-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
what is so funny?
-
niyoow the bad news is that when qoslaye visited minneapolis few weeks ago, he went to General mohamed abshir's house in minneapolis and thanked the founding father for his service. little did we know that the family would think that it is ok to go to mogadishu and visit their old occupied home. niyoow how do you shoot an aging woman five times? it is miracle she is alive.
-
this is the lowest for HAG damjadiisists occupiers. General Mohamed Abshir Hamaan is the founding father of the republic and Somalia's first police chief. he is a respected official by every clan and spent years in jail after siyad barre siezed power in a coup. general abshir had a house in mogadishu. he is 90 years old. his wife who is an old lady herself went back to mogadishu this month to get her house back. the general who lives in her house shot her 5 times. she was in critical condition but survived the assassination. this is shocking news. HAG has hit a new low by attempting to assassinate old lady so that they can keep the house. there is no arrest. nobody is being investigated. silence. the lady is flown to US for treatment. Cambaareyn: isku daygii lagu kharijin lahaa xaaskii Jeneraal Maxamed Abshir Haamaan Jeenaraal sare oo ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyeed oo magaciisa layiraahdo Jentaal Ahmed Dhayib Ahmed (Dhagacaleen) ayaa waxuu ku guul daraystay in ay u hirgasho in uu khaarijiyo xaaskii Jeneral Mohamed Abshir Haamaan oo magaceeda layiraahdo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo ku sugnayd markaas gurigeeda oo kuyaal magaalada Muqdisho ee Soomaaliya. Halkaas oo ay kabadbaaday rasaas ka haleeshay madaxa ayna noqotay dhaawac culus oo loola soocararay dhalka Turkiga. Dhakhaatiirta turkigu ayaa hada la tacaalayso nolosha murwo Faadumo Calbato. Waxaa kaloo isku daygaa dilka aha kabadbaaday oo aan wax dhaawici ah soo gaarin 3 caruur ah oo ay kujiraan 2 caruur ah oo uu dhalay Jeneraal M Abshir oo iyagu goobtaa kacararay markii baaska lagu furay Waxuu jeeneraal Dhago caleen cadeeyay in ay dilkaa lamaleegay nin isaguna katirsanaa Baarlamaankii shariifka ee dawladii hore oo layiraahdo ina Nageeye oo isagu sheegtay in uu gurigaan leeyahay kuna abtirsada dadka koonfirta soomaaliya dagan Waa kuma Jeenaraal Dhagacleen Dhagacaleen waa nin ka tirsan Jeenaraalada dawlada hada jirta ay ku tiirsantahay awood ahaan ayna isku hayb yihiin Faarax Sh Abdulqaadir wasiirka garsoorka iyo arrimaha dastuurka dalka. Jeenaraal dhaga caleen intii uu Guriga halgamaa Maxamed Abshir Haabaan xooga ku haystay waxay dawlada soomaaliya tababar ugu dirtay dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Malaysiya si uu ugu soo qaato tababarka xaga ladagaalanka danbiyada iyo dhowrista shuruuc da booliiska soomaaliyeed. Mushaarkiisa iyo tababarkiisana waxaa bixinayay dalka soomaaliya si uu u badbaadiyo umada soomaaliyeed balse nasiib xumo waxuu qabaa shaati qaldan. Dhagacaleen askarta sugaysay nabad galayada Guriga uu xooga kuhaysto mushaarkooda iyo noloshooda waxaa bixinayay dawlada soomaaliya iyadoo ay ogtahay in uu dhagacaleen hanti dad boob ku haysto uuna sharciga isagu jabinayo hadana waxaa loo diray tababar sharci ilaalineed. Nasiib daro howshii qaran ee la rabay in uu ku difaaco muwadiniinta soomaaliyeed ayuu iyagu u adeegsaday in uu hantidoodii banneyso oo uuna xabad kala daalo. Jeenaraal Dhagacaleen waxaa maxkamada dastuuri ah kuxukuntay mudo laga joogo halsano iyo bar in uu Guriga halgamaa M.A Habaan uu kaga baxo mudo kusiman 30 maalmood balse wuu diiday waxuuna sheegtay in uu isagu sharciga gacanta ku hayo kana sareeyo. Dawlad soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxay indhaha kaqarsatay in sharciga la horkeeno danbiile Dhaga caleen isagoo weli labisan uniformkii booliiska qaranka soomaaliyeed. Haddaba anigoo ku hadlaya magaca qoyska gabadha uu dhaawaca culus soo gaaray oo ah xaaska Jeneraal Maxamed Abshir Haabaan waxaan cambaareynaynaa falkaas foosha xun oo dhaawaca loogu geystay marwo Faadumo Calbato oo hadda ku sugan dalkaasi Turkiga oo lagula tacaalayo dhaawacas kasoo gaaray falkaas foosha xun oo uu soo maleegay Jeneraal Dhegocaleen. Waxaan ka codsaneynaa dhammaan hay’adaha qaabilsan amniyaadka ee dowladda federaalka iyo madaxda sare ee dowladda Federaalka in arintaas si deg deg ah wax looga qabto oo dadkii arintaas soo maleegay iyo wixii ka danbeeyayna sharciga la horkeeno. Sidoo kale waxaa arintaas foosha xun canbaareynaya dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyagoo falkaas ku tilmaamaya fal arxan daro ah oo kasoo horjeeda sharciga iyo qawaaniinta islaamnimo iyo mid bani’aadanimoba.
-
Jubbaland was invited to the inauguration of president Erdogan. Mr. Fartaag was seen at the airport going back to Kismayo. fartaag who is cousin with Hiiraale was helpful in bring hiiraale to his senses. niyoow good job. lets move jubaland forward.
-
Barre chose peace over death and destruction niyoow. it is good he came to his senses. Jubaland is not stopping for anyone and anyone who tries to stop this train will be given peace first and if peace is not the solution, the state has the right to eliminate the threat. hiiraale is a tired man. you can't fight forever. he came to his sense and that is good for every jubalander. bravo to hiiraale, and madoobe. niyoow, odayga is a big meat eater. lol.
-
after siilaanyo captured saaxdheer, the dignitaries that came to join Galayr innauguration left Galkacyo after escaping with their lives by car all the way from saaxdheer to burtinle to galkacyo. siilaanyo achieve what he wanted but how will that help him win the hearts of galayr's subclan after humiliating Galayr and killing so many people, chasing Galaydh right before his ceremony. niyoow what a bloodthirsty scum siilaanyo has become. Waxaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo martidii ka yimid Gobolladda Koonfurta Somaliya ee doonaysay inay ka qeyb galaan xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh deegaanka Saax-dheer ee Gobolka Sool, Kuwaas oo horey uga soo degay Degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn, balse ciidamo Somaliland ay weerar kusoo qaadeen goobtii Xaflada Caleemo saarka ka qabsoomi lahayd. xaflad6Waxaa ka mid ahaa dadka laga dhoofiyey maanta Gaalkacyo Ugaaska Beesha Gedo, Iimaamka beelaha Unuka, Suldaanka Beesha Bantu, Madax dhaqmeed ka socda Goboladda Bay iyo Bakool, Ganacsato, Xillibaano ka tirsan DF Somaliya iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed, Warar ay heshay warbaahinta PFox ayaa sheegaya in dhamaan dadkan maanta laga dhoofiyey Gaalkacyo ay xalay ku hoydeen degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, Ka dib markii ay yimaadeen habeenimadii xalay. Maanta oo jimco ah ayay diyaarad ka raaceen Gaalkacyo dhamaan xubnaha xalay seexday Degmada Buurtinle, Kuwaas oo dib ugu laabtey magaalada Muqdisho oo ahayd halkii maalmo ka hor diyaarado kasoo qaaday ay ku yimaadeen Buuhoodle. Khaatumo ayaa ku eedeysay Puntland iyo Somaliland inay iska kaashadeen weerarkii shalay lagu qaaday Saax-dheer oo ay sheegeen inuu ahaa mid lagu doonayay burburinta dhismaha maamulka Khaatumo. Mana jirto ilaa iyo hadda wax war ah oo ay kasoo saartey Puntland mashaqadii shalay ka dhacdey deegaanka Saax-dheer , Xilli ay cambaareeyeen Dowlada Federalka Somaliya,iyo Wakiilada Beesha caalamka u fadhiya Somaliya
-
niyoow progress continues from every direction. somalia is devastated by trees being cut down for fuel. the land doesn't have enough trees to satisfy both animal feed and energy use so the government is putting together a plan to make Puntland the first goverment in east Africa to ban charcoal and encourage peopel to use gas instead of burning trees. this is amazing. this is the hard work of the progressive thinking of the Puntland's elites and common man. we must save the country or else the desertification will continue. Garowe(pp) Wasaradda Deegaanka Dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda ADESO ayaa dhiirigalinsa Dadka ka ganacsadda waxyaabaha gali doona booska isticmaalka badalka dhuxu ee Gaas-ka ka dib kulan maanta oo Axad ah ka dhacay Hoolka Shirarka Hay’adda PDRC Garowe. Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay,qaar ka mid ah Gollaha wasiiradda,iyo labo ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya Gaas-ta la shito,waxana laga soo jeediyay khudbado kala duwan oo u badan wacyo galin. Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Agaasimaha guud ayaa sheegay inay muhiim tahay ilaalinta Deegaanka badalka Isticmaalka dhuxusanaya la galiyo Gaas-ta la shito oo ka howlyar balse u faahan aqoon iyo khibrad xiliga la isticmaalayo,waxayna hoosta ka xariiqeen inay ka go’an tahay sidii wax looga qaban lahaa xaalufka lagu hayo dhirta qooyan oo hadda laga sameeyo dhuxusa iyadoona mustaqbalka dhow aafo qaran ku noqon karta deegaanka iyo dhulka. Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa sheegay inay canshuur dhaaf u samayn doonaan cidii keenta badalka dhuxusha maadama Deegaanka dhibaatooyin kala duwan loo gaystay. Wasaradda Deegaanka,ADESO iyo CARE ayaa iska kaashanaya Mashruuca la yiraahdo ”Deegaanku waa nolashaada” kaasoo looga dan lee yahay in lagu bad baadiyo Deegaanka hormarintiisana looga shaqeeyo. Sidoo kale madaxda wasaradda Deegaanka daaqa,duurjoogta iyo dalxiiska ayaa waxay dhiirigalinayaan ganacsatada Gaas-ka ka ganacsada si dadku ay guud ahaanba dhuxusha u joogiyaan oo ay Gaas-ka u wareegaan.
-
niyoow it is a great day. Puntland is moving full speed with bringing governance and order to the heart of Galgaduud. Puntland mnisters visited recently the new districts in the middle of Galgaduud that now joined Mudug region of Puntland after seperating from Galgaduud and the rest of HAGs. construction of schools, hospital, police station and other government building already started. the people that live there are mostly Siyad Barre/Gedo clan with some Eagle clan specially the Elk Hunter warriors which is one of the subclans of the main Eagle clan. niyoow, things are moving very fast.
-
AUN inta dhimatay. this is not good niyoow. siilaanyo is radicalizing SSC people and killing them every single day.
-
niyoow siilaanyo keeps committing massacres everywhere. Galayr was supposed to be innaugurated at saaxdheer today and Siilaanyo sent militia to attack the event. 20 people are dead. nobody knows where galayr is. Garowe(pp) Daahir Maxamed Maxamuud oo sheegtay inuu ka mid ahaa dadkii wax ka qaban qaabinayay xaflada caleemo saarka madaxda Khaatumo ayaa VOA-da u sheegay galabta inay xaflada caleemo saarku dhacday iyadoo ay xabadu socota,inkastoo xili ciidamadda Somalilay ay dagaalku soo qaadeen uu ahaa xili hore ee subaxdii. aaaDagaalka ku dhexmaray Saaxdheer ciiidamadda Somaliland iyo kuwa taageersan madaxwayne Galayr ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen ugu yaraan labaatan qof oo dhinacyadii dagalamayay ah,balse ma jirta dhinacyo madax banaan oo arrintaan xaqiijiyay. Daahir Maxamed waxa uu VOA-da u sheegay dagaalkan inay kusoo qaadeen mamuladda Puntland iyo Somaliland wuxuna cadeeyay wasiiro Puntland ka tirsan inay Tukaraq kula kulmeen Somaliland ayna u sababaynayaan dagaalka saaka ka dhacay Saaxdheer. Ilaa iyo hadda lama yaqaan madaxwaynaha Khaatumo iyo wafuudii u timi ka qayb galka xaflada caleemo saarkiisa meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Sidaan oo kale ayay Somaliland Degmada Taleex uga soo saareen Cali Khaliif Galayr iyo koox kale oo qaban qaabinayay Shirka Khaatumo,balse ciidankii Somaliland ayaa markii danbe dib uga baxay Taleex. Puntland oo sheegatay dhulkan lagu dagaalamayo iyo Gobalka Sool wali kama aysan hadlin maadama maanta uu dhacay shirkii gollaha wasiiradda Puntland. Xaalada Saaxdheer ayaa galabta deggan balse waxaa laga yaabaa in dagaal uu mar kale ka dhaco. Somaliland ayaa sheegatay inaysan wax badan ku qaadan in Saaxdheer laga saaro masuuliyiintii ku sugnaa,Taliyaha Ciidanka Meletariga Somaliland ayaa u sheegay Radio Hargaysa inay ka war heleen Cali Khaliif Galayr oo dhanka Itoobiya u baxsaday. Tuuladda Saaxdheer ayaa ku taala Xadka Somaliya iyo Itoobiya waxayna Garowe u jirtaa qiyaastii 200 KM halka Laascaanoodna ay u jirto 70km.
-
Keep moving forward. Haters gonna hate.
-
under construction are modern malls and hotels right now. the rewards are great for investors because of the purchasing power of Puntlanders which is higher than the rest of Somalia. The large and wealthy 4 million population of Puntland is what is attracting investors.
-
niyoow development and progress are on full speed. Puntland investors from Europe, North America and African countries where they dominate business there are coming back and pouring unimaginable dollars into Puntland to answer President Abdiweli's call for a grand bargain to change the fabric of Puntland for the better. This train is unstoppable niyoow.
-
niyoow that ethiopian chick is still hot everytime i look at her video.
-
are you saying you are a Muslim criticizing Islam? don't tell me you are Yazidi niyoow. lol
-
DrKennney is always demolishing atheists. lol.
-
this is disgusting niyoow. the Israelis have no shame.
-
DrKenney, you are 100% correct. I would mandate 16 hour work day but we must take small steps forward or we will take a big step back. there will be more revamping of Puntland governement structure soon. we are moving forward Bosaso Airport construction will start soon and that will lead to big changes in terms of puntland development. i can't wait for the project to start. it will shake the fabric of Puntland's conscience and motivate its people to do more.
-
<cite> @Elmuhammadi said:</cite> garowe is a beautiful city but it needs big of population to grow..the size of the city is twice smaller than Wardhiigley district....the only places that can be called a city are Xamar, hargeysa and Mogadishu...and bosaaso has few years left to be a city. the rest are just a bunch of tooloos haha. niyoow don't be ridiculous. your judgement is clouded by clan bias niyoow. bosaso is the third largest city in somalia today. garowe has 300,000 population niyoow. kanaxoo nafta waa.
-
Before it was xaabsade. now the young and charismatic xaglatoosiye is checking his options and want to see if joining Puntland is an option. let us keep things moving niyoow. abandon the secessionist project.
-
niyoow we know the galmudug and ximan xeeb project is ethiopian project through axmed cabdisalaan, the guriceel ambasaddor in addis ababa. axmed cabidsalan has achieved to tell ethiopia that the HAG are their genetic brothers and that they should support central state and that is why ethiopia pushed the idea niyoow but ethiopia knows that puntland will never accept such state formed under 1.5 states because it is not fair. . axmed cabdisalan was rewarded his hardwork with eithiopia and was given ambassador position by qoslaye. Abdiweli is statesman and will meet with Ethiopian PM and other AU officials on development matters and they may talk about this central state if time permits, but it is not the main agenda. Abdiweli is working hard to develop puntland and his trip is to strenthen development projects and increase trade.
-
Warbaahinta Kasoo baxa magaalada hargaysa Ayaa Qaar ka Mid Ah saka Qoreen Inuu wada hadalo kula Jiro maamulka Puntland Xaglotiisye Isagoona Ay Sheegeen Inay wada Hadaladani gar wadeen Uu ka Ahaa Axmed cabdi xaabsade oo Horay isku dhibey Puntland Kuna Sugan magaalada garoowe. Ilo wareedyo hoose Oo la Xirirtay Shabakada marqaan news waxay Sheegayaan Inuu xaglotoosiye Xiligani wada Hadalo uu la Furay Puntland oo sanado ka Hor Uu Xilal U ka Waayey,waxana Sidoo kale qaar ka Mid Ah Siyaasin ku sugan garoowe Sheegeen inay wada hadalada U furmeen. waxa u hada Ku Sugan yahay xaglotoosiye Degmada Xudun Oo Uu ku sugan ahay Sidoo Kale Fu’ad adan cade Mudo Laba Isbuuc halkaasi ku Sugnaa,Waxana Warar Hoose Sheegayaan Inay labadoodaba Gor Gortan Adag Kula Jiraan Puntland Xiligani,Inkasta Ilaa Hada La Saadaalin karayn Horgaladani. xaglotoosiye oo hada Xil ka Haya Maamulka Silaanyo ayaa wada Hadaladani ilaa hada La Ogayn sida Ay Dhabta U yahiin,inkasta Oo Siyaasin ku dhow Cadeeyeen Inuu xiligani Khilaf Mudo tagnaa Iyo Isfahan la’an ka Dhex taagnaa Siyaasinta Hargaysa Iyo xagloosiye hadan auU isku dayayo inu wada hadalada la galo. Xaglotoosiye Aya ka Mid Ah siyaasinta isku Dhow Yahiin Axmed Cabdi xaabsade,waxana Markii Puntland Xilka Uu ka wayey Uu Aadey magaalada hargaysa halkaasi oo uu uga Yeedhay Ina xaabsade xiliga hargaysa Joogey. Read more at: http://marqaanweyne.com/?p=5527
-
This is more than shame. this is tragedy. this person is not fit to lead goats let alone chaotic somalia. http://puntlander.com/wp-content/uploads/presidents-letter-to-US-federal-reseve-bank-of-new-york1.pdf