Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^^Wiil reerka ah haduu ku soo doono, maxaad ka dhihi lahayd taa?
  2. ^^Go to the top thread of this section. It has been updated today . You don't have to be nice to me on that account lol. It won't help our relationship, especially when you realise I fear the same force . But yeah, nice is good. Carryon being nice. Nice to know you, to know you nice!
  3. Kooxo Islaamiyiin Ah Oo Hubaysan Oo Puntland Ka Askumay (Puntland}10.05-07 Urur lhubaysan oo labaxay Shabaabka Islaamka ee Pubtland oo hawl galo ay fuliyeen kusoo qafaashay dad ay sheegeen inay diinta islaamka wax u dhimayeen......................... Ururk la baxay Shabaabka Islaamka ee Pubtland ayaa waxay soo saareen Cajlad fiidoyow ah oo ay ka duubeen dadka ay qafaasheen oo ay ku tilmaameen inay fulinayeen arimo Diin ku taxaluqa . garkaarka ay wadeena ay ka hoos wadeen. Maamul goboleedka Puntland ayaa arintan isagu aan si cad uga hadal, balse ilo lagu kalsoonyahay oo aanu la xidhiidhnay ayaa waxay noo xaqiijiyeen in ay waanwaani u socoto labada dhinac laguna talo jiro sidii si dhakhso ah loogu soo dayn lahaa labadaa ruux ee ajanabiga ah . wasiirka Arimaha gudaha iyo Amaanka ee Puntland Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa wuxuu telefoon noogu waramay in dhawaan talaabo kulul laga qaadi doono cagtana la marin doono kuwa sharafta Gobolka meel kaga dhacay waa Ururka Shabaabka Islaamka ee Puntaland e. Wasiirku wuxuu intaa ku daray inaanu hadda wax wada hadal ahi u socon , balse wararka kale ayaa sheegaya inay Odoyaal gobolka ka tirsani ku mashquulsan yihiin siday wax uga qaban lahaayeen dhacdadan oo laga cabsi qabo inay noqoto mid kowsatey siina socota. Dhinaca kale waxa la xoojiyey amaanka guud ee xarumaha ay ka hawlgalaan hay'adaha samafalka ee ku sugan Puntland. Lama oga ilaa iyo hada halka kooxaha hubaysan ay ula dhaqaaqeen shaqaalaha Hay'ada. Madaxda sare ee hay'ada care international ee ku sugan magaalada Boosaabo ayaa ka gaabsaday iney ka hadlaan sababao dhinaca amaankooda ah,in kastoo shaqaalaha la afduubtay ay u badan yihiin soomaali. Dhacdadan afduubka aha ayaa waxay daba socotaa dirir beeleed dhawaan ka dhacday degaanka Gaalkacayo labo belood oo wada dega Radio Widhwidh Online News Desk..Media Center
  4. ^^Lol JB. Wanna try your luck with my cimaamad on, yeah? lol
  5. I think the author has satisfyingly picked on some issues to make a case out of them. And make a case he did. I like the court fines one iyo tan UAE. These kind of deliberate disregard to the dictates of the law makes some puntlanders resentful. For me, although I had high hopes from puntland when it was created, all the hopes were wiped out when under Cade corruption started becoming rampant. I just wish the're would be a peaceful transfer of administration from Cade to a more just one. If that happens, you will see me in Boosaaso . PS: I think you stand a better position when it comes to puntland politics sxb. As a reasonable, educated and intelligent fellow, you do have all it takes to apply for the leadership of Somalia, let alone puntland. And I can be one of your agents .
  6. Amiin. May Allah rest his soul. He was an innocent hard-working man with a family to feed. Allow u naxariiso, reerkiisana samir iyo iimaan ka sii.
  7. LOOOOOOOOOOOOL Darn. I have never laughed harder. Walaahi Amin Caamir waa mucjiso! Loool.
  8. ^^He wanted to share the goodness of the herb, so he suggested it to NGONGE. Now he is denying it altogether and blaming it on London . Redka, inoo sheeg - waxaan maqley marqaanka markuu tul gaaro- one becomes an Einstein of his own . Maxaa ka jira?
  9. Xiin, it looks like it. Timekii aad isasoo sharixi lahayd ayaa la gaarey . You have my vote - that is if nimanka mucaaradka aan isku nahay would concede that I am, if remotely, a puntlander.
  10. ^^Lol N/AA. Adeer Insha-Allah, I will mark your words for the time-being. Remember though, the reason why I wrote the above quote is that ree Afmadow strongly believe that it is the first time in their claim to Kismaayo that they are recieving help from an entity that resembles a government. Cuqdadii horena wey ku jirtaa weli. I was Siliga Xaarxaarka in 1988. Waxaanan ogaa familladii reer Gedo ee Dhoobleey degganaa sidii loo weerarey. Ma taqaan nin biyac-mushtar ahaa oo la oran jirey 'Qoor Qaab' amba qof yaqaan hoteelkii Allamagan ee Dhoobleey ku yiiley? Yaase xasuusta wiilashii ardeyda ahayd ee reer Gedood ee Dhoobleey derisyadooda budh nafta kaga jareen? Aargoosigii reer Gedo waatii la ogaa. Sxb, N/AA, dadku utuna waartey baa u dhaxaysa. Marka, I won't be surprised if they throw their lot in with the attacking group now.
  11. Lol. Something gives me the impression that from now on, there would be an investigation process that is fully geared towards understanding what NGONGE's position is . If you people need an independent investigator, you I know I am putting my name forward . It would be my pleasure to ask NGONGE the one and same question but with differing tones and intentions- till he confesses if he is a commie, oops I mean, pro-Somaliland or Somalia .
  12. ^^Some of us know the qabiilist statistics, so would you mind hinting which percentage is which, yaa Xiin?
  13. ^^Adiga tartiib. Insha-Allah it is going to be ok .
  14. Originally posted by Baruud: NG, Chew on that. Now, wait there Baaruud. Its only 5 oclock.
  15. ^^So you are comparing reer Gedo's presence to the short stay of Sheikh Indha-cade iyo Cabdiqaasim? lol. That isn't fair, considering that Horn believes the majority of reer Kismaayo are Gedoans. Thats why he says 'majority rule, minotiry rights'. Ok, Jimcaale, do you atleast concede that a proportion of Kismaayo's population is reer Gedo? If so, how many percentage do you estimate reer Gedo would be in Kismaayo? Dhubad , I don't think reer Afmadow would take warnings as serious. Few geeljire attacks may not deter them from the big price that is Kismaayo. They have been waiting for this opportunity since 1988 sxb. If you ask me, I would say they would certainly take the risk. According to some of them, it may be worth it.
  16. Originally posted by Xanthus: Paragon Right look who is talking, why don't you stop preaching and walk the walk! Then. p.s. You ideas are slightly old fashion as well. we would ve been born and exchangeing replies. Lool @hard to cope later :rolleyes: Lol. Right. You got a point there. Wait intaan kabaha ka xiranayo .
  17. Xanthus, That would affect the welfare of the human race, you know. Although I am pro-Voluntary extinction, still being between away from matrimonial unity can induce in the human mind a stress that is monumental in effect. That makes the whole race one made of, basically, nutters. You see, acting the part gives sanity to the majority of society. It gives us a purpose- being regarded as a husband, or you a wifey which means alot. If you don't get yourself ready for your part in the play of things, later on, you might find things hard to cope with . Like Ms D&D suggested, get your raalliyo guntiino out sooner than later . If people kept themselves to themselves, me and you wouldn't be here exchanging replies in this forum. We wouldn't even be born. Now, you see how important it is that people give each other what they got? Plus its very pleasing to give yourself to someone who would cherish it .
  18. Originally posted by Xanthus: Ms D &D lool : @dream man! I would not call that a dream man, well not mine anyway There is nothing more I hate then an attentive, loving and thoughtful man, it does me head in, talking about making you feel disabled, useless, cramped, suffocated and smothered. I start having panic attacks and irresistible urge to run as fast and as far as possible without looking back. So yes it is a really BAD exchange. So I'm not a Feminst, just a Xanthusist So, how about a total domination for an exchange? Good? It is my prefered trade. I can arrange a meeting for you with my friend, the local bully who is looking for a wife.
  19. ^^Yes, Anajuwa lol. We are just kidding ourselves, you see. We know the TFG's forces have parachuted into Mogadishu and captured the insurgents without firing a bullet. Not to mention, the Ethiopians were vacationing in the beaches of Mogadishu (they haven't got a sea, you see) .
  20. ^Afkaaga caana lagu qabay, D&D .
  21. ^^Yes, there is nothing else to be expected from the ilk of M.Dheere. On a different note, do you know that in the UK, mothers are asked to take off their veils (indho-shareer) when collecting children from school? I didn't know until a friend got a letter from school requesting his wife to do exactly that. I can understand their fear but I can't understand the acts of the militia in Mogadishu.
  22. ^^Reer waamo iyagaa kala jabay oo u kala baxay Cumar Jess (Caydiid kaashanaya) iyo AUN Cabdullahi Gabyow (oo uu taageerayo AUN Bililiqo). Sayidkana markii iigu dambeysey Dhoobleey ayuu xero ciidan ku lahaa. Marka reer Waamo kala qaybsanaantaas ayaa qaybtooda dhaafshey, weliba Kismaayo. Maanta, garanmaayo sidey u mideysan yihiin balse hadii ay Kismaayo qabsadaan, lahaanshaheeda reer Puntland ayaa la qaybsan doonta. I guess it is better than nothing. Having said that, reer Gedo, maadaama ay magaalada ilaa 1998kii gacanta ku hayeen, qayb kuma laha Kismaayo miyaa? Dhibka ka iman kara wax qaybsasho diidka hada jira ayaa wuxuu yahay in hadii aad dadka xaqiisa xaqirto adiguna xaqaaga la xaqiro doono maalintii lagaa itaal roonaado. Reer Gedo, waxaa ku haboon in ay ogolaadaan, ugu horeyntii, in reeraha kale ay xaqu leeyihiin awood-qaybsashada Kismaayo. Marka xigta waa in ay dhisaan maamul loo wada dhanyahay oo ay ka qayb yihiin reer Waamo iyo reer Puntland. Maamulkana waa in uu noqdaayi mid shacabku soo doortay, taasoo cadayn doonta dadka u badan Kismaayo deegaan ahaan. Hadii maanta dagaal la doorbido, waxaa suurta gasha in ay reer Gedo is difaacaan oo ay Kismaayana gacanta ugu sii jirto, oo ay reer waamo/puntland ku wax waayaan. Waxaa kaloo suurta gal ah in hadii reer waamo/puntland gacanta ku qabtaan Kismaayo ay reer Gedo ku wax waayaan. Sidaa darteed, waxaa loo bahan yahay tanaasul, iyo is afgarad u jeenjeera nabad-jacayl iyo xalinta colaadda jirta. Hadii sidaa la sameyn waayo, kolleey, waa aniga sidey ila tahaye, labakooreeyba cid un baa ku meel waayi.
  23. Somalinimo on steroids indeed.