Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. no nonsense. there will be no mercy anyone who tries to land in any airport in Galmudug. qaybdiid's little bandiiradley in the heart of Galmudug is shutdown and he was forced to go to Ximan Xeeb and Cadaado. Mid kamid ah hogaamiyayaasha sheegta Madaxweynaha Galmudug ayaa ku eedeeyey Cabdi Qeybdiid in hub uu ka keenay Muqdisho soo geliyey koonfurta Gaalkacyo. Maxamuud Cabdi Timo-Kalajeex oo isagu sheegta inuu yahay Madaxweynaha Galmudug ayaa horaantii sanadkan sheegay in ay kasoo horjeedaan dhaq dhaqaaqa uu Cabdi Qeybdiid ka wado koonfurta Gaalkacyo. “….Dooni meyno in kooxihii ka haray Maxaakiimta iyo Al Shabaab oo kaashanaya Qabqablayaal-dagaal ay dagaal ka abuuraan Galmudug…”ayuu yiri Maxamuud Cabdi Timo-Kalajeex oo kamid ah hogaamiyayaasha Galmudug. Xiisada ka taagan hogaanka Galmudug ayaa muddo dheer soo jiitameysay iyadoo bishii Feberaayo ee sanadkan uu hogaamiyahan baaq uu soo saaray ku shaaciyey in hub aruursi uu koonfurta Gaalkacyo ka wado Cabdi Qeybdiid. Maleeshiyaadka ka amar qaata Timo-Kalajeex ayaa jidka u galay Cabdi Qeybdiid iyo kolonyo gaadiid ah oo kasoo gelbisay magaalada Cadaado oo uu shalay kasoo degay. Maleeshiyaadkan ayaa duleedka Gelinsoor ka celiyey gaadiidkii Cabdi Qeybdiid iyadoo iska horimaad halkaasi ka dhacay keenay khasaaro labada dhinac ah. Halkan ka daawo Timo-Kalajeex oo Bishii Feberaayo cambaareenaya Cabdi Qeybdiid Maleeshiyaadka ka amar qaata Timo-kalajeex ayaa gacanta ku haya isbaarooyin yaal deegaanka Gelinsoor ee koonfurta Mudug. Baaq Odayaasha Koonfurta Mudug Baaq kasoo baxay qaar kamid ah odayaasha iyo culumaa’udiinka kasoo jeeda koonfurta Mudug ayaa shalay mar ay la hadleen idaacadaha laga dhageysto Gaalkacyo ugu baaqay shacabka inay nabada ka shaqeeyaan. 00:0000:00 “…Shacabka Nabada ayaa u muhiim ah dooneymayso dadka dagaalka abaabulaya ama hadalada xiisada baahinaya, kuwaasi marka ugu horeysa ayey cararaan oo ay qaxaan marka dhibaato dhacdana ma keeni Karaan wax xal ah….” Ayuu yiri Shiikh Cabdiraxmaan Salaad Diirshe oo kamid ah culumaa’udiinka shacabka kala hadlay warbaahinta Gaalkacyo. Xayiradii Puntland ee Cabdi Qeybdiid Qeybdiid-Cadaado2 Cabdi Qeybdiid oo isagu Dowlada Federaalka u aqoonsan tahay hogaamiyaha Galmudug ayaa shalay kasoo degay Airporka magaalada Cadaado kadib markii Dowlada Puntland diiday in diyaaradii siday kasoo degto Airpor macmal ah oo ku yaal meel 10km u jirta koonfurta Gaalkacyo. Dowlada Puntland ayaa ku eedaysay Cabdi Qeybdiid inuu muddooyinkii lasoo dhaafay hub kasoo dajinayey Garoonka macmalka ah ee ku yaal deegaanka Bandiiradley ee koonfurta Gaalkacyo. Puntland ayaa u sheegtay dhamaan shirkadaha diyaaradaha inaysan adeegsan Karin garoonkaasi macmalka ah hadii kalena ay lumin doonaan shatiga ay uga shaqeeyaan Airporada ay dowlada Puntland maamusho. Go’aanka Puntland ayaa waxaa si weyn uga horyimid Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dacwadooda u direen Federaalka iyo Beesha Caalamka. Qeybdiid ayaa muddo 3 maalmood ah oo ku ekayd maalinimadii Arbacada 24kii September u qabtay beesha Caalamka iyo Federaalka inay xal ka keenaan go’aanka Puntland, isagoo ku goodiyey in ay qaadi doonaan tilaabo ka dhan ah Puntland. Inkastoo ay dhamaatay wakhtigii uu qabtay Cabdi Qeybdiid Ayaan hadana waxna iska bedalin go’aankii Puntland iyadoo dhamaan shirkadaha Duulimaadka ay u hogaansameen amarkii kasoo baxay dowlada Puntland. Shirkadaha diyaaradaha ayaa sheegay inaysan tagi doonin airporka macmalka ah ee Cabdi Qeybdiid furay, iyagoo sheegay inaysan dooneyn inay dhumiyaan shatiga ama macaamiishooda Puntland. Qeybdiid-Cadaado1 Cabdi Qeybdiid ayaa shalay ku khasbanaada inuu diyaarad u qaato Airporka Cadaado oo isagu ah mid in muddo ah shaqeenayey. Balse Qeybdiid ayaa hada caqabad ka heysataa maleeshiyaadka kasoo horjeeda ee uu hogaamiyo Timo-Kalajeex oo sheegay inuusan wadada soo mari Karin iyagoo ku eedeeyey inuu doonayo inuu hub soo geliyo koonfurta Gaalkacyo si uu awood u adeegsado kooxaha ku loolamaya hogaanka Galmudug. Xiisada ka taagan Koonfurta Gobalka Mudug ayaa sii xoogeysatay tan iyo intii ay dowlada Federaalka sheegtay inay maamul u sameyn doonto gobalada Mudug iyo Galgaduud. Dhismaha maamulkaasi ayaan weli lagu heshiin isla markaana waxaa jira loolan hoose oo u dhaxeeya garabyada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb iyo Ahlu Sunna waljamaaca oo dhamaantood doonaya inay hogaanka u qabtaan maamulkaasi.
  2. Masuuliyiinta wasaradda waxbarashada Puntland iyo tacliinta sare ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay kow iyo tab arday oo ka mid ah afar iyo toban arday oo deeq waxbarasho looga helay Dalka Suudaan. Kulankan ayaa ka qabsoomay xarunta wasaradda waxbarashada waxaana goob joog ahaa wasiirka waxbarashada Mudane Cali Xaaji Warsame iyo ku simaha Agaasimaha guud ee wasaradda waxbarashada, waxayna kula dardaarmeen inay si hufan uga faa’iidaystaan fursadan waxbarasho oo ay ka helleen Suudaan oo ka mid ah meelaha deeqaha ugu badan Somalia ka hesho. Ardaydaan oo gabdho ah ayaa darajooyin wanaagsan ka helay imtixaankii dhowaan la shaaciyay ee fasalka afaraad ee Dugsiyadda sare Puntland, waxay dhankooda sheegeen inay ku faraxsan yihiin deeqdan waxbarasho oo ay Suudaan ka helaan iyo sida ay ugu dadaaleen masuuliyiinta waxbarashada.
  3. Garowe(pp) Haweenka Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal ayaa xaflad soo dhoweyn ah usameeyey Faadumo Bashiir Cabdisalaan oo dhowaan Madaxweynaha Puntland Prof Gaas u magacaabay lataliyaha madaxweynaha arimaha haweenka.
  4. Yuulka is fighting hard against qoslaye's demands to re-instate his nephew. Qoslaye called the sacking illegal and took Sambaloolshe to Kismayo as if his nephew is still the chief security person of the country. this is getting hot niyoow. Yuulka is maskiin-seefle niyoow and is murdering qoslaye silently. he keeps dismantling the damjadiid mountain while naming his own clansmen to top posts. ninkan wa nin hoosta seef ka wata. Yuulka is not joking niyoow. he is the biggest threat to qoslaye. qoslaye doesn't know what to do except to pay puppet damjadiid MPs and threaten that he will bring mooshin against Yuulka. but the international community will not accept qoslaye to sack Yuulka because qoslaye's reputation is low right now and western countries found out that he is Somalia's problem. even Nicholas Kay told qoslaye that his nephew will not come back. loooool. that is a big blow niyoow. It is getting hot.
  5. DrK, you are right. Yuulka is outplaying qoslaye but qoslaye has dangerous highly bribed Damjadiid loyalists in the Parliament and they are ready to get rid of anyone he doesn't like. the central bank is busy according to news websites with qoslaye relatives, and MPs all with "boono" or certificates trying to collect money and all that money is the bribe money. this is not a joke. he is writing empty checks and they go straight to the Central bank and get what they want.
  6. 100s of Catalan separatists descend on Scotland to help YES campaign. lol. what do they have to do with Scotland? one guy was interviewed on BBC and he was nearly in tears even though his home country is Spain. loooool. secessionist everywhere feel the pain when one of them fails. that is the reality niyoow.
  7. niyoow people are rising up against dictator Siilanyo regime.
  8. Injineerada Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe iyo Jaamacada Maakhir Baran oo Soo Gaaray Puntland Waxaa soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Laba Injineer oo ka socday Shirkadda NARCO oo ay Kuweyt Fun u xilsaartay nashqadeynta iyo ilaalinta Airporka Garoowe iyo Jaamacadda Maakhir badhan. Xubnahan Injineerada ah oo lagu kala magaacbo ENG/DR Rami Chehade, ENG Maher Helal,waxaana Puntland gaar ahaana magaaladda Boosaaso kusoo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Shire Xaaji Faarax. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Shire Xaaji Faarax oo Saxaafada uga waramay Imaatinka Puntland ee labada Injineer ayaa ku tilmaamay guul iyo farxad usoo hoyatay Puntland maadaama ay sidaan nashqadii u noqon lahaa Airporka Garoowe iyo Jaamacada Maakhir Badhan. Ujeedada ayaa ah iney la wadaagaan Nashqada ay wadaan Shacabka iyo Madaxda Puntland si dhaqaalaha ay bixisay Kuweyt Fun loogu filneynsiiyo Airporka Garoowe iyo Jaamacada Maakhir Badhan. …..””Maanta waxa ay wadaan Airporka nashqadiisii iyagoo raba iney la wadaagaan ra’yigooda reer Puntland haddii dhaqaalaha ama nashqada wax ka bedeli lahaayeen,Insha allah waxan Jeclahay in bilaha soo socda uu AIRPORKA iyo Jaamacadu bilaaban doonaan…..”’ayuu yiri. Mudane Shire Xaaji Faarax ayaa sheegay in labadii bilood ee lasoo dhaafay ay diyaarinayeen nashqada qurux badan oo ay yeelan doonaan Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe iyo Jaamacada Maakhir Badhan,wuxuuna intas ku daray iney la kulamayaan Madaxweyne Cabdiweli Gaas. FAYSAL HAWAR oo ah Kuxigeenka Madaxa Mashruucan ayaa qorshaha Injineeradu yahay iney sharaxaan qaabka (Design-ka) Airporka Garoowe iyo Jaamacadda Maakhir ee Badhan si loogu gudbo wajigii 2aad ee ahaa qandaraaska. ENG/DR Rami Chehade ayaa isna dhankiisa sheegay iney doonayaan in la tashi kala sameeyaan Madaxda Puntland qaab- dhismeedka Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe iyo Jaamacada Maakhir ee Badhan ,sidoo kale wuxuu sheegay in hawshan lagu guuleysan doono. Wafdiga Injineerada ah ee ENG/DR Rami Chehade, ENG Maher Helal ayaa u socdaalay magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland si nashqadaha ay wadaan la tashi ugala sameeyaan Madaxda Puntland iyo Shacabkaba.
  9. as you know, Yuulka and Qoslaye have an open war. they are on the verge of assassinating each other let alone have lead the country. they have been fighting since Yuulka terminated qoslaye's nephew. qoslaye likes to give positions to people close to him and his clan preferable close relatives. he doesn't feel shame about it and he uses most of the relatives to steal money like that Gutale nephew who threatened the Central Bank Governor, Yusur Abrar. so what happened in london is that qoslaye sent instigators to Yuulka event because Yuulka was welcomed at a big event and qoslaye doesn't want Yuulka to keep building popularity. Back home, qoslaye is using his usual MP puppets to bring a Mooshin against Yuulka to get rid of him. this is a bizare situation. it an open war niyoow but in this case they are shaming the whole Somali community by fighting like wild beasts.
  10. Keep it moving niyoow. Puntland is setting the standard for self-reliance and rebuilding. We have to do what we can for ourselves without AMISOM, Turkey and other cash providers. Taxation, resource utilisation and diaspora donations will move progress forward niyoow. We have to rely on ourselves.
  11. Niyoow, Puntland progress is going at a speed that many didn't know was possible. There is no stop sign anywhere. alhamdulilah.
  12. niyoow, i talked with hard separatist friend of mine today and he was having tacsi walahi. this was a big blow to his cause. he was bragging to us for few days that somaliland will follow suit blah blah and now he is on bed sick. lool. the scotland vote was a blow to the secessionists in Somaliland. Scotland with 300 years of union with Britain gave a punch in the face to all separatist everywhere. A healthy democracy is a one which people are given the choice to vote freely and both camps are allowed to build their case and campaign. somaliland will never go anywhere as long as few idiots are stopping people from supporting union inside somaliland. if somalia prospers and economy picks up and unionists are allowed to campaign and make their case after the country recovers, the majority of SNM clan would choose union niyoow. well done to Scotland.
  13. niyoow siilaanyo's family is feeling confident now they can kill anyone and get away. They are running Somaliland like a mafia. somalilanders must protect themselves from siilaanyo loyalists.
  14. My good friend received a huge welcome in Bosaso niyoow.
  15. One of the young Turks trying to lead Puntland. This is the new governor of Gardafui Prefecture.
  16. nacaskan ya shaqo siyay horta? he disrespected Iron Mike niyoow and he deserved all he got. every garbage calls himself tv person niyoow. disgusting.
  17. ethiopian girls aren't bad too, but wa timo adag yihin