caydarus

Nomads
  • Content Count

    384
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by caydarus

  1. Shirka dib u dhiska Somalia kaas oo lagu qaban doono gudaha somalia, kana soo qayb gali doonaan dhamaan, Bolshada rayidka ah, siyaasiyiinta,Culima owdiinka, Dhalinyada, Aqoonyahanada iyo waliba Mamul gobaleedyada sida Puntland,SSC, Somaliland,Galmudud iyo Xibin iyo Xeeb. Ayaa larajeyn yaa in uu wax kabadali doono siyaasada somalia. Somalia ha noolaato, kanaxoo nafta waa.
  2. The war w'll continue until the self declared hargeysa will come back where it used be.
  3. There will be no promoting isqarxis neither Qabiilism, nor foreign ideology invited here.
  4. Though we know no one can control in between their legs, but they suppose to hang him in public if there is a justice in harheysa, because this is unislamic.
  5. Somalina if their argument is based, the Old man married wto Somali Women in Hargaysa and has a kids for them YEH, but otherwise this regional self declared lost credibilty.
  6. Walee waa yaab niman isku sheegaya somali ayaa difaacaya, Somalina walaale Kornaylka daladiisa wax kasoo qaad malaha ee ha ubixin.
  7. Kornaylka, you think this could be a money making opportunity, so that u, get something out of that, or do you think this ****** old man will recognised a country called somaliland that is why you released him?? Shame on you.
  8. Kornaylka;698841 wrote: Zac, Cidna ma difaacin, I just wanted to play Somalina and duke with their silly game. It will teach them not to throw stones while in a glass house, sow maad fahmin adeer? ''cidna ma difaaceysid'' Kornaylka, It is a mazing how you, defend this sharmuut!
  9. Maqaal kaas ad ayuu wadnaheyga ukiciyey maxa yeelay waxa ii muuqata sida af somaaliga uu usii dhimanaayo walibana cidna u maqneyn.
  10. The German old Ponographer who lures Somali ladies into Sex Machine. There are those who want to conceal His history, but it will never ever happen.The truth will always be plain!!!!!
  11. Jacaylbaro;698153 wrote: Now where is Kulmiyeland ???? Its on the way, wait please.
  12. [quote=Somalina UCIDland goorma ayaad soo dhajineysaa? somalina UCIDLAND IYO KULMIYELAND intuba waan soodhajin doonaaye iska yara sug waale.
  13. ninkii soo joog laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa, qabqablahan lalee yahay siilaanyo asaga ayaa dagaalka kubaaqey hadana markii laga adkaadey kubaaqey nabad, bal muu marka hore iska joogo hadii uu san waxba iska celinkarin, adaale aadkiis!
  14. si kasta somalidu isu dishayoo wligeed lama sheegin somali beebee is marsiineysa, walee wayaab tani waxaajo ugub ah oo kusoo korodhey wadankeeni somaalia.
  15. boqorkana wuxuu kacabsadey in mesha laga tuuro that is why he promised.
  16. Zack sxb bahasha naga kala ayaar dhalin yaradaas looma gali karee, hadii kale give us wax muuqda? fadhiisimihi, hubki iyo dadki laga laayey, maxa kuhelay sxb. false information is not good at all.
  17. Miskiin Macruufow, adu wali maka qadeysay MAXKAMADA CUNTADA (KILIMIJAARO FOOD COURT) ama adugu sawiro lee busy kutahey sxb
  18. somalina indhashareer noocma ah ayaad rabtaa oo laguu soo dhiibaa looooool
  19. Malika;696265 wrote: MMA, I visited Eastleigh during the day - drove round in the night, but slept else where....Lol@ ask nuune, maa saas baa? Malika islii habeenkile fiicantahey dhaxmarkeeda, malinkii waa jaam.
  20. mida kale yaa wax oogabahan islii oo loo soo dhiibaa.
  21. Islii aad iyo ad ayey u fiicantahey. Allaha noodaayo
  22. British people are very generous to their brothers and sisters (muslims)
  23. Somalina;697521 wrote: Soo Somali mawada ahan kuligood? HAAAAAA WA wada soomali waxa islayneysa balse dagaalku wuxuu udhexeeyaa Kalshale iyo Borama,hargeysa, Burco iyo SNM. by the way ur thread is useful
  24. somalina correction reer KALSHALE V BORAMA, HARGEYSA, BERBARA, BURCO AND SNM.