
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
^^I think the Ethios have found a big enough jail to imprison them all . The fear was that they would be able to escape from Baidoa easily lol.
-
^^Ninkan waa laguu yaqaan, I think he is the author of the Yibir of Las Burgabo. Simply brilliant.
-
^Who designed it man? you? it looks uglyyyy!
-
Rumour has it that Hiraale was forcefully taken to Mogadishu by Ethiopians, and was transported in an Ethiopian Uural vehecle. If that is true, then it means Hiraale has lost Kismaayo for good, because it is said that he won't be allowed back. Nomads, any news on that?
-
Good article. Embarrassing to have figures like yeey purporting to be our president.
-
^^ The more they attsck the more specialist they become. The noose is indeed tightening.
-
Muqdisho: Qarax caawa lala beegsaday Hotel Ambassador oo xubno dowladda ka tirsan ay degan yihiin Khamiis, January 11, 2007 - APL -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho(AllPuntland)- Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidnimadii qarax xoogan la beegsaday Hotelka Ambassador oo ku yaala agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa waxaa riday kooxo aan la garaneyn iyadoo ay kasoo tuureen gaadiid nooca lagu raaxeesto ah xili uu iridka hotelka marayey, waxaana markaasi kadib ciidamadii ilaalada Hotelka iyo kuwa geystay qaraxa ay is weydaarsadeen rasaas xoogan oo mudo 20 daqiiqo socotay, waxaana halkaasi ku dhaawacmay mid ka mid ah ilaaladii Hotelka inta laga war qabo. Hotelka Ambassador ayaa lagu soo waramayaa in xiligaasi uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cali Madoobe iyo xubno kale oo dowladda ka tirsan oo halkaasi deganaa. Qaraxan ayaa waxaa uu daba socdaa qaraxyadii habeenadan ka dhacayey Muqdisho xili aad loo adkeeyay amaanka goobahaasi. Kooxahan geysanaya falalka argagixisonimada ayaa waxay bartilmaameedsanayaan goobaha ay ku sugan yihiin madaxda dowladda iyo ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka, iyadoo howlgalo ay ciidamad dowladda fuliyeen kusoo qabqabteen hub iyo gaadiidkii habeen hore qaraxa ka geystay agagaarka wakaaladdii hore ee hargaha. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho -------------------------------------------------------------------------------- AllPuntland http://allpuntland.com/ Powered by AllPuntland.com ©AllPuntland.com webmaster©AllPuntland.com -------------------------------------------------------------------------------- Dayniile: Wararkii ugu dambeyey Qaraxii ka dhacay caawa agagaarka KLM4 iyadoona halkaasi uu ku dhintay hal qof oo waardiyo ka ahaa hoteelka ,caawa ayaa magaalada Muqdisho lagu dilay ilaa iyo 3 qof kuwaas oo lagu dilay meelo kala gadisan oo ka tirsan koonfurta Muqdisho
-
^^ NGONGE, . Good try. Now, gambar qaadoo, gees fariiso .
-
The TFG, Ethiopia's puppet institution, has made clear its happiness to be part and percel of Ethiopia. Senior TFG members are in record commenting on uniting Somalia with Ethiopia. So, since the TFG attempts such unity, wouldn't they want to do away with the concept of Greater Somalia, by re-designing the most prominent thing that attests to it, the Somali Flag?
-
^^ Che- I don't think Horn's uncle would have an easy ride in Kismaayo. Judging from the opposition he currently faces from the majority of Kismaayo residents, he's better off going to Mogadishu as a Defence Minister, before he loses even that . Horn thought not paying attention to the obvious is called intelligence! Using the most obvious tactics has brought many strategists lots of victory and fortune; doing the very thing that even the fool things is too obvious to be attempted! Horn, fell for the too obvious and today Ethiopians circumvent his uncle's control in Kismaayo's Dekeda iyo magaaladuba.
-
Originally posted by Horn: Even because of the current circumstances, Ethiopia is still not legitimately able to admit it has troops in Somalia but was alleging few "hundred" military trainers even as of yesterday. Why is that do you think Paragon? I assumed you were much to intelligent to be asking simple questions Paragon. Originally posted by Paragon: Adeer, Horn, only if you knew the complexity of these supposedly simple questions, waxbaad garwaaqsan lahayd. Balse, Insha-Allah, mar kalaan taa ka sheekeeysan doonnaa. There are things deemed 'too obvious to be true or to be done'. At times their over-simplications come with the worst consequences. Sidey noqotaba, markuu waaga ifo, ishu araggaa u macalin ah sxb. Horn, what do you say now? You oversiplified the issue and found the erasing of Somalia off the map as too obvious (unintelligent to percieve). But then again Ethiopia's actions only proved the truth in the claim of those MPs who spoke against the PM's plans. If it is not too obvious, I would not be surprised if Ethiopia decides to re-desgin the Somali flag to erase the evidence of our claim to Somali Galbeed. PS: Lol. You didn't picture things to turn out this way, horn?
-
A dangerous twist to the tensions. A businessman killed in Beer-Xaano. Xiisadihii ka jirey deegaanka Beerxaano ee duleedka Kismaayo oo sii xoogeystay, ka dib markii la dilay nin ganacsade ah Mogadishu Xiisadihii ka aloolsanaa deegaanka Beer-xaano ee galbeedka magaalada Kismaayo ayaa sii kululaaday ka dib markii shalay dad lagu dilay halkaasi, inkastoo ay soconayaan dadaalo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadahaasi. Xiisadahaan dagaal oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxa ay haatan mareysaa meel aad u adag, ka dib markii shalay nin ganacsade ah lagu diley mid kalena lagu dhaawacay duleedka Beerxaano ee galbeedka magaalada Kismaayo. Ninka la dilaya yaa waxa uu ku sii jeeday sida la sheegay meelaha Miyiga ah, iyadoo ay jidka u galeen kooxo hubeysan oo ka mid ah maleeshiyooyinka isaga soo horjeeda deegaanka Beerxaano ee galbeedka magaalada Kismaayo. Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda magaalada Kismaayo ayaa wada dadaalo ay ergooyin nabadeed ugu dirayaan deegaanka Beer-xanao si ay u dajiyaan xiisadda, iyadoo wasiirka G/dhigga Barre Hiiraale uu isna sheegay in ciidamo kala dhex gala labada dhinac uu u dirayo deegaankaasi Xafiiska warqabadka Allwadani Mogadishu Allwadani NewsDesk somali1960@yahoo.com allwadan@allwadani.com Muqdisho. Somalia ---- Kismaayo: Dakadda Kismaayo oo maanta la furay iyo rabshado waawayn oo ka soconaya magaalada Kismaayo. Arbaco, January 10, 2007 - APL -------------------------------------------------------------------------------- Kismaayo (AllPuntland)- Wasiirka gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in dakadda magaalada Kismaayo ay u furan tahay. Furitaanka dakadda ayaa waxa uu yimid iyada oo magaalada Kismaayo ay ka soconayaan rabshado ballaaran oo ay wadaan qaar ka mid ah beelaha wada daga halkaasi. Qaar ka mid ah beelaha daga gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay ka biyo diidsan yihin qaabka loo qaybiyay awooda maamulka halkaasi dhowaan laga dhisay. Waxaa soconaya mudaharaadyo iyo rabshado aad u ballaaran oo soconaya , kaasoo lagu dhaliilsan yahay qaabka maamulka iyo qaabka loo qaybsado dhaqaalaha gobolkaasi ka soo baxa. Isku soo wada duuboo rabshadahaani ayaa waxa ay ku soo aadayaan xilliga furitaanka dakadda magaalada Kismaayo. Waa markii ugu horaysay oo dakadda magaalada Kismaayo la furo tan iyo markii maamulkeeda la waydaariyay maxkamadihii muddada gacanta ku hayay. Mahad Jama Koronto AllPuntland -------------------------------------------------------------------------------- AllPuntland http://allpuntland.com/ Powered by AllPuntland.com ©AllPuntland.com webmaster©AllPuntland.com »Barre Hiiraale oo looga yeedhey Muqdisho arimo la xidhiidha is faham la aan udhaxeysa Barre iyo magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wasiirka gaashaandhigga dawladda KMG ah Barre Hiiraale looga yeedhay magaalada Muqdisho arimo la xidhiidha isfahamxumo soo kala dhexgashay wasiirka iyo dadweynaha ree Kismaayo intooda badan kadib markii wasiirka lagu eedeeyey inuu wado talaabooyin ka dhan ah daganaanshaha magaalada Kismaayo isla markaana uu wato qorshe u gooni ah oo aysan dawladdiisu waxba ka ogeyn. Barre Hiiraale oo ahaan jiray qabqable ka talin jirey magaalada Kismaayo ka hor intii aysan ciidamada maxaakiimtu ka awood roonaanin ayaa magacaabey gudi uu ugu magacdarey guddida amniga taasoo odayada beelaha ugu badan Kismaayo ay ku gacansaydheen. Odayada Beesha ------ iyo Beesha ------- shir ay si wada jir ah u qabteen ayay ku dhaleeceeyeen dhaqdhaqaaqa Barre uu kawado gobolka gaar ahaan magaalada Kismaayo iyagoo codsi u direy dawladda KMG ah ay ku codsadeen in Barre loo yeelo shaqadiisii wasiirnimo. Warar ku dhawdhaw dawladda KMG ah ayaa sheegaya in Cabdullahi Yusuf uu amrey Barre inuu qabsado shaqadiisa ah Wasiirnimada isla markaana uu qaybweyn ka qaato uruurintii ciidamadii Qaranka Somaliyed maaddaama uu yahey wasiirka gaashaandhigga ee dawladda. Barre Hiiraale ayaa lagu wadaa in maalinta bari ah Arbacada 10.01.07 [today, right?] ugu anbabaxo magaalada Muqdisho si ay isu arkaan Cabdullahi Yusuf. KismaayoNews.com
-
^^ Lol. The fella is nuts. The money he is talking about is the one collected for the floods victims, which obviously had to pass through the hands of the then authority, the ICU. I am not sure about his remarks as the guy is known to spew nonsense every time he speaks. If I were a journalist, a prominent question I would have asked him would be: do you want the flood victims to die of starvation because you object to helping them, just like your father used hunger and famine to punish the people of Baidoa in the early 1990s?
-
^^ The other problem is, as I heard, the ICU has returned some of the properties in Kismaayo to their rightful owners and that Hiraale's folks are demanding these properties back! I was told this by a friend whose owns a property in Kismayo, who was also born and bread in Kismaayo. If this is truly, then it is beyond ownership of the city's control. As far as I am concerned, Hiraale's clan have every right to be in Kismaayo, however, they should at least make sure rightful ownership of properties is maintained. All isn't doom and gloom under Hiraale. The stories I heard about the man's behaviour towards residents is pleasant, I was told.
-
^^ Lol@diaper. Castro I think he's gonna take offence of the diaper .
-
^^^ Waryaa reer LaasQorey badan baa Kismaayo iyo baadiyaheeda degan ee sidaa ula soco . A leap you say, they'll sweep in from the sea and the ground, qaarna geedaheey kaaga soo dhici sida kumaandoos .
-
^^Adeer if you knew you were gonna cry needlessly, why start the whole story to begin with? Adigaa kaftanka meesha la yimi hadana adigaa ooyaya! Cidi iyadoon reerkaaga waxba ka sheegin ayaad hadal hoosaasin ah la timi, markii jawaab yar lagu siiyey waad qeyli dhaamineysaa. Aniga bal dib u fiiri hadalaad igu tiri, ma aragtey anigoo ooyaya? Adiguse ama afeef hore lahaaw, amba adkeysi dambe!
-
^^you don't say?
-
^^ markii wax laguu sheegaad wax garataa ma maqli jirtey? lol ----- Culimaa'uddiinka iyo waxgaradka Qowmiyada Oromada oo baaq cabasho ah u jeediyay dawladda kmg. 09.01.07 Muqdisho:-Culimaa'uddiinka iyo waxgaradka Qowmiyada Oromada oo maanta kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday dawladda kmg in ay wax ka qabato xasuuqa iyo afduubka lagu hayo dad ku abtirsada qowmiyadaasi oo noqotay badeecad si weyn ay uga macaashaan maleeshiyaadka hubeysan ee ku sugan dalka Soomaaliya. Cabashada ka soo yeertay qowmiyada Oromada ayaa ku soo aaday xilli dadka ku abtirsada qowmiyadaasi lagu qafaalanayo isla markaana lagu xasuuqayo gobollada dalka iyo caasimada Muqdisho, waxaana ugu danbeysay afduub loo gaystay 13 ruux oo ku dhaqnaa degmada Jowhar. Guddoomiyaha qowmiyada Oromada ee dalka Soomaaliya Maxamud Sheekh Xasan ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay ugaarsiga lagu hayo dadka Oromada ah ee ku hoos nool shacabka Soomaliyeed,waxa uuna sheegay in falalkaasi foosha xun aaney qaban qowmiyada Oromada ee soo galay dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 1969-kii. Waxgarad kale oo ka tirsan qowmiyadaasi oo ka hadlay kulankaasi ayaa ku booriyay dawladda kmg iyo shacabka Soomaaliyeedba in ay ka hortagaan tallaabo kasto oo lagu beegsanayo dadka rayidka ah ee Oromada ku abtirsada, waxa uuna sheegay in ceyb iyo lama arag ay ku tahay shacabka Soomaaliyeed in ay eegtaan walaalahooda Oromada oo la dilayo ama la afduubanayo ayadoo aaney jirin cid ay wax u dhimeen
-
Originally posted by ThePoint: ^Oh Lord - here it goes again. Will one of you simply retire with whatever small shreds of dignity that you may have left after this exchange? :rolleyes: Maxaad ka hadleysaa, ThePoint? Maxaad uga dhigeysaa in meeesha lagu karaama beelay oo aad wax la buunbuunineysaa? Mise halagu maqlaad dignity iyo sheekada aan meesha oollin i noo la timi? Fiqi ha sheego wuxuu rabo ee bal adiga doc isjooji sxb.
-
Che- He might be their village's something. Have you thought of it that way?
-
Originally posted by Sheikh Fiqqikhayre: To Mr. Paragon the hate-filled individual in here bro isn't it an open-secret that my clan is the most despite and hated in Somalia? Yes we were even the most hated before this latest actions, I guess we're hated constantly for our 'visions' because as you know it Mudug is the birth place, where visions are born! Yet another one called federalism was born from the brains of the sons of Puntland once again we lead the way brother, so don't hate, I know the clan gets envied due to their visions and remarkable achievements but hey don't hate the clan but your 'grandfathers' Paragon, although I'd admitt that you probably one of those hate-filled would be sanaagians! Bow bow boowe! Taa maxaan ka iraahdaa talow? Halkaaseey isugu kaa biya shubatey. Hadaad ahaan lahayd waxa ay reer Waamaha yiraahdaa 'maadooqoo' wax la gartey ahaan lahayd, balse nin rag ah oo 'waa nala necebyahay ee ha naloo qirto' ku andacoonaya, maxaan ka yeelaa? lol
-
^^Adiga waxa Valenteenah kuu bixiyey baa hada laysku heystaa! Meeday Barwaaqo!
-
Lol. War maxaan bilaabey!