caydarus

Nomads
  • Content Count

    384
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by caydarus

  1. Oba sxb gacaliye Nabiga ha ku been abuuranin mowlidku waa xaaraam in loo dabaal dago. nagana jooji dadka ha kudambaa jinin waxay neyto
  2. mala hubaa in meelahan al-shabaab laga qabsadey, amay TFG du iska been abuuraneysa?
  3. SNM ayaa lashegayaa in ay wax faa ida ah kagarin tagaaladi kadhacey aga gaarka Kalshaale.
  4. aniga waxa layiraah da caydarus lakinn waxa kawanag sanan lahayd in aad noo shekto mesha aad jogto?
  5. maxa ugu dembeeyey dagaaladii dhexmaray shacabkii reer Kalshaale iyo burcadii maleeshiyaadka ahayd ee reer somalidiidka ahaayeen?
  6. Xaaji Xunjuf;696511 wrote: shacabka may u tudhan both alshabaab and Amisom should stop fighting in civilian populated areas maba u malayneynin in aad garashadaa ledahaye, lakiine su aasha mudan in la iswaydiiyo waxay tahay malitia SNM EE aad kadhalatey ee xasuuqaya tadka reer buuhoodle shacab ma aha miyaa?
  7. Garowe-At the security situation in the areas and the control of somalia's semi-autonomous state of puntland and self styled administration of Galmudug state are to meet today on security issues in Garowe town, the capital of puntland. Galmudug and puntland are to talk about the how they togethere assure the tranquility of their territories. The meeting which is said the first of its kind, is crucial the cooperation of the two authorities. And by the way Galka'yo is town that joins puntland and Galmudug, though most of the town controlls Puntland but still they share some of it.And this town became a place where repeated planned killings, and expositions are routine in the last few months. source shabelle. let us wait the outcome.
  8. marka add fiiriso kuwan dowlada isku sheegaaya ee dadka laynaayo, waxaabad moodaa in shabaabku raja dhaamo, maxaa yeelay mid wasiirada dowlada kamid ah markii xil laga qaado waxuu bilaabaya afxumo iyo in uu gooni u istaago oo uu dhoho yaa reer hebal ah, lakiin bal fiiri wadaadadan way isku hambal yey nayaan.
  9. Egypt should not interfere, the issue in somalia.
  10. Somalina wad mahadsantahey arintas ad soo bandhiktey ee ay madaxda dowlada somalia ay ku hadleyn lakiin makula tahey in ay arinkaas kadhabayn hayan? i tdon't think so.
  11. caydarus

    SNM Vs SSC

    lakiin uba daa meeshaad uwado oo ah SAADO VS SIILAANYO bal tolow yaareyn? obvious saado ayaa rayneysa waayo geesigii soomaliyeed ayaaba u ad geysan waayaye ma siilaanyo oon waligees xitaa waxar kadiijinin ayaa iska celin kara?
  12. caydarus

    SNM Vs SSC

    sahal;695245 wrote: Waar bal nimankaan riyoonay arka, maxay yidhaahdeen SNM iyo saado cali , war miyeydaan xishonayn, mise siilaanyaad isku halleynaysaan? Faysal waraabe hadduu madxweynenimada ku guuleysan lahaa saado cali iyo kuwa ka dabajiibayaaba ma haddleen maanta. laakiin siilaanyaa khaldkaa iska leh Nacasyahow gabadha magaceeda udaa waa gabadh soomaliyeed oo sharaf leh waana laya qaanaa mida kale soo ma ogid saado in ay tahey gabadhii kuu dagaalami jirtey markii uu maxamed siyaad madaxa kaa qaraaci jiray eed meelaha kudhuu maaleysan jirtey ayadu maslaxa inta ay istaagto ayey runta usheegi jirtey l
  13. somaliyey ma waxad is moodeen masaaridii markas ayaad banan baxdeen, war hooy jooga nimankaan waa qabqabla yaashii awalba diigiina cabijiray, naftiina utura.
  14. The reason is very clear because the SSC people refused to be part of SNM Militia.
  15. Mogadisho. -At least 4 people were killed and more than 11 other injured after somali government forces shot demonstrators supporting the transitional government officials said Tuesday. Shabelle reporter, who witnessed the incident, said that the demonstrators ran after the shootout, adding that soldiers a military vehicle opened the fire on the crowd near former national theatre where a number of TFG officials were attending the protest. Two somali government soldiers were among those wounded in the shooting, according to warsame jodah, the deputy TFG's Mogadisho mayor. Before the shooting erupted, hundreds of demonstrators chanting anti-al shabaab slogans and supporting somalia's UN fragile government could be seen in the streets of TFG controlled district of Hamar wayne. It is the second such mass killed TFG forces to commit less the a month.
  16. caydarus

    ila qosla.

    Nin boqor ah ayaa beer iska lahaa, beer tana waxey kutaalay magaalada uu asaga xukumay dadki magaalada daganaa ayaa beertii iska gurta oo laga kariwaa yey markii dembe ayuu boqorkii kudhahey dadkii ordaye ninkastowba wax alle waxaad kasoo cunikarto beerta kasoo cun shayga aad markaa oogu jeceshaheyna kasoo qaado, lakiin nasiib daro wuxuu kale oo uu amar uu kusii yey ciidankiisi in nin kasta shayga uu soo qato dabada laga galiyo, dadkii ayaa ninba waxa uu markaa islahaa wad ubahantahey soo qaatey nin moos,nin liin nin cambe nin basbaas nin basal nin baradho nina qare waxey shakadu socoto nin kastaba sheygii uu watey dabada laga galiyba markii dembe ayaa soo gaarey nin wata liin dhanaan markaa ayuu qosal bilaabey markii dabada laga galinaayey ciidankii ayaa waydiiyey waxa u ku qoslaayo marka ayuu yiri waxaan kuqoslayaa sxbkay oon isku meel daganahey ayaa soo socda wuxuuna wataa qare taas ayaan layaabanahey sida ay dabadiisu ula ekaan doonto qaraha.kkkkkkkkkkkkkkkkkk
  17. Somalina;694999 wrote: Thank u, Somalina. somalida oo dhan hadii adiga oo kale noqon lahaayeen, xaaladu way hagaagi lahayd. my God i'm really hope.
  18. caydarus

    SNM Vs SSC

    Cambaro;695059 wrote: wale waa airport party lol It's you are hope, but i'm sorry it's bigger than that.hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
  19. caydarus

    SNM Vs SSC

    both are millitia based on clan, because SNM leader is Silaanyo and SSC leader is Xaqlatoosiye.
  20. 'Liibaan';694856 wrote: Exellent job SUDO, Somali youth are the future of Somalia. In every country it is the youth that bring change, in 1943 SYL was created by somali youth to liberate Somalia from colonial powers. In 2008, it was the American youth who helped Obame to get elected as President of America, in 2011 it was the Egyptian youth who forced Mubarak to step down. The youth of Somalia should restore their country Somalia and work together, whether they are in Borame, Barbara, Kismayo, Marka, Las Anod, Buhodle, Bosaso and Moggadishu insha Allah thanks brother that how things should be done.
  21. they are not terrorist but they want they are land back.
  22. caydarus

    Did you know?

    waa macquul gal arinkaas.