xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by xiinfaniin


  1. War Deg Deg ah oo Faahfaahsan– Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo ku kulmay Garoonka Diyaaradaha kuna kala boodey halkaas, iyo Madaxweye Faroole oo la kulmey Beesha Caalamka iyo…

     

    Nairobi– Arbaco, 29 May, 2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa maanta kulan gaaban ku yeshey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi oo labada Masuul kasoo degeen xili ay ka kala yimaadeen Garowe iyo Muqdisho.

     

    Kulanka oo ahaa mid albaabadu u xiran yihiin ayaa Warbaahinta Puntlandi waxay si hoose u heleen waxyaabihii laga wadahadalya oo anloo xaqiijiyey in lagu kala kacay lana isku afgaran waayey.

     

    Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Madaxwyne Faroole ka codsadey inuu afar cisho ka warsugo uuna ku xalinayo eedeymaha Puntland usoo jeedisey Dowlada Federaalka isla markaasna Dowlada federaalku wax ka badali doonto mowqifkeeda Jubooyinka balse arintaas Madaxweyne Faroole wuxuu ku tilmaamey mid uusan aqbali karin,Waxaana lagu kala tagey iyadoon wax go’aan ah la isla qaadan.

     

    Madaxweyne Faroole wuxuu galabta kulamo kala gadisan la qaatey Safiirada Maraykanka iyo Ingiriiska e Nairobi fadhiya, wuxuu kaloo la kulmey saraakiisha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ee Kenya jooga.

     

    Sida aan Xogta ku helney Jamcaha wuxuu Madaxweyne faroole la kulmi doonaa Madaxweynaha Kenya Waxayna kawada hadlayaan Arimaha Soomaaliya.

     

    Kulamadaas ka dib Madaxweyne Faroole wuxuu uduuli doonaa Adis ababa oo uu kula kulmi Doono Madaxda ugu sareysa Itoobiya waxaana Dabcan laga wada hadlayaa Arimaha Soomaaliya.


  2. http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2013/05/Somalia-Sliding-Back-to-_Political-Conflict_.pdf

     

    President Hassan, off all previous leaders, showed no interest in either the weight of past history or any form of national reconciliation. A non-policy policy of “forget and forgive” is all that he can offer, while undermining sincere efforts by the people of Jubbaland.

    ......To be sure, there is no constitutional mandate that authorizes the Mogadishu administration to form any of the content and/or form of a pending or an already existing state in the Somali Federal System. The people without any outside manipulation have the say to form their own government. As America’s forefathers would say, it is the yeoman that is the ultimate arbiter of the nature of their local governance.


  3. Cambuulo iyo bun;956671 wrote:
    sxb when you are resorting to insults thats when i know inaad meeshu waxbo aadan ku ahayn this is not the xiin we knew ee maxaa jiro? The jubbaland project aint going the way you wanted miyaa?

    Sorry what happened? Maxaad la carootay

     

    ps. Perhaps you are not a female nomad --that is (wallaahi) what I always thought. Gabdhuhu ceeb maaha ee haddaadan dumar ahayn , xaal qaado awoowe, haddii kale ii sheeg cayda aad sheegaysid meeshay ku jirto


  4. Kismayo (the capital of Jubbaland) offered refuge for me as a child running from war in the capital Mogadishu, and it has since been a place of unimagined violence. I was excited to celebrate its liberation and look forward to one day returning there as peace prevails. To my relatives still residing in Kismayo, I would like to congratulate them and urge them to not lose sight of this amazing opportunity to secure peace and prosperity.

     

    ---by Ilhan Omar

     

    This is what Hassan Sheekh could never get or understand , Kismayo is the hope for those who were forced to leave their homes.


  5. jubbaland1.jpg

     

    TC Daily Planet

    Wednesday, May 29, 2013

     

    Over 2,000 members of the Somali Minnesotan community gathered Saturday to celebrate the successful formation of Jubbaland: a new regional state in Somalia. The creation of the state is a result of a newly adopted provisional constitution stipulating the creation of regional states. Ilhan Omar, a Somali American advocate for political access, supports the creation of Jubbaland, and believes new regional states are needed to overcome Somalia’s failed unitary system of government. These are Omar’s thoughts on the celebration, as a civically engaged Somali American:

     

    Saturday’s event celebrated the newly formed state of Jubbaland and the importance of adhering to a federal system of government.

     

    The celebratory event took place at Marriott City Center in downtown Minneapolis, and was heavily attended by a large crowd of Somali-Americans and many elected Minnesota politicians and mayoral candidates. The 2,000-plus attendees enjoyed an array of speakers, including a call-in from President-elect Ahmed Mohamed Islam (Madowe) in Kismayo, Somalia, entertainment and an all-around great night celebration.

     

    Jubbaland State was formed on May 15, with the selection of President Ahmed Mohamed Islan (Madowe) and bending selection of parliament and cabinet members. The excitement expressed by the people has been astronomical. So far, there has been a celebration event similar to ours held in every major city worldwide with a significant Somali population.

     

    Jubbaland state consists of three states in southern Somalia, previously a hotbed for warlords and terrorists. Hope is being restored as the residents take advantage of the federal constitution and charter. After 22 years of devastating civil war and a virtual absence of governmental institutions, Somalia formed a new government led by Hassan Sheik Mohamud, who was elected by parliament to rebuild federal states of Somalia from the ashes of the civil war.

     

    Kismayo (the capital of Jubbaland) offered refuge for me as a child running from war in the capital Mogadishu, and it has since been a place of unimagined violence. I was excited to celebrate its liberation and look forward to one day returning there as peace prevails. To my relatives still residing in Kismayo, I would like to congratulate them and urge them to not lose sight of this amazing opportunity to secure peace and prosperity.


  6. Xaaji Xunjuf;956595 wrote:
    War ninku hanjabaad weyna., ma ogtahay hanjabaad anaga waxba naga ma qaado:D. Inagu beri hore baanu kala adkaanay maad so rogaal celin soo dhawoow baanu leenahay diyaar baanu nahay.

    Baala xoofteynta wanu naqana ,maanta waad faro madhantihin. U malayn mayo wadaadka sheikh xassan inad ka dabalaanaysan. bal weynu eegi. Sheikh xassan dab yar ma shidayo, siyaasadisi wa diyaariiyey. Sheedaas baanu sheikh xassan ka eegeyna.

    LOL

     

    Xaaji Habaar, what I meant to say was , in the heated political tussle between Republican and Democrats in the plains of Mid West, you are Ralph Nader :D

     

    Hassan is a worthy opponent albeit a weak and hapless one. You on the other hand are an inferior politicians who shirked from the great challenges. While I am engaged in the battle of shaping up Somalia, inking her federalist constitution, you are reduced on fighting for the grazing rights of Kalshaale :D

     

    The difference could not be more contrasting ...Oodweyne u yeer

     

    Fawziya baa garoonka idinkugu jirtee u daayaa iyada , oo bal dhawra waxay idiin dhijiso

     

    The Darwish Clans, and Garaads of Sanaag have history behind them, and the ***** politics is not dead yet in Buuhoodle ee is jir :D


  7. Shaydaan wax habarti jiida waa yahay , habartina wax la jiido waa tahay

     

    Xaaji Habaar qumay dadka habaara waa yahay, Hassan Sheekh wax la habaaro waa yahay ---waa haddaad aniga i weydiisaan

     

    Laakiin tani waa beentii Xaaji Habaar