xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by xiinfaniin


  1. ^^I understand the British security interests and perhaps potential concessions of extraction rights (on land and off shore). what I am shooting down is the conspiracy theory that says in order for westerns firm to make an invest in Jubbaland shores, they must annex them first , give them to Kenya and then start exploration and production through Kenya :D.

     

    By any angle you look at , it does not make sense. Jubbaland is one of Somalia's most prized region , and all Somalis have an eye on it. To compromise its territorial integrity is a sure recipe for an eternal instability in the region.


  2. Oodweyne;953213 wrote:
    Xiinfaniin,

     

    I think if they could get those two issues from him and they are satisfied with the outcome of those conditions then they will be happy to drop him into that category of: "don't call us we will call you if we need you".

     

    And lastly if they can secure some sort of agreement from him in terms of him agreeing with Kenya of where Somalia territorial waters begins and end so that the British oil companies that are planning to drill the offshore oil basin in the area surrounding the border between Kenya and Somalia could proceed legally, then that would be the "icing" on the cake for them.

    So you believe that this annexation of Somalia's territorial waters (and some times lands) has some credence in today's world?

     

    It is nonsense, a pure conspiracy theory. Kenya and Ethiopia as a legacy of colonial experience has already enough headache regarding Somalia and its territorial claims.


  3. War dag dag ah . Wafdi ka socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China oo Kismaayo garay iyo Gen Fartaag oo qabilay.

    Kismaayo24 News:

     

    Magaalada Kismaayo ee Caasimada Jubbaland State waxaa manta garay Wafdi balaran oo ka socda wadamada Midowga Yurub, Mareykanka iyo China.

    Wafdigaan oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaa soo dhaweyay Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Gen Cabdilahi Sh Ismaciil Fartaag.

     

    Wafdigaan ayaa waxaay gudaha Magaalada Kismaayo kulan kula qateen maadaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo iyo Masuliyiin kale oo dhawan ka soo muqandoono golaha wasiirada Jubbaland.

     

    Kulanka labada dhinac ayaa waxaa loga hadlay arimo badan oo ay ugu muhiimsantahay barnamijyo hormarineed oo laga hergalin doono 3da gobol ee ay ka kooban tahay Jubbaland iyo sidi iskashi dhan walba ah ay u wada yeelan lahayeen wadamadan iyo Maamul Goboleedka Jubbaland.

     

    Wafdigaan ayaa kulankaan ka dib u dhaqaaqay dhanka Madaxtooyada kmg ah ee Kismaayo waxana lagu wada in ay halkaasi kula kulman Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo waxana ay ka wada hadli doonan arimo badan oo ay ka mid tahay hormarinta iyo amanka.

     

    Wafdigaan ayaa waxaa weheliyay wariyeyaal ka socda dhowr wadan iyo tv yo caalami ah kuwaas oo waraysiyo iyo muqaalo kala duwan ka sameyay magaalada Kismaayo.

     

    Wixi warar ah ee ka soo baxa kulanka Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigaan ka socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China kala soco Kismaayo24.com


  4. ^^xaaji habaar, this is another news that would not please you. The Kaliil of Gedo supports Madoobe :D , what now xaaji habaar

     

    Kismaayo24 News:

    Siyaaasiga ka soo jeeda Gobolka Gedo ee Diyaaad Cabdi Kaliil ayaa waxaa uu marki ugu horaysay ka hadlay Doorashadi Madaxweynaha Jubbaland iyo Kuxigeenkiisa.

     

    Mr Kaliil waxaa uu sheegay in u si weyn u soo dhaweynayo Doorashada ka dhacday Jamacada Kismaayo ee Magaalada Kismaayo islamarkana uu rajo badan ka qabo in Maamulka halkaasi lagu dhisay in uu noqdo mid dhibaatada ka sara Shacabka Jubbaland.

     

    diyaad kaliilMr Kaliil oo la waydiyay sida uu u arko Madaxweyne yaasha badan ee Kismaayo loga dhawaaqay ayaa waxaa uu shegay in kuwaasi ay la mid yihiin ninki Cabdinuur Darman ahaa ee 10 ka sano sheeganayay Madaxweynaha Somalia hadana ka dalay oo iska dayay.

     

    Kaliil ayaa waxaa uu ugu danbeyn sheegay in Gobolka u ka so jeedo ee Gedo u ka soo dalay dowladihii dhexe ee Somalia iyo wax qabad xumadooda hadana uu diyaar u yahay in uu tijaabiyo Maamul Goboleedka Jubbaland State.


  5. Madaxweynaha Jubbaland oo wafti qaabiley

    Published: May 21, 2013

     

    Kn: Madaxweynaha cusub ee Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa Jeneraal Fartaag ayaa maanta qaabiley waftigii labaad oo heer caalami ah oo soo booqda Jubbaland todobaad uun ka dib markii xilka loo igmaday.

    Waftigan ayaa ka socday Qaramada Midoobey iyo dalal daneeya arrimaha Soomaaliya, waloow ay socdeen saraakiil darajadoodu hooseyso.

     

    Waftiga ayaa madaxda ka dhagaystey halka ay wax marayaan iyo sidii lagu maamulka oo ahaa shirweyne bulshada u dhantahay.

     

    Madaxda Jubbaland ayaa waftiga kala hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, iyagoo farta ku fiiqey halka xalka laga baadi goobi karo xalka dalka.

     

    Waxa ay balan qaadeen in Jubbaland tahay meel nabad lagu soo dabaalayo, aduunkana mar dambe aysan oga iman doonin halista argagixisada iyo dambiyada kale.

     

    Waftiga ayaa waxa ay sidoo kale warbixin ka dhagaysteen mas’uul sare oo maamulka jubbaland ee cusub ka tirsan oo shaqooyin caalami ah soo qabtay sida bangiga aduunka, kaasi oo warbixintiisa si weyn ay waftiga madaxa ola ruxeen.

     

    KismaayoNews.com


  6. KISMAAYO: Wafdi Caalamiya oo gaaray Kismaayo

    May 21, 2013 2:59 pm GMT

     

    Kismaayo: (pp)- Magaalada Xeebeedka Kismaayo, ahna Caasimada kumeel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa ka degey wafdi ka socda beesha Caalamka oo ka socda xarrumaha qaramada modoobay, kuwaas oo indho-indheyn doona xaalada guud ee magaalada Kismaayo isla markaana kulamo gaar ah la qaadanaya madaxda dowlad goboleedka Jubbaland state.

     

    Wafdigan ayaa la sheegayaa inuu hogaaminayey Nicholas Kay oo arrimaga Soomaaliya u qaabilsan Qaramada midoobay, waxayan markii ay gaareen magaalada Kismaayo ay kulamo Albaabada u xiran yihiin la yeesheen Masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland.

     

    Waxyaalaha ay ka wada hadleen masuuliyiinta qaramada midoobay iyo madaxda Jubbaland ayaa ku koobnaa oo kaliya sidda wararkua ay nagu soo gaarayaan wadahadal ku aadan horrumarinta dhanka siyaasada iyo dhanka nabadgelyada iyo siddii dadka barakacayaasha loo taageeri lahaa iyo siddii arrimaha gargaarka bani’aadanimada looga bilaabi lahaa deegaanada hoos yimaada dowlad goboleedka Jubbaland inta ku jirta gacanta Maamulka Jubbaland


  7. ^^We all understand your support of alshabaab leader Godane , but Godane is gone and so your relevance :D

     

    Pray that old senile president of yours in Hargeysa does not mess things up for you. Kismayo is safe , and it has a president

     

    If you are wondering why refugees are celebrating, they belong to the region and as always they welcome any progress


  8. xaaji habaar, Barre has a VOA, Caynte, Mogadish Elders, and President Hassan all supporting him. But he has no support in Jubbaland. Have you heard from him since that infamous one interview by VOA? No, is the answer. Why? Because it was one time stunt funded by those who have much to gain from voilance and instability in the country ...

     

    Those like you who are still sad about the removal of Alshabaab from Kismayo also propogate the nonsense.

     

    But the region has moved on, and refugees who have been away from their land sense progress hence their celebration


  9. Chimera;953128 wrote:
    Compromise
    ;
    A settlement of differences in which
    each side
    makes concessions
    .

     

    ..and I would even say those spearheading the Kismayo conference and the leadership they elected has accepted the legitimacy of Mogadishu leadership, they invited them to take a lead of the conference. They still say the national leadership has a role in Jubbaland. What they will not compromise on is the constitutional rights the provincial charter affords them.

     

    The argument from Mogadishu has been that this whole gathering is illegal and any outcome from it will not be recognized by the federal government.

     

    A reasonable compromise should be along the lines of 1) SFG recognizing the legitimacy of Jubbaland state and its leadership, 2) Jubbaland leadership cooperating with SFG's security plan, and eventually working toward integrating its militia in the national army.

     

    I am sure Madoobe will not find difficulty doing #2 --he already said as much. Will Hassan and his advisers come to the obvious conclusion and accept Jubbaland as a federal state? Or will they continue to polarize, filling complaints to Kenya & Ethiopia, IGA, and IC :D?