Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. OK people, are you seeing what I am seeing? This food looks like wax garbage ah oo la'isku soo aruuriyay...Maxaa yummy ka'ah? Walaahay, it looks like lafo iyo qashin...yuck...
  2. Sheekha, ama waad waalatay, ama waa laguu soosocdaa...Good luck...Ii soo sheeg markey ku guursaneyso, aan diracaaga kuu soo diree...
  3. LOOOOOOL@naa iga amus dharka ka eegtee... I know what you mean...You know how many times aan waxaan u baahneen gatay...Wax lee hoos laga soo bixinaa, wax lee kor laga soo dajinaa...Marka islaan maskiin ah oo maanta dhan kor iyo hoos galeso, yaa ka soo dhaqaaqi karo hee...That's why I don't go...
  4. Aaliyah, I'm still trying to recover from my laughter...Feeraha i xanuunooyo...
  5. Aaliyah, Suuqa Bakaaraha wax jiro ma'aha...I've been there twice, the place looks a haunter place...Cidlo, shib shib, most of the store are empty...So you're better off with the "SUUQ XOOLAHA" aka "Ceelgaabta" or try the Chinese guy near Kipling/Queensway... Ciid wanaagsan ciida kuligiin, inshallah...
  6. Originally posted by Khalaf: Koolkat exactly, toronto is more islamic then kuwaa islamka sheegta somalia or so called suadiya...u name it. Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax... Ok ok, sorry...I'll be back when I finish laughing... **Does he even know where Toronto is?** Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...Kix Kix Kix...Kax Kax Kax...
  7. ^^Kix Kix Kix...Maxaa Habarta loo sheegaa...
  8. Originally posted by BarigaSanaag: you have the name of a horse wich belonged to a crazy man who believed he was the Mahdi and killed alot of muslims. who are you to deliver this topic ? Who are you to call Sayid Maxamed Cabdulle Xassan crazy? MMA, inshallah we'll see that taalo someday... xiinfaniin, didn't understand half of what's on the article...Af Somali aan fahmi karo ma'aha...
  9. Khalaf, Toronto is Toronto...Somalia is Somalia...Two very very different places baad is bar bar dhigoysaa...
  10. Originally posted by rudy: if u hook me up with her, you will get a big reward when i collect the yarad... since thats gonna be high (damaged goods). Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix Kix...Good one walaahay... I better get right on it...I'll contact the Ethio guy here, act like I'm concerned and get her info for you...But once you get to S/land, you're on your own...I'll be waiting for my money, al Amal iigu soodir...
  11. Pacific, aniga wax ma tuujiyo laakiin...Ninkaana aani war maku gaaraayi, 33 naastaro uu laqay...
  12. ^^loool@mashaqaad noqotay maalmahaan...Heedhe waligeey baan mashaqo ahaan jiray...lol
  13. ^^Hunguri, sheekadaan waxaa waaye "damned if you do, damned if you don't"...
  14. Your Peculiar Aristocratic Title is: Most Noble and Honourable Kool Kat the Herbaceous of Bismorton Shropcake Whatever that means...
  15. As my Ayeeyo (allaha unaxariiste) would say "KA BAXAY"...
  16. ^^Aderkey C/lahi Yusuf aan u sheegaa, he'll make the coin and the stamp in memory of Carawelo...How's that? Kix kix kix...
  17. ^^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Walaahay gacan aan kuu taagay...Hadalka afka luu kaa saarsaaran yahay ma istiri...lol
  18. Who said I wanted to be number1 in his show...Yuck...What showbo horta hore... Hadana ma inaad jaajuu noqotaa keentay...Walee, Bajaqaan wax weyn uu kugusameeyay, ee maxaawaaye? Maku sixray wiilka, saan si kadaranee...
  19. "that the guy, the music he has problem with young girls"... loooooooooooooooooooooooooooooooool...R Kaali...
  20. ^^Hayeh adigan isku dhadhajis maa biloowday...Soco hee...Lakiin ogoow, qofkaa isku dhadhajinoysid Layzie lee waaye...Biri ley madaxa kaaga istaagee...
  21. Sheekha, alla balanbalayee, ma maantaa meel waxaad la soo fadhisatay "ha i guursato"...lol...Aqas...Waar waxakani muxuu yahay? Layzie, no the media doesn't bug him any more...Sheekadeeda way dantay...So until ee shekadeeda soo labo kacleyso again, media-da amaan buu ka helaa...
  22. Sheekha, hadaan kaa hordhinto, anaa kuu soo sheegayo...In the mean time, I am alive... LOOOOL@toloow ma dhimashuu daadinaa...
  23. Ar Layzieyeey intaan dhan Bajaqa is qor qorkiisa maa kaa keneyso...Alla walaaleey is qor jecelidaa... My brother from another hooyo, kuteh...Waah waah waxaasaa is qor qor lagaa dhahaa... Waxaaba iigu sii daranbo, saa u tuugoysid wiilka...Surprise guest iga dhig kuteh, yaayah...Yahooy layzienimadaada isaga ekoow...Meeshan KK uma soosocto... Nephthys, waji kaaki aan ahay maa hada faan noqotay...Hayehee, anigana waji bulukeeti aan ahay...lol