Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Wiilo

    SHUKAANSI

    "kuuma diidani inaad wax baratit macaanto see adi wax laguugu dii'daa shankaroon aad'ba tehee." Jecliyaa warkaas aa imaraayo aniga about the Luuuf thing that is long story
  2. sidaadoonto yeel but just make sure inaad isoo gaarsiiso macaanto
  3. war heedhe waxaanba aqrin la'ahay Af-Somaligiinna
  4. Wiilo

    SHUKAANSI

    Yaa kuu sheegaayehee macaanto maxaa inaan barto miyaa ii diidan tahay?
  5. Honestly that woman is already dead to me, why are we even talking about her? She just wants to get some attention that is all.
  6. sheekada labadiina kaliya miyaa :confused:
  7. igu soo gor warka maxaan ka bilaabaa luggooyada nimanka
  8. Khatarta Internedka iyo Caruurta Soomaaliyeed W/Q: Siciid Cali Axmed Internedku waxa uu calaamad u yahay horumarka ay casriggan bani'aadmigu ka gaadheen tiknoolajiyadda. Waa shabakad balaadhan oo aad ka helayso macluumaad kasta oo aad u baahantahay. Waxa uu aad u fududeeyay iswaydaarsiga macluumaadka iyo kala qaadashada wararka bani'aadmiga. Waxa aad odhan kartaa waxa uu aduunka ka dhigay sidii xaafad yar oo kale. Inkasta oo uu faa'idooyinkaas oo dhan leeyahay, hadana internedku waa meel madow oo cabsi badan. Waa meel ay fududahay in si dhib yar loogu fidiyo danbiyada waaweeyn iyo anshax xumooyin fara badan. Waa meel qofkii aan aad uga digtoonaani uu ku dhex lumayo…. khaasatana caruurtu.! Caruurta Soomaalida Iyo Internedka Soomaalida qurbaha deggani si aad ah ayay u isticmaalaan internedka. Aqaladda Soomalida qurbaha intooda badan lagama waayo combuyuutar ku xidhan internedka. Caruurta iyo dhaliinyarada soo koraysa ayaa u badan Soomaalida aadka u isticmaasha internedka. Caruurtaas qaar badan oo ka middi waxa ay waqti aan yarayn ku qaataan goobaha wada sheekaysiga internedka (chat rooms) iyo boggoga anshax xumidda (in appropriate sites) ee aadka ugu badan internedka. Waalid badani waa mooganyahay khatarta Internedka Inta badan waalidku aad ugama war hayaan meelaha ay caruurtoodu ka booqdaan inernedka iyo dadka ay caruurtoodu hawada kala sheekaystaanba. Waalidiinta qaarkood waxaaba laga yaabaa in ay aad ugu farxsanyihiin in ay caruurtoodu dul fadhiyaan combuyuutarka intii ay dibadaha warwareegi lahaayeen. Hadii uu waalidku waydiiyo ubadkooda waxa ay combuyuutarka ka dul qabanayaan…… jawaabta fudud ee ay ubadku bixiyaan waxa weeye in ay casharadii iskuulka ku diyaarinayaan. Jawaabtaasi waa ay farax galisaa waalidka laakiin mar kasta ma aha jawaabta runta ah!. Jawaabta runta ahi waxa weeye in qaar ka midda ubadkaasi ay combuyuutraka u dul fadhiyaan sheekooyin aan fiicnayan iyo daawashada waxaan khayr u lahayn aduun iyo aakhiroba. Fasaxa iyo internedka Khatarta internedku waxa ay sii laban laabantaa waqtiga kulaylaha oo ay ubadku fasax ka yihiin iskuulada. Kulayluhu waa waqti ay caruurta firaaqadoodu aad u badantahay, meelaha ugu badan ee ay firaaqadooda ku dilaana (lumiyaan) waxa ugu badan internedka. Sidaa daraadeed waa in waalidku uu ku baraarugsanaado khatarta uu arinkani leeyahay. Talooyin Talooyinkan hoos ku qorani waxaan rajaynaaa in ay waalidiinta ka caawin doonto sidii ay uga hortagi lahaayeen khatarta caruurtooda uga iman karta internedka. Waalidku waa in uu wax ka barto qaabka uu internedku u shaqeeyo. Wacyi galintan waalidka waxaa door ka ciyaari kara boggoga Soomaalida ee internedka iyo Soomaalida ku takhasustay cilmiga kombuyuutrada oo is kaashata. Kombuyuutarka waa in la dhigaa meel muuqata sida fadhiga ama saalada cuntada oo kale. Ha laga ilaaliyo kombuyuutarada makhsinada hurdada caruurta iyo meel kasta oo caruurtu ay dareemi karaan in aanay ciddi arkaynin. Waalidku ha isku dayo in uu caruurta la fadhiisto ama ugu yaraan uu ka ag dhawaado waqtiyadda ay internedka ku ku jiraaan. Hadii aad caruurtaada ku aragto in ay habaynkii waqtiyadda danbe ku soo jeedaan internedka, sidaaas oo kale hadaad aragto in marka aad u soo gasho ay bakhtiinayaan kombuyuutarka waxaad ogaataa in ay mushkilad faraha kula jiraan. Isku day in aad kala hadasho kuna baraarujiso khatarta uga iman karata internedka, sidaas oo kale u sheeg waxyaabaha aan u haboonayan in ay sameeyaan waqtiyadda ay ku jiraan internedka. Ubadkaaga u sheeg in ayna la sheekaysan cid aanay si fiican u garanayan. Marar badan dad waaweeyn oo xumaan raba ayaa si ay caruurta uga ugaadhsadaan internedka waxa ay iska dhigaan da' yar. Sidaa daraadeed waa in caruurta looga digaa khaarta ka imana karta in ay caruurtu la shekaysataan cid aanay garanayan. Waa in looga diggo ubadka in sawiradooda ,macluumaadka shakhsiga ah sida reerkooda iyo telefonkooda meesha ay degenyihiin ay siiyaan cid aanay garanayan. Marar badan waxa dhacda in sawiro la diray loo isticmaalo hab ka baxsan anshaxa wanaagsan. Waxaa intaa dheer asaasna ah in caruurta inta ay yaryaryihiin lagu koriyo Ilaahay in ay ka cabsadaan,waayo cabsida Ilaahay waa arinka ugu wayn ee caruurta iyo dadka waaynba ka ilaalilnaya xumaanaha oo dhan. Gabagabo Internedku waa tiknoolojiyo horumar badan ku soo kordhisay ban'iaadmiga, laakiin khatartiisuna ma yara sidaa daraadeed waa in laga faa'idaystaa wanaaga badan ee ku jira waana in laga digtoonaadaa xumaanaha badan ee dhex yaala. Ilmahaaga habayn badow ku sii dhex dayn maysid meel khatar ah sidaa dareedeed caruurta yaan lagu ilaawin internedka dhexdiisa. Mahadsanidin Siciid Cali Axmed E-mail: Saidahmed67@rogers.com Wabillaahi:...............
  9. waxaanba filayay inaan ahay gabayaa already
  10. Wiilo

    SHUKAANSI

    nuune dhibloow Yes J'baro haa waad ku jirtaa sxb waxba ha iska saarin
  11. "Wiilo iyaan aa la isoo dilay by gabdho aan isku dugsi eheen. My defence is in eey iskugu keey tageen Amaadba adi kaabo u eheed, gabadhi waxa qaban qaabisay sidi wiilasha eey u dhib badneedee." Dawaco macaanto I'm sure inaan aniga ahayn maxaa yeelay aniga dagaal waqtima u hayn oo banooni cayaarid aan mashquul ku ahaa. Waligayna Dagaal ma Galin, cimrigay wallaahi. ma'ahan inaan cabsoon jiray balse wiilal lee la cayaari jiray ayagana waxay iila dhaqmi jireen inaan walaashood oo kale ahay marka there was no problem na'mean Go figure:............
  12. J_C fasaxeyga uugu horeeyo baswaaye adaan kuugu qoranahay. calool xumadaan maan fiirsan karaa Macaanto sidaan aa ku casuuman tahay, shan diyaarad iyo lex tariin kadib waad joogtaa mininkayga waan ogahay inaad tahay reer xamar marka cunto reer xamar aan kuu ka rinaa ee soo dhawaaw macaanto Waxaan sii diyaarsanaa buuk iyo qalin iyo sabuurad
  13. CIID MUBAARAK TO YOU ALL WHEREVER YOU GUYS ARE
  14. baabuurta (basaska) garaangarahooda iney ciyaalka dhax galaan ee dalcad yar kasoo dagi jireen....xaafadahiina waxaas malaga yaqaano miyaa? mase adi waxaad ka waday fiilooyinki (birta ahaay oo sida garaan gar laga sameeyo ee ciyaalka baabuur ka dhiga jireen, taas maa ka wadaa? Okey this is what garaangar is, Garaangar waxaa laga sameeyaa Fuustada oo laga jaro wareega kore ayaa laga sameyn jiray Garaangar. okeey jallaato abaayadiis anaa idin kala saaraayo adi iyo wiilo, marka garaangarta aad ka hadleyso adiga eed micnaha u yeeshay isteerso(wax lagu wado ama lagu kaxeeyo garaangarta) ma leedahay mise gacantaa lagu wadaa lool? nuune walaalkiis Garaangar lagama sameeyo Isteerso , garaangar waxaa laga sameeyaa sida aan horayba u sheegay Fuusto , Fuustadii biyaha lagu shuban jiray oo laga gooray afkeeda hore ayaa laga sameeyaa Garaangar, bal inaad dib isugu noqotaan waydiiya dadka asxaabtiina ah waxa la yiraahdo Garaangar ok,,,,markaa soo waraysataan dadka asxaabtiina ayaa inoo balan ah Go figure:...........
  15. Wiil_duco sxb that was nice, i hear this gabay and its nice one,,,,,
  16. Wiilo

    SHUKAANSI

    su'aashu waxay ku socotaa dhammaa inta taqaan shukaansi wuxuu yahay,,,,,
  17. ^^^^aniga waligay Raali iyo Nus aan iska ahay macaanto ee ha u bixin waxaas
  18. Hay Soomaalinimo aa leysku ogaa maxaa waaye su'aalahaan kale,,,, Juba iyo Shabeele,,,,
  19. J_C garaangar- dhaxdiisa inaan galno aan buur iska soo tuuri jirnay Macaanto tan iga jilci, see garaangar loo dhax galaa :confused:
  20. Allifay kulahaa idhaaf waaba kasi waysay wax ladhaho Kushneeto haye hadda mataqaanaa wax ladhaho Aabitay, Garaangar, iyo Baliil :confused: jEcliyAaaaaaaaaaaaa:..............
  21. okey waxaad rabto soo su'aal dear waan kaaga jawaabi,,,,,
  22. waxaan filayaa inaadan aqrinin qoraalkeyga kore,,, isbitaal banaadir
  23. Wiilo

    SHUKAANSI

    Waa Maxay Shukaansi ? mise nooc ayuuna u kala baxaa? bal sii sharax aan shaax soo shubtee (Waa kii sideedaade ) caanaha bal iigu kaadi kan tobnaad baan cadeystaane (Kuleel badanaa ma dabbaa lagu kariyay ) Go figure:.................
  24. Nabad iyo Caano iyo nolol wacan Aamiin Aamiin.....