Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Haa sii qosol, embrace the moryaanimo and slap away the hand that feeds you. WAX ISKU FAL.
  2. Naga tag wallahi, waa ceeboodey, dad oo ku soo doweeyey baa maanta wax ka sheegi, orod wax isku fal
  3. What a bunch of ungrateful people, waa cajiib wallahi. If Puntland declares independence most should be expelled and a specific percentage should be allowed to work as maids. Get the f out of Puntland then.
  4. He's not talking about women and children, he's talking about the men who assassinate people in places such as Gaalkacyo. And he is right to do so. Which other place in Somalia houses almost 150,000 people and builds homes for them? This is the way Puntland is repaid, with slander. BOSASO BURTINLE 600 homes for IDPs Burtinle : Degmadda Buurtinle oo Laga dhagaxdhigayo Dhismaha 600 oo Guri . 02 April 2012 APL Buurtinle (APL ) : Degmadda Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa laga dhagax dhigayaa dhismaha 600 oo Guri ay dhisayso wasaaradda arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose & Horu marinta Reer Guuraaga oo kaashanaysa Hay,adda World vission(WV). Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ay Xubno ka yihiin Wasaaradda arrimaha Gudaha &Hay,adda World vission ayaa u kici timay degmadda Buurtinle ee Gobolka Nugaal,waxaana halkaas ay ka dhagaxdhigayaan Goobta laga Bilabayo Guryahan oo laga dhisi doono Xarumaha Barakacayaashu kaga noolyihiin magaalada. Xoghayihii Hore ee Golaha Deegaanka Degmadda Burtinle iminkana ka tirsan Xildhibanada golaha deegaanka Xaafid C/risaa Axmed ayaa allpuntland u xaqiijiyey dhismahaan iyo sida looga hirgalinayo degmada buurtinle. Xildhibaanka ayaa sheegay in masuuliyiintu ay kormeerayaan kaamamka ay ku noolyihiin dadka soo barakacay iyo kuwa xooluhu dhafeen ee kasoo xarooday dhulka Miyiga ah. Iidi Abukar Mahdi waa gudoomiyaha Barakacayaasha Degmadda Buurtinle waxaa uu isna sheegay in dhulka maanta la dhagaxdhigayo ay Bixiyeen shakhsiyaad ka tirsan dadka degmada kuwasoo ku wareejiyey Maamulka oo iyan u dooray in ay ka hirgaliyaan dhismaha guryaha dadka Danyarta ah ee soomaaliyeed. Gudoomiye Iidi waxaa uu sidoo kale xusay in guryaha laga kala dhisayo 3da kaam ee kala ah. 1. Kaamka kalkaal 1 oo laga dhisayo 180 Guri 2. Kaamka Kalkaan 2 waxaa ay yeelandoontaa 220 Guri 3. Kaamka Ladan waxaa laga hirgalin dhismaha 199 Guri. Dadka barakacayaasha iyo Danyarta kale isugu jira ee ku nool 3da Kaamamka ee laga dhisayo Guryahan ee Degmadda Buurtinle ayaa Dhan 1512 Qoys iyadoo ay jirto Tiro kale oo Barakacayaal ahi. Saalim Allpuntland.com
  5. oba hiloowlow;824420 wrote: Didn't faroole and his admin ban southern somalis from PL some years ago? I remember masakiin people from bay and bakool being killed, dukaamadooda la biliqeystay and stuff move to bosaso kulaha as far as im concerned raali gelin faroole muusan bixin, so much for somalinimo aye Norwegian Refugee Council: New homes for 7,440 IDPs The Puntland state of Somalia is housing an estimated 147,000 displaced people. Since 2006, NRC has been providing humanitarian assistance to displaced populations and vulnerable host communities. The provision of sustainable housing solutions for IDP communities is one of the most pertinent issues currently affecting displaced communities. In partnership with UNHCR and with financial support from several donors, NRC is working together with the affected communities and the local authorities to tackle these challenges. In 2011, NRC in Puntland piloted the transitional Corrugated Galvanized Iron (CGI) shelter, which has been appraised as a better choice of shelter by IDPs. The CGI offers a wider living space for the family and a higher level of protection from fire outbreaks and criminals. So far, NRC has constructed 1,231 transitional CGI shelters benefitting 7,440 individuals. Stop with the propaganda, no one in Somalia is more welcoming than Puntland when it comes to IDPs! Tell me one more region that is welcoming, just one.
  6. Wadani;824405 wrote: Somalia, no u shouldn't, but it's better than being docile and doing nothing. Even though the soldier over reacted, this will atleast send a message to all foreigners in the region, that they better respect this nomadic warrior people, or else face serious consequences. With that kind of logic no wonder our country is in the state it is in.
  7. Wadani;824399 wrote: I deplore Somali on Somali violence, so ofcourse it isn't true for the Somaliland/Khaatumo beef. My remark was to congratulate the brave Somali soldier who refused to let a white man humiliate him in his own country. This sense of dignity is what sets Somalis apart from the rest of the continent, even though unfortunately it's slowly being eroded by the situation we've been in for the past 21 years. If a person slaps you, you should kill him?
  8. No chance, which is why they went to Addis Ababa begging for mercy.
  9. Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada dhexe ee Somalia aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday qorshe Maamul Goboleed lagu samaynaayo Gobolada dhexe ee Somali. Gudomiye ku xigeenka Golaha Fulinta Maamulka Ahlusunna Waljamacaa ee Gobolada dhexe ee Somalia Sh.Axmed Ilkacase oo Saxaafada u waramayay aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday Maamul ay qorshihiisa Wadan Xildhibaano ka soo jeeda Gobolada dhexe ee Somalia oo iskugu jira kuwa horay Magaalada Cabudwaaq u jogay iyo kuwa Muqdisho ka yimid . Sh.Axmed Ilkacase waxaa uu yiri Xilidhibaanada soo garay Gobolka Galgaduud waxaan uga digayna in ay farogalin ku sameyaan nadamki Ahlusunna Waljamaca ee ka jiray Gobolka Galgaduud. Hadalka Sh.Axmed Ilka Case aya waxaa uu imanaya Xili Gudomiyaha Guud ee Ahlusunnada Gobolada dhexe ee Somalia Prof: Xirsi Labba Garre uu asna ka biyo diidsan yahay qorshaha Maamul logu sameynaayo Gobolada dhexe ee Somalia.
  10. They tried to expand into other areas where their clan doesn't live, what did they expect? :confused:
  11. Yes yes inshallah, I was talking about federal states.
  12. faarah22;824269 wrote: this dr osman fella has biiiiiig chip on his shoulder! rabiyo na wada caafi You are very contradictory you know.. :confused:
  13. Hahahaha, EVERY dowlad in Somalia is dowlad beeleed. However, oil has been found, there will be an announcement soon, you think Faroole is speaking as a dictator for the fun or what?
  14. There's nothing else you can, you are the one who wanted him to be dragged down to the level of Aideed and the one who was afraid that the pictures posted of him looking like the 'common man' would change people's view of him, it in fact has with many people realizing he was right after all. But lets go back to Galmudug, inshallah Qeybdiid will get elected, I believe he is the right man for the job. And no, runta maad taaban, I am what I said.
  15. Abwaan;824263 wrote: What facts.....intaad abaartii 1974 Mareereey timid adigoo Xaafuun ka yimid baad rabtaa inaad Kismaayo sheegatid...Kismaayo haddaad leedahay waa joogi lahayd ee Xaafuun uma laabateen oo kamaad cararteen lol..nin weyn oo is carruureeya ayaa adduunyada ugu daran....oo nin shalay dhashay iska dhigaayo, adigoo kale Cabdiqaybdiid baa ku yaqaan....hadda adigaaba dhibaato u yeertay haddaaba Cabdi taageererysid... . Persoannly I don't in any shape or form endorse him, but just because you did, i really now hope inuu Galmudug madax ka noqdo markaas aan arkee adiga iyo Cusmaan sidaad u hadashaan... We are still present in Kismayo, that's my point. No migration happened in 1974 from Hafun, and the drought hit Mudug and Nugaal the most, what difference does drought make in Hafun, are there HERDERS in Hafun? Abdullahi Yusuf gave a memorable speech in 2007 I believe where he said that the majority will rule the city, I think his intentions were clear. Also, I want Qeybdiid in power for a reason. Stop questioning my age!
  16. Abwaan;824253 wrote: ayaandarrada jirta waxay tahay inaysan dad badani ogeyn in madaxa dhuudhi kaa galay lol...oo marmar aad hilmaantid taariikhda Soomaaliyeed ee runta ah. Adiga meeshaan baad faan la soo taagan tahay, wax kale oo aad haysid ma leh. Xamar is not a federal capital, it is the capital. Gaalkacyo ninka aan tegi karin waa Faroole waad ogtahay...lol...Soomaalidii Kismaayo degganyed markii ayeydaa Xaafuun ka soo qaxday xitaa waxaad mooddey Zanzibaariyiin...waa kaa taallaa. I'm sorry if you feel hurt by my facts. :cool:
  17. Omar Suuri Musharax / Xildoon Miyaa ? ASC Salaan ka bacdi waxaan bulshada Galmudug ugu baaqayaa Alle ka cabsi , midnimo , iyo wadashaqayn iyo iscafis. Intaanan qorin jawaabta cinwaanka qoraalkaygaan, waxaan jeclaystay inaan wax ka taabt waxii aan soo qabtay muddaadii aan Galmudug ku sugnaa, waxaan u mahad celinayaa dhamaan intii gacan igu siisay. 1. Waxaan waxqabadkayga ka soo bilaabay dhismihii iskuulkii ugu horeeyay ee degaanada Galmudug laga dhiso bilowgii sanadkii 2000. Iskuulkaas oo maanta ardadii ka soo baxday yihiin macalimiin , shaqaale iyo arday jaamacadaha dhigata. Waxaan aad ugu farxay markaan booqday iskuul ka mid ah iskuulada Galmudug oo macalimiintii isoo dhawaysay 4 ka mid ah ay ahaayeen kuwii ayagoo yar yar aan iskuulka qoray. 2. 2005 Waxaan tagay Gaalkacyo Waqtigaas oo bulshada aan ku wacyi gelinaynay baahida maamul shaqeeya loo qabo, isla markaasna waxaan ”survey” ku soo sameeyay Airport-ka iyo dekeda Hobyo sidii loo dhisi lahaa. 3. 2007 waxaan Galmudug u tagay inaan bilaabo qorshihii dhismaha Airportka Hobyo oo weli aan sugayno dhismihiisa dhaqaalo badan oo Jaaliyada aan ka soo qaadnayna ku bixinay. Insha Allah waxaan ku rajo waynahay in mashruucaas hirgelino sanadkaan. Waxaa kale oo la taliye u noqday Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Mudane Abdi samad. 4. Bilowgii 2008 waxaan dib u habayn ku sameeyay xaruntii caafimaadka ee magaalada Hobyo oo muddo dheer xirnaa ka dibna aan ku wareejiyay gudoomiyihii gobolka - Caalin. Waxaa dhaqaalaha bixiyay Gabdhaha Galmudug ee Norway iyo Birmingham. 5. Feb-March 2008 Waxaan gudoomiye u ahaa gudigii abaaraha ee Galmudug State. Qofna looga sheekayn mayo sidii hufnayd ee gudigaas u gutay waajibaadkiisa wadan April – October 2008 ka dib markii maamulkii habacsanaan ku timi wasiiradii dawlada oo 99% Diaspora ahaa ku laabteen Europe iyo America , Waxaa la ii magacaabay gudoomiyaha gudiga Amniga ee Galmudug State. Waxaa gudigaas u suurtowday inay isbaarooyinkii laamiga daadsanaa qaadaan isla markaasna ciidamada ku xareeyaan xero looga sameeyay tuulada CeelFaarax Geedi agteeda oo muddo 4 bilood ah ku xaraysnaayeen. Dhaqaalo daro awgeed xeraddii loo xiray 7. Oct 2008 Waxaa la ii magacaabay Wasiirka Amniga ee Galmudug State. 8. 2009 Waxaa la ii magacaabay wasiirka qorshaynta ee maamulkii Madaxweyne Axmed Shariif, hase yeeshee lagu qabsaday. Waxaa aakhirkii soo dhawaynay dhexdhexaadintii labada dhinac kadibna u tanaasulnay garabkii kale. Ka dib waxaa la iga codsaday inaan noqdo wasiirka arimaha dibedda. 9. January 2010 ilaa June 2011 oo aan ku magacaabnaa wasiirka xiriirka dibedda ayadoo dhaqaale lagu shaqeeyo iyo mushaar midna qaadan yaan ka shaqeeyay in dhamaan hay’adaha iyo inta badan safaardaha la shaqeeya Somalia ee Nairobi inaan xiriir wada shaqayn la yeeshaan Galmudug State. Waxaan booqasho ku tagay wasaarada arimaha dibedda ee Sweden ( Stockholm iyo wasaarada arimaha dibeda ee Norway (Oslo ) . Sidoo kale waxaan shan jeer ku tagay xafiiska foreign and common wealth UK. Dadaalkaas arimaha dibeda aan u galay waxuu mirihiisii noqday in Galmudug loo ogolaado shirarkii UNPOS ee Nairobi iyo wadamo kale shirar ka dhacay. Waxaan sidoo kale ku guulaysanay in hay’adaha samafalka xafiisyo ka furtaan Galmudug State bilaabaan in mashaariicda samafalka ka hirgeliyaan GM. Mudadaas aan arimaha W. Arimaha dibeda ahaa kuma ekayn wajibaadka dibeda balse Gaalkacyana waan joogay oo xibnaha kale ee dawlada waa wadashaqaynaynay. 10. Waxaan isku dayay in heshiis lala dhamaan qabaa’ilka iyo maamulada ku hareeraysan Galmudug, anigoo aaminsan horumarka Galmudug inuu ku xiran yahay dib u heshiisiinta. 11. Dhinaca hawlaha private-ka , Galmudug waxaan ka abuuray shirkada maanta ugu fiican dhinaca adeegyada Internet-ka iyo telefoonada dibedda oo u suurto gelisay in dad badan bilaash ama lacag yar kula soo hadlaan eheladooda Gaalkacyo. 12. Waxaan Galmudug geeyay hanti aan dibeda kala tagay iyo hanti aan Xamar ku lahaa anigoo guryana ka dhisay dhul badana maalgeliyay. 13. June 2010, ka dib markaan arkay habacsanaanta ku timi maamulka Galmudug waxaan u soo jeediyay madaxweyne Caalin inuu kala diro golaha wasiirada oo aan anigu ka mid ahay. Si loo helo fursadna loo siiyo dad is bedel samayn kara muddada u hartay maamulka. Waxaanan waqtigayga ku soo qaatay qilaaf iyo isqabqabsi la’aan. Waxaa jira xubno dhaqanka ka mid ah, dhalinyarada, aqoonyahanka, climada, haweenka iyo dhiyaasbaro in muddo ah igula talinayay inaan isu soo sharaxo doorashada Madaxweynaha ee Galmudug State. Xubnahaas waxaan leeyahay aad baad u mahadsantihiin. Waxaanan idiin soo gudbinayaa raali gelin. Waxaanan dhamaan bulshada Galmudug dibed iyo guddo ogaysiinayaa inaanan ka mid noqon doonin dadka isu sharaxaya xilkaas madaxweynenimada diyaarna u ahayn inaan xil kale qabto anigoo u arka mas’uuliyad culus oo aakhiro iyo aduunyaba la igula xisaabtamayo. Iyo anigoo u arka xaalada adag ee maanta Galmudug ku jirto u baahan tahay xukun military. ( Weligeey Galmudug xil iyo dhaqaale midna kama codsan, ayadoo la i magacaabo yaan arki jirey. haatana diyaar uma ihi inaan codsado ama la ii magacaabo xil Galmudug . Hase yeeshee hiil iyo hoo waxii igu soo aada kala bakhiili maayo. Guusha Galmudug waa guusha naftayda, dadkayga iyo dalkayga. Sidoo kale Somalia. Omar Mohamoud (Omarsuuri ) Omar_suuri@hotmail.com mudugnet.com
  18. The Galmudug Election has taken a dramatic turn with the candidacy of Mujaahid General Qeybdiid who has a long and distinguished career. General Qeybdiid. He was the Police Chief of Mogadishu in 2001. He held up bravely and was the last to fall against the Islamists in Mogadishu, the same ones that today are fighting as Al-Qaeda. He took part in the foundation of Somalia's second federal state Galmudug. He was part of those who defended those regions against the expanding Islamist forces.
  19. Carafaat;824239 wrote: Somalia, clans dont own cities but people do (irrelevant of their clan). Kismayo is now ruled by Al Shabaab and belief me the last thing people in Kismayo want to see, is a return of clan based maamuls, inequality, nepotism and clan wars and dominations. Mind your own business, this is the affairs of the Somali Republic. Also, I did not claim I owned Kismayo, that we own it as much as others who live there. Abwaan is saddened that Baraxley is 5% of Gaalkacyo and that his president has to ask when he can use the airport. Ask him what happened to the "delegation" that entered Puntland illegally last week.
  20. burahadeer;824238 wrote: when it won't get ratified tomorrow they will come up with the usual words,"it wasn't important,it could be postponed,we have ours in PL etc". Remember before london conference;their words were ,"you called by powers to be united with somalia & that's what u gona sign there".when that didn't happen then they all went off air,some haven't come back yet. Then there was the supposed meeting between somaliland & Tfg...when it didn't materialize then all of a sudden it wasn't important & the tfg has to concentrate on rebuilding it's base first and same on many otha instances:D:D jajajajajjajajaa. No, if it isn't ratified, Puntland will become the new Somaliland. Also the London conference was an embarrassment for you, I don't know why you mention Puntland. :confused: