Gediid

Nomads
  • Content Count

    1,854
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gediid

  1. ^^^^^^Whats the Somali word for incest,any1???
  2. Originally posted by marcassmith: i am a tory for two reasons: I believe in the power of the individual. the conservative party believe that the state shouldnt give handouts to lazy individual but should give the individual as much freedom to exercise and realise their aspirations. A new Ayan Hersi in the making...
  3. If you make your name prosecuting powerful men with loose zippers then you make sure you wear one made out of titanium... Spitzer unfortunately reminds me of ninkii faruurnaa who went to seek tuumaasho from a lady of the street.When all was said and done ayey gabadhi tiri baal somalida eeg rag sooman ayaan u raaxeeya and they call me dh!ilo markaas ayuu tuur yiri aniga nafteeyda ee fanaaxdan yar leh ayey iigu yeedhaan faruur and the lady said saaxiib waxaas aan arkaa waa faruur and he responded oo manaa hadaa ceel qodaayey.....
  4. When do Europeans start daylight saving....In N America we changed clocks this past sunday.
  5. This thread reminds me of Somalis saying P Diddy waa Somali.....Did you guys ever hear the one where Obama was from Baardheere,according to some highly placed sources in Columbus,OH Obama is really ina Osman a well known family in Baardheere.His first name is Baruud.His granpa was married to ina Kooshin another prominent member of the clan who was from Cabudwaq(sp)
  6. ^^^^LOOOOOOOOOOL ka yar u fasir what non state actors loola jeedo
  7. LST Gabayga akhri oo dhuux sxb
  8. Maansadan waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed, waxayna soo baxday 2008-03-02. Waxa ay ka warbixinaysaa sida uu yahay dhaqanka u dhexeeya saraakiisha ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo jaalleyaashooda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliyeed. Waxay curatay markii la faafiyey dharbaaxadii quudheed ee ka dhacday Villa Soomaalia, Muqdisho. Kama madhna taariikh iyo saadaasha sida uu xaalku ku dhammaan karo. Wuxu yidhi: Gabre iyo Gumaysane Iyo beri gadood dhacay Gabay inan ka tiriyaa Geeraar ka mariyaa Way ila gudboontee Waxan soo gudbinayaa Murti layla garan karo Warar laysu soo guray Iyo guud mar waayeel Wax la yidhi Gumaysane Gabannimo yaraantii Gob ayuu ahaan jiray Geelbuu lahaan jiray Gaawuu sidsidan jiray Ha yeeshee gadaalbaa Cudur aan la garanayn Dhiiggiisa galayoo Guudka sare ka soo baxay Isna wuxu guddoonsaday Dadka gebi ahaantood Guri guri dhammaantood In bukaanku wada galo Xeeshaase lagu garay Gacal iyo shisheeyaba Dadkii gees ka wada mare Goobtuu yimaaddaba Gujo laysku fahansii Sanka gacanta lala boob Guclo orodna lagu dhaaf Dabadeed galiilyada Cuqdad gaadhay xididdada Waxa uu go´aansaday Inuu geeshku baaba´o Guunyada la cidhibtiro Godob laysu wada dilo ilaa cudurkan gaamuray Dadku kaga gataan lacag Guul iyo xil loo qiro Garbo shaashle lagu tolo Gondihiisa lagu shiro Gadhwadeenna laga dhigo Guntay oo is xayd xayd Sidii neef la gawracay Hadba geedo sii jiidh Hadba gebi ka sii duul U gal aakhirkii cadow Guluf soo abaabule Hadba guuto soo dire Ku hungoowyey dhawr goor Mar ay talo gabaabsiday Wiil Goondhar lagu dhalay Gabre looga magac dhigay Gosha bidix ku soo qaad Garab iyo u noqoy xoog Gabre waa habaarqabe Dadka Goondhar joogaa GURRAC! bay yidhaadaan Gobolkuu degaabay geeridu hadhaysaa Guriguu yimaaddeey Gaajadu u hoyataa Inta cudurro gooniya Guudkiisa lagu wadhay Tiro laguma garan karo Kuye waar Gumaysane: Aan kuu gargaaroo Dilka aynu guullee Godobtaada ii sheeg? Inta ay ku gadanteed Ku gam´ayso ii sheeg? Wuxu yidhi Gumaysane: Gabre gacan macaanoow Galti awliyaadoow Marka hore gargaarsiga In Giyoorgis lagu daro Gaalada buruudka leh Gurmadkeenna loo waco Baaderiga gaadhsii Marka xiga garaadoow Gabannimo yaraantii Markaan geela hayn jiray Nin i gawdhiyoo beri Gego igu legdaa jiray Waa in aan ka goostaa Qudhna uuma garan karo Ha gubteene idilkood Ku garaac madaafiic Dhanka kale guyaal hore Markuu cudurkan gaamuray Sidaad aragto ii galay Iimay gargaarine Way igu giriifeen Cidlay igaga guureen Anna waxan go´aansaday Taa inan ka gooyaa Gondahayga keenaa Lay wada garaabaa Gabre sheekadaa dheer Gocashadaa raqiiska ah GARTAY! kaga jawaab celi Gacantana u soo tag Duqan gees ku ciirka ah Ballan inu la sii galo Kuye waar Gumaysane: Waan kuu gurmanayaa adna awrka gaadiid een ku guuro maad noqon? Ciilka igu gaamuray Markaan taada garab dhigay Godobtaadu waa sahal Haddday taadu gelin tahay Taayadu geyood ma leh Nimay Gurey lahaayeen Mar uu beeshayada galay Wuxu geystay waa hore In aan goosto mooyee Guul kuma xisaabtamo Geeridaada dabadeed Gulufkaygu wuu socon Sidaa laysku gacan qaad La gal duul warmooge ah Gobol nabada weerare kumannaan qof gawrece Galacleeyey dhiiggii Guryihii qurxoonaa Laga yeel gabaahiir Gurte duunyadii tiil Shabackina gumaysiga Geeri bay ka doorteen Go´aankii dullaysiga U daruure gaashaan Gabre iyo Gumaysane Goolkoodi dhalan waa Afartooda geesood Kaga ciye gantaalladu Fahme inay go´doomeen Guuldarro iyo caadkeed Iyagii is gooddiye Gefaf laysku eedee Gacan qaad la soo sheeg Goolaaftan dirireed Galab laysu soo baxay Dad gumaysi diid ihi maalin ay gadoodeen wuxu yidhi Gumaysane Gabroow geesigiiyoow Geestaa waxa dega Niman gacallayaalee Garab aan ka dhigannee Ka yaree gantaalada! Gabre cadho is girangiri Ku gadood af shaydaan Gacantiisa kor u qaad Ku bilow Gumaysane Ku gaggabi dhirbaaxada Isagina galgalashada Gabbashiyo gargaar dalab Gacmihiisa taag taag Gasariir ku yidhi heeeeeee Gabroow waan ka tegayaa Gefkaan falay muxuu yahay? Kuye inan gumeedyahow Soomaali gibil-madow Yaa kala gur kugu yidhi Giddigiin qushaashaa Midna gacal ma noqon karo Adiguna garaad xume Gaadiid-qaadkay baad tahay Gabre maaha kii hee Is gamaarintii daa Galka seef ka soo sar Geddii lagu aqoon jiray Gole loo dhanyahay keen Wuxu yidhi go´aan culus Magal YAA Gumaysane!: Askartayda gaarka ah Wixii gaadha qoomaal Kuwa gaarka kuu aa Laga goynayaa qabo Waxan kaloo go´aansaday: Gabdhihiina quruxda leh Oo wada gashaantiya Goortaan u baahdaba Gelbis inaad ku keentaan Wuxu yidhi Gumaysane: Gabre geesigiiyoow Askartaada gaarka ah Cidda looga aar gudo Marna kama gilgilan karo Go´aankaasi hadal ma leh Dhanka kale gabdhahayaga Guurdoon haddaad tahay Waa wada gayaankaa Aw cali-gadhoosiyo Sheekh Aadan good baa Meher kuugu gawsiin Gabre cadho is girangiri Ku gadood af shaydaan Gacantiisa kor u qaad Ku bilow Gumaysane Ku gaggabi dhirbaaxada Suxulkana ku gaw sii Isagina galgalashada Gabbashiyo gargaar dalab Gacmihiisa taag taag Gasariir ku yidhi heeeeeee Gabroow waan ka tegayaa Gefkaan falay muxuu yahay? Kuye waar Gumaysane Nin garaad xunbaad tee Gaabsibaan u baahnee Guurkiina yaa raba? Maydinkaa geyaanba ah Isagoo Gumaysane Iska dhigaya guulwade Gabre raalli gelin kara Gudan kara xilka u qoran Wuxu yidhi garaad-xume; Gabre ina Zenaawoow Geesigaannu xididnoow Gallad Eebbe weeyee Gabadheheenna sharaftale Anaa soo gudbinayee Gelbintooda dabadeed Gabannaday inoo dhali Gabre maw bixbixinnaa? Gabre cadho is girangiri Ku gadood af shaydaan Ku garaacyey feedh-jilib Gacantiisa kor u qaad Ku bilow Gumaysane Ku gaggabi dhirbaaxada Isagina galgalashada Gabbashiyo gargaar dalab Gacmihiisa taag taag Gasariir ku yidhi heeeeeee Gabroow waan ka tegayaa Gefkaan falay muxuu yahay? Kuye waar Gumaysane Goxoshyahow habowsani Garacyada sideebaa Gabre loogu bixiyaa????? Kuye hadal go´aanlee Gabre geesigiiyoow Galabtaad aroostee Gasho macatabkaagii Waxaas oo gef lagu falay Kuma duxin Gumaysane Ma garwaaqsan xaajadu Inay soo gurracantahay Hadba gabadh yar doon doon Hadba gaari raadcee Hadba guuto dhan u dalab Garbaduub mid lagu wado inay golaha keenaan balse guul lamay hoyan Gabadh dhoorle xiitaa Laga waayey gobolkii Giddigood jihaadkay Geesta uuga biireen Guubaabadooday Geesiyadu ku dirireen Shicibkana gadoodkii Hadba goosan sii biir Gurmadkoodi soo baday Gulufkoodi weynaa Isagoo Gumaysane Gacma madhan la yuurura Oy geeso tubanyiin Gaaraayucuuntii Gefka kala shaqayn jiray Gabre yimi abbaartii Gaafkiisa laga waday Gebgeb iyo mashxaradiyo Gelbinbuu filaayee Afka juuqda gabay arag Iyo geeri muuqeed Kuye aawey gooshii Aad ii gelbinayseen? La ye garanba maynee Bal weydii Gumaysane Isaguna Gumaysane Gargariir ku yidhi hee Gobolkeena oo idil Laga waa gashaantimo Waaryaa gumaysane Dadkii kaleba garannee Gabadhaadi aawey? Gabre ugu jawaab celi Meel aan la gaadhayn Iyo gobol shisheeye ah Ayey guudka fidhaysaa Gurxan hoose ugu sheeg Gabre taasna liqi waa Ma garaysan hadalkaa Gogol badinse ugu celi: Waaryaa gumaysane Kuwan geesta kaa tuban Gabdhohoodi aawey? Intuu yara gunuunucay Wuxu yidhi gumaysane: Waddamada galbeedkay Geysteen dhashoodo Kama gaadhi karayaan Inay galabta keenaan Kuye maqal Gumaysane Dhaxaad gidhiishiyo Been iga gadaysee Usgagbaa I gubayoo Gama´ jiifsan maayee Haddii aan lahayn gabadh Adba aan ku guursado!! Haddeer fahan gumaysane In aan guul dambayso Gabre laga filaa jirin Naxdin labada geesood Gasariir u daymoo Arki waa il gacaloo Ka gilgilata ceebtaa Dhidid le´eg galaasyada Guudkiisa sida roob Gabax uuga soo yidhi Ilmo gobo´le lagu arag Gocay boqol xasuusood Iyo wuxu gef soo falay Gaarkii isula hadal Alla geeri, waa hore Godka maan u jiifsado Alla yaa I gawraca Muu gurigan baas dumo Dhulku aniga ila go´o Isagoo halkii gegan Gabre weedhi ugu celi Guntigiina soo furay Gogoshiina loo fidi Hayeeshee GIG lagu toos Goortaa tilmaanta leh Waxa dhacay gariir culus Madfac gawle baa baxay Guushii Allaa timi Shicibkii gadoodaa Soo dhaafay gaadhkii Waxa laysla soo galay goobtii xilka lahayd Goblan tala adduunyooy Waa kaa Gumaysane Ku galbaday nasiib xumo Waa kaa godkii galay Nin gumayste raacaa Gaarka u lahaan jiray Maxamed Xirsi Guuleed abdibashir@hotmail.com 2008-03-02
  9. Ahmed the terrorist......Enjoy
  10. Skinny Farax once swore muscle men though big in size lack size where it matters most.His argument was based on something he reffered to as "cabudhin or caburin"...whatever that means
  11. I doubt if Obama will turn that down but I think the question he or anyone thinking of becoming part of a Hilary presidency will have is how much influence Bill will have in her presidency.Its really hard to think of Hilary running the show by herself without Bill stepping in but either way the democrats have to avoid a protracted primary that will potentially harm their chances of uniting their party in time for the November elections.....
  12. ^^^In light of the Obama loses I think its in the best interest of both Obama and Clinton to negotiate and forge some sort of an understanding.This is in the interest of the democratic party.I personally think a Clinton/Obama ticket can easily get back the white house and if you take Obama's age into perspective 8 years down the road he will be 51, a ripe age for the presidency and no talk of inexperience.
  13. ^^^^^Camels graze..LOOOL ka waran where our fish swim and mate haddi lagu badelo taas....
  14. FB I have been to Kenya twice and both times I was in the Westlands, Parklands and Hurlingham areas and I doubt if those areas even had matatus... and if they did I dont remember them As far as Run DMC go they are the granpas of rap and odeyaasha of yesteryears only remember them. Mase wasnt he P Diddy's sidekick only to become a priest.
  15. ^^^UCID in full force are currently touring the USA,I hear they will be in Columbus Ohio this coming saturday.The group is made up of the following people...Faisal Ali Waraabe,Abdillahi Cirro the speaker of the parliament,Nasir Ali Shire,MP and a few other UCID members....
  16. How about Kool Moe Dee,LL Cool J and anyone remember Kris Kros.... Jump Jump The Mac Dad will make you Jump Jump The Daddy Mac will make you Jump Jump Kris Kross will make you Jump Jump uh huh uh huh Jump Jump The Mac Dad will make you Jump Jump The Daddy Mac will make you Jump Jump Kris Kross will make you Jump Jump
  17. Gediid

    The Wire

    Loved the show......One of the best on HBO.I blv it was the 1st or 2nd season when the real Frank Lucas the one from American Gangsta plays a priest/counsellor rite....
  18. ^^^Why go to Sri Lank,just visit Tamil Nadu much safer and a every bit the same as Sri Lanka....Anyone remember what was the old name of Sri Lanka?
  19. Hershey wow never heard that but when I hear Hershey I cant seem to get over what a white coworker would add.......Alley....UUUUUF
  20. Ayoub LOOOOOOOOL KK Dont worry you got me.haddi sheekadu toodha toodha gaarto anaa ku jooga.Kaas haddi Jano lagu geli sida Punajabi Gio Armani marsan aan ugu hadlaa.... As far as the story goes Ayoub ayaa dhameeyey.Yey should not have been anywhere near where the Generals slap eey ka soo gaadhi laheyd waa of course hadey dhacdey...
  21. ^^^^^ Sheekhu intu is yiri wax sheeg ayuu wax xun sheegey.Sheekada haddu sidaa ku deyn lahaa ee marki isagu meesha isa soo dhigey ayaan idhi han weynaa odeygu.Wuxuu yiri Omer anigaba teyda bal eega oo 5th floor apartment iyo 5 miles iyo 5 dhikil baan leeyahay iyo weliba sankiinta age 5 baa leygu saarey ayaan anigu ka hadhey sheekaada .....
  22. ^^^^Waar Baashi back in the day a lot of young nubile xabaashi sisters have been known to fall(normally dhabar dhabar) for my awesome skills in the Amharic language or so I thought till I was told falling dhabar dhabar is very much the norm among sexy xaabashi girls.Imika se I can conduct a decent conversation with a mute Ethiopian if given the chance.....
  23. I like this part the most... The current President was elected for 5 years as Vice President and 5 years as a President. He worked in 5 different professions; as an intelligent officer; a Diplomat; a Governor, a Vice President and finally as a President. He has 5 children too. Both his name; and his grand father’s name are composed of 5 letters; very interesting revelation. Many people belief that the President is lucky, may be because he has a number of 5ves in his belt… the magic number. I don’t know whether the two leaders of the two other parties have 5ves in their lives or as much 5ves as he has. But there is a probability that the current President with a number of 5ves in his life will have a better chance of winning the forth coming election for another 5-year term solely predicted on the magic number. It looks as though things are shaping in that direction these days. Alaa aduunka maxaaa jira mid cilmigu meeshaa caqliga ku dhici lahaa ayuu meel xun kaga dhacey....