xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by xiinfaniin


  1. NGONGE,

     

    We don't know what is going on behind the curtain---the feeds we are getting suggest that Faroole has modified his initial decision after few IGAD countries contacted him about Jubbaland. It is also obvious that Hassan Sheekh is making unforced mistakes by attacking Kenya. So the diplomatic wins from the IGAD meeting seems to have not been leveraged as it could have been by the president.

     

    Also he made very clear that for Puntland to be a viable federal state, Jubbaland must be formed and gain the same status . His speech yesterday was inline with that. If Jubbaland fails , Faroole faces more consequential setbacks than bruised ego. And so does Somalia.

     

    It is quite important for the political stability of the country that this project succeed.


  2. Abtigiis, muxuu yiri ninkii reer Afmadow oo hadlayaa qarnigii sagaal iyo tobnaad u fiirsaday

     

    Aga! iyo hadduu eega yidha, ways af-garanaayee

    Afmadow markuu sheegto baan nacay og00daane

     

    Awoowe gabay gu waa kii galbeed, nimankan Kayd media ku jira waa mere coma in the large chapters of Jubbaland saga. Dadku waa tol iyo qaraabo xattaa odey Xaad iyo kooxda Liqaaye waxba looga waayaayo Kismayo :D


  3. NGONGE;955976 wrote:
    ^^ Waxba ii maad sheegin dee. Waliga balan uun ii qaad.
    :D

     

    War soaasha ka jawaab. It is a risky move and the Imam is either being his old impulsive self or he's up to something (as I asked in that "rotten" thread of mine).

    NGONGE, kaftan aside Faroole did not say anything new, he endorsed Jubbaland formation as part of his insistence in federal implementation. I trust you understand his motivation to insist on the expedition of federal state formation


  4. ^^if you ignore the noise, this is a beautiful politics , and politics as always is the affairs of those who have the skills to organize and articulate their objectives and resources. In the Jubbaland showdown, and the fight between Madoobe vs Hassan, Madoobe has captured the strategic summit

     

    The president wants to host a reconciliation dirin as Baashi would say for Jubbaland leaders on an issue that he and Jubbalalnd leaders fundamentally differ. How could that be managed , only Hassan knows :D


  5. ^^^Surely you have a high bar for a man you are calling a mad Imam :D

     

    But Faroole as always makes the ever shrewd move with respect to the Somali politics .

     

    NGONGE will appreciate the sagacity of it all later ...


  6. ^^Baashi,

    Jubbaland admin is insisting on three conditions for participating any reconciliation

     

    1) They will go as an elected leadership of Jubbaland federal state

     

    2) The conflict is between them and SFG

     

    3) Mogadishu is not neutral place for resolving the Jubbaland issue i.e. it is where Odey Xaad leads the assembly of Mogadishu elders :D

     

    I think there is a room for compromise on #2, and # 3, but no compromise is possible on # 1.


  7. Hoosh will be singing a different tune very soon; such is the nature of amateur politicians. The administration told this committee Jubbaland admin's policies . That there is an admin in the city, if they recognize it , and we can engage , if not go back to Mogadishu and wait the IGAD reconciliation. Apparently Hoosh now recognizes the administration whom he characterized as unconstitutional few days ago :D


  8. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh oo ka warbixiyay kulan Maanta dhexmaray Guddiga dowladda iyo Maamulka Kismaayo

     

    Talaado, May 28, 2013 (HOL) — Xildhibaan Xoosh Jibriil oo kamid ah guddi ka koobnaa 16 xubnood ee ay dowladda Soomaaliya usoo xilsaartay arimaha Jubbooyinka ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta la qaateen mas'uuliyiinta maamulka Kismaayo.

     

    Xildhibaan Xoosh oo warfidiyeenada kula hadlay Hotel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in kulankii ay maanta la qaateen maamulka Kismaayo ay uga wadahadleen arrimo dhowr ah, wuxuuna intaa ku daray in ay isku afgarteen dhammaan qodobbadii ay ka wadahadleen.

     

    Mas'uulkan ayaa sheegay in arimaha ugu muhiimsan ee ay isku afgarteen ay kamid ahayd in lawada ilaaliyo nabadda iyo xasiloonida dalka iyo in la taageero go’aamadii kasoo baxay shirkii IGAD islamarkaasina laga qeybgalo shirka ka dhici doona magaalada Muqdisho.

     

    “Waxyaalo badan baan meel isla dhignay oo ay kamid tahay in aan isku wada raacnay amarkii kasoo baxay IGAD inaan u wada hogaansanno iyo shirarka lagu xusay go’aamadii kasoo baxay IGAD shirarka lagu qaban doono xamarna inaan wada fududeeyno siduu u dhici lahaa kadib waxaanu ku ballannay inaanu isu soo noqonno oo waxyaalo cad cad isku raacno maalmaha soo socdo,” ayuu masuulkani hadalkiisii raaciyay.

     

    Xildhibaan Xoosh ayaa sheegay in maamulka Kismaayo gaar ahaan garabka uu hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ay u cadeeyeen in ay taageersanyihiin dowladda Soomaaliya islamarkaasina ay diyaar u yihiin in si nabad ah xal looga gaaro khilaafaadka u dhexeeya maamulka iyo dowladda Soomaaliya.

     

    Kulanka ay isugu yimaadeen xildhibaanada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Kismaayo ayaa imaanaya iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ay ku suganyihiin wafdigii wasiirada ahaa ee uu hogaaminayay wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi.

     

    Xasan Nuur, Hiiraan Online


  9. This strategy is working quite effectively:

     

    Hassan Sheekh's immature politics will be humbled. His ministers are holed up in containers in Kismayo airport. His delegates inside the city accepted the 'maamulka' Kismayo and were taught to practice its courtesy . The huffing and puffing of this USC president did buy him very little ...with all the speeches and dramatics attacks of neighboring countries whose protection he so crucially relies, the story of Jubbaland remains a political calculus he is ill-equipped to solve .


  10. This policy has been adopted by the Jubbaland administration. The Mogadishu delegation has been turned back and they are currently staying at the airport.

     

    Jubbaland administration are playing hard ball now. Hassan has overstepped and we shall see how what he reaps from his insistence on aborting the wishes of Jubbaland people.

     

    This is my guess : Hassan in few months will beg Ethiopian and Kenya (two countries he has been implicitly accusing being behind Jubbaland) to mediate between him and Ahmed Madoobe :D


  11. KISMAAYO: Maamulka Jubbaland oo amray in Kismaayo isaga baaxaan saraakiil ka socotay DF oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo (Warbixin)

    May 25, 2013

     

    Wararka naga soo gaaraya Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya, in Dowlad goboleédka Maamulka Jubbaland uu istaagiyey imaanshaha Wasiiro ka socda DF ee Soomaaliya oo Kismaayo kusoo fool lahaa , isla markaasna loogu baaqay Saraakiil booqasho ku joogay Magaalada Kismaayo oo ka socday DF ee Soomaaliya inay isaga baxaan guddaha magaalada Kismaayo

     

     

     

    Masuuliyiinta Jubbaland oo shir deg deg ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa si deg deg uga baaqay kooxaha ka socdaý DF ee Soomaaliya ee ku sugan magaalada Kismaayo inay isaga baxaan magaalada Kismaayo kaddib markii laga warhelay inay kala furfurayaan Ciidamada Jubbooyinka.

     

    Maamulka Cusub ee Jubbooyinka oo beryihii la soo dhaafay dulqaad u muujiyey masuuliyiin ka socotay DF ee Soomaaliya oo Kismaayo ku sugnaa ayaa hadda loo maleeyo inay go’aan wanaagsan ka qaateen Masuuliyiinta sheeganaya DF ee Soomaaliya ee qaska ka waday guddaha magaalada Kismaayo.

     

    Shacabka Jubbooyinka ayaa aad usoo dhaweeyey go’aanka wanaagsan ee ay qaateen Maamulka cusub ee Jubbaland, kuwaas oo talaabada ay qaadeen Maamulka Jubbaland ku tilmaamay arrin wanaagsan oo mudan in la soo dhoweeyo.

     

    Puntlandpost, Kismaayo, Jubbaland


  12. Xayiraad kusoo rogtey wafuuda Dowlada Federaalka ah ee Kismaayo imanaya

     

     

    Kismaayo 25 may,2013–Pi– Sida ay warar hoose ku heleen Puntlandi Dowlada Jubaland waxay si toosa u joojiyeen Wafuuda Dowlada Federaalku usoo dirayaan dhamaan deegaanada Jubaland.

    Sida aan warka ku helney Dowlada Federaalka waxaa lagu wargaliyey in uusan Jubooyinka imaan karin Masuul aan ogolaansho ka heysan Dowlada Jubaland, Waxaa sidoo kale AMISOM lagu war galiyey ineysan Jubooyinka usoo diri karin Masuuliyiinta Dowlada ee aan ogolaanshaha ka heysan Dowlada Jubaland.

    Sida muuqata Taliska Amisom waxay u hogaansameen go’aanka kasoo baxay Dowlada Jubaland ka dib markii Maanta laga celiyey wafdi Sadax wasiir ka kooban oo u socday Kismaayo.

    Taliska Amisom ayaa wafdiga Wasiirada u sheegey ineysan Kismaayo u duuli karrin hadiivaysan Ogolaansho ka heysan Maamulka Dowlada Jubaland.

     

    wasiirada laga celiyey Garoonka diyaaradaha Muqdishi maanta waxay kala ahaayeen Wasiirada Gaashaandhiga, kan Warfaafinta iyo kan Arimaha Gudaha.

    Dhinaca Kalwe Afhayeenka Dowlada Jjubaland Cabdinaasir Seeraar oo Shir jaraa’id ku qabtey Kismaayo wuxuu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eedeeyey inuu yahay Nin Qabiil u adeega uuna Qas iyo dagaal hurin ka wada Jubooyinka.

    waxaa hadaladiisa ka mid ahaa“waxbadan baan dulqaadaneyney oo Maamulka Muqdisho u dulqaadanaynay lakiin dulqaadlii waa dhamaadey waxaad mooda ineysan fahmayn afka wanaagsan laakiin hada waxaan kuwada hadleynaa afkay fahmayaa.”

     

    Sida Puntlandi warar hoose ku heleen Dowlada Jubaland wa xay kalsoonidii Dowladnimo kala laabteen Dowlada Federaalka ah.


  13. Gabal iyo gooni waxaan leeyahay waxaad jeclaydeen baa soo socdee, ha ka xumaanina. Aad baad u jeclaydeen in qoryaha la sifaysto, tiibaana hadda socota. Haddiinaan waallayn u malayn maayo inaad aaminsantihiin in waraaqaha IGAD ragga Kismayo dawladda goboleedka ka dhistay ay wax ka bedelayso ---marka maxaa ku xigi? AMISOM miyaa soo qaban oo xoog ku ogelaysiin :D :D inay Xassan warkiisa yeelaan ?

     

    Maaddeey, awoowe USC da intaan ka aqaan u malayn maayo nin ka yaqaan inuu noolyahay. Waa niman aan calaf dawlad nimo ku lahayn. Arrinta Kismaayo baa daliil u ah. U fiirso, haddii alle noo nooleeyo, 'bal maan Kismaayadoona u deynno baad maqli doontaa' :D. Laakiin taasi waxay la midnoqonaysaa, 'bal maan waagii bililaqada ka deynno...bal maan Cabdullaahi Yusuf goodiga iyo xaraabada ka deyno..bal maan...bal maan' :D

     

    Waxba tari mayso. Hadda edeb tii aan u hadli jiray , hufnaantii waa gabaabsi, aday ku joogtaa ee shaxdii degay e, aday ku joogtaa bal qaad :D

     

    Oodweyne, awoowe muxaadaraddaada ku saabsan shisheeyaha la kaashado ku celceli waa intaa oo Saalax ka faaidaaye :D


  14. Any news from the ministers, Liqaye :D :D

     

    The only one digging a deeper hole for himself is Hassan Sheekh. Ahmed Madobe has the possession of the land. Now that USC in Mogadishu accepted Nairobi and Adis's neutrality of this matter, Ahmed's hand has been strengthened . And if the feeds I am getting materialize, Puntland has his back where it matters the most --which many of you may not even appreciate.

     

    So xiin and Mooge, are invested in Jubbaland as much as Zack is. As I said yesterday, this conflict will evolve from a mere political misunderstand (which it truly was) to national crisis that will paralyze the weak government in Mogadishu, thanks to Hassan.