
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Horn, ninyow, sincerely, what is your position on this altogether?
-
Diyaaradaha ethioppia oo duqeeyay Bali-doogle Diuyaaradaha dowladda Ethiopia ayaa duqeeyay garoonka Balidoogle ee gobolka Sh/hoose, iyadoo wali aan la soo sheegin qasaaro 25,Dec,06 -Shabelle
-
Originally posted by Castro: ^ The bombers themselves have admitted it. What would you call a person who still denies this. Nacalatulah calayk dheh. Yup, shame indeed. Was listening to Diinaari on the BBC yesterday denying that bombing took place. Foolishly, he was speaking few hours after Ethiopia admitted the bombings. Rediculous really.
-
Hiiran front Latest: War concentrating in Jiracle 25km from Beledweyn!
Paragon replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Illaahoow ceebtayada astur...reerka ma Ethiopia u alalaas ayuu ku dambeeyey? -
^^ yeah, very civil of them lol.
-
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Waxaa Maanta Dagaalkii Maleeshiyaadka Maxaakimiinta iyo Ciidanka Dowlada dhexmaray ku Dhintay Sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur Rooboow iyo Maleeshiyaad uu watay, Waxaana la Xaqijiyay in ninkaas iyo Ragiisiiba ay alaysteen. Dagaalka maanta ay soo qaadeen Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ayaa laba dhinac ahaa waxaana wararku nagu soo gaarayaan in Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ay maanta oo kaliya ka Geeriyoodeen rag lagu sheegay 350 oo nin oo u badnaa ragii uu watay Sheekh Mukhtaar abuu Mansuur Rooboow. Wali waxaa socda dagaalkii isaga oo galay maalintiisii 5aad ayaad hadana waxaad moodaa in Maleeshiyaadka Maxaakimiintu aanayba ku quusan dhowrkii maalmood ee aanu soo dhaafnay dhibaatadii ka soo gaartay Dagaalkii weerarka ahaa ee ay ku qaadeen ciidanka Dowlada Federaalka ah iyo Magalada Baydhabo. Dhinaca kale Magaalada muqdisho ayaa la sheegay in lagu soo daad guraynayo Dhaawacyo farabadan, oo u badan Dhalinyaro aad u da’yar oo aan dagaal iyo Xabada waawayn horeyba waxba uga garanayn. Idamaale News
-
LOl waryaa, ma anaad igu soo kara fireysey? Anigana I would be conducting my investigation of Gedonet horta. I think I have seen saansaanta horn in that website
-
Waa runtaa. We just have remain outlaws in the wild south for the time being- seeking the UIC revolution just as Che did in South America?
-
Horn, OK. I won't be surprised if SOL becomes a battleground of direct propaganda very soon.
-
How did you make the connection horn? Tell us more sxb.
-
Oh, Bandiiradleey, aren't you the stirer of hearts. [PS; aniga iyo Che [possibly SB] must be among the stooges of the Courts, since we don't trace our linage to the same dead old guy, which the courts descend from .]
-
Lol, Brown. Waxaan maqliyey: 'Geelloow daaq oo daaq, balse markaad Ciin daaqdaad laguu yaabaa'. Lol marka raggan waxaan leedayahy Ciin beey daaqeen oo sidaas ka dhigey? Allow Ciinka na gees mari.
-
Originally posted by Che-Guevara: I don't know the man, and unfortunately I didn't get to meet him during his little excursion to boston, but the idea of kaabi Qabiil is an outdated one. Hopefully he bring unity and peace to his people. Che- indeed. We can only hope that we becomes a great leader who unites his people. Such leadership has been missing for a long time and ushering it in now would be a great step forward.
-
See all the pictures in here. I am thinking, this Garaad portrays an aura of greatness. The man's presence, I heard, is powerfully uniting- so I was going to ask, are we witnessing the emergence of an iconic Garaad for the, primarilly, the inhabihants Sool and Sanaag? Hmmm...many people I have spoken to say the King possesses great qualities such those 'Maxamed Cali Shire' had, as concerns reer Sanaag. What is your take on this?
-
^^Yes Che. Here is PuntlandPost's take on it adding 10 to the count of the arrested: BOOSAASO : 70 Dhalinyaro ah oo looga shakiyay falal-burcadnimo ah oo ka yimid Koonfurta dalka oo Ciidanka Booliska ay gacanta ku dhigeen Posted to the Web Dec 22, 17:41 Boosaaso:-Taliyekuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland G/sare C/casiis Siciid Gacameey ayaa sheegay in Ciidanka Kaantaroolka ay maanta qabteen in ka badan 70 dhalinyaro ah oo u ku tilmaamay kuwo tababar oo doonaya in ay khal-khal galiyaan ammaanka gobolka. Taliyekuxigeenku wuxuu sheegay in ay dhalinyaradaani ay yihiin kuwo tababaran oo ka yimid Koonfurta islamarkaasna doonaya waa siduu hadalka u dhigaye in ay fowdo iyo qas ka sameeyaan magaalada Boosaaso si la mid ah qaska ka socda Koonfurda dalka. “Shaki anaga noogama jiro in ay yihiin dhalinyaradaani kuwo fowda-wadayaal ah , maxaa yeelay cidkastaaba waa garankartaa dhalinyaro tiradaas le’eg oo hal-gaari la wada socda maxay yihiinb danaha ay leeyihiin ? , anaa iskujawaabaya waa in ay dhibaato ammaan-xumo sameeyaan ayuu yiri”. G/sare wuxuu sheegay in aysan iminka diyaar u ahayn in ay xabisaan balse ay si dhakhso ah ay dib ugu celinayaan deegaamaadi ay ka yimaadeen. Dhalinyaradan oo ah kuwo aad u da’yar ayaa oo wax laga waydiiyay ujeedada safarkooda Boosaaso ayaa qaarkood waxay sheegeen in ay doonayaan in Tahriibaan halka qaar kalana ay sheegeen in ay shaqooyin u soo raadsadeen magaalada Xeebta ah ee Boosaaso. Maamulka Puntland ayaa inta badan dib u celiya dad ay sheegeen in ay uga shakiyeen in ay doonayaan in ay fuliyaan falal-burcadnimo , ku waa soo ay sheegeen in laga soo diray Koonfurta dalka islamarkaasn aad u tababara. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com
-
^^^Lol@Buraanbur. . Thank you adiga iyo Abaadir ilma adeerayaal. And thanks Pi, for mentioning Janna and angles joining the chorus of my singing, to get that kind of back up singers must be heavenly . Brown lol, iska daa raggan, wey yara dacareysan yihiine . Thanks bro. Caaqil, lol. I think wixi igu aasnaaba intaas ayey ahaayeen sxb. Xog Ogaal...don't worry bro, my lines are easily understood because of the daily words i've used. Look closer, its easy sxb.
-
Dad lagu xirxirey Bosaso 22 Dec 22, 2006, 10:59 Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah oo u dhashay Goboladda Koonfureed ee Somalia ayey ciidamada Booliiska Puntland ka qabteen magaalada Bosaso. Mar wax laga weydiiyey taliye ku-xigeenka ciidanka Booliiska sababta dadkaas loo qabtay ayuu sheegay ay amniga sugayaan, laguna qabtay hawl-gal amni sugid ah. Sidoo kale, Taliyuhu wuxuu sheegay in dadkaan lagu celin doono Goboladda Koonfureed ayna gaarsiin doonaan magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Dad xogogaal ah oo aan khadka taleefoonka kula xiriiray ayaa noo sheegay in Maxaabiista markii xabsiga la geeyey laga xiiray Timaha, taas oo aan la aqoon sababte keentay. Ma jirto wax dambi ah oo ay ciidamada Booliisku ilaa iyo hadda ku soo eedeeyeen dadkaan laga qabtey suuqyada magaalada Bosaso. Axmad Maxamad, Garoweonline
-
^^ Xog Ogaal, horta where do you think is my ancestral home? Mogadishu or the south? No brother, I originate from Sanaag Bari and that makes me either a Puntlander or a Somaliland if I wish it. But I don't because I find these two entities unrepresentative of the interests of the people, because their system of governance is not desirable. Marka when I speak of Cade Muse, I speak as someone who shares general qabiil with him. And knowing that his rule is some sort of an African dictatorship, I opt for the eternal alternative of Islamic Sharia. Now are you telling me as a member clan collection, which is Puntland, I cannot make my concerns known? Or does the concidence between my desired rule of law (Islamic) and the UIC's propagation of it, so bothersome? By saying puntlanders has wadaaddo of their own, does this imply that other tribes of Somalia (especially of the South) are incapable or unfit to spread the word of Allah to others? Is it therefore a crime to listen to the good things they say and is it treasonous to follow their example if they sort their affairs though Islam while at their homes?
-
^^ Lol Kashafa, sidaas iigu sheeg. Aniga iyo of noble birth ideas of the tribalists are not in good terms. That is why I was agast when I read it inside Xog Ogaal's post. I somehow thought the fellow was much better than that. Xog Ogaal, apologies sxb.
-
Ethiopian tanks roll toward Somali battlefront BAIDOA, Somalia - Ethiopian tanks rolled to the battlefront on Friday as Somali Islamists and Somalia's pro-government troops pounded each other with artillery and rockets in a fourth day of clashes edging closer to all-out war. The Islamists said they would send ground troops to attack en masse on Saturday, as opposed to fighting from a distance with heavy weapons as the two sides have done so far, ignoring a European peace initiative. "Our troops have not started to attack. From tomorrow the attack will start," Islamist deputy spokesman Ibrahim Shukri told a news conference. Witnesses near the fighting on two fronts near the government's encircled stronghold of Baidoa in south-central Somalia said they heard the rumble of armor before dawn. "I was awakened this morning by heavy sounds of tanks. I woke up and saw seven Ethiopian tanks heading toward Daynunay," Baidoa resident Abdullahi Ali told Reuters. An Islamist fighter near one of the fronts in Daynunay said the tanks had attacked his unit, and he was awaiting anti-tank weapons to fight back. "We can see Ethiopian tanks. They have started firing heavy shells at us," the fighter, who declined to give his name, told Reuters by telephone. The Ethiopian government declined to comment. If confirmed, the involvement of the tanks in the battle would raise the stakes in what is already the most sustained combat so far in a fight many fear could mushroom across the Horn of Africa, sucking in rivals Eritrea and Ethiopia. Daynunay is the government's forward military base about 20 km (12 miles) southeast of Baidoa. Ethiopia has said it has military trainers there, but not combat troops. The other front, Idaale, is 70 km (44 miles) southwest of Baidoa, a southern agricultural trading post which is the only town the government controls. New front? The Western-backed, but ineffective, government and the Somali Islamic Courts Council (SICC) say they have killed hundreds of each other's troops across the brushy flatlands around Baidoa. The figures could not be independently verified. Fighting began late on Tuesday, as an SICC deadline for Ethiopian troops to leave Somalia or face a holy war passed. By Wednesday night, it was clear the European Union's announcement the same day that the two sides had agreed to restart peace talks and stop fighting had begun to ring hollow. The SICC has taken control of most of southern Somalia by dint of its military might and imposition of strict sharia law. Washington and what it considers to be its top counter-terrorism ally in the Horn of Africa, Ethiopia, say the SICC is led by an al Qaeda cell, which the military-religious movement denies. The SICC says it has the popular support the government lacks, bringing law and order to a nation convulsed with anarchy since dictator Mohamed Siad Barre was ousted in 1991. The SICC said Ethiopian troops were moving by air and ground toward Galkaayo, a strategic central Somali town held as a forward defense base by government-allied Puntland fighters. "We hope fighting will simultaneously start there too. We call upon the Somalis to rise up and join in the jihad," SICC Secretary Ibrahim Suley told reporters. Ethiopia and Somali President Abdullahi Yusuf, a Puntland native, are keen to keep the relatively stable, semi-autonomous Puntland region and its strategic ports out of SICC hands. A Puntland fighter said by telephone from near Galkaayo: "There is a lot of troop movement. From the way things are going, fighting can start any time." Reuters
-
I got two questions for you, if you are of noble birth(I should trademark this phrase ) F'ing hell! Xox Ogaal, were you hidding such tribal nonsense? Isn't all the Somali and Muslim nation of noble birth? What is wrong with you man?
-
^^I did sxb. The guy is good at his art, I must give it to him. Some people (whom I strongly believe are very tribalistic) think he is not good enough poetically but I enjoy reading and listening to Abshir Bacadle's poetry. Pure delight.
-
Xiinfaniin, pay attention to my amateur poetics . Tayo beele curaddadii markeey, tigre u yeerteene Xukun tiigsigiisa mooye ka tage, Tubihi toosnaaye Tab dabaal ninkii aan oqoon ayaa, moolka tiimbada e, Alloow talada soo toosi baan anigu, abid ku taamaaye Taageer tolkeey Allahayow intii, diinta garab taagan. Warmahana tumaatiyi tigraha tiro dhamaantood e Oo Tuugta Baydhabo ka yeel, Tacab lumoon tarmin.
-
Qax ka bilowday gobolka Baay + 60 baabuurta gaashaaman ah oo ay leeyihiin ciidanka Itoobiya oo Baydhabo soo gaaray December 22, 2006 at 1:04 pm | In Uncategorized | Deegaannada ka tirsan gobolka Baay oo maalintii afaraad uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada dawlada oo ay teegeerayaan Itoobiyaanka iyo ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ayaa waxaa ka bilowday qax ay shacabka kaga cararayaan dagaalka dushooda ka dhacaya. Deegaanada Baydhabo, Iidaale, Xabaal Baarbaar, Safar Noolays, Raamo, Cadeey, Moodamoode, Doynuunay iyo Buurhakaba ayaa waxaa ka bilowday qax. Dagaalkan ayaa dadka shacabka ah waxaa ka soo gaaray dhibaatooyin farabadan waxaana daagalka ku dhammmaaday duunyo/xoolo farabadan oo dhexda u galay dagaalka. Xiritaanka jidka isku xira Muqdisho iyo Baydhabo oo uu dagaalku gooyay ayaa waxaa uu sababay sarakac ku yimid qiimaha waxyaabaha daruuriga ah oo ay ku jirto dawada. Dhinaca kale waxaa Baydhabo soo gaaray oo durbadiiba u gudbay jiida hore ee dagaalka 60 baabuurta gaashaaman ah oo ay leeyihiin cidanka Itoobiya. Dhaawaca ciidanka Itoobiyaanka ayaa waxaa loo qaadayaa Itoobiya halka dhaawaca ciidanka dawladana lagu dawaynayo Isbitaalka Baydhabo oo aanay joogin dhakhaatiirta daweeya dadka ku dhaawacma dagaalllada ee ka socda ha’yadaha ay ka mid yihiin Laanqayrta Cas iyo MSF. Xaalada dhaawaca ciidamada dawlada ayaa aad u liidata waxaana isu biirsaday dawo la’aan iyo dhakhaatiir la’aan.