
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
^Cawke, the people of Hargeisa are innocent. Please don't implicate them for what one loud mouth says. Still saas oy tahay, Waraabe been ma sheegin, masaakiinta dhimaneysa kolkeey Sharif iyo X. Aweys hardamaan waa reer Muqdishu - waa dadkoodii. Waa runtoo qayaxan.
-
War of nerves or what. Lol. Sort of. Talow ma Siilaanyo baa hub u soo dagey illeen waa kii intii hore laga ururshaye.
-
Originally posted by Jacaylbaro: I thought last time you were supporting him saying he praised Bugland ,,,,,, Actually, hadaad si kale u eegto, he is praising Puntland again albeit indirectly.
-
NIN AY AFDUUBATAY HAWEENEY UU GUUR KA DIIDEY Nin lagu magacaabo Maxamed Cumar oo 37-jir ah oo degan degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa afduubtay koox dablay ah oo ay soo adeejisay haweeney uu horey u qabay oo ka codsatay inuu dib ugu laabto, balse uu isaguna a diiday. Dablayda ayaa markii la weydiiyey sababta ay u heystaan ninkaa ku sheegay inay ku leeyihiin 3-kun oo doollar, balse mar dambe la ogaaday in xaaskiisii uu furay ay arrinta ka dambeyso, waxaana Isniintii dorraad lagu guulaystay in shuruud la’aan lagu soo daayo. Wariyaheena Yuusuf Maxamuud Warsame(Bidaaye) oo warkan inoo soo gudbiyey ayaa inoo soo sheegay in wiilkaas markii afduubka laga soo daayay uu u baqoolay Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan si uu halkaa ugu badbaado. Waxaad beri ka sheekeyso kol beey ku qabsataa. Alloow sahal umuuraha aan ku daro.
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Paragon replied to Paragon's topic in News - Wararka
^Buuxooy, bal waran. Maxaad sheegtey ayaamahan? -
^Yup. As NGONGE would say, 'clan is everything'.
-
According to war lugeed, Hizbul Islam have vacated the city. Still unconfirmed news. ---- 5 dead as rival Somali Islamist groups fight By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 hour ago MOGADISHU, Somalia — Fighting between rival Islamist factions over control of a key Somali port city killed at least five people on Thursday, residents and medical staff said, in the first concrete sign of a major split in the Islamist alliance threatening the fragile U.N.-backed government. The fighting between the al-Shabab militia and members of the Islamic Party broke out early Thursday morning in five areas of Kismayo, a port city around 310 miles (500 kilometers) south of the capital of Mogadishu, resident Aden Jibral said. Kismayo's taxes from shipping provides a major revenue stream to the insurgency. Mohamed Abdi, a nurse at the Kismayo hospital said at least five people were killed in the fighting and many wounded. "I cannot tell you exact casualty numbers as we are busy saving lives," he said. Sheik Osmail Adow, a spokesman for the Islamic Party, said the clashes began when his fighters come under attack by members of the al-Shabab militia. Al-Shabab spokesman Sheik Hassan Yaqup said his fighters were committed to the defeat of the Islamic Party. The U.S. State Department has designated al-Shabab a terrorist organization. The two groups used to jointly control Kismayo but last week al-Shabab declared themselves the sole administrators. The two sides began swapping insults in the local media and massing fighters on the outskirts of town. The quarrel will be welcome news to the embattled U.N.-backed government. Only foreign intervention, including the shipment of 40 tons of weapons from America, saved the government from losing control of the capital after the Islamic Party and al-Shabab formed an alliance last May and launched a sustained assault. Currently the government, which itself suffers from splits and defections, is only hanging onto a couple of blocks of Mogadishu with the help of around 5,000 African Union peacekeepers. Al-Shabab launched a suicide attack on the peacekeepers earlier this month, killing 21 people. But the quarrel between the two Islamist factions could easily spread to other areas under their control in southern Somalia, prolonging a hopelessly brutal civil war that has already lasted 18 years. Somali forces fight with little regard for civilians around them. Kismayo businessman Mohamud Osman said he could already see women and children fleeing from explosions. Resident Asha Kalil said the two sides were firing truck-mounted heavy machine guns and rocket propelled grenades down residential streets. Somalia is plagued by deadly rivalries between clans, which set up their own militias after the 1991 overthrow of socialist dictator Mohamed Siad Barre. The Islamist movement originally emerged in 2006 as way of unifying the clans and providing order to the chaotic country through a series of community-based Islamic courts. But foreign intervention chased the Islamists from power and they have been fighting a bloody insurgency ever since. New alliances and factions emerge regularly. The only constant is the death and suffering of the Somali people. Copyright © 2009 The Associated Press. All rights reserved.
-
Norf, suspicion reared it's ugly head.
-
Dagaal xooggan oo saaka ka qarxay gudaha Kismaayo ee xarunmta Gobolka Jubada Hoose Posted to the Web Oct 01, 06:45 Kismaayo:-Xoogagga Al-shabaab ayaa saaka waxaa ay dagaal ku qaadeen fariisamo ay Ururka Xizbul Islaam ay ka dagenaayeen magaalada Kismaayo waxaan mar qura magaalada is qabsaday dhawaqa rasaasta iyo hubka culus iyadoo magaalada uu hadda ka socdo dagaal qaraar. Dagaalka ayaa ah mid aan waxba la iskula harin waxaan dagaal uu ka socdaa xaafaadaha magaalada Kismaayo oo dhan ,dadka shacabka ah ayaa bilaabay in ay ka baxsadaan magaalada. Xoogagga Xizbul Islaam ayaa la sheegayaa in ay dib iskaga riixeen weera ay shabaabku soo qaadeen haddana la isla galay xaafadaha ay shabaabku ku jireen walow warkan uu yahay mid hordhac ah balse saacadaha soo socda la ogaandoona xaqiiqda dhabta ah War oo fdaah fahasan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa Insha Allaahu. Cabdi Yare Halgan.net
-
Wallee waa markaad isku qaban jidheen wey jidhaa iyo ma jidho, ood ma jidho u badan jidheen.
-
White man worship. There is already a million Chinese in Angola.
-
Beautiful. Thanks for sharing MMA. I like the Kismaayo one.
-
Sabaaxal kheyr, folks. Hope you are all dandy. --------- Maskaxda iyo ruuxdiyo qalbiyo Mowla nagu beeray Magafiyaxa unuyada jirkoo mila xawaasteena Inta aalad nagu maaxatoo maqadada u heegan Mishinada is wada dhaafayoon magaca loo haynin Mirtaan aasnay, manidaan qubniyo madagti aan riiqnay Macnawiga qarsoonoo ku laran anigu ma aqaanno Illaaheeyse mahad baan u qirey kuman mallaayiin ah Midigiyo bidix mashyiga lugaha iyo marimadii dhiigga Maqsallada, marggiya jiidma iyo xidida meereeysta Maqaarkiyo jirkeeniyo xubnaha socodka miisaama Muuqaalka iyo haybadiyo midab wanaaggeena Afka hadalka soo marahayoo maqalka saameeya Macnawiga qarsoon ee ku dhega anigu ma aqaanno Illaaheeyse mahad baan u qirey kuman mallaayiin ah Mur iyo xuluh, makruux-iyo udgoon shayga kala miira Muudsiga macaan iyo kharaar mid i dareensiiyey Naftu waxaay ka maagtiyo waxeey muhatta laabteeyda 'Magnetka dookha maamka u hayoo maxabbada u seyra Mucjisada basiirada habtiyo madowga heehaaba Macnawiga qarsoonoo ifiya anigu ma aqaanno Illaaheeyse mahad baan u qirey kuman mallaayiin ah ------ Abshir Bacadle
-
Call it trippy, I call i journeying toward light. Destination reached. At last.
-
HERE Now move on...
-
^Maan rucleyn nuunoow. Waan tamashleeyey se. edit Nimanyahow ma samri la'dihiin? Anigu SOL ka hoyo ayaan is lahaa but let me get NGONGE's source for you.
-
Anigu ka baxay halakan iyo SOL-ba. Nabadeey akhyaarta.
-
^Intuition, I heard. Just recently. Are you still around?
-
^Not a legal argument. And not kind of ownernish. I mean here in SOL. Car ka soo jawaab. Also be kind enough to include the names of which ones.
-
Haa haddaa la soo baxbaxayaa. Adeer waad gaabiseen, macal aniga. Ka qulqula. Congratulate.
-
^Now ownership is altogether a different category, man. It's the corruption of comradery. So do you own any from Burco, adigu? Answer please.
-
^MsD&D, oo ma saas ayeey sirtu xasaasi (sensitive) u tahayba? War iga daa hadaba... sex change kute...geeku isagoo qura ayaan wax maal ka ilaashadaa dee.
-
^NGONGE, your very own words are: 'clan is everything'. Need I say more?