Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. If you've clicked at this topic and love Somali poetry then this is your lucky day. The whole book of Gorfaynta Gabayga (in pdf format) by Carraale: http://www.wardheernews.com/Books/Carraale/Gorfaynta_Gabayga.pdf
  2. :WardheerNews W/Q George Kapchits Nov 16, 2009 Nin fadhiyaa soor buu kaa filanayaa, nin socdaana war, baa la yidhi. Maadaama Soomaalidu dad fadhiya aanay ahaan jirin, maantana aanay ahayn, wax war ka muhimsanna horey uma jiri jirin, umana jiro maanta. Dr. George Kapchits Waqtiyadii hore warku wuu iska faafi jirey. Taas oo ay ka muuqato sheekada hoos ku qoran: Waxaa la yiri: Nin ayaa faras fuulay. Meel fog ayuu tegay. Ninku wuxuu rabay inuu ogaado sida warku u faafo. Labo beri meel cidda looga socdo ayuu inta tegay oo dundumo korkeed fuulay, soddohdii oo ku xil leh caayay. Markuu soddohdii caayayey, duddumada godkeeda ayuu afka ku ritay. Taasna wuxuu ula dan lahaa inuu ogaado in aan cidina maqlin. Goonyihiisana wuu iska dhugtay, markuu hadalka cayda ah sheegayey. Markuu yiri wixii uu rabay, ayuu wuxuu yiri: Bal dadku waa kan yiraahda: ‘Warku wuu faafaa’ e soddohday hay I maqasho. Gurigii ayuu ku soo noqday. Faraskii markuu ka soo degay ayuu soddohdii arkay. Wuu salaamay. Wuxuu yiri: Soddoh, bal iska warran! Soddohdii waxay ku tiri: Maandhow, dareen adiga kaa weyn ma ogi! Ninkii wuxuu yiri: Oo soddoh, dareenkaasi waa maxay? Markaasay soddohdii ku tiri: Maandhow, waa adigii wanaagsanaa ee maxaa ku baray caydayda? Markaasaa ninkii afka kala qabtay oo naxay. Wuxuu ogaaday in warku faafo. Wuxuu yiri: Soddoh, yaa kuu sheegay in aan ku caayay? Waxay tiri: Maandhow, dabaylaha ayaa siday warka! Maanta warka waa la faafiyaa, iyadoo la cuskanayo habab farabbadan oo farsamadeed, oo kuwa ugu casriyaysan ay aad u barteen Soomaalida qurbaha joogta. Tusaale cad waxaa loo soo qaadan karaa mareegta la yidhaahdo WardheerNews ee sannadguuradeeda 5-aad oo ku beegan bishan 23 keeda ay u diyaargaroobeyaan dad badan oo aad u qadderiya wararka ay fidiso oo aan anigu ka mid ahay. Waxaan WardheerNews u jeclahay in ay faafiso warar degdeg ah oo dhab ah oo kala cayncayn ah, una qalma niyadda aan u hayo in aan la socdo waxyaalaha hadba ka dhaca Soomaaliya gudaheeda iyo dibeddeedaba. Waxaan WardheerNews u sii jeclahay kaalinta ay kaga jirto dhowridda afka iyo suugaanta Soomaaliyeed ee laga welwelsan yahay mustaqbalkiisa. Anigoo saaxiibbadayda aqoonta leh ee ka shaqeeya WardheerNews ugu hambalyeyneya sannadguuradeeda shanaad, ayaa waxaan u hadiyeyneyaa murti shanley ah oo aan ka bartay nin oday ah oo aan kula kulmay miyiga Soomaaliyeed bishii May ee sannadkakan. Murtidaasi oo odhanyasa: Shan belaayaa Eebbe laga baryaa: Cadho aan laga soo noqonin, Caydh aan laga dhaqanin, Cudur aan laga bogsanin, Colaad aan laga heshiinin iyo Cilmi aan laga intifaacsanin. Waxaan ku leeyahay WardheerNews hambalyo. Dr. Geroge Kapchits Email: geedka@aha.ru ----------------------------- Maqaalo/waraysiyo kale oo uu qoray Kapchits -Waraysi Dr. Kapchits - WDN http://wardheernews.com/Anniversary/16_nov_warku_ha_faafo_kapchits.html -Tooxsasho - By Dr. Kapchits - Video - Dr. Kapchits
  3. Shabakadda Al-Jazeera ayaa Shaacisay inay Ogaatay in Ciidamo Taabacsan Jabhadda ONLF oo gaaraya Tiradooda 60 Askari ay ka garab Dagaalamayaan Ciidamada Axmed Madoobe oo ay Al-Xisbul Islaami Sheegeen inuu ka tirsanyahay. Rumours of Kenyan (CIA) involvement in the push against the Al-Shabaab were already about, but now the rumour mill has thrown out another bit of complicating information (propaganda). What doesn't make sense is that the said ONLF are in principle anti-Ethiopia and since the Americans are the over-lords of Ethiopia, the question is: how can the ONLF justify fighting alongside the Ahmed Madoobe who is himself against the very Al-Shabaab with which share common anti-Ethiopianism? I would like to dismiss Mr Hassan Yacquub's utterings as complete nonsense, however, looking at this matter from another angle, that is if what he says has any truth to it, that, perhaps, a tribal card is being used to overcome principle divergences.
  4. A very good article with a good suggestions to boot. PS: I'm by no means trying to infuriate Oodweyne and embitter his political sensibilities. After all he is a Guru to some.
  5. Dabshid, a pretty lady facing away and a wicked looking oldman?
  6. Juxa, salaamun calaykum, ukhtii. Aad iyo aad baa loo fiican yahay, caafimaad iyo reynreyn ayaa lagu wada nool yahay. Alla mahaddii. Adigu bal xaaladda ka warran. Waxaan Illaah ka baryayaa in aad wada caafimaad qabtaan oo ay reeraha wada nabdoon yihiin. Che, gar la bax horta. CL, who're daring? It's NGONGE right?
  7. ^ Now you've gone as far as calling him 'partially blinded' lol. Ka soo noqo Xaaji.
  8. CL, lol. On which leg though?
  9. The other day I was watching the AS' commando unit. Despite their stunts, I wondered why they changed their outfits from the Afghan style to formal military ones? Is there a shift happening with Al-Amriki's training and direction?
  10. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Then that settles it. Isku Sport kama hadlayno. Obvisouly I am debating with a shisha expert more than a football expert. Wa'inakaa markaa. Xaaji, that's below the belt, really. A man must not be discriminated for his past time hobbies. Congrats to Algeria. They deserved a win after the stone pelting they've had to deal with.
  11. C&H and Che, morning. CL, afternoon and thanks. PS: man whores is not a good thing to say, sweet cheeks.
  12. Must one insult or be rude to have his salaams returned? Good day people. And be nice to each other.
  13. Good afternoon (morning or evening)
  14. me would say this is a malthusian conspiracy to create movie plots that destroy all else ( to deflect the racism inharent in its racist plot) and save Africa minus the black things, I mean people. PS: I did not watch this movie. But having seen the 'The Day After Tomorrow', I can easily understand the plot. The Day After Tomorrow told us the Third World COuntries (warmer countries) came out fine after the disasters but this one (judging from what Salma says) narrows it to Africa. It's a conspiracy! Next they'll narrow it to SOmalia! Actually, what was FlashFowards fascination with Somalia?
  15. 'istaan andha may ambareelaa elaa elaa' tan wey qaayishaa, tan waa shiisha material, tan ma ilkahaa feer looga daadiyey mise waa fanax Lol@quyamo ka tuur.
  16. Hees cusub for ONLF http://www.youtube.com/watch?v=UjojrCSgkQc
  17. isbaaro culus baan meesha taal walle.
  18. Originally posted by Kool_Kat: Let me not get started on timaha nimanka Soomaalida, specially kuwa iyagoo timahooda adagyihiin bidaarta soo galoyso... Bidaarta amaan ha la siiyo fadlan lol.