Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^^LX, waan ogahay sxb laakin these new singers are here to stay. However much unoriginal they are, they'll never stop repeating the words of the old legends. Waa sidaad sheegtaye xikmaddii wax lagu allifi jirey ayaa maqqan. Adeer, the song you are listening qaybtan: Wakhtigu ways daba socdaa adigoo deganaa abaar marbuu dirir kuu da'aayoo daruuruhu kuu curtaano xareed ku dabaalataa ..ayaan aad uga helay. Amazing lyrics. Ma xusuusataa 'Gaasirey Inagu beysku keen diraayaan' ee uu isla heesaagan ku luuqqeeyey? I can't remember goortii ugu dambeysey ee aan maqlo heestaa iyada ah. Thanks for the reminder sxb....
  2. ^^Maybe they are just cuddling . Look at it from another angle. Valentine day ma maalinta isku soo dhawaanshaha iyo dhunkashadaa?
  3. Ibtisam, what you are doing is really commendable, considering the number of Somalis getting arrested under terrorism act (and also the Somali youth who now constitute the largest percentage of inmates in youth offending centres such as Feltham). In both cases, the statistics are shocking but the amount legal aid they recieve can be found wanting.
  4. MKA Yonis says: Che and all the others, they likely have E-Passports themselves , so stop denying the Somali people a secure passport that cannot be forged and that will establish their true identity therefore making it easier for them to travel outside the country! Mr Yonis, I cannot deny the fact that some of us may already have E-Passports. In fact, in America, some may already have it but in the United Kingdom, there is an opposition against it. At least it hasn't been accepted by the public and why has it not been accepted? Because some believe that the use of Bio-metric technology in the issuance of importance documents such as passports and other IDs 'may infringe upon the privacy and civil liberty rights of the citizens'. The UK at least has well-informed groups and individuals who can oppose the imposition of such idenfication processes. The UK is also a democratic country that has in place a means of opposing such government plans. Even if the UK's current government makes such technology compulsary on its citizens, one thing you must realise is that the UK isn't a country that has gone through sixteen years of barbaric civil war; where individuals within clans have come to know each other as sworn enemies, where individuals are traditionally targeted as per their worth in the clan. Clans are not political parties that contain people from all spectrums of society; they consist of specified group of people that collectively adapt or oppose a government or a social arrangement in which they are part. When such happens, as had has happened during Siad Barre's dictatorial rule, entire clans and their leaders recieve collective punishment. This is where the process of implementing punishment collectively becomes entirely simplified by Bio-metric technology. Such technology, if it falls on the hands of the wrong people (such as clanly-organised intelligence cells manned by the ruling), it becomes deadly. Just image Saddam's Tikriti terror cells equiped with the most precise technological tool for individual and group idenfication. Thus, the potential exists that all dessenting voices and groups would be pin-pointed, tracked and if found necessary, nipped at the bud of their dessent. Although, undoubtedly, Bio-metric technology has its advantages, when dealing with a nation crippled by the long war's enmity, with possible vengeful dispositions of some clans against others, its disadvantages, currently, outweight its advantages. The Somali Nation, in its current condition, does not need Bio-metric technology. First, the Somali Nation needs urgent help with the problems (hunger mostly)under which its people suffer. Second, it needs national reconciliation and third, it needs time to heal its wounds and forgive itself. Fourth, it needs bridge-building schemes between all different groups of citicens. Only then could unnecessary adventures such as introducing Bio-metric identification be considered. Not now at least, now that thousands need help with their survival and women and children are dying of cholera in their hundreds.
  5. ^^Is that what you are most afraid of? To be cought red-handed in a video store renting a red tape?
  6. A massive database with an unprecedented amount of personal information would is created which gives government the power to "extend surveillance" of the population, which is something the will Worsen harassment of ethnic minorities or clans. They would provide another pretext for ethnic wars/ targeting religious people. Actually, I won't be surprised if the president's sub-sub-clan uses this bio-metric technology to monitor and mute other clans percieved as rivaling their power. This would mean bio-metric technology coming to the resuce of primitive clanism. Allaahu mana jinaa! Fellow Somalis, if you are thinking of getting hold of this sort of passport, think twice!
  7. Ern, you should say E-thiopian passports. Congrats to rania. She did indeed run in the first position to get hold of an Ethiopian passport.
  8. ^^Thanks nuune. Markaan soo gudbiyey sheekadan websiteku caadi ayuu ahaa balse goor dambe ayuu kharibmay. Aad baad ugu mahadsan tahay xiriirinta aad inoo sameysey.
  9. Wagerey aduunyadu, jacayl wabax ma noqonine...wabla uga ma jeede..wiil aan dhaley ma siistaay! The classic song beautifully re-done by Kaskey... it rocks. I know the original singer's version is unsurpassable but Kaskey's take on it isn't bad. Kaskey has previously taken on heavy-weight songs such as 'Dawadii naftaydaay' by Abdinasir Macalin and now some of his songs in a new album, he is taking on Abdi Tahliil. He has done well so far. Enjoy! PS: Sida Faras Bullaale ah by Abdi Tahliil is currently sang beautifully ( I must add) by a new singer whom I cannot know his name. Any idea what this guy's name is?
  10. ^^ I am yet to catch a glimpse of you. You are right, a little mystery sometimes works wonders. Paragon looks very benevolent and wise, wheather that is true or not is debateble. Lol. Not true. I am not benevolent and wise (I wish I was). But thanks lily .
  11. Xiin, Waad cas tahay in la i yiraahdo waan iska jecelahay Xiin. Runtase Illaahbaa og lol. Laakiin sawirka aad Castro ka heyso ayaa cajiib ah! Waa nin si alle isaga gaaban oo ookiyaalle mugdi qam ah xiran har iyo habeen ...lol. Allow sahal umuuraha... Che-na waad tiri waa arday caato ah oo ay dabeeshu hadba gees u qaaddo lol. Yaa kale? Brown...waad sheegtey inuu yahay nin biid ah ..ka waran hadaan ugu yeero ninka ay reer Waamuhu yiraahdaan Biid-Xaar
  12. ^^Lol Xiin, waxaasaa odeynimo ah. Laba-xidigleynta iyo sadexleynimaba waa lagu boorriyaa ragga da'da yar oo idil . Adeer Brown, xiin taladiisa yeel anna faatixada aan kuugu marnee . Xiin, sawirkaa aad u aragtid waa berigaan wiilka ahaa ee aan ilkaha sare lahaa ...hadase, ciddii i aragta garkeyga quruxdiiseey la maansha-Alleeysaa . Laakiin weli heer Garweyne laygu yeero ma gaarin balse adaan taa kugu tuhmayaa sxb lol. Gar ninkii lahaa ku yaal iga dheh! Brown loool@Eegan iyo Aggah! Ina Aabooy unbaa kaa dhiman. Rageedii baa tahay sxb lol.
  13. Brown lol. Hadaan fahmey! I wasn't exhibiting anything aniga . I just used an avatar I had in my blog actually. Is that what is called exhibitionism? Oh I got it now. Yeah, I wasn't expecting the flash markaasuu inkaar-qabi-waayaha wac igu siiyey sawir..but I still had my eyes wide-open incase people say...ninku waa geeljire oo sawirkaa ku cusub. Waxaasi waa iga indha-adeeg sxb . Originally posted by Fyr: quote: Ok I’m little bit mixed up over the palestinian and israelis, ok which one is throwing the rocks? Fyr, I just couldn't stop laughing. 'Ok I’m little bit mixed up over' is Somalia Ethiopia or Ethiopia Somalia-which one is invading which? ...
  14. ^^Lol. Castro, don't alarm me now. The clown isn't remotely my look-a-like or he won't be even if I go bold . I have softer hair, you see? And he has afro - as the saar ladies use to recite: 'Bis-qoolleey lama bilbilo, gardhaa lagu faantamaa, gardhaa goob lala tagaa'. PS: What exhibitionism?
  15. Paragon

    Car i daar

    ^Loool@maalin jawigu kaa xunyahay! Odeygu maalin jaadku uu bargo' ku yahay oo ay sanifaaddu sanka ka saaran tahay ayey inan bidaar leh u muuqatey ! Maa caleesh. Waa laguu yaqaan maalmaha xeyraanku badanyahay . Lol@LX. Adeer, adigaa dameeraha dhaqan-jirey misna ma anaad i moodey lo'leey lol. Waa ku sidee adeer, meel hayga dhicin! Goodigu aniga waa laygu yaqaan oo markaan goodiyo gacanteyda ayaa abid layska ilaalin jirey...oo waxaan ahaa nin gacan-godinle ah aa ragga halbowlaha masaar tumaatiya. Marka inkastoon iska yara odeyoobey welise xeeladdii dagaal iyo tabkii qoor-qoynta ahayd weli ma aanan illaawin! Che- Lol, adeer saa kamaan wadin. Waxaan tallaalka ula jeeday in timuhu xagga danbe ee dhakada ku badan yihiin in xagga hore loo soo guurin karo .
  16. Paragon

    Car i daar

    ^looooooooooooooooooool. Arlio, oo adigu halkeed ku baratey baruuko habeenkiina la meydho, maalintiina madaxa loogu labiso . Si kastaba ha ahaatee, wallee sanco cusub ayaad ii sheegtey! Timahan ii tallaallan xajiin igu kiciyaan!
  17. Paragon

    Car i daar

    ^^ Hair regeneration ayaa la yiraahdaa adeer . Waa aduun casri ah oo timahah inta meel kale laga soo guro ayaa meeshii la doono lagu tallaalaa lol. Bidaartii iga soo baxdey berigaan Suufiga ahaa ee waagii aan siyaarada urursan-jirey ee aan Bunkana ku subkanjirey, anigoo qalloonka ruugaya halkay ka baxdey cidi ma taqaan! Fey baan ka noqdey adeer! Waa Yurub xaalku, ee adiga bal indhihii xuubka uu kaa saarnaa iska fiiq
  18. Paragon

    Car i daar

    Wiilkaagan goobta ka foorfoorinayee ee cagajugleynayow; wallaanu derisku baqa-ku-maal ahayn! Wiil is waalaba waabiyaa hela, so ma aadan maqal? Haduu fakkadkaagu bato oo laguu maaro waayo, in sinsaaryo lagugu dadbo ayey ka furan waayi-doontaa, markaasaad ku ilko waayi . Intaanan goonkaaga gubada laguu cuskinin dhaarta ka waantoow!
  19. Sorry the link seems to be broken. Waxaa suurtagasha in websiteka dhamaantiiba dib-u-habayn lagu sameeyey!
  20. Ina Niiqle qaylada ka timid qawl aan ka iraahdo Wiilyahow nin kula qeyra baa lagu qaraaxaaye Qummansho wixii aan ahayn waa qar soo dumayee Qadar nimaan lahayn hadlkii waa lagu qatoobaaye Loooooooooooooool@Ina Niiqle. I use that name on a quarelsome fellow I know. Niic iyo niiq!
  21. 'Gacalladeydaay! Damacbaa iga kaagalayoo adigeey indhuhu kugu doogsadeene; adigoon i diideyn dabci laabta! Adoon dadbin dhaayaha; sheeko jacayl ma wada daadeheynaa?' I rest my case.
  22. ^^ This is funny wallee. You never know halkii laga kala yimi. I know iney timaheyga jilicsan yihiin balse i always suspected I have a Zulu blood running through me. I should take the test very soon! A good sign for me is how I jump out of sleep and start thumbing feet on the ground imitating a Zulu dance . Must be a sub-conscience thing! Somalis are all mixed up, so who knows where Che came from...? I have a feeling that you can be traced to the mongols of genges khan who invaded most of the world .