanka: Duke Gebresalaase, Your melitias were decimated and their back broken. The small number that got away wounded are de-moralised and chased all the way to the outskirts of Garoowe (your capital). That is the difference. Lying is not going to give you the elusive recognition that you have been crying for in every corner of the universe for the last 16 years. Worst than that it will not change the mind of the Queen of London that had rejected the legitimacy of your claim that you are her orphans. The military of the northeast of Somalia, the believers of Somali unity, were never defeated by the SNM gangs that you are squeezing yourself to be their spokesperson here in SOL. When the traitor Xaabse started prostituting himself to you, the Somali forces withdrew the city so that SNM gang should not be given a chance to turn the situation into inter tribal civil war. Had they start killing Xaabse and his followers, some residents of the city would have misinterpreted the war as an attack from Bosaso and Garowe. In other words, the people of SSC were given a chance to unite their voices against the traitors that are working with SSM gang that are trying to dismember the Somali Republic. As a result, the Boocame conference was held and it is agreed upon that if traitors like Xaabse is killed, no blood money should be given to his family or there shouldn’t be vengeance against the individuals of the liberating Somali army. Laughable and baby talk!!! As if he is out of the shade of Gebresalaase’s hagomony.
  8. Action. Action. Action. We the Somali nationalists demand the Federal Government not only to remove the militia of SNM gang from LaasCaanood so that its residents can live in peace as they had been living for last 17 years and before the attack of the militia, but to liberate Hargeisa from the treators of the Somali Republic.
  9. The question is..will they taste 0.00000005% of what the Somali people have been going through so that their democracy might be solidified.. Is the torch being passed to Nairobi?
  10. Originally posted by AfricaOwn: People like him is the reason why my support for the independence for SL grows daily. [/QB] Aaminaad aaminsan tahay qaranimada, wada jirka, iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed haddii ay ku ridhan tahay sida qof kale u hadlo, what yhey say... shavel upto your ****. Somalia doesn't need people like you. The SNM gangs that are holding the people of my city Hargeisa hostage will soon meet their maker. Mirqaanis like you will wake up from the fancy dreams becausse the Federal Somali Army forces are coming a street near you soon.... You know how it will end? The same way the seccessionist in south Yemen were defeated. Axmed Yasin the head of SNM gang will beg for his life. Soomaalinimo baad diiddaye, no more pampering...
  11. MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Nimanka soo duulay oo Maamulka Riyaale uu hoggaaminayo laga aqbali-mayo dalka in ay kala gooyaan oo Dad Soomaali ah oo gobolladooda jooga ay xoog ku qabsadaan” Talaado, January 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalintii shalay ahayd dib ugu soo laabtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu magaalada Baydhabo ku qabay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Xaaladdiisa Caafimaad, Tayada Xukuumadda uu soo dhisayo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, Xaaladda Magaalada Muqdisho iyo Xiisadda ka taagan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Madaxweyne Yuusuf oo markii uu shirka jaraa’id qabanayay ay dhinacyadiisa fadhiyeen Guddoomiyaha Baalamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa wuxuu sheegay in caafimaadkiisa uu wanaagsan yahay, isla markaana muddo todobaadyo ah lagu soo daweeyay Isbitaal ku yaala Magaalada London ee Dalka Ingiriiska, “Saxaafadaha Caalamka ayaa waxay qorayeen in uu caafimaadkeyga aad u liito, qaar waxay sheegayeen in aanan soo noqoneyn, kuwana waxayba sheegeen in aan socday (dhintay), balse hadda waxaad u jeedaan in aan wanaagsan yahay oo aan soo laabtay”ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in uu haatan dib u sii amba qaadayo howshii qabyada ka ahayd dowladda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu ka hadlay Xukuumadda uu soo dhisayo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ah Xukuumad aad uga tiro-yar Xukuumadihii soo maray Dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Xukuumaddaas oo ka kooban 18 wasiir iyo 5 wasiir ku xigeen ay noqon doonto mid xul ah oo dhibaatada ka saarta Dadka Soomaaliyeed. Madaxweyne Yuusuf wuxuu soo hadal qaaday xaaladda magaalada Muqdisho iyo dagaallada ka dhacaya, wuxuuna sheegay in haatan wixii ka dambeeya ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dadaali doonto sidii ay u xasilin lahayd caasimadda Muqdisho, isla markaana ay dadkii ka barakacay dib ugu soo noqon lahaayeen. “Sanad buuxa ayaa laga joogaa markii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya tagtay Magaalada Muqdisho, intaas waxaa dhacayay dagaallo, iyadoo halka lagu dagaalamayayna ay tahay meel ay dad ku nool yihiin oo aan ahayn meel bannaan ah, hadda wixii ka dambeeya laga yeeli maayo in ay macno darro dadka ku dhameeyaan kooxaha dagaallada ka wada Magaalada Muqdisho” ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf. Sidoo kalena Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed waxaa uu ka hadlay xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, wuxuuna sheegay in aan maamulka Somaliland laga yeeli doonin in ay xoog ku qabsadaan dad gobolladooda jooga, “Dowlada Federaalka iyo qof kasta oo muwaadin ah midna yeeli-mayo in Soomaaliya la kala gooyo, Nimanka soo duulay oo Maamulka Riyaale uu hoggaaminayo laga aqbali-mayo dalka in ay kala gooyaan, lagana aqbali-mayo dad Soomaali ah oo gobolladooda jooga in ay xoog ku qabsadaan, dabadeedna iyagoo raba in ay xoog ku go’aan in ay la go’aan laga yeeli-mayo”ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in uu rajeynayo in uu maamulka Somaliland Ciidamadiisa la baxo oo uu wax fahmo. Waa markii ugu horeysay oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed uu si kulul uga hadlo xiisadda ka taagan Gobolka Sool tan iyo markii loo doortay madaxweynenimada Soomaaliya, wuxuuna hadalkiisan ku soo beegmayaa iyadoo ciidamo u daacad ah maamulka Somaliland uu dhawaan la wareegay gacan ku heynta magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  12. naah, , are we being recognized? You do not want to be waken up, not yet, , mirqaan
  13. Caqli xumadaada waxa aad habeen iyo maalin u soo jeedaa in aad ku riyoote in aad Soomaali kala burburiso, waxa aadna dooneysaa in uusan jirin qof kaa horyimaada oo yur ku yidhaahda, astaanta mirqaanimada....You are a cancer. There is no treatment for you. Elimination is the only solution.... :mad:
  14. Mirqaan, I know Sayid Maxamed Cabdulle Xasan was the originator of the SNM gang philosophy!!! That really makes the price of the "BUNDLE" appealingly affordable..
  15. Are you saying Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay was speaking to the public in Hargeisa when he was giving the above interview to Jiidaale.com? Listen to the latest of his speeches under the link under his name and tell us where the interveiw was conducted!
  16. Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay "You can not find a single soul in Buuhoodle that beleives in the desmemberment of Somali Republic"....Listen the link of the above post...maashaa Allaah!!!!Yaa SALAAAAAAAAAM
  17. Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Aanu La Yeelanay Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Dec. 26, 2007 Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa noo suurta gashay oo aanu waraysi la yeelanay Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay, oo isagu ka mid ah waxgaradka ugu misaanka weyn deegaanka SSC, waraysigan oo dhinacayo badan taabanaya xaaladaha deegaanka ee xilligana ka hadlaya ayaa waxa uu u dhacay sidatan Halkan ka Dhagayso QOF BUUHOODLE KU NOOL OO DOONAYA IN AY SOOMAALI KALA GO'DO MA JIRO...
  18. Wednesday, December 26, 2007 Ciidamada daraawiishta Puntland Oo Kusugan Ganbadhe OO Kusiijeeda Laascaanood Ciidamada darawiishta Puntland aya usoo Ruqansaday Dhinaca Magaalada laascanood Iyakoo kasoo Guuray Tukaraq hadana Kusugan Tuulada ganbadhe 17 KM Ciidamada daraawiishta Puntland aya heegankii Ugu Sareeyay Lageliyay ilo wareedyo Kusugan Jiida hore Ayaa Noo sheegay inta uusan Sanadka cusub Bilaabmin in Ay lawareegayan Gacankuhaynyta Magaalada Laascaanood. Ciidamada Darawiishta Puntland Ayaa Tababaro badan oo in Mudo Ah uga Socday Gobalada Puntland Usoo DHamaaday iyadoo Ciidankii Ugu Dameeyay Uusoo Garay Shalay ilaa Xalay. Dhinaca kale Malayshiyada Jamhada SNMta Aya Dib ugurtay Iyadoo Xoogoodi isugu Geeyay Adhicadeeya Difaacayana inaanan Laka Qabsan caynabo iyo Burco. Wasiro kasoo jeeda Deeganada SSC ee Puntland Biindhe Cilmi Qaaje oo BBC kahadlayay Ayaa SHeegay in ciidamada Darawishtu Soconaya ilaa lebida Taasina Ay Jamhada Snmta Ku Abuurtay baqdin iyo cabsi Weyn. isku Soo wada Duuboo Saacadihii Lasoo dhaafay ayay Ciidamada Darwishtu Kujireen heegankii ugu Dameeyay .... wixii kasoo Gordha warkaas Waan idin Soo Gudbain Doonaa saacadaha Soo Socda insha Alah Haka dheeraan Boocame Online News Warbaahinta Qarniga Cusub. Boocame@gamil.com
  19. I get it. ur country is building passengers airlines. ur country is constructing nuclear plants. ur country agricultural products feed whole African. Your oil production is essential for the world economy. Your products are having strong local market because your population is over ten million and growing. Your infrastructure is being modernized bi-annually. You have an international borders respected by the whole world including the neighbours. You do not have internal disputes and contested tribal land claims. Your president visits the queen of England on short requests. Man you are a country and the whole African looks up to you for moral guidelines....is the bundle getting low? Do you have to order one more? Hey. It is night time and the dealers have not received the shipment or welfare cheques..........Laascaanood....Laascaanood...soo xir xuduudka.....
  20. I want you to keep that feeling with and keep replaying it: Hargeisa is soverneignty. we are no more part of the Somalia. appoint ambassordors to every part of the world..man keep feeling good in your London qaad mafrij corners...
  21. Stay in your mirqaan state of mind until the reality hits you hard.
  22. WHAT IS TAKEN BY FORCE MUST BE REGAINED BY FORCE!! Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland:- Laascaanood Awood Ayaa Lagu Soo Celinayaa. Dec 24, 2007 By: Garoowe(jidbaale.com):-Afhayeenka Baarlamanka Dawlad Goboleedka Puntland (DGPL), Axmed Cali Xaashi, oo isagoo jooga Garoowe waraysi (Isniin Dec 24, 2007) siiyey warbaahinta ayaa muujiyey in LaasCaanood xoog lagu qabsaday islamarkaasna waxa keliya oo lagu soo celin karo uu yahay xoog, isagoo arrintaas (Laascaanood ooIsaaqiya la wareegtey Oct 15, 2007) ka hadlayeyna waxa uu yiri "Wixii xoog lagu qabsaday wax aan xoog ahayn laguma soo celiyo. Dhegeyso: http://somalitalkradio.com/cod/ahmed_haashi.asx
  23. The breaking news from Boocame online that the SNM gang has put Laascaanood on night ban is substantiated by earlier event that took place in the city today. The SNM gang militia have started preventing the owners of water tank trucks to deliver their precious commodity to the minority that has remained in the city as reported by widhwidh online in the following piece: Booyadihii biyaha u dhaamin jiray magaalada lascanod oo gabi ahaaba ay joojiyeen meeshiyaadka SNM. {Lascanood}24.12-7 "Waxaa haatan la joojiya booyadihii aad jiray Waqdari iyo kalabaydh oo inta badan biyaha u shubi jiray dadka ku hadhay magaalada lascanood oo ka qixi kari waayay. Maleeshayaadka ayaa bilaabay innay joojiyaan kadib markii ay arkeen dhaq-dhaqaaq ciidan ee ka socoda wadooyinka soo gala magaalada lascanood, ayaga ka baqaya inuu ciidamada dhaq-dhaaqa wada ay gudaha u soo galaan magaalada lascanood. Saaka ayaa dadka magaaladu aad u kacsantay ayaga oo ka cadhaysan waxa ay u joojiyeen biyaha dadku ku noolyahay ee danta yar. Wareegtada ayaa waxaa soo saaray Nuux Ismaaciil Taani oo ah ninka horjoogaha ka ah meeshiyaadka laga soo aruuriya magaalooyinka Boorama, burco iyo Hargeysa. Mar uu saaka uu shir la yeeshay nin lagu magacaabo Axmed Xaabsade oo mar wasiir ka ahaan jiray Maamulka Puntland hadana isu dhiibay Nuux Ismaaciil Taani, ayaa waxuu codsi u gudbiya in la siidaayo booyadaha, balse Nuux waxuu ugu jawaabay war meesha isaga tag waxba lagaa dhagaysan mayo. Xaabsade ayaa hada wada qorshe uu ku doonayo inuu meel uun ugu baxo lascanood, aan ahayn Maamulka Puntland ama Maamulka Somaliland. Waxii ku soo kordha kala soco widhwidh online
  24. BREAKING NEWS Malayshiyada SNM ta Oo Bandow Soo rogay oo Shacabka oo An Dhagjalaqusiin! Malayshiyada SNmta Oo Lascanod haysta Ayaa Kuso rogay Magalada Laascaanood bandow iyada Oo Kacabsi Qaba in shacabku Dagaal ku sooqaadaan. malayshiyada Snmta Ayaa baqdin iyo Argagax Soo Foodsaartay isla markaana Kacabsi Qaba in magaalada Dhexdeeda Dagaal Kaqarxo Iyada Oo dakii Ku Amray in Ay magalada Bandow tahay isla markaana dadku Aynan Dhag Jalaq usiin. Magaalada Laascaanood Ayaa Caawa Dadka Badankood Dhagta taagayan iyada Oo Ay jirto cabsi Weyn isla markaana Lakusoo waramaya in Qaybo Kamid Ah Magaalada Ay Habeenkii Soo Kalaan Ciidamada darawiishta Puntland. isku Soo Wada Duuboo malayshiyada Jamhada SNm Ayaa isku Dayday in Ay Caburiyaan Shacabka Reeer Laascanood lakin Aan usooragalin wali. Boocame Online news Warbaahinta Qarniga Cusub!!