
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Waad mahadsan tahay waana kaa filaayay sidaas waana ogaay inaad tahay nin aqayaar ah oo wax fahmaya, again thanks. And ogow inaad ka mid tahay Qaraabada Go figure:.............
-
Ok Qof kasta waxa uu sheegay meesha uu ku dhalay iyo meesha uu ka yimid (as an residential area) marka adiga ilaa iyo hadda waxaad sheegi la'dahay xaafaddaada sxb. Noo sheegeey xaafaddaada simple
-
Wow thanks both of u (J'baro and Orgilaqe) Historical placeses, shopping malls, Museums will be fine and interesting to see. And I will definitely going to call Jilaato_Cambo to show me around Nabad & Caano:............
-
I don't want disappiont either one of u, but lately I mean last two yrs I was drinking Chae tea latee (Im not sure how u spell it) yeah of course I love Somali tea with dhir or (heel iyo Qarfo) and less suger, and also English breakfast but hay I will drink any kind of tea that either one of u give me (Aniga koobka sagaalaad baan cadaystaa) shaax jacli la qabo kaliya na' mean Nabad & Caano:...........
-
Hay i don't mind watcing the Falcons win and go to the SB but I don't want to see the New Egland beat the Stealers and go to the SB :mad: :mad:
-
This summer I'm planing to go to London and visit brother, Nomads any tips on how to go around and places I can see, I will appreciate any tips from u specailly those of u who live in London Thanks,,,,
-
Eid Mubarak to you all..How was ur Eid ppl? well I had a blessing Eid and I hope you had too...... Nabad Iyo Caano:..............
-
Wow again,,,this stories of your are getting better and interesting every time I read,,,,keep coming more, more and more thanks,,,,,
-
Tea aah who say Tea,,, where is it,,,let me get my cup
-
Waad diiday inaad jilciso fine,,,, Nabad & Caano:..........
-
Wiilo Qaraabada in aan kamid ahay ayaan modijirey laakin waxaad ii cadeesey in aanan ahayn Orgilaqe dear Raali iyo Nus iga ahow waan kuugu tacadiyay waana is gartay oo waan Qaatay Qaladkaygii ee RAALI iga Ahow Walaalkiis waa mid aan loo noqon doonin. Of course waan ka mid tahay Qaraabada really. XAAL QAADO DEAR . Laakiin abaayadiis, aaway wiilkii foorjada badnaay alle-ubaahane? Xaliimooyinka mareekanka oo ka tan badin waaye aan umaleenaa Macaanto Alle-Ubaahne xaalkiisa waa laguu yaqaan waa sida aad sheegtay Xaliimooyinka Maraykanka baa ku tira badtay oo iminka wuu yara mashquulsanyahay, bal waynu arki doonnaa goorta Allaah nabad ku soo celiyo. Nabad iyo Caano:..............
-
cariga ciid layiraahdo wali sii cilji sxb ma fahmin Waraada anaga caaqibo waan leenahay ok, afkiinna naga ceshta idinkoo raali ah Nabad & Caano:...........
-
Hasna dear thanks,,,,, yeah may be I should do my study aboard there huh,,,great idea,,,,,
-
Bob I agree with u the Eagles will beat the Falcons and will go all the way to The super. I rather see/watch Stealers than Patriots, I just hate N-Egland and if they somehow beat the Stealers and go to Super than Im not watching Superb this year even if they are playing agaist My Eagles :mad:
-
Orgilaqe walaalkiis raal iga ahow in yar ee bal aan kuwaydiiyo meelaha ay ku yaalaan magaalooyinkaas.
-
Wiilo Qaraabada in aan kamid ahay ayaan modijirey laakin waxaad ii cadeesey in aanan ahayn Orgilaqe dear Raali iyo Nus iga ahow waan kuugu tacadiyay waana is gartay oo waan Qaatay Qaladkaygii ee RAALI iga Ahow Walaalkiis waa mid aan loo noqon doonin. Of course waan ka mid tahay Qaraabada really. XAAL QAADO DEAR . Laakiin abaayadiis, aaway wiilkii foorjada badnaay alle-ubaahane? Xaliimooyinka mareekanka oo ka tan badin waaye aan umaleenaa Macaanto Alle-Ubaahne xaalkiisa waa laguu yaqaan waa sida aad sheegtay Xaliimooyinka Maraykanka baa ku tira badtay oo iminka wuu yara mashquulsanyahay, bal waynu arki doonnaa goorta Allaah nabad ku soo celiyo. Nabad iyo Caano:..............
-
War heedhaha aqayaar baa maqan, Tuujiye, nuune Qac Qaac Jilaato_Cambo (Sxbtay) raula and Checkmate aniga waanba yaabanahaye aqayaartani xagee bay qabteen? I hope inay Caafimaadqabaa dhammaantoon reerkuna caafimaadqabaan, Qayr baan idin rajaynayaa dee haddii uu caafimaadku heer sare yahay bal ina soo booqda anagu laftirkeenu waxaan ka mid nahay Qaraabada oo xaq baan idinku leenahay inaad ina soo booqataan Nabad & Caano:............
-
Though I haven't been there yet, but then I know its beautiful, thanks Orgilaqe insha Allaah I will go there one day,,,,,
-
"The things that will destroy us are: politics without principle; pleasure without conscience; wealth without work; knowledge without character; business without morality; science without humanity; and worship without sacrifice." Mahatma Gandhi
-
Somehow I have tend to Question everything about the BBC News Lately. Is this true? well, if its true then its really sad news,,,,,
-
Well well, since we haven't seen a wedding that was a product of Sol, why not start one now, and please count me out 'cause aint ready for date let alone a wedding Nabad & Caano:...........
-
That will be great J'baro thanks,,,,
-
Hasna dear thanks that was nice really, well I also like to No LOVE to travel, but one place that I want to go so bad is Zanzibar and Insha Allaah one day I want live in that place. Nabad & Caano:..........
-
waxaan ku Qoslayaa sida aad runta u sheegtay sxb
-
Wiilo ...hun...pull up a chair in that case, we need a singles team here too, to snap these lovesick women out of it I pulled up my chair dear, where is the tea at? and no suger please, 'cause Im p.h major suger no good for me Nabad & Caano:..............