Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^Basically, someone said to a man ' uncle your wife is so ugly' and he replied 'only if you knew how long i begged her family to give me her hand in marriage you wouldn't say that'.
  2. Originally posted by Indhoos: Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii... Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay." Loooooooooooooooooooooooooooool. Indhoos walleee imtixaan baa tahay. Hehehehe.
  3. ^Lol. Qaali iska ahoow Aaliyah. Ragbaa wuxu sugi doonaa kolkaad qiimaha hoos u dhigtid. Xiiin, lool. Gaheyr wiil hoog buu ahaa. adigaaba qalab doonayyee quusay faransiise'e Islaantu show dhageheey ka yara cuslayd oo loo ma sheegin in dunidu waaggaa baabah la isku noqdey.
  4. ^Lol. Xiinoow, weli ma aragtey naagtii tiri dahabka ha la iga bedelo? Adiguna bedel baad tahay ayaa u dambeeysey.
  5. nothing to see here...as you were...move along
  6. I listened to some parts of his address in Hiiraan Online. My question is: WHEN IS HE COMING TO EUROPE ESPECIALLY TO LONDON? OR BIRMINGHAM?
  7. Originally posted by nuune: ^^ Rageedi uu aha xariifkaas, FUFU, abaa aduunkaan waa la soo joogey camal, wax kasta waa la arkaa tii tiri aawey ifur waryaa aabahaa cunee, intuu kor u boodey ayuu dhulka isku ridey araxda dhinac dhinac u dhacey xanuun dartiisna dhulka la jiifsadey, intey soo kor istaagtey ayey ku tiri ala ma anaa dhibkan kuu geestay halkii bey ku nurse gareesay, xariifkaan kaartuu wataa, markey meeshii ka soo kaxeesay ayey qolka sariirta jiifso tiri intey u yara massageesay, intuu soo fiiriyey ayuu ku yiri "waan ku furayaa" oo maxaad ii fureysaa bey ku qeelisay oon sameeyay intuu qosley ayuu yiri illowsha dhawaa soo taad itiri aabahaa cunee ifur, intey qosol kale ku dartey bey tiri aabahaa cun wax kalaan ula jeeday ee kaalay maalmahan waad caatawdee Dumarku waa wax qaxar badan, hadana macaan. Alloow inoo daa. Sxbka is tuurey ayaaba ka raayey.Lol.
  8. Originally posted by nuune: haa, innaba caadi ma aheen, aawey kii labada xaas qabey oo tii weyneyd inta uu furey oo xaafadii islaantii kale usoo socdo ayaa tii yareedbaa maqashey in tii weyneyd la furey markaasey odeygii ooga hor timid wadada ayadoo mushxaradeeso farax dartiis, intuu saas u fiiriyey ayuu yiri "naa adna waad iga furantahay" Anigu waxaan maqley shan fure, oo afartuu qabay is ka daba furey, ee islaantii deriska ahayd xitaa furey isagoonba qabin kolkeey ku tiri 'war ma waalatay'? Ninkii islaanta deriska ahaa qabay ayaaba yiri 'Alley lehe, waad furantahay'.
  9. Odey qamarji ah ayuu ahaa kaas. Islaantu weey iska noogtay. Lol.
  10. ^Talow ma pirate wedding baa?
  11. ^Yes, 3k. The unwritten rule says so. It's fashioned after some imagined price of a number female camels. But that's just the norm. For many females it's business and so their prices vary. There was an incident when on the night of the wedding, the bride put an ultimatum on the groom family that they should pay 10k on the spot or no wedding night. Rumour has it that the groom's father was so furious that he ordered his to-be daughter to get lost and he actually asked the single females present there 'who wants to get married?' One lucky lady got married that tonight while another lost out. It's what i've heard.
  12. Originally posted by Jacaylbaro: mise Paragon ?? ,,,, Ma sidaasaad ii nacdey ninyow? Mindha Malakul mawtka ayaad halkaan joogo map-ka uga tilmaami lahayd? Allaha u naxariisto marxuumka.
  13. Permanent indeed. And contagious-na ku dar. The smile baa wejiga caad saarta. Hence the mis-counts. midbaa shaley oo dhan i lahaa 50-sano ayaad jirtaa. Waxaan ku iri OK, waan jira. Balse he went and fetched several faraxs as a witness to my admittance of being 50. Sallad!
  14. ^Lol. Lucky you then. Gafuurka u taag dadka and they'll take you seriously. I think it's markaad qososho that confuses.
  15. Sayid, Iga qaleey nooh, shaah aan high ku ahay, i see doubles. edit. Bliss, Allah haddaan ku fahmay qoftaad tahay. Waad ii dhuumatay. I soo fiiri yaah?
  16. ^lol@are you here for work experience. Was it a guy who asked? Illaahbaa og intaan jiro, my mother says I was born while the family was in a geedi on a wednesday, several gu' after abaartii dabadheer. Which makes me any age i fancy to give myself. Sanaddadii abaarahii busle iyo biyo waa haddii laga saaro, koleey 33 waan jiraa.
  17. ^Lol@sibaan u sarqaansanahay. You got the flu too? My goodness, the thing is on the march. It's unbelievable how people have it now. War Allaha idin ka saaro, it's really a nasty thing - especially how it wrecks havoc on the muscles.
  18. Sayid, 'sorry rag ma kala saarto'
  19. Originally posted by sheherazade: I'm a sucker for it; I go weak at the knees, swoon and break out in a sweat. Food maad cabtid? Allaha ku caafiyo.
  20. Subax wanaagsan, bulsho. Miserable or not my morning just feels too good to be true.
  21. salaan sare, abu-Salmaan. Brother it was an honour to meet you at least. Forgive for my little quip about 'dambi is not good for you' Good topic. And praise to the organisers and volunteers of this project. Nothing could be nobler than it. Kudos. Juxa, not everyone was introduced you know? We hid him as our wild card.
  22. Gaarisa, Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya Oh brother hatu, that's just beautiful! Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya sounds just so good!
  23. ^Why is that Arac? You are ruining our dreams woman. Explain yourself, please, explain.