
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
Bit weird with the band outside but good.
-
'Puntland development activities very encouraging' says Mark Bowden
Somalia replied to mahad yare's topic in Politics
Cool. -
Very good.
-
Top.
-
Wyre sing this for him.
-
Carafaat;850102 wrote: Faroole has his own elections coming up in few months. He is creating fear to stay in power. Machiavelli somali style. I think you are mistaken, Faroole 1 1/2 years left.
-
AsadSL, Puntland is not against unity. You yourself seem to be glowing with the idea of cutting Puntland out, so obviously you aren't going to get any friends in Puntland.
-
Puntland doesn't survive on Mogadishu or Somaliland, it hasn't historically and it doesn't now. Faroole is the leader of Puntland, his core interest is well-being of Puntland. And even as the leader of Puntland he has worked in the interest of all Somalis when he single handedly got rid of 4.5 even after others like president Shariif wanted it to be continued.
-
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulamo la qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Britain Matt Bough, Gudiga Xiririka Olombikada Soomaaliyeed, iyo Wasaaradda dhaliyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Iyagoona ka wada hadlay qaabkii ay uga qeybgeli lahaayeen Ciyaartooyda Soomaaliyeed Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo lagu qabanayo dalka Britain. Ugu horeyn Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda u sheegay kulan ay yeesheen kadib Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya Matt Bough, Gudiga Xiriirka Olambikada Soomaaliya iyo Ciyaartooydii ka qeyb gali laheyd tartankaasi Olombikada Adduunka oo dalka Britain ka dhici doono. “Waxaa farxad weyn inoo ah in Ciyaartooyda Soomaaliyeed ay ka qeybgalayaana Olombikada Adduunka, Inagoo aan ognahay in Ciyaartooyda Soomaaliya ay ku tababaranayeen dalkooda oo aad aragtaan duruufaha ka jira Ciyaartoydu waxay dalka ka duulayaan 17 bishan iyado aan 16 bishana aan u samayn doono qado sharaf aan ku sagootinayno waxaana sharaf noo ah in aan ku faani karno in Ciyaartooydeena ay calanka Soomaaliya uu ka dhex muuqan doono fagaarayasha lagu soo bandhigayo Ciyaaraha kala duwan”. Sidoo kale Safiirka Britain ee Soomaaliya Matt Bough ayaa isna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in 16 maalmood kadib uu furmi doono Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo aan farxad la qeybsado Soomaaliya iyo Caalamka kalaba. Waxaa sidoo kale farxad ii ah inaan la kulmo ciyaartooyda Soomaaliyeed ee ka qeybgalaya Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee ka dhacaya Magaalada London ee dalka Britain. Wuxuuna intaasi ku daray inuu aad ugu faraxasanahay in tartanka Britain uga qeybgalayo Moha Farah oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya kuna dhashay meel aan ka fogeyn Caasimada Muqdisho balse heysto dhalasho Britain ah. Wuxuuna Safiirka sidoo kale wax laga xumaadu ku tilmaamay masiibadii dhacday April Tiyaatarka Qaranka kadib markii qarax lagu qaarijiyay Gudoomihiyii Gudiga Olombikada Soomaaliyo Aadan Yabaroow Wiish. Ugu dambeyntii Waxaa goobta ka hadlay Wiilka iyo Gabadhii ee Ciyaaraha Olombikada Soomaaliyeed uga qeyb galayo tartanka Ciyaaraha Olombikada Adduunka Waxeyna fariin u direen Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana muujiyay iney natiijo wanaagsan ku soo hoyinayaan Calanka Soomaaliyeed.
-
Daring to dream in the midst of a depressive Somali politics
Somalia replied to xiinfaniin's topic in Politics
I am not sure if this is a new phenomena at all but Hassan also highlights a new comer, an emerging British-Somali warlord called Tarsan, the Mayor of Mogadisho, who is applying his own laws. In this week alone, he was reported to have collected from Mogadisho an impressive number of 3,000 individuals in what Somali news outlets called the biggest cleaning up operations since the withdrawal of al-Shabaab. Apparently they are members of the group or maybe sympothisers, nobody cares really since they would be locked away for as long as Tarsan, the judge and the only jury, likes. Paradoxically he himself was a very keen supporter of the UIC and its military wing al-shabaab, and later became its spokesperson in the EU Beside this apparent animosity against women and opponents, currently Mogadisho is hosting about 60 male presidential candidates, who mainly have no interest in other than Mogadisho, and have unwavering commitment to destroying the federal system they are about to join. . -
The-freeman;849895 wrote: These kinds of things are not uncommon. I go to Keele University near stoke and last year there 2 girls were raped by non students. As the campuses are huge there is no gate and anyone can just drive in and out. Nin-yaaban: tazers and pepper sprays are illegal in the UK. Do you do a double course at Keele?
-
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
Somalia replied to xiinfaniin's topic in Politics
Homunculus;849898 wrote: It's really ironic that a Somali is concerned about citizenship and naturalization in Somalia. Exactly my point! I hope foreigners don't get to read this cause it's a shame. -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
Somalia replied to xiinfaniin's topic in Politics
oba hiloowlow;849845 wrote: any sources? Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. Waqooyi: Gacanka Cadmeed Waqooyi Galbeed: Jabuuti Galbeed: Itoobiya Koonfur Galbeed: Kenya Bari: Badweynta Hindiya The borders would be the same if we included occupied lands. __________________________________________________ Also, so what if a person can become a Somali citizen within 5 years, when you as a Somali come to Europe and America you expect a citizenship and get one, and then you turn around as a Somali and deny others who want to be in Somalia the same. The hypocrisy of Somalis is beyond me! And stuff like that come from the diaspora mostly. What do the Somalis have that the world will start emigrating to Somalia and take over our country, it's pretty delusional and full of oneself to say the least! We need to be a more open and welcoming country like others are. -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
Somalia replied to xiinfaniin's topic in Politics
oba hiloowlow;849842 wrote: but xiinoow the 1960 constitution didn't define the somali borders ma ogid The borders you and Miskiin are so bothered about would be the same if you include the lands missing in Somali Galbeed and NFD! -
It makes no difference on the matter of Kismayo. Kenya has a navy, Somalia does not, if it wants to occupy the sea it could, it has no need to go on land where it will lose public support. The issue on land is difference and has to do with creating a buffer zone for its own economical development. The longer AMISOM waits to take Kismayo, the more time they will have to explore cause the presence of Al-Shabaab prohibits the restoration of peace and a functioning government. "Saying these are not Kenyan blocks is like saying we don't have a full-fledged government, like we are a banana republic ," petroleum commissioner Martin Heya said. This is a jab at Somalia.
-
I feel your pain, but I hope they reach it sooner rather than later to free the people from the shackles of Al-Shabaab.
-
This is simply the last game in the puzzle, it will make or break the larger vision of Somalia, a vision that far outweighs the games being played today, one must look beyond the horizon to understand this one. Do you agree Mr ElPunto, I hope you don't think there's an interest in this matter as a person from Puntland?
-
Carafaat;849771 wrote: Who says Farmaajo knew the theory. Have you read his thesis. Sxb, Shariif doesn't know how to manage a process. Just look at this whole constitutional farce. Even you admitted the process was managed wrong from the beginning. Carafaat please refrain from attacks on our president, Mudane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed who has presided over a great constitutional victory for the people of Somalia.
-
This is the most interesting turn yet in what's known as Game of Jubboyinka.
-
Warar kasoo baxaya kulamo dhexmaray hogaanka dowlada Jabuuti iyo hogaanka ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM ayaa sheegaya in looga hadlay qorshaha bilaha soo socda ee AMISOM dooneyso inay ka fuliso koonfurta dalka Soomaaliya. Dowlada Jabuuti oo ayadu hada kamid ah wadamada ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya, ayaa horey hal bataalyan ugu soo dirtay magaalada Muqdisho, ciidamadan ayaa la qorsheenayaa in dhawaan tiradooda sare loogu sii qaado. Warar horudhac ah oo kasoo baxaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in ay jiraan qorshayaal ay doonayaan hogaamiyaasha militari ee AMISOM inay kala tashadaan madaxda wadamada Ugandha, Jabuuti, Kenya, Burundi iyo Siera leon qorshaha militari ee AMISOM dooneyso inay kula wareegto gobolo kamid ah koonfurta Soomaaliya. Horey ayey hogaamiyaasha wadamada ciidamada usoo diray dalka Soomaaliya ugu heshiiyeen in ciidamada Kenya lagu daro AMISOM, isla markaana ciidamada cusub ee ka imaanaya wadamada Afrika la geeyo goobaha cusub oo ay la wareegaan ciidamada AMISOM, si ciidamada Burundi iyo Ugandha oo ayagu horey muddo u joogay Muqdisho ay noqdaan kuwa sii jooga magaalada Muqdisho oo ay wax badan ka fahmeen dhanka difaaca iyo hawlgalka militari, halka goobaha ama magaalooyinka cusub ay la wareegayaan ciidamada cusub ee AMISOM. Todobaadkan ayaa Afhayeenka ciidamada AMISOM loo magacaabay Cali Aadan Xaamud oo ah sarkaal kasoo jeeda dalka Jabuuti, kaasi oo xilka kala wareegay Col.Paddy Akunda oo asagu kasoo jeeday dalka Ugandha. Dowlada Jabuuti oo ayadu ciidamo kooban ka joogaan dalka Soomaaliya, ayaa hada dooneysa kaalin muuqata inay ka hesho hawlgalada Militari ee AMISOM, iyo goobaha gacanta lagu dhigayo. Horey ayey itoobiya iyo Kenya isugu afgaran waayeen hawlgalada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, taasi oo keentay in dowlada Meles zenawi ee Itoobiya diido in ciidamadeeda kamid noqdaan AMISOM, halka Dowlada Kenya ay ku biirtay AMISOM si ay ugu fududaato sharciyan inay la wareegto magaalada Kismaayo ee ah fariisinta ugu weyn ee Al Shabaab. Dowlada Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa inay ayaduna hada daneenayso in ciidamadeeda la geeyo magaalada Kismaayo marka ay halkaasi AMISOM la wareegto, arrintan ayaa la saadalinayaa in dowlada Faransiiska ay kala talisay hogaanka dalka Jabuuti. Dowlada Kenya ayaa ayaduna todobaadkii hore sheegtay inay heshiis batrool la gashay shirkada Total ee laga leeyahay dalka Faransiiska inay baaritankaasi ka sameyso biyaha ay isku heystaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Arrintan ayey dowlada Federaalka Soomaaliya walaac weyn ka muujisay. Macada in dowlada Kenya iyo Jabuuti dhexdood heshiis ka gareen inay wada maamulaan magaalada Kismaayo, halka aan la ogeyn siyaasada Ugandha ee ku adan Kismaayo maadaama ay tahay dowlada ay ciidamada ugu badan ka joogaan dalka Soomaaliya. Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Axmed ayaa asagu xiriir dhaw laleh Madaxweynayaasha labada dowladood ee Jabuuti iyo Ugandha, ayadoo xiligan ay gebo gebo tahay wakhtiga Dowlada Federaalka ayaa waxaa jira dhaq dhaqaaqyo badan oo ay hogaanka AMISOM sameenayaan si ay wadamada AMISOM kamid ah isugu afgartaan qorshaha bilaha soo socda ee ku aadan dalka Soomaaliya.