
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
Nairobi; (pp)- Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa fiidkii Sabtiga kula kulmay magaalada Nairobi Haweeneyda Wendy Sherman oo ah ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Mareykanka oo u qaabilsan dhanka Siyaasadda. Labadan mas’uul ayaa kulankooda uu ka dhacay magaalada Nairobi oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin siyaasadda, dhameystirka Xilliga Kala Guurka ah, amniga, dastuurka iyo dib-u-habeynta baarlamaanka. Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Somaliya oo la kulmay Ku Xigeenka Hillary Clinton Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo ay ku wehliyeen Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdiwahab Ugas Xuseen Ugas Khalif, La-Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Kaaliyaha Ra’iisul Wasaaraha. Dhanka Mareykana Wendy Sherman waxaa ku wehliyey kulanka Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya iyo Saraakiil kale. Wafdigan ka socday Mareykanka ayaa beryahan waxey ku marayeen safar shaqo waddamo badan oo Afrika ka mid ah, kulanka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyana waxey markhaati ka tahay sida ay Mareykanka mudnaan gaar ah u siinayaan arrimaha Soomaaliya. Wendy Sharman ayaa ku bogaadisay Ra’iisul Wasaare Abdiweli dadaalka dheeriga ah iyo waxqabadka muuqda ee 6dii bilood ee la soo dhaafay ka dhacay Soomaaliya oo ay sheegtay in caalamku rajo weyn ka qabaan Soomaaliya, shirkii London ka dhacayna uu tusaale fiican yahay sida ay caalamku diyaar ugu yihiin Soomaaliya. Wendy waxey xustay eraygii Hillary Clinton ee ahaa in Xilliga KMG ah uu dhammaanayo oo aan la aqbali karin in mudada la kordhiyo. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa uga mahadceliyey Wendy Sherman kulankan muhiimka ah iyo sida ay Dowladda Mareykanka u garab is taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, waxuuna u xaqiijiyey in Xilliga KMG ah aan lagu dari karin oo shacabka Soomaaliyeed aysan aqbali karin mudo kororsi. Waxuu kaloo uu sheegay in maanta Soomaaliya ay heysato waddadii saxda aheyd ee Roadmap ka oo ah nidaamkii lagu dhameystiri lahaa Xilliga KMG ah isla markaana bilaha soo socda lagu dhameystiri doono dastuurka oo weliba dib-u-habeyn lagu sameyn doono baarlamaanka oo la rabo in baarlamaanka cusub noqdo mid tayo leh oo kalsoonida shacabka hanan kara. Kulankan waxaa kaloo looga hadlay sidii shacabka soomaaliyeed looga taageeri lahaa dhismaha maamulada hoose oo weliba dhulalka laga xorreeyo Al-Shabaab loogu heli halaa kaalmadii shacabka ay aayahooda uga tashan lahaayeen ha noqoto guddiyada amniga, dib-u-heshiisiinta, adeegyada bulsho iyo maamul u sameynta deegaanada cusub Ra’iisul wasaaraha maalmahii uu ku sugnaa Nairobi waxuu kulamo la qaatay Ambassador Mahiga, Safiirada Mareykanka, Talyaaniga iyo Norway. Waxuu kaloo kulan la qaatay Wasiirka Gaashandhiga Kenya Mudane Yusuf Xaajil. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu Axadda ku soo laabto dalka ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku soo kala bixiyey dalal ka tirsan Qaaradda Yurub iyo shirkii London. Isha Warka: Xafiiska Raiisal wasaaraha DF Daabacaadda: Puntlandpost.com
-
Gaalkacyo(Pi) Kooxo hubaysan ayaa isku dayey inay dilaan Farxaan Cabdi Kacaan oo ah Taliyaha Nabadsugida Booliska Gobolka Mudug, Taliyaha ayaa ka badbaaday isku daygaas dil lakiin waxaa soo gaaray dhawac, ilaa afar xabadood ayaa caloosha iyo xabadka uga dhacay taliyaha waxaana iminka lagu daweynayaa Isbitaalka Gaalkacyo. Sida ay ilo ku dhow dhakhaatiirta noosheegeen dhawaca taliyaha ma ahan mid halis ah. Taliyaha waxaa lagu dhaawacay meel u dhow Masjidka Macmuur ee xaafada Garsoor, Taliayaha iminka la dhaawacay ayaa Aabihiis horey u ahaan jiray Taliyaha Booliska waxaana lagu dilay Gaalkacyo mudo sanad laga joogo. Faahfaahinta warkaan waan idiinsoo gudbinaynaa Puntlani.com Xarunta Wararka deg Dega ah Gaalkacyo
-
At least the rest of the secessionists have a bit of common sense and oppose it for a reason but you, you think Siad Barre is still around. This has nothing to do with Siad Barre, Siad Barre is dead AUN, everything is "Neo-siadism" The whole future of Somalia has been decided and all you do is talk about "back in the day".
-
Ethiopian troops set to leave Somalia by end April:AU
Somalia replied to Che -Guevara's topic in Politics
I know, it is remarkable, I can't say I am surprised by the logic. I got what I wanted anyway. Lets hope AMISOM can keep those areas under control inshallah. -
Biyo la’aan xoogan oo ka jirta deegaano ka mid ah gobolka Karkaar
Somalia replied to kingofkings's topic in Politics
Very bad news -
Carafaat;780004 wrote: Taleexi, tell me which other things have been succesfully managed? Or let me put it like this how difficult was it to manage Taleex (your village and Vice President of Puntlands village), only 40km away from Garowe and what they failed in Taleex will be made up with Oil management? What a profoundly retarded comparison. How did you even manage to do so?
-
Ethiopian troops set to leave Somalia by end April:AU
Somalia replied to Che -Guevara's topic in Politics
Not much opposition to the Ethiopians being in the country now eh? -
EDITORIAL: Somaliland Was Right To Attend The London Conference
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Everyone forgot about this, the only reason you are holding on is to convince us what you can't seem to convince yourself, it was a bad move. -
Hargaysa Somalia: Food Aid Taken To A Commercial Warehouse In Hargeisa
Somalia replied to General Duke's topic in Politics
It's very sad that the Somaliland government is taking its poor for a ride like this, stealing food, this is just wrong. -
Reer khaatumo are about to stalk TFG prime minister Cabdi Cawar
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It's called Puntland, I'm sorry if your tongue doesn't allow you to say it, but you ought to learn it, as it is the founding federal state of Somalia, the number 1. Look up to it, learn from it, breathe it, live it. -
Reer khaatumo are about to stalk TFG prime minister Cabdi Cawar
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nah man, no success only failure around a small town, lets call a spade a spade. -
Reer khaatumo are about to stalk TFG prime minister Cabdi Cawar
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I wonder how many votes Taleex has... Who cares anyway.. Who are sxb? What are you? Do you even exist/ :eek: You are using him as a scapegoat because you are a miserable failure, not you but the Khaatumo thing. -
Reer khaatumo are about to stalk TFG prime minister Cabdi Cawar
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No, if he decides to run which is likely, what can you as in a pseudo state do to prevent him? -
Reer khaatumo are about to stalk TFG prime minister Cabdi Cawar
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mario B;801734 wrote: The Somali Premier should remember he is representing all Somalis and he ain't "PL" representitive to the Federal Gov, and is this buffon thinking of becoming Somali President?....after this debacle he got no chance, wasn't impressed with his perfomance with Al Jazeera too. Who's going to stop him, a pseudo state? -
Damn right, we don't play like that in Puntland.
-
PINGPONG: TFG oo aqonsatay, Kala noqota, Aqonsatay, Kala noqotay Khatumo.
Somalia replied to Mukulaalow's topic in Politics
Eng.Cadde;801453 wrote: This is very low for Qandala folks,using what ever little political office you have to undermine the aspirations,ambitions and the legimitate needs of their closest blood brothers while a H-politician lobbies for thier rights and recognition.dad noocaas ah maxaa lagu sugi oo cadaalad iyo wanaag ah? No one has done anything, it has NOTHING to do with PL. -
Carafaat;801297 wrote: There is one also in Sweden, Norway and Finland. I am glad there is not one here in Holland. Rumour has it, it moved with the khat?
-
Here. I never knew he had 2 wives, no wonder he's all laid back.