Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. malistar, niyoow don't lost the plot. Puntland has always been fair niyoow. Puntland is a 1/3 of somalia. we don't want any more our share niyoow. stop spreading propaganda that we are asking for more.
  2. Adam and Barwaaqo, mooge deplores siyadist and siyadist culture. i fought against brutal siyad and his corrupt regime for years and think the worst of it today niyoow. isku xishoda and pay attentions to the person you are speaking to first. don't just spew nonsense when you hear Puntland. shame on you for defending the stealing of innocent kid's education.
  3. Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo amray in wasaaradaha PL 8-saacadood shaqeyaan Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa intuusan ka dhoofin dalka soo saaray qoraal uu ku amray dhamaan wasaaradaha dowlada PL in mudo 8-saac ah u shaqeeyaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Puntland. Madaxweynaha dwolada Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraalkaasi ku sheegay in shacabka Puntland ay u baahanyihiin in loo qabto adeegyada Bulshada ee daruuriga ah, si taa loogaaran ay khasab tahay in wasaaradahu bixiyaan adeegayada dadweynaha mudo 8-sac adood ah, maadaama ay dowlada horyaalaan howlo adag. Go’amaadan cusub iyo dardar galinta howlaha shaqo ee wasaaradaha Dowlada Puntland ayaa soo baxay kulankii ugu danbeeyay ee Xukuumada Puntland, taasoo ay isla jeex jeexeen golaha wasiirada, isla markaana isla qaatay muhuumada ay leedahay adeega hufan ee loo qabanayo bulshada in ay ku rideyso tubta toosan ee horumarka dalka, shacabkuna ku gaarayo kalsoonida dowlada.
  4. progress of helping yourself and moving foward continues. somalia has traditional six hour work week and people leave after lunch. This will be no more under Abdiweli administration. All civil servants will be required to work an 8 hour work day, 5 days a week or else no salary. The most progressive and futuristic administration in the Somali lands. If this step by step rebuilding continues, Puntland is destined for a higher place.
  5. Garowe(PT) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu wasaraddaha ku amray in shacabkooda ay u shaqeeyaan 8-saacadood oo xiriir ah si howlaha faraha badan ee dowladda horyaala loo qabto. Hadalkan ayuu ku sheegay Gaas shirkii gollaha wasiiradda Puntland oo qabsoomay Khamiistii lasoo dhaafay wuxuna sidoo kale guddi wasiiro ah u saaray xaalada abaareed ee Puntland ka jira.
  6. niyoow recently 350 scholarship that belong to the Somali people as a whole was stolen by HAG junta. The scholarships from Sudan and Yemen would have benefited poor somali students from all regions of Somalia. HAG and qoslaye gave all of them to HAG members. it is the most shameless thuggery every witnessed by Somali people. it is so flagrant and shameless that even decent HAG are saying WTF was that??? Sudan and Yemen are in shock and are talking with Puntland about this shocking disgraceful HAG behavior. Abdiweli is off to Ethiopia now and one of the things he is highlighting is that Mogadishu is so disgraceful that it would even steal scholarshops mean for poor kids. Abdiweli has been enjoying well last couple of weeks and is in his elements they say. HAG thinks Abdiweli is the most dangerous person they ever faced and that is why they are all panicking begging not to escalate things. niyoow Abdiweli must keep the pressure on the corrupt HAG destroying Somalia's fabric for personal gains. He is a nationalist who cares about the Somali people.
  7. lool@Malistar. Niyoow HAG is losing the plot. Everywhere they are panicking. what gives niyoow. relax and lets play hard ball niyoow. the era of civil war and moryanism clan fighting is over. we are playing politics niyoow stop wishing for somali blood to be poured. haha
  8. Dr and Tilla, this is what the plan is. every agency governmental or non-governmental will have fair, open and transparent testing system for every job and the most qualified will get it. compare that to the qoslaye HAG system in Mogadishu. Damjadiid HAG just stole 350 student scholarships from Sudan and Yemen. Walaaaahi if you think about it, dadkaan gaajo baas ba ku taagan. How do you steal 350 student scholarships and give it all to your clan from dhusamareb all the way to Mogadishu. nobody else. thuggery, thievery and dark art of robbery is all that HAG is good at. loool. how do you cheat an innocent mother who raised a great kid and gave a good basic education and deny her the education her child needs because you want to send your uneducated dumb geeljire from dhuusamareeb. looool. thankfully, Puntland is #1 in education and its citizens are mostly wealthy who can afford to send their kids abroad if things get cheated.
  9. niyoow Nick knows who the power brokers are in Somalia. He knows Puntland is the mother of all. if Puntland is not happy, there is no government but a faction just like during the civil war. qoslaye knows it too but his HAG friends are so mean to him forcing him to do things.
  10. loooooooool. niyoow are you guys kidding each other? Puntland has 4 million people living there. Mogadishu which used to have 1 million is mostly abandoned, buildings destroyed and the population there is 80% IDP bantu due to civil war. please let say something that makes sense. mogadishu is completely empty. talk to the people who visited recently. it is facts niyoow.
  11. The feeling inside Garowe is that of accomplishement, unity and pride Off to Addis for consultation with the IC and AU. Garowe(PT)Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntland Garoowe. Madaxwaynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saadiq Eenow, iyagoona Garoonka Diyaaradaha ee caasimada dawlada Puntlane eemagaalada Garoowe ay ku sagootiyeen Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland iyo Dadweyne kale. ‘’Waxaan saaka u safraya Magaalada Adis-ababa ee Dalka Ethopia oo aan ugu baxayo shaqo yar iyo howlo dowladda Ethpia uga xiran dowladda Ethopia ‘’Ayuu yiri Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxwayne Gaas ayaa ugu dambeyntiina sheegay in safarkiisu uu qaadan doono muddo labo maalmood ah kadibna uu dib ugu soo laaban doono dalka,maalmaha uu dalkaasi Ethiopia joogana uu kulamo la qaadan doono madaxda ugu saraysa Dalkaasi.
  12. Abdiweli did three things 1. he recalled Puntland MPs 2. he got the MPs and Elders to speak in unanimous voice in Garowe 3. he got the International community on his side niyoow no emotional stuff. no calaacal waxba kenayn. no civil wars. Puntland is playing highest politics at the international level and is leaving qoslaye and HAG team in the dust. without firing a shot, Abdiweli is dismantling damjadiid qoslaye from within. loool. we know qoslaye is not going to return so he is trying everything he can to use clan proxies to do damage before he leaves office. already HAG are feeling the heat forcing qaybdiid to respond nonsense, their websites are circulating calaacal everywhere that Puntland wants unfairness blah blah blah.
  13. ”Waxyaabaha Caajibka ah waxay ahayd markii saxiixa la saxiixayay ragga qaarkood way hadlleen waana goodiyeen,Cabdi Qaybdiid waad dhagaysanayseen wuxuu yiri fad ama hafadin waa lagu fadsiin Marka uu hadalka saa lee yahay saaxiibkay waxaan is lee yahay warkaasi wuxuu ahaa Gardaro garob og,marka Puntland iyadu cidna ku xadgudbi mayso laakiin way xisaabtamaysaa” Madaxwayne Gaas ayaa hadal kan yiri.
  14. niyoow Puntland is leading the way towards merit based society. all low level, medium level and high level positions are merit. instead of positions being filled by corrupt agaasime's sub clan, the government of puntland has testing system that says "if you know, show us". Puntland under Abdiweli is moving away from clan based employment something that is everywhere in places like somaliland and mogadishu and moving towards merit based where education and personal ability get you the job not being relative with minister or director general. Garowe(pp) Wasaradda deegaanka,daaqa,duurjoogta iyo dalxiiska dowladda Puntland ayaa dhowaan soo dhajisay lix agaasime waaxeed oo ka banaan wasaradda kuwaasoo maanta imtixaankooda lagu qaadayo xarunta dhexe ee wasaradda deegaanka. 1795699_949588115067595_1916012444936388940_nDad ka badan 30 qof oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho ayaa shaqooyinkan soo codsaday waxayna imtixaanka ay galayaan qaadaya Masuuliyiin ka socda wasaradda shaqada iyo shaqalaha,Hay’adda Shaqalaha Rayidka ah iyo Khuburo ka tirsan wasaradda deegaanka kuwaasoo sheegay inuu soconaya ilaa saacadaha soo socda. Wasiir ku xigeenka wasaradda deegaanka dowladda Puntland Mudane Faarax Cali Cabdi oo saxafadda la hadlay ka hor intaan la qaadin imtixaankan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida wanagsan ee ay ugu kalsoon yihiin in loo tartamo shaqooyinka ka banaanka wasaradda deegaanka wuxuna sheegay inay ku qanacsan yihiin natiijadda kasoo baxda Imtixaankan. Masuulkan ayaa sheegay arrintan inay qayb ka tahay dib u habaynta shaqada iyo shaqalaha xarumaha dowladda si shacabka Puntland loogu addeego qaab wanagsan oo lagu wada qanacsan yahay. Shaqooyinka ka banaan wasaradda deegaanka isla markasna imtixaanka maanta oo Khamiis ah loo galay ayaa kala ah,Agaasimayaasha,Mamulka lacagta,Qorshaynta,Shaqada iyo shaqalaha,Duurjoogta ,xiriirka Gobaladda iyo dalxiiska,Keymaha iyo deeqa iyo waliba Cilmi baarista iyo Kobcinta Aqoonta,dhamaan jagooyinkan ayaa ah kuwa u baahan dad aqoon iyo waayo aragnimo u leh. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ahaa Agaasimaha guud ee wasaradda deegaanka Mudane Maxamed Cabdiqaadir Barre iyo saraakiil kale oo ka tirsan wasaradda deegaanka. Docda kale wasiirka Deegaanka Puntland Guuleed Saalax Barre oo boggiisa Facebook qoraal kooban soo dhigay ayaa sheegay arrintan inay aad ugu faraxsan yihiin. ”Saaka waxa loo fariistay ALLE mahadiis imtixaan loo galayo 6 Jago oo Agaasime Waaxeed oo ay Wasaaraddu horay usoo xayaysiisay iyadoo qayb ka ah dib u habaynta Dowladdu ku wado shaqaalaha rayidka ah. 16 sano kadib waa inaann ka guurnaa qaabkii dhabar kataabashada iyo eexda una guurnaa caddaalad loo sameeyo dadka oo dhan fursadna lasiiyo dadka aqoonta iyo khibradda leh “qofka saxda ah booska saxda ah”.Guuleed ayaa yiri.
  15. <p>Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Nichalos Kay ayaa maanta oo Axad ah waxa uu xarunta Gollaha shacabka kula kulmay Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Siciid Xasan Shire iyo qaar ka mid ah xildhibanada.</p> <p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha Siyaasadda sida,deeqaha magaca umadda Somaaliyeed lagu soo qaado oo ku eg magalada Muqdisho.dhibaatadda Villa Somalia ay ka wado gobalka Mudug iyo wax isdabo marinta lagu sameeyay dastuurka KMG ah ee wadanka.</p> <p>Afhayeenka gollaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa Danjire Key u dhiibay warqad qoraal ah oo ay ku qoron tahay aragtida Baarlamaanka ee siyaasadda taagan.</p> <p>Waxa kale uu Baarlamaanka Puntland walaac ka muujiyay Kaalmada uu beesha caalamku siiso Somaliland kaaso qoraalka lagu sheegay in lagu dhibaatooyo shacabka Puntand ee Gobaladda Sool,iyo Cayn waxana lagu yiri qoraalka.</p> <p>”Baarlamaanka Puntland wuxuu beesha caalamka ku wargelinayaa inay ka fiirsadaan kaalmad ay siiyaan Maamulka Soomaaliland,taasoo ay uadeegsadaan dagaalo iyo barakicin shacabka Goballo ka mid ah Puntland sida,Sool, Cayn”.</p> <p>Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay haddii aysan madaxda Villa Somalia ka fiirsan sida ay wax ku wadaan iyo qiyaanadda lagu sameeyay dastuurka dalka ay ka fiirsan doonan kasii mid ahaanshaha dowladda federaalka,waxayna tani u eg tahay in xaalada Puntland iyo DF ay meel xun kala marays.</p> <p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ku Doodaya in Shacabka Gobolka Sool ay Qayb ka Yihiin PL Sidoo kale wuxuu xusay in Kuwa G.Sanaag ee dariska la ah Gobolka Maqan ee Sool uu Metelo Siyaasad ahaan isla markaana ay Qayb Siyaasadeed ka Yihiin Dowlada Puntland.</p> <p>Dadka Siyaasada lafa Gura ayaa leh waa talaabo Muujinaysa Shaqa Hogaanka Baarlamaanka Pl inay tahay mid Masuul ka ah Dadkii ku Bahoobay Dhismaha PL,</p> <p> </p>
  16. War hadda soo dhacay: Madaxtooyadda Puntland oo M/weyne Gaas iyo Xukuumadiisa ka wada hadlayaan in la soo celiyo xiriirka Muqdisho iyo Xildhibaan Cabdi-Barre oo ku taliyay inaan lagu Deg-degin heshiiska Culusoow iyo Damjadiid 2014-08-18 14:03:14 Madaxweynaha Dawladda Puntland C/weli Gaas iyo Xukuumadiisa iyo Xildhibaanadii Muqdisho ka yimid ee uu qudhiisa u yeeray ayaa goradda iyo madaxa isla galay. Arintaan ayaa ka dambaysay,kadib markii Madaxweyne Gaas uu talo ku soo jeediyay inuu dib u soo celinayo xiriirkii hakadka ku yimid ee Dawladda Federaalka iyo Puntland u dhaxeeyay. Xildhibaan Cabdi-Bare Yuusuf Jabriil ayaa canaan dusha uga tuuray Madaxweynaha Puntland,waxaana uu arin laga xumaado ku tilaamay,in Madaxweynaha Gaas inta uu Xildhibaanadda Garoowe ugu yeeray amarkii Gaasna u hogaansameen,inuu isagoo aan la xisaabtamin Dawladda Federaalka inuu iska aamino warqad uu Nocholas-Kay shalay shirklii UNISOM ee Xafladii Garoowe ka dhacday uu sheegay in Maamulka Gobolada-Dhexe loo dhisayo aysan ku jirin Waqooyiga-Mudug ee Puntland ay ka taliso. Dagaal-siyaasadeed qaraar ayaa galabta ka socda Madaxtooyadda Garoowe ku taal,iyadoo ninka ugu macquulsan hadalkiisana lala dhacay uu noqday Xildhibaan Cabdi-Barre oo talo ku soo jeediyay,in Dawladda Federaalka oo Madaxweyne Xasan Culusoow uu gardawadeenka ka yahay,inay ka soo garbaxaan Maamulka Puntland ee ay dhulkoodii ku soo xadgudbeen,wuxuuna ku tilmaamay waradii shalay Garoowe laga akhriyay inaysan ku jirin saxiixii Madaxweyne Xasan Culusoow iyo Reysalwasaare C/weli Sheekh. Hadii Madaxweynaha Puntland uu galabta ku dhawaaqo inuu dib u soo celiyay kalsoonidii uu kala noqday Dawladda federaalka isagoo aan la xisaabtamin Dawladda Federaalka,waxay noqon-doontaa qamaar-siyaasadeed,isagoo lumin-doono kalsoonidda Shacabka Puntland,waxaana la filayaa Xildhibaanadda Muqdisho ka yimid ee Gaas uu codsaday inay Garoowe yimaadaan,hadda kadib inaysan aqbalin codsiga Madaxweynaha Puntland uga yimaado,maadaama uu si sahal ah isagoo aan la xisaabtamin Kooxda Damjadiid uu la heshiinayo. Dhanka kale hadii ay dhacdo Maadxweyne Gaas inuu arinta Dawladda federaalka iyo Puntland guddi u saaro tur-xaanbixin ku sameeya arimaha la isku hayo,markaas waxaa uu noqonayaa Madaxweyne kalsooni u muujiyay Shacabkiisa iyo xukuumadiisa. Wixii jiraaba cakaaruu imaan,Gaas galabta ayaa lakala ogaanayaa,waxaana dhagta u taagan-tahay Shacabka Puntland oo ka warsugaya warka Madaxtooyadda Puntland galabta ka soo yeeri-doono,oo 2-mid noqon-doonto,Puntland inay la xisaabtanto Dawladda Federaalka ama Puntland inay ka tanaasusho khaladaadka ay tirsanayo oo ay gobanimo samayso hoostana ka gasha Madaxweyne Xasan Culusoow iyo Xertiisa Damjadiid,iyagoo weliba raali-gelin ugu daraya,waana gobanimo labadaba go'aanka uu qaato Madaxweyne Gaas oo galabta laga warsugayo. Qalinkii:Tooshka Wareega ee Sh-Media Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com
  17. http://shacabkamedia.com/6071/war-naxdin-badan-duleedka-hargeysa-oo-2-wiil-isku-dal-daleen-fadlan-hadii-aad-beer-jilicsan-tahay-ha-daawan-/ niyoow, this is weird. socio-economic and political problems are leading the youth to new untraditional ways to kill themselves. this is not good niyoow. Alahunaxaristo.
  18. lool@pirates. niyoow, somaliland is a mirage. a beacon of phantom dimlight supposedly blinking but can't be seen by anyone else other than its delusional clan-driven believers. But I like sister Barwaaqo, the most secessionist of all. she is qunyarsocoto which is the most dangerous type of secessionists lol.
  19. Caasimada Puntland oo dhowaan laga bilaabayo dhismaha Wadooyin casri ah Garowe– 7 Augs.2014– Pi– Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtey qoshayaal cusub oo sare loogu qaadayo bilicda Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, Xukuumada Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa horey u balanqaadey iney isbadal muuqda oo soo jiita indhaha shacabka ay ku sameynayaan Caasimada Puntland ee Garowe. Hawlaha dhismaha Wadooyinka ayaa loo xilsaarey Hay’ada Wadooyinka Puntland oo ah Hay’ad Dowli ah waxaana meesha laga saarey Hay’adihii sida gaarka ahaa loo lahaa ee qandaraasyada lasiin jirey, sargaal Dowlada ka tirsan oo Puntlandi xog siiyey ayaa yir “Waxaa Hay’ada Wadooyinka Puntland loogu dhiibey mashaariicdaan si Dowladu u xaqiijiso in howsha sidii iyo wakhtigii loogu talagalay loo qabtey” Mashaariicda Waadooyinka waxaa ka mid ahWadooyin laga hirgalinayo magaalada dhexdeeda iyo Wadada isku xirta Madaxtooyada iyo Magaalada oo si casri ah loo dhisayo, Wadada Madaxtooyada ka imaanaysa waxaa loo dhisayaa laba wado oo isfeer socda ayna u dhaxayso dariiq geedo lagu beerayo, labada wado waxaa kala maraya baabuurta isku dhinaca u socda, kharashka wadadaan waxaa bixinaya Dowlada Puntland. Waxaa iyana la dhisayaa Wadada Garoonka Diyaaradaha iyo magaalada isku xirta oo iyana si casri ah loo dhisayo waxaa kharashka wadada Garoonka Diyaaradaha bixinaya Dalka Japan. Wadooyinka ka imaanaya Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha waxay naqonayaan kuwo casriyaysan oo calaamadaha wadooyinka leh, wado walba waxaa loo dhisayaa nooca labada wado oo isfeer socda, gawaarida u socda Garoonka wado gaara ayay marayaan kuwa ka yimaadana wado gaara waxaana labada wado u dhaxaynaya jandiirooyin geedeysan. Waxaa kaloo Mashruuca kamid ah Wadooyin iyo Baarkinka gawaarida oo casri ah lagana dhisayo Madaxtooyada dhexdeeda. dhamaan mashaariicdaan wadooyinka waxay bilaabanayaan Sadexda bil ee fooda inagusoo haysa dhexdooda.
  20. Something majestic, something unique and great. The Capital of Puntland is going to be redesigned and new modern roads will be built in all neighborhoods.
  21. you sound depressed confused and angry. looooooool. take it easy niyoow. the world is much more than a failed clan enclave. live happily with your caydh in europe and stop this somaliland phantom stuff. it is going to drive you crazy niyoow. relax. lool.
  22. Adam, niyoow first read the agreement. there is no state niyoow. just agreement to bring clans from those regions together to create central state which is rejected by most big clans. stop dreaming. you are driven by fear of puntland niyoow.