
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Nomad, Somali politics but with a different flavour.
-
Large fire in East London causes jitters Jenny Booth A fire in a disused bus garage has been blamed for a large plume of smoke that hovered over central London today, raising fears of a fresh terror attack. A spokesman for the Metropolitan Police said that firefighters and police were in attendance at the blaze in Waterden Road to the east of the CIty of London. Earlier reports suggested that there had been an explosion at the scene. "It's a very large fire," said the spokesman. "There are no reports of any injuries, and no suspicion at this stage of any terrorist involvement."
-
^^ You left London and the sun decided to come out . Originally posted by Northerner: Its actually sunny in London :eek: North, yes it is sunny. I know.
-
I can see the smoke bellowing above this area of east london. Anyone around stratford? Was it fire or something else?
-
^^I must ask, the other kind of politics (i mean the non-meles one) is tolerated in the house, no? edit: list too long to read.
-
^^Thanks Buuxo. Aniga, I am not advocating for uncensoring the name for other reasons, except in instances where its included in a URL. For example linking the petition has forced me to register a new blog. There was no other way around it.
-
^^There are no faults in men except those 'neurotically' percieved by women.
-
LX, sxb inaan dhiig nahay ma shaki baa ku jiri kara? PS: I think its our geeljire mentality that makes us think alike sxb.
-
^^Adiga iyo Buuxo ma magacay idin kaga dhagantahayna? Lol. Waa wax la garto. Anyway, the important thing here is to sign the petition sxbyaal. Thanks. And you're welcome to all of you .
-
Ciidamada dowladda oo albaabada isugu dhuftey idaacadda Shabelle Mogadishu 12, Nov. 07 ( Sh.M.Network)- Ciidamo ka tirsan dowlada kMG ah ee Somalia ayaa albaabada isugu dhuftey idaacadda Madaxa banaan ee shabakadda warbaahinta Shabelle, iyagoona xoog ku kaxeystay K/simaha agaasimaha iyo Madaxa wararka Shabelle, halka shaqaalihii kalena ay ku amreen in ay kala tagaan, inkastoo daqiiqado ka dib ay soo daayeen. Ciidamo uu wato sarkaal sare oo ka tirsan nabad sugidda ayaa gudaha u soo galay abaaro 11:35 Am barqo nimo xarunta idaacadda Shabelle, iyagoo ku amray shaqaalaha oo dhan in ay banaanka yimaadaan, waxaana ay ka xaysteen K/simaha agaasimaha idaacadda Shabelle, Jacfar Max'ed Kuukaay iyo Madaxa wararka C/raxmaan Yuusuf Alcadaala. Ciidamada ayaa sidoo kale ku amray shaqaalihii kale in ay kala tagaan oo ay aadaan guryahooda, isla markaana idaacadda aan la furi karin. Ma jirto wax sabab ah oo saraakiisha dowladda ay ku sheegeen xiritaanka idaacadda, sidoo kale ma jiro wax qoraal ah oo ay keeneen saraakiisha dowladda KMG ah oo amraya in la xiro idaacadda. Daqiiqado ka dib waxaa la soo daayay madaxa wararka idaacadda Shabelle iyo K/simaha agaasimaha ka dib markii loo geeyay nin sarkaal ah oo ku sugnaa gudaha suuqa Bakaaraha, waxaana sarkaalkaasi uu u sheegay in idaacadda ay xiran tahay, isla markaana ay iska kala tagaan shaqaalaha. Waa markii 8aad oo dowladda KMG ah ee Somalia ay albaabada isugu dhufato idaacadda Shabelle. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa jirey hanjabaado shaqaalaha idaacadda qaar kaga imaanayay dhinaca dowladda KMG ah iyo waliba shaqsiyaad kale. Tacadiyo badan ayay ciidamada dowladda KMG ah kula dhaqaaqeen shaqaalaha idaacadda Shabelle. 15 kii bishii September ayay aheyd markii ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ay xoog ku soo galeen xarunta idaacadda oo ay ka xeysteen 19 ka mid ah shaqaalaha idaacadda. 18 kii bishii september ayaa sidoo kale ciidamada dowladda waxa ay weerar ku soo qaadeen xarunta idaacadda ka dib markii ay rasaas socotey muddo saacado ay la beegsadeen dhismaha xarunta, waxaana rasaastaasi ay sababtay burbur soo gaaray qalabka idaacadda iyagoo ku dhowaad muddo 2 todobaad ahna fariisin ay u aheyd ciidamada dowladda agagaarka idaacadda. 19 kii bishii October kooxo aan la aqoonsan wali ayaa waxa ay toogasho ku dileen Kusimihii guddoomiyaha shabakadda warbaahinta Shabelle, Bashiir Nuur Geedi. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Email Us: news@shabelle.net -------------- Somali government shuts down Radio shabelle Mogadishu 12, Nov.07 ( Sh.M.Network)-Its was 11:35am when Heavily armed forces accompanying with three commanders have entered inside the radio building and forced the journalists to go down from the building and ordered to off the radio from the air. They lined up the journalists at hot sun place and ordered to leave Shabelle acting manager Jafar kukay and the news chief abdi rahman al-adala has been taken from the radio building and released some minutes after they have been told to shutdown the radio. No reason has been said to the closure of shabelle, but they claimed that is an order from the government senior officials and no date has been stated about the reopening of the radio's work and no comment from the senior government authorities on this terrible action against the freedom of speech. It's the eight times the government closed shabelle radio and there has been pressure, intimidations and death threats to the journalists from the government and other people Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Email Us: news@shabelle.net
-
Up she comes. Anyway, should update you guys about my previous correspondences with my (cool) MP Steven Timms (whom I'll be definately voting for Insha-Allah), and several UK government ministers. The last correspondent I recieved, with the help and intervention of my MP, was from the Foreign Secretary, Magret Beckket. In a letter of 4 pages she simply regurgitating the same nonsense any government propagandist would spit out. I wasn't happy at all. Time for other ways of lobbying. I am reading on other ways. PS: I'll scan and post here Beckket's letters soon insha-allah.
-
^^^You know what my moto is? Use the war to win, and diplomacy to pursuade. So whatever you have in mind, I'd say good idea. Let's have a petition for Palestine too. The joke's reaction might surprise us all. Dabshid You are welcome sxb.
-
^^Amin. Allaha u gargaaro maskiinta hal mar agoomoowdey, rajowdey ee walaal beeshay! Allow u gargaar. Allow Amxaaro jebi oo jahanama geli.
-
^^Dacaysane, haaa ninyow saaxiibkaa tilmaantiisa quruxdeedaa i cajabisey ...sida saxxan ee uu isugu keenay computer model iyo gabar model ah. Loool.
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: This is beautiful. Would love to visit DJ but my brothers who went there say its extremely humid. Naqaskaa kugu dhagaya - that was the phrase . Naqaskoo igu dhagana xundhur igu dhagtay ama feer-yar baa ii dhaanta.
-
Ducaysane: as I am shukaansi challenged, I always ask dating tips a friend of mine. He told me the other day that "women is like a computer, when you buy one there is a better one in the market next month" I totally not agree with him on this Kix kix kix You got jokes, sxb. Believe I have payed for stand-up comedies many times and I think I'll be your number one fan if you decide on it.
-
8 ruux oo isku qoys ah oo ku geeriyootay maanta madfac ku soo dhacay, iyadoo qoysaskaasi ay ka hartay gabar yar oo 9 jir ah Mogadishu 09, Nov. 07 ( Sh.M.Network)- Madaafiic xoogan oo Maanta ciidamada Ethiopia ay ku garaaceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababeen in ay ku geeriyoodaan 9 ruux oo isku qoys ah marka laga reebo gabar yar oo 9 jir ah oo iyadu ka soo hartay qoyskaasi, haatana ay gacanta ku hayaan dad kale oo xaafadahooda geeyay. Gabadha yar ee ka soo hartay qoyskaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Sucaado Cali, waxaana gacanta ku haya Faadumo Xasan oo soo qaaday iyada wax yar ka dib markii ay dhinteen 8 ruux oo qoysaskeeda uu ka koobnaa oo kala ahaa Aabaheed, hooyadeed iyo 6 caruur ah oo la dhalatay. Gabartaan oo lagu hayo haatan xaafad ku taala Madiina oo Shabelle u warantay ayaa waxa ay sheegtay in qoyskeeda ay iyada ka soo hartay, waxaana ka muuqday walwal. Qoyskaan ayaa waxaa ku soo dhacay madfaca loo yaqaano Kaaraha oo ku soo dhacay gurigooda oo ku yaala xaafadda Albaraka ee duleedka suuqa Bakaaraha. Faadumo Xasan oo gacanta ku heysa gabartaan ayaa waxa ay Shabelle u sheegtay in meydadka qoyskaan la qaadi waayay rasaas culus iyo madaafiic wali ku socotey halkaasi oo ay soo galeen ciidamada Ethiopia. In ka badan 40 madfac ayaa maanta ku soo dhacday xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo madaafiicdaasi ay sababeen qasaarooyin kala duwan oo wali isi soo taraya. 12 ruux oo 6 isku qoys ay yihiin ayaa ku dhaawacmay madfac ku soo dhacay xaafadda Barwaaqo ee degmada Deyniile halka madfac kale oo ku soo dhacay suuqa Dawada ee Bakaaraha uu sababay dhaawaca labo kale, iyadoo sidoo kale tiro kale oo madaafiic ah ay ku soo dhaceen xaafadaha suuqa xoolaha, Black Sea iyo wadada 30 ka, lamana oga wali qasaaraha ay geysteen. Dadka magaalada Muqdisho ku geriyooday shalay iyo maanta ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 70 ruux oo 43 ka mid ah ay yihiin dad si bareer ah ay u toogteen ciidamada Ethiopia, kuwaasi oo meydadkooda laga helay xaafadaha X/jadiid iyo Suuqa xoolaha. source
-
^^I acted on impulse to post, which is something I rarely do. Then I realised up above are tell tales I don't want to recall again.
-
To get a rest from indha-caddays joogta ah, she can bugger off to work...
-
OK. Back up back up son. Meeshan waa zoona miinato. I only read Ducaysane's post - just scrolled up - oh its a whole different ball game.
-
Looool War adiga waxaa tahay Mucjiso Ducaysane. Beryahan, when I spot your nickname I hurry to read what you've posted. Some of the things you say are quite something lol.
-
08-11-2007 Mudaaharaad Sabtiga Barlamaanka Ingiriiska Hortiisa Lagu Qabanayo Dadweyna Soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in mudaaharaad looga soo horjeedo xasuuqa ciidamada Itoobiyaanku ku hayaan shacabka Soomaliyeed lagu qaban doono magalaada London 10-ka bishan aan ku jirno. Mudaaharaadka wuxuu ka dhici doonaa kasoo horjeedka baarlamaanka ingiriiska Parliament Square. Goobta: Parliament Square Taariikhd: 10ka Nov.2007. Maalinta; Sabtiga Waqtiga: 1:00 duhurnimo. KA DHIIDHI GUMAYSIGA GUMAADAYA, GURIKICINAYA, SOONA QAADO CALANKAADDA CARUURTAADANA SOO WADO.