Coofle

Nomad
  • Content Count

    1,079
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Coofle

  1. Waligay intaan Jiray, Waddan Kale qof kaa jira, abidkayna aan arag waad jeclaan ismaan oran....Facebook warkaagii , waayadan ka waayoo, waa la igu waynyee, wacaneey sideed tahay.....Haaheey, Caruurtii danbe Facebook baa wehel u noqday Aaaliyah ha la yaabin...
  2. Finally Abtigiis Have stopped politics oriented topics......Sidan baan kugu jecelahaye inaga daa waxa kale oo amuurahan inooga sheekee..
  3. Gidigeeda Soomaalida guudka ka islaan dheh. Gun markaad u sii fiirisana gaalo taag daran dheh....Hore ayaa loo yidhi
  4. Coofle

    Spoilers???

    Showqi;834898 wrote: Ba'aa Somalia af soomaaligii ayuu bartay............. :D ] looooolzz
  5. We have bigger Issues than QAT...... yaan lagu marmarsoon
  6. Abwaan;834592 wrote: It is also a day that civilians seyladda Burco xoolo ku iibinayey lagu xasuuqay iyadoo loogu marmarsiiyoonayo inay koofurta ka soo jeedaan. Taariikhda qaarna yaan laga tegin qaarna yaan la xusin, mise waa collateral damage baa lagu marmarsiiyoon. Ilaah intii dhimatay oo dhanba ha u naxariisto. Abwaan inta qudh ee aan isku haysano SNM saw intaas uun maaha....
  7. Magaalada Dagaalka uun halaga daayo, Iyadaa iska dhismiye....
  8. Laakiin sadex baan is qabanayn ~Dadka ugu gaajada Badan ~Dadka ugu ganacsiga wacan ~Dadka ugu is garab qabasho badan..........
  9. Showqi;834670 wrote: Maxaa ku dhacay Duubcastii iyo special unit kii ilaalin jiray? Markii la isku abtirsaday, casaanka dhiiga ayaa la isku eegay maryaha waa la dhaafay..
  10. Carafaat;834664 wrote: JB, maybe it is one of your dhakh's oo hinaastay. Loooool
  11. I think this is Baydhabo when he was on the run...
  12. Isha xidho afkana dhawr Arag maqal warkana ood Dad badan bay ka dhacday, Xusnu Danni ayaa la inaga rabaa, Kolay inaga lafteena who knows when the virus will hit us..... I remember this time few months ago when my friend posted a link, I clicked on it, and boom My profile was attacked and it involuntary posted links of "Anshax-darro",,,alxamdulillah Ilaahay baa i asturay it was there for few seconds before I deleted it, Imagine If I signed out.....Subxaaan...
  13. ~Cirku caad lehe ~Dhulku caws lehe ~Kaagan ciyayee ~Calaacalayaa ~Muu cawadii Sugo.......
  14. Xaaji Xunjuf;830331 wrote: Xaaji Xunjuf Caruurta maxaad ula tirsanaysaa....Gabaygii Adeerkaa ka raac "Nin Qalbi la'a Quraan nin u akhriyay, Qaaf dheh ku haraadye"
  15. Wadani;834506 wrote: Yaa wyre, hathihi shabaka hiya shabkatu Soomaliyya, wa aktharu minnaa la nafhamu lughatul Carabiyya. Wa lithaalika yajibu calayka an tarjuma hathihil xikaaya qabla nashrihaa fii SOL. Al ingiliisi Kulunaa nafham, Walaa axad yafham carabi...Ceebay tacaal...."Luqatul kufaar laa tadkhulu qalba mu'min".... laazim nacraf carabi qabla ingliisi....
  16. 1-Allaw Boorama Ku gee --- By cawaale 2-Boorama --By xasan wado 3-Boorama -- Miiraale 4-Ishii Baydhaba --- By Xasan Aadan Samatar http://heesta.com/daar_hees.php?id=40 5-Hareeraha Boorama Halku geelu daaqiyo Hobyo geesaheeda baan 6-Garoowe
  17. The biggest qabil in Awdal today is the qabil of the current vice president and the I agree with you except on that Statement,,,,At least keep the facts straight....Everything else was true and as u mentioned, but the Clan of the vice president is not the largest..... In politics there is no Constant Friend or Constant Foe,,,But there is constant Interest.. ... Beelaha dhexe of Somaliland If their interest is uniting with Somalia Then They will unite, If their interest is in remaining separate they will fight with nails to remain separate... Same Goes for beelaha Darifyada, Kolba meeshii Dantoodu ku jirto ayay tagayaan, Choose a president from the SSC community and then you will not hear of khaatumo state anymore......it is all about interest, Somalia Muqadas maaha, Somalilandna Muqadas maaha wixii Ilaahay muqadas ka dhigay uunbaa ah..... Somaliland Ha noolaato.. .. Viva somaliland
  18. Macallinka;831538 wrote: Wht does this has to do with Puntland ? They are Defending the integrity of Somaalinimo...As they always do
  19. Barasho horteed ha i nicin...A somali proverb Ha dagdagina, Style is dynamic and Geographic specific, According to the part of the world they reside, This is the contemporary style...Mida kale wiilashu sawir aroos may galine, ku siyaasad bay galeen,,They want to look older...
  20. http://baidoamedia.com/maamulka-puntland-vs-afka-soomaaliga/ puntland.. Afka Rasmiga ah ee dalku waa Af-maxaa tiri, afka maymaygu waa af-guri... maymay community waa in dawladu kharash ku bixisaa barista iyo faafinta afka maymayga gobolada somalia oo dhan... If maymay is a whole another language, then we have a problem... If it is just another accent, then it is the same as the other accents that are used in the country.. puntland is fighting for Soomaalinimo????? patriotic..
  21. Carafaat;831450 wrote: agree. bahashu wexe macno yeelanisa hadaa laga saaro reer habelnimada. Dee haaye markaasi socon mayso,,,
  22. Xaaji Xunjuf;831165 wrote: Laakin ka ugu horeyaa eeh sawiirada kaasi mid yar uma eeka wa mid aad u qayilay. dhamaantood ahlul marqaan waa u egyihiin laakiin the point is Nin barigii Siyaad barre aan qaan gaadh ahayn baa la rabaa....Hadii ay u waynaadaan waa early 30s cimrigoodu
  23. Doorashadii golaha degaanka ee hore, Odayaal iyo Qamarjiyaal baa ku soo baxay, Inshalah tani Dhalinyarada Jaamacada ayaan Jecelahay inay qayb libax ka qaataan....Guul somaliland
  24. I know this guy personally and I know the Place the Picture was taken, it is as far as from puntland as it could be...it is a place called "Cad-madooni" in Awdal region and the guy posted this picture on his profile in Facebook...2 years ago at least.. After all No CAMBE in Puntland...