Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Ciidamada Itoobiya oo khamri fara badan soo geliyey Magaalada Baydhabo. Ciidda Kirismiska oo ay u diyaargaroobayaan. Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxaa la sheegay inay Magaalada Baydhabo ku soo daldaleen Khamri farabadan oo qaarkood ku jiray Jirgaamo, waxaana Khamrigaasi Magaalada Baydhabo loo keenay iyadoo foodda ay nagu soo haysto Ciidada Kirishtaanka oo ku beegan 25 bishan. Khamrigaan ayaa loogu talagalay inay ku cabaan Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baydhabo xilliga Krismaska, hase yeeshee qaar ka mid ah Khamrigaasi ayaa si aad ah ugu faafay magaalada Baydhabo, iyadoo ciidamada Itoobiya mararka qaar ay dadka siinayaan Khamrigaasi. Dadweynaha ku nool Magaalada Baydhabo aya si aad ah uga walaacsan khamrigaasi lagu soo daadgureynayo magaalada Baydhabo, waxayna Culimada ku nool Baydhabo ay shacabka uga digeen in ay ka fogaadaan khamrigaasi, maadaama uu Illaah xarimay. Dhanka kale warar ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Itoobiya ay doonayaan inay Magaalada Baydhabo ka furaan Kalaabyo ku meel gaar ah oo ay ku caweeyaan ciidamada Kirismiska, waxaana haatan xeryaha ay degan yihiin laga diyaarinayaa kalaabyadaasi, iyadoo Ciidamada Itoobiya ay ku jiraan Haween aad u fara badan. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa lagu qiyaasay ilaa iyo 12-kun sida ay sheegeen Maxaakiimta Islaamiga ah, kuwaas oo la sheegay inay goobaha ay ku sugan yihiin ka wadaan waxyaabaha liddi ku ah Diinta Islaamka.
  2. Ciidanka Xabashida oo si ula kac ah dad Somaliyeed ugu dilay iyagoo saaran gaari xamuul ah oo marayey bartamaha magaalada Baydhaba. Muqdisho Dec.16.2006(Hiiraancenter online News) Laba qof ayaa ku geeriyootay halka Saddax kale uu dhaawac ka soo gaareen kaddib markii ciidamada Itoobiya ,ay si ula kac ah rasaas u huwiyeen Gaari rakaabsiday isa goo marayey bartamaha magaalada Baydhaba ee gobolka Bay waxaa lagu soo waramayaa in ay sheegeen ciidanka Xabashida ,ah ee gaarigan xabadeeyey in ay ka shakiyeen ka dibna ay xabbad la dheceen. Gaariga xamuulka ,ah ayaa lagu waramayaa in fariin beelay mar uu marayey meel udhow ciidanka Xabashida,ah sidaasna ,ay ku xabadeeyeen gaarigii waxaa markiiba ku dhintay laba ruux seddex kalena way ku dhaawacmeel falkan ayaa ah kii dadka Iraq uu Mareykan ku laayo maalin kasta iyadoon cidna isweydiineyn sababta loo dilay. Wararka ,ayaa waxay sheegayaan xilli goor dambe ah in ay goobtaas soo gaareen ciidamada dowladda ku meel gaarka ee ku sugan magaalada Baydhaba oo goobtaas ka qaaday dadkii halkaas ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay iyagoo u qaaday dadkii dhaawaca ahaa isbitaalka magaalada Baydhaba oo haatna lagu daweeynayo. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa lagu soo waramayaa in si aad u baqayaan tan iyo markii ciidamada golaha maxaakiimta islaamka ay gaareen deegaano ka mid ah gobolka Bay iyo Bakool iyagoo la sheegayo in ay u aabayeelayn oo ciddii ay ka shakiyaan xabbad lacayaan oo ay kala jeclayn waxa dhinta iyo wixii dhaawacma.
  3. Muqdisho Dec.17.2006(Hiiraancenter online News) Waxaa lagu waramayaa in ay ciidan kale oo horleh uu ka baxsaday dowladda ay mas,uuliyiinta golaha maxaakiimta ayaa sheegeen inay Ciidamadani kagaga hor tageen meel aan sidaa uga fogeyn deegaanka Iidaale ee gobolka Bay. Ciidamadan ayaa la sheegay in markii ay isku dhiibayeen Mas'uuliyiinta golaha Maxaakiimta Islaamiga ee Soomaaliyeed ay tiradoodu gaarayeen in kabadan 200 Askari ayaa waxana ay ciidamadan isku dhiibeen Mas'uuliyiinta Maxaakiimta xilligaasi oo ay ku jireen Howgalo dhinaca Sahanka ah Aagaga Ciidamada Dowladda ay difaaca kaga jiraan ee nawaaxiga Iidaale . Waa markii afaraad oo ay ciidamo aad u fara badan ka soo baxsadaan maamulka dowladda isla bishaan ciidankaas oo tiradoo aad ay u badan tahay ayaan weli war ka soo bixin dhanka dowladda iyo sababta yy ciidamadan faraha badan oo maalin kasta ka soo baxsanaya xagga dowladda waxa keenay. Ciidankan ayaa ,ayaguna sheegay in ay uga soo baxsadeen ciidamada Xabashida oo si xad dhaaf ah u soo galiya dalka Somaliya iyo dhibaato ku soo saabsan noloshooda kaas Ciidamadan u soo cararaya dhinaca golaha Maxaakiimta Islaamiga ee Soomaaliyeed oo gacanta ku haya inta badan dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa waxa ay ahaayeen kuwo dhinaca sahanka ah ugu jirey difaaca hore ee Ciidamada dowladda ee ku sugan aagga Dhargo, iyadoo arintaana ay ku soo beegmatay maalmo ka dib markii Muqdisho khamiistii la soo dhaafay soo gaareen 7 baabuurta dagaalka iyo ciidamo badan oo dowladda ka soo goostay.
  4. Ciidamo fara badan oo xalay kasoo goostay Dawlada Federaalka oo xalay lagu soo dhaweeyay degmada Diin Soor. December 17, 2006 Markacadeey Maleeshiyaad fara badan oo gaaraya 200 ayaa xalay kasoo goostay dhanka Dawladda Federaalka Soomaliya iyago kusoo biiray Golaha Maxaakimta islaamka Somaliyeed ee ku sugan degmada Din Soor ee gobolka Bay,iyadoo halkasi ay kula kulmeen madax ka tirsan Maxaakimta. Gudoomiyaha Maxkamadda Islaamiga ah ee Al Bayaan Sheekh Max'ed Ibraahim Balaan oo ugu waramay saxaafadda isagoo ku sugan degmada Buur hakaba ayaa ku waramay in ciidamadaasi haatan ay ku sugan yihiin degmada Diin Soor waxana uu xaqiijiyay in ay kasoo goosteen dawladda Federaalka. Sheekhu waxaa uu tibaaxay iu ciidamadaasi goor danbe xalay ay kasoo fakadeen xerada Manas ee duleedka magaalada Baydhabo,halkaasi oo mudo ka badan 4 bilood ay ku qaateen tababaro ciidan oo ay siinayeen ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan Baydhabo. Ciidamada Dawladda Federaalka ee soo goostay ayaa la sheegay in ay xiriiro lasoo sameeyeen Madaxda maxkamadaha ee ku sugan Diin Soor,iyadoo halkaasi ay isku afgarteen in lagusoo dhaweeyo magaalada si ay ugu soo biiraan Maxkamadaha Islaamka. Warar so baxaya ayaa sheegaya in laga yaabo ciidamadaasi in ay soo aadaan dhanka magaalada Muqdisho si ay ula mucaamalaan Masuuliyiinta maxaakimta Islaamka ee ku sugan Muqdisho,waxaana Muqdisho ku sugan ciidamo sidoo kale kasoo goostay Xerada Manaas maalintii Khamiistii kuwaasi oo lagu biirshay Maxkamadaha Islaamka. Maxamed Carab Xafiiska markacadeey Muqdisho
  5. Ciidamo ka soo goostay dowladda federaalka oo xalay u soo hoyday Diinsoor Qaranimo Online Published December 17, 2006 Ciidamo gaaraya 200 boqol kuna hubeysnaa hubka fudud ayaa ka soo goostay dowladda federaalka, waxayna ciidamadaasi soo gareen degmada Diinsoor ee gobolka Bay si ay uga mid noqdaan ciidamada maxkamadaha. C/naasir Diiriye Abtidoon oo ka mid ah ciidamada ka soo goostay dowladda ayaa sheegay iney u adkeysan waayeen xaalada ka jirta magaalada Baydhabo in halkaasi ay ka taliyaan sida uu hadalka dhigay ciidamo Itoobiyaan ah, wuxuuna sheegay in muddo afar bilood kla badan ay ui xareysnaayeen dowladda federaalka kana waayeen xuquuqdoodii, isagoo tilmaamay iney u badan yihiin maleeshiyoyin ka yimid dhinaca Muqdisho. Saacadihii ugu dambeeyey ayaa waxaa isa soo tarayey ciidamada ka soo goosanayey dowlada federaalka iyadoo doraad galabna si diiran loogu soo dhoweyeeyey magaalada Muqdisho maleeshiyooyinka ka soo goostay dowlada federaalka oo horey u tagaeersanaa
  6. Ciidamo ka soo goostay dowladda federaalka oo xalay u soo hoyday Diinsoor Ciidamo gaaraya 200 boqol kuna hubeysnaa hubka fudud ayaa ka soo goostay dowladda federaalka, waxayna ciidamadaasi soo gareen degmada Diinsoor ee gobolka Bay si ay uga mid noqdaan ciidamada maxkamadaha. C/naasir Diiriye Abtidoon oo ka mid ah ciidamada ka soo goostay dowladda ayaa sheegay iney u adkeysan waayeen xaalada ka jirta magaalada Baydhabo in halkaasi ay ka taliyaan sida uu hadalka dhigay ciidamo Itoobiyaan ah, wuxuuna sheegay in muddo afar bilood kla badan ay ui xareysnaayeen dowladda federaalka kana waayeen xuquuqdoodii, isagoo tilmaamay iney u badan yihiin maleeshiyoyin ka yimid dhinaca Muqdisho. Saacadihii ugu dambeeyey ayaa waxaa isa soo tarayey ciidamada ka soo goosanayey dowlada federaalka iyadoo doraad galabna si diiran loogu soo dhoweyeeyey magaalada Muqdisho maleeshiyooyinka ka soo goostay dowlada federaalka oo horey u tagaeersanaa. Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somali
  7. Ciidamo gaaraya 200 Askari oo hor leh oo katirsanaa kuwa ku xareysan Xerada Manaas oo isku soo dhiibay Golaha Maxaakimta. Buurhakaba, 17-December-06 Qiyaastii 200 oo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee ku xareysnaa xerada Manaas ayaa isu dhiibay ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Iidaale ee gobolka Bay kadib markii ciidamadaasi ay u adkeysan waayeen falalka foosha xun oo ay ku kacayaan ciidamada Tikreega ee xooga ku haysta magaalada Baydhabo. Waa ciidamadii 3aad oo muddo todabaad gudihiis ah ka goostay dawladda kmg,ayadoo maalintii khamiistii magaalada Muqdisho ay soo gaareen ciidamo ka soo goostay dawladda kmg oo gaaraya 100 askari kuna hubeysan 5 gaari oo kuwa dagaalka ah. Maalmo ka horna ciidamo kale oo ka goostay dawladda ayaa gaaray qeybo ka mid ah gobolka Gedo. Dhiif Cusmaan Cabdulle oo ka mid ah saraakiisha ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Iidaale ayaa xaqiijiyay ciidamada isu soo dhiibay maxkamadaha islaamiga,waxa uuna sheegay in ciidamadaasi oo gaaraya 200 oo ruux oo ku hubeysan qoryaha fudud ay isu soo dhiibeen ciidamada maxkamadaha islaamiga si ay uga qeyb qaataan jihaadka lagu la jiro ciidamada Tikreega. Qaar ka mid ah maleeshiyaadkaasi oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay kala kulmeen ciidamada Tikreega,waxa ayna sheegeen in ciidamadaasi Gaalada ah ay ku dhaqmayaan falal anshaxumo ah oo meel ka dhac ku ah diinta islaamka. Ciidamadan ka soo goostay dawladda kmg ee fadhiidka ku ah magaalada Baydhabo ayaa loo aaneynayaa kadib markii ragaasi ay tala saarteen saraakiisha Tikreega ee joogta magaalada Baydhabo ayadoo aan wax daryeel ah loo sameyneyn ciidamada Soomaalida ah ee la marin habaabiyay.
  8. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo la sheegey in ay qabaan Cudurka AIDS-ka.. Baydhabo, 05-December-06 ( Qaadisiya.com) Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Ciidamada Tikreega ee kusugan qeybo kamid ah Gobolka Baay ay Gelinkii dambe ee Maanta kufsi kula kaceen Haweeneey da'a oo gaareya Sanadkeeda 60-sano. Haweeneydaasi ayaa lagu soo waramayaa in saf ay ka mareen Ciidamada Tikreega ah (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun), waxaana sidoo kale Ciidamada Tikreegu ay cuna qabateyn kusoo rogeen dadka kudhaqan Tuulooyinkaasi. Dadweynaha kudhaqan Tuulada Qansax Oomane oo u dhaxeysa Bardaale iyo Yurkud oo katirsan Gobolka Baay ayaa sidoo kale waxaa lagu amray in aysan ka iibsani Karin Magaalada wax kabadan rubac Sonkor ah, taasi oo ay ku micneeyeen in ay u geynayaan Muslimiinta hawdka ku dhuumaaleysanaya waa sida ay dadka deegaanadaasi u sheegeen. Dhinaca kale Ciidamada Tikreega waxa ay ka Afduubteen Bardaale Wadaad lagu magacaabo Sheekh C/llaahi oo ay ku sheegeen in uu katirsan Yahay Muslimiinta Soomaalida isla markaana aanan la ogeyn halka ay la aadeen. Dhibaatooyinkani ka dhacay Gobolka baay gaar ahaan Goobaha ay kusugan yihiin Ciidamada Tikreega ah ayaa waxaa u ogolaaday in ay sidani waxyeelaan Dowladda Kumeel gaarka ah oo iyadu sheegata in ay Shacabka Soomaaliyeed wakiil ka tahay isla markaana ay horkacayaan Col.C/llaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geeddi. Shacbiga kudhaqan Gobolada Dalka oo idil ayaa markii uu soo gaaray warkaasi durba ka muujiyay arrintaasi carro aad u daran, waxayna ballan qaadeen in Dhowaan Inshaa Allaah laga xureyn doono Guud ahaan Ciidamada Tikreega ee Xoogga kujooga Dhulka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Baay. Ma ahan markii ugu horeysay oo Dhibaatooyinkani oo kale ay ka geystaan Ciidamada Tikreega ah Gobolka Baay, waxay horey u soo dhigeen Meydka Haweeney wadada aadan Manaas illaa Degmada Baydhabo, waxaana sidoo kale jira Dhbaatooyin kale oo aad u fara badan oo ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa horey u balan qaaday in ay ka xureyn doonaan Gobolka Baay meelaha ay kaga sugan yihiin Ciidamada Tikreega lakin waxa ay intaasi raaciyeen in Gudaha Baydhabo laga doonayo Shacabka kudhaqan in ay kacdoon ka abaabulaan oo ay iska dhiciyaan Tikreegu iyaguna markaasi ay garab siin doonaan Inshaa Allaah.
  9. Ciidamada Itoobiya oo ku xadgudbay haween ku sugan deegaanka Kax-dagaal Wararka naga soo gaaraya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan halka lagu magacaabo Kax-dagaal ay ka wadaan kufsi ay u geysanayaan haweenka ku sugan deegaankaas iyagoo habeen hore labo dumar oo ay falkaasi kula kacayn ay midi ahayd haweeney Uur lahayd dhaawacii soo gaarayna lagu daaweynayo Isbtilaaka Magaalada Galkacyo. Warka ayaa intaa ku daraya in ilaa iyo haatan maamulka deegaankaas ka jira uusan waxba ka qabanin, hase ahaatee ay gaarsiiyeen odayaal isku heyb yihiin gabdhahaas dacwad ka dhan ah arrintaas u gudbiyeen Cabdi Qeybdiid oo ay xulafo yihiin ciidamada Puntland iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan agagaarka tuulada Dagaari, wuxuuna u sheegay in uu wax ka qaban doono, balse ilaa iyo hadda wax war ah aanu ka soo celin. Falkan ayaa waxaa cambaareeyay hay’adaha u doodda xuquuqda aadanaha, gaar ahaan hay’adda Nabadda iyo xuquuqda aadanaha ee (UNXA) oo ka dhisan Koonfurta magaalada Galkacyo iyagoo si weyn u cambaareeyay falka foosha xun ee lagula kacay haweenkaas oo aan waxba galabsan. Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa tan iyo intii ay soo buuxiyeen goobo badan oo ka mid ah gobollada dalka ay ka geysanayaan falal kufsi iyo dhac, waxaana horey loogu arkay duleedka magaalada Baydhabo oo ay degan tahay dowladda federalka haween iyagoo meyd ah lana fara xumeeyay waxaana bannaanbaxyo ay sameeyeen haween ay ka mid yihiin kuwa ku jira Barlamaanka Soomaaliya ee magaaladaas ku sugan in ay tahay mid ay u dulqaadan karin in mar waliba ku soo toosaan haween meyd ah oo la fara xumeeyay.
  10. Arab Nations Plan to Start Joint Nuclear Energy Program. By HASSAN M. FATTAH DUBAI, United Arab Emirates, Dec. 10 — Arab leaders, meeting in the Saudi capital, Riyadh, on Sunday, said they intended to start a joint nuclear energy development program, a move certain to heighten concerns over a possible race for nuclear power in the oil-rich Persian Gulf. Leaders of the Gulf Cooperation Council concluded a two-day summit meeting in Riyadh on Sunday, agreeing to study how to proceed with development of such capacity. At the same time, they called for a peaceful settlement of the crisis over Iran’s nuclear program, which the United States and some other Western nations say is for nuclear arms. “The states of the region have a right to possess nuclear energy technology for peaceful purposes,” the summit meeting’s closing communiqué said, echoing Iran’s insistence that it, too, had the right to peaceful nuclear technology. Publicly, officials of the gulf council said the development of a nuclear energy program would help meet their rising demand for electricity, despite the huge oil reserves. “Nuclear technology is an important technology to have for generating power, and the gulf states will need it equally,” said Prince Saud al-Faisal, Saudi Arabia’s foreign minister, speaking to reporters. “It is not a threat,” he said. “It is an announcement so that there will be no misinterpretation for what we are doing.” But analysts and officials said the announcement had a different purpose — to warn the United States not to acquiesce to Iran’s nuclear ambitions as pressure grows on the Bush administration to reach out to Iran for help in stabilizing Iraq. A report released by the bipartisan Iraq Study Group last week recommended that the United States open negotiations with Iran. The predominantly Sunni Arab states fear that the United States may abandon Arab concerns to gain assistance from Iran, which could confirm Iran as the regional hegemon. “The message is that the gulf countries will develop their own nuclear program if Iran is rewarded with the terms of the Baker-Hamilton report,” said Abdelaziz O. Sager, chairman of the Gulf Research Center in Dubai, who is familiar with the nuclear initiative. “They are trying to say that if the Iranian program continues, you will force us to become nuclear capable too.” At a Persian Gulf security conference in Bahrain on Saturday, Iran’s foreign minister, Manouchehr Mottaki, insisted that Iran was seeking only peaceful nuclear capacity. “The time of nuclear weapons is over,” Mr. Mottaki said. He added that if nuclear weapons served as an effective deterrent, they should have stopped the fall of the Soviet Union and Israel would not have had to go to war in Lebanon against Hezbollah this past summer. Saudi officials have warned that a nuclear Iran could cause a regional arms race, suggesting that Saudi Arabia would be forced to acquire nuclear technology, too. King Abdullah said Saturday that the region was increasingly becoming “a powder keg ready to explode,” citing conflict in Iraq, Lebanon and the Palestinian territories, as well as the continuing Iranian nuclear crisis. At least six Arab countries have reportedly sought to develop nuclear power programs, including Saudi Arabia, Egypt, Morocco and Algeria.
  11. Simple, it is called "DOUBLE STANDARD" GO FIGURE:.............
  12. Somalia: U.N. Resolution Is a Mistake. By: Liam Bailey The 15-member United Nations Security Council unanimously passed Resolution 1725 on Dec. 6 2006. The resolution, which was led by the U.S., authorizes a regional force from the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) and the African Union (AU) to establish a protection and training mission in Somalia. It also authorizes the lifting of the U.N. arms embargo in relation to supplying the peacekeeping force. The previous U.N. mission in the country ended in a bloody battle and the death of 18 marines who were attempting to disarm rival factions. The current resolution states its intention to consider taking measures against those that seek to prevent or block a peaceful dialogue process, overthrow the Transitional Federal Institutions by force, or take action that further threatens regional stability. This suggests that, like its predecessor, this mission could become far more than one of protection and training. This may well have an adverse effect on regional stability. The U.S. pushed for the resolution because they fear that the Union of Islamic Courts (UIC) will turn Somalia into a safe-haven and breeding ground for terrorists if they take over the entire country. This is because the Salafist Islam of the Courts is inspired by the Wahabi ideology that drives Al Quaeda's Jihad. The current situation and likely near future presents similarities with other regions in the world past and present, none of which have gone well, in fact quite the opposite. When the U.S. proposed the resolution, they were immediately criticized for their intention to send troops into another Muslim country where they were not wanted. In Iraq's case that is where the similarities end and the opposites begin... The U.S.-led coalition invaded Iraq to topple the government, whereas, no U.S. or Western forces will enter Somalia. This is to ensure that the government is not toppled. The resolution reiterates that the Transitional Federal Charter and Institutions are: "The only route to peace and stability" in Somalia, a northeast African nation that has been without an effective central government since 1991. Statements like the one above, and the passing of the resolution, suggest that the U.N. shares America's tendency to lump all Islamic militants together. This immediately makes the Union of Islamic Courts the bad guys in any conflict, and draws them into the ideology of the War on Terror. This is despite Kofi Annan saying on Thursday that the nations providing the troops should convince the UIC that they would not be an invasion force, adding: "It is important that we get the Somalis to understand that the force is coming in to help." The resolution and proposed force are provoking a predictable reaction from the Somali Islamists. Ibrahim Adow of the UIC told the BBC on Friday: "Deploying foreign forces to Somalia is seen as invading forces and the Somali people are prepared to defend themselves against aggression." Another UIC spokesman, Abdirahin Ali Mudey told The Washington Post on Thursday that the resolution will introduce sophisticated weapons into Somalia and provoke a war between his group and the government. The U.N. security council hopes the resolution will restore peace and avert wider conflict in the region. But Mudey accused them of allowing Ethiopia to occupy Somalia and said that his movement would now reconsider attending the scheduled peace talks with the government later this month. The UIC considerations would have taken a turn for the worse Friday when Somali government forces accompanied by -- according to eyewitnesses -- Ethiopian troops, attacked UIC-controlled Dinsoor. Some, like BBC Africa analyst Martin Plaut are warning that it could be the opening shots of the long awaited war for control of Somalia. I think it more likely that they are attempting to grab as much land as possible before the arrival of the peacekeeping force. This would give them more leverage in the power-sharing agreement that will supposedly follow the U.N. mission. A peacekeeping force in Somalia may yet be a long way off, as many of the IGAD and AU nations are reluctant to send forces into the depths of the Somali conflict. Uganda, the only country to pledge troops for the force, are now saying they may hold off until the security situation improves. Their Deputy Defense Minister called the lifting of the arms embargo "a first step" but said: "It may be that we will think of holding off until the terrain is not so hostile for Ugandan forces." Some are saying the U.N.'s adoption of the resolution is more a symbolic display of support for the Somali government. If or when a peacekeeping force does arrive in Somalia, I suspect they will be in for a rough time. A comparison can be drawn with the Soviet invasion of Afghanistan, when forces entered the country to strengthen the weak Afghan government against a Mujahideen onslaught. In Somalia the plan is for IGAD and AU forces to enter on behalf of the U.N., to protect the weak Somali government which controls only a fraction of the country. In the light of the failure of the previous U.N. mission in Somalia, and the problems in Iraq, Israel/Palestine, and Afghanistan past and present, the reluctances of the AU and IGAD nations to pledge troops is understandable. If a peacekeeping force ever does enter Somalia it won't achieve its title aim, especially if it follows the U.N. mandate. Imposing sharia law throughout Somalia by Holy War (Jihad) if necessary is central to the UIC's Salafist ideology, force is the operative word and they will always meet it with force. And they will always have outside support from the world's extremists. The only way to avert all out war in the region is by reaching out to Somalia's moderate Muslims with diplomacy to secure peace first, followed by an appropriate force to make sure the agreements are implemented. After a decade of war Somalians deserve peace. They don't deserve the U.S. hijacking diplomacy to open yet another front in the War on Terror that will end in catastrophe. I'm really surprised and disappointed with the U.N. and the U.S.'s failure to learn from their -- many -- mistakes.
  13. Beesha Mudulood oo si weyn u beenisay war been abuur ah oo dhowaan lagu soo daabacay website-yada qaar. Muqdisho, 06-December-06 ( Qaadisiya.com) Waxgaradka iyo Aqoonyahannada Beesha Mudulood oo horey loo shaaciyay in ay taageerayaan qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya ayaa waxaa durba arrintaasi jawaabteeda kasoo yeertay Odayaadha, Waxgaradka, Dhalinyarada iyo Culumaa'udiinka Beesha Mudulood oo sheegay in laga been Abuurtay oo Warka laga baafiyay uu ahaa mid aanan sal iyo raad laheyn isla markaana kulanka lasheegay in lagu taagreerayay Qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya uusanba jirin Arrintasi. Hadaba Beesha Mudulood ayaa waxa ay arrintaasi kasoo saareen Warsaxaafadeed iyadoo Warsaxaafadeedkaasina lasoo gaarsiiyay Xafiiska Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ay kuleedahay magaalada London, wuxuuna u qornaa Warsaxaafadeedka Sida tan :- Jawaab Celinta Si xun u isticmaalka magaca beesha mudulood. Salaama caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Walaalyaal waxaa fiican marka wax la qoraayo in laga fiirsad oo waliba xitaa hadaanan runta la sheegeyn in loo dhowaado, maxaa yeelay raggan shirka qabsaday ee waliba adeegsaday magac aad iyo aad u ballaaran oo la yiraahdo beesha Mudulood iney taageersan tahay in cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya. Waxaan dhihi lahayn dhamaan dadka magacyadooda meesha ku soo qoray ma tihiin kuwa metela beesha aad magaceeda sida xun u adeegsateen. Waxay beesha Mudulood u sheegeysaa dhamaan umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba iney beesha Mudulood marnaba raali ka ahayn kana noqon doonin wax lagu boqna goynaayo umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah kaasoo ah in Cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya, waxayna ka soo horjeeda qaraarka qabyada ah ee ka soo yeeray dowlada mareykanka iyo taageerayaasheeda dabadhilifka u ah, Wax kale oo ay beeshu ka soo horjeedaa taageeradan been abuuka ah ee lagu qorey websiteka Mareeg.com maalintii ay taariikhdu ahayd 04/12/2006 waxaana leenahay taageeradaasi waa mid fikirkooda ku kooban inta magacyadooda meesha ku soo qortay. Beesha Mudulood waxay sifowday meel kasta oo ay joogto iney diyaar iyo waliba hormuud u noqoto xal u helida Wadakan Soomaaliyeed ee lix iyo tobanka sano iyo ka badanba ay dhibaatooyinka kala duwani soo mareen. Waxaan u soo jeedineynaa dhamaan umada soomaaliyeed inta lagu mashquulaayo taageerida majoxaabinta umada soomaaliyeed in lagu mashquulo dadka soomaalieed ee fatahaadaha wabiyada shabeele iyo Juba oo ay waliba ugu darsameen roobabka mahiigaanka ah ee halakeeyey Xoolo, Beero, iyo Waliba dadkii lagana cabsi qabo iney cudurro ka dilaacaan meelaha ay fatahaaduhu ka dheceel. Waxaa baaqan jawaabta ah sixiixay dadkan hoos ku qoran 1 Sheekh Daahir Nuur Cali 2 Sheekh Yaasiin Axmed Gaashaan 3 Sheekh Cabdiraxmaan Macalin (Garweyne) 4 Sheekh Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale 5 Sheekh Soomane 6 Sheekh Muuse Cabdulle 7 Shiikha Muudey Gacal 8 Prof. Cabduqaadir Ruumi 9 Prof. Aweys Cumar Maxamud 10 Dr. Ismaaciil Jimcaale 11 Dr Maxamed Cismaan 12 Inj Siyaad Barre Nuur 13 Col. Abuukar Cali 14 Ciise Maxamuud Samow 15 Xasan Cabdirisaaq (Boolis) 16 Cali Xaaji Maxamed 17 Macalin Daahir Macalin Cali 18 Maxamed Siciid Gaaboow 19 Xaashi Nuur Jaamoow 20 Cabdulahi Gacal Daakul 21 Maxamed Barre Cali 22 Cabdi Cali Maxamed (Bile) 23 Cali Xasan (Cali Jebaaye) 24 Xaaji Mocow Cumar Maxamed 25 Muuse Cabdi Maxamud 26 Cabdulahi Macalin Xasan (Carab) 27 Cumar Cali Shaambi 28 Muxudin Salaad Cosoble 29 Cabdi Muxudin Cali (Cabdi Faaney) 30 Cabdulahi Abuukar Xasan (Cabdulahi Seed) 31 Muuse Carraale Cali 32 Muxudin Iimaan Axmed 33 Aweys Maxamud Hilowle 34 Carafaat Maxamud Sebriye 35 Cabdisalaan Maxamud Xuseen (Shongolow) 36 Cabduqadir Xuseen Guutaale 37 Cabdi Cabdulahi Maxamed 38 Ciiley Maxamed Sebriye 39 Maxamed Cusman Maxamed (Ceynte) 40 Ciise Cibaar Cisman 41 Maxamud Cibaar Dhegey 42 Maxamed Nuur Siyaad 43 Axmed Cabdikariin Cali (Gabeyre) 44 Cabdulahi Xasan Macalin (Gacamey) 45 Cabdulahi Cabdulahi Cabdi Cilmi (Xidig)
  14. All y'all out there who are married or want to be married please read this book, wrote by Dr. Ekram and M. Rida Beshir. The name of the Book: Blissful Marriage A Practical Islamic Guide "The Ingredients of a sucessful marriage are a combination of good qualities and attributes, mixed with certain positive skills, accompanied by a deep sense of responsibility and dedication toward the sucess of the marriage. Both spouses have to practice these qualities and insill them into their own habits and behaviors". (P.78) Go figure:..............
  15. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo la sheegey in ay qabaan Cudurka AIDS-ka.. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamada Itoobiyaan ee tirada badan kuna sugan Magaaladaasi ay intooda badan ay qabaan Cudurka AIDS-ka, Ciidamadaan oo haatan ku dhexmilmay Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay keeni karta halis Cudurka AIDS-ka uu si Ba’an ugu faafo Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed ayaa horay uga digay in haddii Soomaaliya la keeno Ciidamo shisheeye ay imaan karto in Soomaaliya ay hoy u noqoto Dadka qaba Cudurka AIDS-ka. AIDS-ka iyo ETHIOPIA »AIDS-ka inta Qabta: 1.5 million »AIDS inta u dhimatay: 120,000 »AIDS Inta uu agoomeeyey: 720,000 Xarunta Maraykanka u qaabilsan ka hortagga Cudurada ee loo yaqaan CDC, oo soo xiganeysey hay'ada UNAIDS, ayaa sheegtay in dalka Ethiopia tirada dadka qaba cudurka AIDS-ka in ay tahay 1.2 million oo qof, waxaana cudurkaas u dhintay qiyaastii 120,000, waxaana AIDS-ku agoomeeyey 720,000 oo carruur ah. Waxaana la qiyaasayaa tirada Itoobiyaanka ee Cudurka AIDS-ka qabta sannadka 2008 in ay gaari doonaan 1.8 million oo qof. Xiriirka ka dhexeeya AIDS-ka Itoobiya iyo Ganacsiga: Akhri: Warbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji Ciidamada Itoobiaya ee soo galay Soomaaiya ayaa waxaa si Aad ah u cabaan Khamrada, iyo Maandooriyaasha kale ayadoo Magaalada Baydhabo Ciidamada Xabashida ee ku sugan aysan la gamban cabista Khamrada waxaana Magaalada Baydhabo haatan laga furay Dukaamo lagu Iibiyo Khamradaasi, waxaana Magaalada Baydhabo ku qul-qulay intii cuni jirtay qaadka iyo kuwa ka ganacsada Maandooriyaasha waxayna Dadka qaarkii ay sheegeen in haddii ay is biirsadaan Ciidamada Itoobiya iyo Dadkaan ee keeni karto halis aad u balaaran oo ku dhacda Shacabka Soomaaliyeed. Maalintii shalay waxay ku beegneyd maalinta Cudurka AIDS-ka waxayna ku soo beegmatay xilli ay Soomaaliya ay ku soo qul-qulayaan Ciidamo shisheeye oo intooda badan qaba Cudurka AIDS-ka ayadoo Dowladaha dariska la’ah Soomaaliya uu si aad u dilooday Cudurka AIDS-ka ayadoo la ‘ogyahay in Soomaaliya Xudduudaheeda ay yihiin kuwa iska furan oo cidkasta ay iska soo gali karto. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan qaar ka mid ah Gobalada Dalka ay yihiin kuwa si xun ula dhaqma Shacabka Soomaaliyeed, waxayna waxgaradka iyo Culumada ugu baaqay in aysan u dhawaanin goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxaa Shacabka Soomaaliya loo soo jeediyey in ay ku dhagmaan Diintooda taasoo ay sheegeen in ay kaga badbaadi karaan halista Cudurka AIDS-ka.
  16. Ciidamada Tikreega ee kusugan Dhulka Soomaaliya oo islaan 60-jir ah ku kufsaday tuulada Qansax Oomane. Baydhabo, 05-December-06 ( Qaadisiya.com) Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Ciidamada Tikreega ee kusugan qeybo kamid ah Gobolka Baay ay Gelinkii dambe ee Maanta kufsi kula kaceen Haweeneey da'a oo gaareya Sanadkeeda 60-sano. Haweeneydaasi ayaa lagu soo waramayaa in saf ay ka mareen Ciidamada Tikreega ah (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun), waxaana sidoo kale Ciidamada Tikreegu ay cuna qabateyn kusoo rogeen dadka kudhaqan Tuulooyinkaasi. Dadweynaha kudhaqan Tuulada Qansax Oomane oo u dhaxeysa Bardaale iyo Yurkud oo katirsan Gobolka Baay ayaa sidoo kale waxaa lagu amray in aysan ka iibsani Karin Magaalada wax kabadan rubac Sonkor ah, taasi oo ay ku micneeyeen in ay u geynayaan Muslimiinta hawdka ku dhuumaaleysanaya waa sida ay dadka deegaanadaasi u sheegeen. Dhinaca kale Ciidamada Tikreega waxa ay ka Afduubteen Bardaale Wadaad lagu magacaabo Sheekh C/llaahi oo ay ku sheegeen in uu katirsan Yahay Muslimiinta Soomaalida isla markaana aanan la ogeyn halka ay la aadeen. Dhibaatooyinkani ka dhacay Gobolka baay gaar ahaan Goobaha ay kusugan yihiin Ciidamada Tikreega ah ayaa waxaa u ogolaaday in ay sidani waxyeelaan Dowladda Kumeel gaarka ah oo iyadu sheegata in ay Shacabka Soomaaliyeed wakiil ka tahay isla markaana ay horkacayaan Col.C/llaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geeddi. Shacbiga kudhaqan Gobolada Dalka oo idil ayaa markii uu soo gaaray warkaasi durba ka muujiyay arrintaasi carro aad u daran, waxayna ballan qaadeen in Dhowaan Inshaa Allaah laga xureyn doono Guud ahaan Ciidamada Tikreega ee Xoogga kujooga Dhulka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Baay. Ma ahan markii ugu horeysay oo Dhibaatooyinkani oo kale ay ka geystaan Ciidamada Tikreega ah Gobolka Baay, waxay horey u soo dhigeen Meydka Haweeney wadada aadan Manaas illaa Degmada Baydhabo, waxaana sidoo kale jira Dhbaatooyin kale oo aad u fara badan oo ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa horey u balan qaaday in ay ka xureyn doonaan Gobolka Baay meelaha ay kaga sugan yihiin Ciidamada Tikreega lakin waxa ay intaasi raaciyeen in Gudaha Baydhabo laga doonayo Shacabka kudhaqan in ay kacdoon ka abaabulaan oo ay iska dhiciyaan Tikreegu iyaguna markaasi ay garab siin doonaan Inshaa Allaah.
  17. War dad badan ayaa arintan shock ku tahay not only one person. IGAD must presure Ethiopian regime's to withdrow it's troops from somalis first. This needs to happen before anything period... Go figure:.............
  18. IS UNITED STATES SPONSORING MAYHAM, CHAOS, AND BLOODSHED IN SOMALIA AGAIN? The current United States Ambassador to the United Nations has been romantically and aphrodisiacal manner circulating a draft of yet again a military intervention and lifting the arm embargo on behalf the unrepresentative, unelected and pro-Ethiopia puppet transitional federal government based at the outpost of the Somali city, Baidoa. Somali people cannot support a government which seeks a protection from its own people. A government should be the one which defends the well-being of its citizens from outside enemies and not behave like lackeys to foreigners. Likewise, the United States cannot stitch the people of Somalia to a government which does not act as a responsible entity. The United States may be in love with the Baidoa entity by trying to impose its people through foreign military intervention and protection, but this will not work as long as this Baidoa based entity is in league with the Somalia’s arch enemy of Ethiopia and beyond. It is advisable however, if the United States is in love with the Baidoa based entity, the so-called transitional government should then think taking it and giving asylum and protection in its home country. However, there are many question than answers, why now, the United States government so adamant to intervene militarily in Somalia against the wishes of its majority citizens. Many Somalis have concluded that, the Unites States government is against the praise worthy peacemakers of the indigenous Somalis who brought peace and harmony into the lives of the majority Somali people, after more than 16 years of mayhem, destruction, rape, looting and human rights abuses perpetrated by foreign meddling the internal affairs of Somalia their local cahoots. Are the United States of American pro-chaos and anti-peace and harmony or has it an ulterior agenda against specifically the nation of Somalia? Every Somali citizen has a deep rooted suspicion about the motive behind the current U.S militarism in Somalia. U.S has its fair share of failure in Somalia, since its debacle in 1992, when it had neither brought peace nor harmony but more destruction, bloodshed, mayhem and deep rooted hostilities. The current military proposal of the United States is an African led intervention, even though many Somalis believe that the U.S will indirectly involved militarily and logistically such as surveillances, technical and military hardware assistances. It seems, the United States cannot forget or forgive its shameful retreat and lackluster failure for its intervention in Somalia in 1992, and now it is planning all over again and whatever it can to revenge and with the help of the worthless lives of the black African mercenary soldiers, while it finance and direct this mislead military enterprises. Cosmetically and confusion marred presentation of the current U.S military proposal is on one hand, try to ally the fears of the inferno conflicts in the whole region of horn of Africa by saying that its the proposed military intervention in Somalia is restricted only those countries which do not share border with Somalia. Dubiously, the United States do not comments nor concerns the military activities or occupation in Somalia by Ethiopian soldiers. Somalia’s neighboring countries including the Somalia’s enemy number one of Ethiopia and other less hostile countries such as Uganda are already operating illegally in Somalia However, the U.S and the Ethiopian ruling junta regime had been conniving strategic conspiracy against the Somali nation. Ethiopia has already more than 30,000 forces and military hardware, and U.S never said a word this Ethiopian flagrant breaches or rebuked the Ethiopian illegal invasion of Somalia. But what United States and the Ethiopian regime up-to is to obvious for even elementary Somali school children. Somalis believe that, the U.S wants to send as much as many foreign soldiers into Somalia on top of already occupied 30.000 Ethiopian soldiers. The U.S government is more interested in the disintegration of the Somali Republic as it’s envisaged in Iraq than the unitary of Somalia and its people. Moreover, the United States is more interested in how its Ethiopian ally can have access to the Somalia’s maritime and its natural resources. Above all the unites States is too lethargic and allergic to the newly established Islamic courts who brought in unprecedented peace and harmony to the fast swathe of territory that they had pacified within short space of period, which gave them praise, adoration, popularity, unimagined support and respect across the board of the Somali nation. But one advice to the united States of America- which is, the Somali nation is 100 percentage Muslims and they like to practice and govern by their religious, as many united States-particularly the Republican Party lean to the Christian Rights. United States cannot sustain its double standard which is based on its claims that it adhere to universal belief and freedom for its people but deny others to exercise their choice of way of life and beliefs. The United States has to stop its sponsorship of mayhem and chaos globally and in particular its currents adventure and suicidal misguided policies in Somalia. The Somali people are not hostile to anyone, but love to live as an independent nation, free from foreign intervention, occupation, recolonization and above all denial to their God given rights to life, belief and freedom. As one can envisage, the current U.S Military proposed intervention will neither bring hope nor peace, but, more conflicts, mayhem and bloodshed unless the U.S government rescind its misguided and hostile policies. We hope, the United States will revisit, take a lesson, its past failures in Somalia and not repeat its past intervention and horror that many Somalis had endured in the hands of the US/UN led intervention forces in 1992. According to Richard Dowden ( 22 March, 1998), the US intervention forces had violently committed gross violation of human rights abuse, against many Somalis, including women and children, during their intervention in Somalia. The full truth of their human rights violation did not come out until recently. “It remained hidden until, Mark Dowden, a Journalist of the Philadelphia Inquirer, revisited the killers and the relatives of the dead Somalis. It has emerged from his inquires that American troops slaughtered more than a 1,000 Africans, many of them women and children blown to pieces or burnt in their homes by helicopter gunships. It happened on October 3, 1998 (Richard Dowden, March 22, 1998, p.160) Although, the world media had only seen or concentrated a died American soldier whose body was dragged through the street and the captured American pilot, nevertheless, few had paid any attention the horror and indiscriminate killings that the US-led forces were inflicting upon many innocent civilian bystanders and anything that came the on the way of the US led intervention forces in Somalia, on October 3, 1993. Some US peacekeepers told candidly about what had happened on the particular day. “The Americans went berserk, abandoning their rules of engagement and shooting anything that moved. Dowden described the account of Shaun Nelson, aged 23, a gunner with the Rangers. He cut loose with the M60 and his rounds tore through the crowd like a scythe. A little bird (a small gunship swooped in and threw down a flaming wall of lead (its guns could deliver 4,000 round a minute). Those who did not fall fled. One moment there was a crowd and the next instance was just a bleeding heap of dead and injured. Nelson shot died those still alive and built the bodies into a barricade for himself. Dowden also related the story of Dale Sizemore, another young rookies Ranger. Rules of engagement were off. Sizemore saw young boys, seven and eight-years-olds, some with guns, some without. He shot them all down. He saw a women running in crowds alongside men with rifles and mowed down the crowd. Holed up in a house a group of Rangers took a family hostage. When women started screaming she was shot, in a convoy a prisoner was shot for praying out loud” (Dowden, Richard, March 22, 1998,.p16) While Canada punished its military culprits, and Italy and Belgium applied some token reprimands; the US neither held public inquires nor reprimanded any of its soldiers who committed human rights violations against Somali people, although, Les Aspin, then Defence Secretary, later resigned. “General Garrison took full responsibility for what had happened-and described it as a success. Those who died-and many who lived-were given medals. Key players were promoted” (Dowden, Richard, March 22, 1998, p.16). Whereas the died innocent Somalis who did not instigate anything against the US led soldiers, except refusing their draconian policies were not counted or asked for what reasons they have died. Send instant messages to your online friends. http://uk.messenger.yahoo.com By :Cumer Kulmiye
  19. Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar oo la dhigay jeelka Mandheera Posted to the Web Dec 01, 16:33 Burco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa ku soo waranin xalay xabsi loo taxaabay Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar suldaanka galbeedka Burco Suldaanka ayaa waxa Xalay Gurigiisa kala baxay Ciidan hubaysan kuwaas oo la sheegay inay isla markiiba toos uala aadeen jeelka mandheera. DhankaSomaliland ayaan ilaa hada aana ka hadlin xariga Suldaan Cismaan Suldaan Cali Sababta loo xiray Suldaanka ayaa waxaa loo maleynayaa ka dib markii uu Bayaan uu soo saaray Bayaankaas oo ahaa in Beesha Habar Yonis ay isku Dhaqaan Shareecada Islaamka Waxaa Kaloo isna la xiray kamay soo bixin wax war ah oo la xidhiidha Xadhiga Suldaanka Sidoo kale la xiray Maxamed Faarax Aadan oo kamid ahaa Shirgudoonki shirkii Shalay uu qabtay Suldaan Cismaan oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 250 qof Xariga Suldaanka ayaa laga yaabaa in ay sababto Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somali land Faysal Muuse Ilkacase Burco Halgan.net
  20. Halka ka Akhriso Goáankii aay Soo Saareen Beesha Galbeedka Burco oo Asalka Ahaa Somaliweyn (Burco Dec.1,2006) Baaqaan ku dhaqanka Diinta Islaamka waxa soo saartay beesha Habar Yoonis shir aay ku yeelatay magaalada Burco Shirkaas oo aay ka soo qaybgaleen 250 qof oo isugu jira Isimo ,aqoonyahanno iyo Culumo ka Tirsan Beeshaas : Waxaa Guddoominayey Suldaanka Beesha Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar waxaayna magacaabeen Guddi lagu magacaabay ,Golaha Dhaqangalinta Shareecada Islaamka oo ka kooban 71Xubnood: Goáankaas aay soo saareen waxgaradka Beesha Galbeedka Burco wuxuu ka caraysiiyey Maamulka Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar iyo Madax kale. Halka ka AkhrisoGoáankii Beesha Galbeedka Burco: http://www.somaliweyn.com/pages/news/Nov_06/30Nov4.htm
  21. Red Sea Sxb i can relate to what you have written here. I'm a married woman, my husband and i have a family day that is exclusively for us, and we have night out too, enought details... I hope all the singles out there are taking notes of this, 'cause beleive me y'all gonna need alot of great advices.... Wabillaah:..............