Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^^That's not good of you to say of Adeer yey. C'mon, where's your loyalty?
  2. Emperor, beryahan adigu orodkiibaa kaa dhamaadey ninyow...sidaad hadba topic waliba u jawaab isu lahayd ayaad halakan ku ragaaddey! Take a break, akhi, have a kit kat
  3. ^^One thing I will tell you now is that the much awaited Gen. Abu Saalim has come home to Muqdishu. The rest is for your eyes to see and ears to hear. You don't need timing since the end is neigh. Insha-Allah.
  4. ^Lol. Adeer waxba ha sugi waayin baan ku iri. Watch this space.
  5. The wisdom is talking when it is the time for talking, not when that time has elapsed.
  6. Ciidamada itoobiyaanka oo khasaare xoogan gaarsiiyay ciidanka dawladda kadib markii meel ku dhaw fariisinkooda laga duqeeyay Isbartiibada. Iyadoo u muuqata taaktiik Cusub oo wax iska caabinta ay bilaabeen ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen fariisinka ciidanka dawladda ay ku leeyihiin Isgoyska Talafashinka ee Towfiiq,iyadoona inti weerarka ay ku hayeen ay agtooda ku rakibeen hoobiye oo ay ku duqeeyeen Xarunta Isbartiibada Muqdisho. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa markiiba kaga soo jawaabay hoobiyeyaashaasi kuwa kale,xilli xoogaga wax iska caabinya ay dib kaga durgeen fariisimahaasi,ciidamada dawladdana ay kusoo siqeen. Waxaa ay si ba'an hoobiyeyaasha ula dhaceen ciidamada dawladda Federaalka sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo sheegay in khasaare kala duwan uu halkaasi kasoo gaaray ciidamada dawladda. Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa tilmaamay in ay ka yaabeen markii ay arkeen wax iska caabinta oo isaga soo tagtay halkaasi iyo xaruntii ciidamada dawladda oo si ba'an ay u duqeynayaan ciidamada Itoobiyaanka. Inta badan madaafiic jawaab ah ayay ku rideen Milatariga Itoobiyaanka goobaha laga soo duqeeyo laakin saaka waxaa muuqatay in ay dhabar jabiyeen saaxiibadooda markii meelo ku dhaw dhaw hoobiyeyaasha laga soo tuuray.
  7. Abtigiis, Insha-Allaahu guusha inagaa iska leh, goor dhowna wey soo hoyan doontaa.
  8. Askari katirsan dawladda oo ku dhaawacmay dagaallada kana sheekeeyay wixii uu arkay isagoona ballan qaaday in uusan dib ugu laaban doonin shaqadaasi. Ehelada askar katirsanaa Ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray dalka Itoobiya isla markaana ku dhaawacmay dagaalada ay kula galaan Muqdisho xoogaga hubeysan ayaa ka sheekeeyay wixii uu la kulmay,isagoona ballan qaaday in uusan dib ugu laaban doonin howsha ciidamada. Isagoo qaba dhaawac kasoo gaaray dhanka Lugta ayuu haatan yaalla Cusbitaalka,waxaana la tacaalaya waalidiintiisa sida uu inoo sheegay mid kamid ah ehelada askarigaasi oo aan wareysanay. Askarigu wuxuu sheegay in dhowr jeer uu dagaallo ka galay Muqdisho isagoo kasoo horjeeda xoogaga wax iska caabinta,ugu danbeyna uu ku dhaawacmay il xumo badana uu la kulmay inti uu dhaawaca ahaa ilaa waalidiintiisa ay isu xil qaaman sidi ay u daweyn lahaayeen. Waxaa uu adkeeyay in dib uusan ugu laaban doonin shaqadaasi dibna uusan ula dagaalami doonin xoogaga wax iska caabinta,oo uu ku sheegay rag ay u cadahay in ay dhintaan isla markaana aanan uga hareyn askarta nolosha,waxaa uu cadeeyay in dhufeysyada ay ku jiraan mar waliba ay dantu bidi jirtay in ay ka cararaan marka ay arkaan xoogagaasi oo si indha la'aan ah isaga soo socda kana baqeynin rasaasta hadii xitaa la dilayo. Ciidamada dawladda oo isagu kamid ahaa ayuu ku eedeeyay in aysan sidaasi oo kale u dagaalami karin maadaama ay lacag darteed u joogaan shaqadaasi hadane waxaa uu yiri in aan la daryeeleyn dhaawacyda askarta halka xoogaga wax iska caabinta si wanaagsan loo xanaaneeyo heer dhaawacyadooda qaar dibadda loo qaado. Askarigaasi waxa sidoo kale uu qiray in ciidamada Itoobiyaanka oo iyagu aan inta badan ka bixin xeryahooda ay la kulmaan khasaare lixaad leh mar waliba oo la is qabto maadama iyagu ay isku dhabar adkeeyaan in aysan cararin hadii taasi ay ku kacaana ciqaab adag ay dul dhigeen saraakiisha ka sareysa. Ciidamo badan oo kamid ahaa dawladda Federaalka ayaa hore u iibsaday hubkoodii iyago qaarna tahriibay halka kuwa kalena ay gobolllada aadeen,waxaana jira kuwa kale oo dhinacyada kasoo horjeeda dawladda isku soo dhiibay iyaga iyo hubkooda kadibna loo fududeeyay in ay iska baxaan. http://www.markacadey.net/main/news.php?readmore=3966
  9. Ciidamo muqaawimo ah oo Muqdisho soo gaaray & rasaasta lagu qarxiyo Taangiga oo ay heleen xooggaga kacdoonka Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo kala duwan ayaa inoo xaqiijinaya in xooggaga muqaawimada ee dagaalada kula jira ciidamada Itoobiyaanka ah in ay helaan hub casri ah, waxaana hubkaasi ka mid ah rasaasta nooca lagu qarxiyo baabuurta nooca dagaalka ee loo yaqaan Taangiga & Beebaha oo ay ciidamada muqaawimadu baahi weyn u qabeen tan & intii ay dagaalada kula jireen Itoobiyaanka, waxaana hubkan oo maalmihii u danbeeyey soo gaaray muqaawimada laga dareemayaa goobaha ay ku dagaalamayaan labada dhinac, iyadoo weeraro loo adeegsaday hubkan cusub ee soo gaaray muqaawimada xalay & caawo loo adeegsaday guluf lagu qaaday xerooyin ay ciidamada Itoobiyaanku ka sameysteen Ex. Xeradii ciidamada Asluubta Soomaaliya & Ex. Warshadii Baastada. Ciidamada Muqaawimada oo horay guulo waaweyn uga soo hoyey goobo ay kula dirireen ciidamada Itoobiya, ayeysan horay ugu suurtagelin in ay helaan rasaasta (Anti Tang), waxaana haatan oo ay soo gaartay rasaastaasi la waayey Taangi Itoobiyaan ah oo magaalada Muqdisho dhexmara. Dhinaca kale, ciidamo aad u fara badan oo taabacsan muqaawimada ay maalmahan soo gaarayey magaalada Muqdisho, ciidamadaasoo ka kala yimid gobolada dalka, waxaana laga yaabaa in maalmaha soo socda weeraro abaabulan lagu qaado ciidamada farriisimooyinka Itoobiyaanka. Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilenews@yahoo.com ,dayniilecom@hotmail.com
  10. Pumb! Digfer... Boqoraddii Haweenkooy!
  11. ^^Isku team ayaannu nahay Adeer. No friendly fire . Madaafiic baaruud qura leh ayeey kula dheceen caawa waan ogsoonahay sxb. Ha u baqin marnaba .
  12. 'Hadaan baalal leeyahay, berri soo ma duuleen! Hadaan baaxad leeyahay, bada soo ma jiidheen!'
  13. Lol@Fatxul-Majiid. War heedha-haya, culumo iyo caamooy, yaanan la caroon lol.
  14. ^Umaddu ma indha la'a Adeer. Madfaca kan ugu hooreeya in la arki waayo cidda soo riday, waa surta gal, balse kan labaad iyo saddexaadba cidi ma garanweydo . 10kaba haddii la garanwaayo halka laga soo riday Wallee umaddu Ookiyaale ayeey u wada baahaneysaa.
  15. ^You are lost in the middle these days, Xiinoow. Tubta cad bal ku soo toos ninyow. Is toosi .
  16. Doodyahan Shariifow adaan kuu danleeyahay Docdaadaan walaaloow ka baqay daad ka soo gala´eh Ninkii maalmo lagu diirsadee lagu degoow heedhe Ninkii shacabku wada doonayee, daba socdoow heedhe Waayadan dareenbaa na galay diilalyiyo ciile Iyadoo dalkaagii dhammaan cadow ka doobyaayo Iyadoo nin doorkii hurdada lagu duqaynaayo Iyadoo ducaaddii sidii duunyo loo qalayo Sideebaad u dooyeysataa damalka hoostiisa? Adoo dawlad iyo xooglahaa nimankii kuu diiday Ma haddood daciif tahay ayey darajo kuu quudhi? Miyaad dagantay sawtaad ogayd dakharka kii geystay? Sideed ugu dacwootaa kuwii dooxatada keenay? The high-lighted last line is all it boils down to. Futile exercises, Shariifoow.
  17. What's so special about the dark continent?
  18. Lol. At last! Oh At Last, the much awaited is out! Hopefully, more to follow....
  19. ^^Right on, Abtigiis. As much as I respect the Shariif, it appears as though the man is metamorphosizing into a classic appeaser. God knows how things will turn out in the near future, but the Shariif's reconciliatory stance really reflects alot of weakness on his character. Having said so, I can imagine developing similar views to those of Abtigiis , if the Shariifka continues on his current path. The man needs to grasp the reality and understand that appeasement of Ethiopians would yield no results. Amxaartu af aan gowrac ahayn garan-mayaan.
  20. Africa Oil starts Somalia seismic survey 21/05/08 By Abdiqani Hassan DHAROOR, Somalia (Reuters) - Canadian oil and gas exploration company Africa Oil Corp. , has started seismic mapping of a remote area in Somalia's relatively stable Puntland region, officials said on Wednesday. The survey is in advance of exploratory drilling in Somalia's Puntland region, where the company believes there is a strong prospect of finding rich oil deposits like those in geologically similar Yemen, a neighbor across the Gulf of Aden. The predecessor of ConocoPhilips , Conoco, had exploration rights in the semi-autonomous northern Puntland area before the 1991 civil war that plunged the Horn of Africa nation into anarchy from which it has not yet escaped. Africa Oil has rights to 80 percent of the Nugaal and Dharoor blocks there, with its joint venture partner, Australian independent Range Resources , holding the remainder. "It's an exploration," senior company official Kim Watson told Reuters on the site in Dharoor, as dozens of the engineers from the U.S., Europe and Africa were busy setting up shop under the watch of heavily armed Puntland troops. Africa Oil is obliged to spend $50 million on exploration to obtain full rights to the 80 percent, and it has the right to farm out 20 percent of that stake to third parties with the agreement of Range Resources. Puntland's government in January 2007 entered into a production-sharing agreement with the two companies. The site is a humid, barren area of about 2,600 sq km (1,004 sq miles) near Dharoor town, some 350 km (217 miles) east of the port of Bosasso on the Gulf of Aden. "The exploration will run until December when we hope to start drilling for oil. We have heavy equipment to conduct a 2,500 sq km seismic survey," he said. A hundred local people have been employed in the operation, he said. SPLIT Watson also said they have carried out a similar survey in nearby Nugaal region. Both Range and Africa Oil have been given access to seismic data collected before 1991, and have expressed optimism they will strike oil. In 2007, Puntland faced stiff opposition from the internationally recognized interim Somali government, part of which refused to honor a 2005 deal reached with Range giving it exclusive concession rights over all minerals and petroleum. The fight caused a split between President Abdullahi Yusuf -- who hails from Puntland -- and former Prime Minister Ali Mohamed Gedi, who later resigned. Many believe Gedi's resignation was sparked by his losing the fight with Yusuf, who was formerly Puntland's president and who has blessed the current deal. Some clans in Puntland have already expressed unhappiness with the oil deal, raising the prospect of the type of local conflict that has heavily contributed to the nation's persistent anarchy. Somalia has no proven oil reserves but a joint World Bank/U.N. survey of northeast Africa 16 years ago ranked it second only to Sudan as the top prospective producer. (Additional reporting and writing by Guled Mohamed in Nairobi; Editing by Bryson Hull and James Jukwey)
  21. ^^That's good news. Clever thing to say by Xoogaga. Kismaayo could do with less attention for the time being.
  22. Horn, your points are well noted. Originally posted by xiinfaniin: Isseh, despite's Horn suggestions the gangs who hold Kismayo are part of the tfg, and will not go against it. An agreement between the two camps (JVA and Al Shabaab) to oppose tfg and Ethiopia seems to be politically unfeasible at this time. Xiin, It's political feasibility v. political expediency, adeer. Besides, just as Horn has touched on, perhaps the main aim of Al-Shabaab was to test Hiiraale and his men, to either join their liberation efforts or be known to be against them. And the odds are that Hiiraale's folks are now more likely to reach an agreement with Al-Shabaab rather than Ethiopia and the tfg. As such, folks in Kismaayo will have to contemplate whether they are willing to face the out-come of joining the liberation. Adeer raggii Al-Itixaad ka tirsanaa oo uu ciil cunaha uga go'an yahay ayaa ka mid ah reer Gedo, marka it wont be unimaginable if Al-Shabaab gains support from Kismaayo as a result of an agreement.
  23. ^The way out is agreeing not to wage war within Kismaayo city or draw attention to it. In ay Al-Shabaab iyo Hiiraale's men Kismaayo banaankeeda ku soo heshiiyaan ayaa wanaagsan. And as news reports suggest Sheikh M. Shukri, a relation of Hiiraale, is currently working on that. Xassan Dheere's press releases are testimony to this end. I hope another last minute deal that can spare reer Kismaayo from suffering can be worked out, just like the last time.