Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Waxaa baryahanba ay ku jirtay wasaarada gaasahandhiga ee Somaliland sidii ay dhidibadda ugu taagi lahayd ciidanka cirka ee Somaliland. Waxaa dhawaan magaalada hargyeysa kulan loogu qabtay saraakiisha iyo dadka hore ee ka soo shaqeeyay ciidamada cirka. Kulankaas oo qayb galeen wasiirka gaasahandhiga iyo taliyaha milatarigu waxaa lagu soo bandhigay qorshaha ciidamada cirka la rarabo iyadoo madaxweynahu u qabatay inay kahor 27 JULY hawshooda soo dhamaystaan . 1- Ururinta madaxdii iyo askartii hore ee ciidanka cirka 2- Saldhdiyo ciidanka ah oo sadexa Galbeed , Bari iyo berbera 3- 3- keenista radaar casari ah 4- Keenidda afar heloicopter oo gunships ah oo UKRAIN laga keenayo(dayuuradha wax weerara)iyo dayuurada mig ah lagu tababarto khubaraduna waa UKRAIN. 5- Keenida hubka casriga ah ee difaaca cirka Madaxweynaha ayaa dhawaan MAHIIGA ka codsaday inaanay UNtu hor istaagin helicopterda ay Somaliland kasoo iibsanayso UKRAIN. Muse Ali qarandi99@yahoo.co.uk
  2. Abwaan;822972 wrote: No you are wrong...I am from Suusacleey:D Definitely not.
  3. No no, we all destroyed the country of course, it is a shared responsibility.
  4. This one is outright fake, these aren't elders, just old guys. Also, they didn't point out which part of the constitution they rejected and embraced the 1960 one, the thing is we aren't in the 1960s but this one is based ON the 1960s one. These people know nothing.
  5. So this is how I find out that you are from Baraxley, mashallah, so are you more related to Aideed or Caalin?
  6. Which views, that Somalia is not ready for these talks? I don't know.
  7. We don't trust the TFG to make such deals because they are corrupt, not only materially speaking but mentally corrupt. They are the same ones that welcomed the Ethiopian invasion with a parliament vote yet fought against them in the name of Islam only to have them come back when the president was from their tol, we were sent back 6 years because of that. And now you are telling me, as a public intellectual that I should allow these people who have no regards for the name Somalia let alone their own tol to hold in their hands the future of the Somali peninsula?
  8. ASWJ doesn't share a border with the secessionist region calling itself Somaliland. Neither does Azania, Ximan and Xeeb as well as Galmudug. Puntland does, which is why Puntland who again are part of the TFG attended. Xaajiyoow, you embarrassed yourself and praised Puntland in ways we couldn't have done with 100 years of faan.
  9. Because Buhoodle is part and parcel of Puntland which is why there's 630 Puntland troops there. Listen yourself to the man. " frameborder="0" allowfullscreen>
  10. We did come with one government, it's called the TFG which Puntland is apart of. But you left anyway, and the reason you left is because you wanted to talk to people sympathetic to your cause not the ones that are maintaining our integrity. I bet what would have happened is that the Somaliland region's delegation would have sat down, taken out papers and asked TFG to sign it while misleading them. I honestly think there could have been a possibility of this but then again, the only ones that care about Somalia seem to be from Puntland - from Somaliland's viewpoint of course.
  11. Of course it only exists in my head, rationality and logic is a rare thing indeed. Give me one good reason as to why it was rejected? There's nothing bad about it, you praised Puntland more than it could praise itself.
  12. The reason they want to talk to Mogadishu so much is that they will pull their qabiil cards and formulate a "strategy" that will allow clans more sympathetic towards Somaliland's secession to take control in Somalia and they will tell the TFG that this can be achieved only if Somaliland secedes.
  13. Faahfaahin: Booliska Gaalkacyo oo qabtay Qarax iyo Ninkii waday. Posted by Pi G 2 on April 25th, 2012 Gaalkacyo(puntlandi.com):- Ciidamada Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhawayd gacanta ku dhigay nin dhalinyara ah oo waday qarax aad u xoogan oo dad badan dili kara hadii uu qaraxo. Taliyaha qaybaha Booliska gobolka Mudug G/sare Jaamac Axmed Maxamuud ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Ciidamadu ay gacanta ku dhigeen ninkani iyo qaraxii uu watay, kadib markii ay dad shacabka ah oo ka shakiyay ay xogta u soo gudbiyeen Ciidanka islamarkaana la daba galay ilaa laga soo qabtay. “Ciidamada amniga gobolku guul bay gaareen waxaana wax jira in la qabtay qaraxasi iyo nika watay labadaba, guushaasani waxay saaka mar kale soo celinaysaa rajadii dadweynaha ee ahayd in Amniga gacanta lagu dhigo iyadoo la iskaashanayo, dadweynaha waxaanu u sheegaynaa in ay jiraan dad wali doonayaa in ay shacabka ka dhex sameeyaan falal aad u xun xun oo lagu baabi’inayo waxaanu leenahay ka feejignaada oo soo sheega wax walba oo aad ka shakidaan” Taliyaha qaybaha Booliska gobolka Mudug G/sare Jaamac Axmed Maxamuud. Taliyuhu wuxuu sheegay in talaabadani ay shacabku suutagaliyeen maadaama ay Ciidamka Booliska ku soo wargaliyeen ninkan oo ay ka shakiyeen islamarkaana Ciidanka oo feejigan ay si qiyaasan oo taxadar uu ka buuxo ay gacanta ugu dhigeen qaraxaasi iyo ninka watay islamarkaana hada lagu hayo Saldhiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo. Taliyaha qaybaha Booliska gobolka Mudug G/sare Jaamac Axmed Maxamuud wuxuu tilmaamay in qaraxani laga qabtay wadada Laamiga ah ee u dhaxaysa Dugsiga sare ee Cumar iyo xarunta Maamulka gobolka Mudug, wuxuuna taliyuhu carabaabay in qaraxani uu yahay mid aad u weyn oo hadii uu qarxo dad badan ay ku dhiman karaan. Ninka qaraxan lagu qabtay ayuu taliyuhu ku sheegay in uu ka soo jeedo Koonfurta Soomaaliya wuxuuna carabaabay in ay baaritaano adag ku hayaan sharcigana ay horgayn doonaan mudo kooban kadib. Warar kale oo madex banaan ayaan sheegaya in ninkani dad shacab ah oo ka shakiyay ay ka soo daba kaceen meel aad uga fog goobta lagu qabtay islamarkaana Ciidanka Booliska ay ku hagayeen hadaba goobta ay marayaan iyo talaabada uu ninka qaraxa wata qaadayo, taas oo markii dambe suurtagalisay in ninkaasi gacata lagu dhigo. Maahan Markii ugu horaysay ee Ciidamada boolisku ay gacata ku dhigaan qarax aan wali la qarxin iyo shaqsigii watay, wuxuuse dadaalkani qayb ka yahay hawlgalada Nabadagalyada Magaalada Gaalkacyo lagu sugayo kuwaas oo hada u muuqda in ay soo celiyeen rajadii dadweynaha magaalada Gaalkacyo.
  14. No one even knows what he's tried for but he released this mix tape. http://www.youtube.com/watch?v=BZk4GsGdQnM
  15. I don't know, but I kinda like toffee pops.
  16. The Sage;822645 wrote: Won't be long before there's a representation office in Windhoek Why not open an embassy? :eek:
  17. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=IlDyhp-VGfk" frameborder="0" allowfullscreen>
  18. kingofkings;822619 wrote: :D i think he's referring to Recovering-Romantics. No doubt it's Recovering Romantics!
  19. Abwaan;822615 wrote: Soo kuwii maahan dee? "Kuwii" maxaa ka wadaa? I think you want me to say a word that will get me banned. I don't think the admin likes me, I am on my last piece of thread.
  20. Abwaan, these guys have special skills. They were taken from villages such as Wisil to carry out a massive operation of taxation.