
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Hasna dear, this is exactly how i look, with glasses,,,,,,,,when u think about wiilo, imagine this pict............ of course I'm not an Assian or whatever this girl is, but this is how I address..and oh yeah, may be a bit darker than her... Go figure:................
-
^^Hasna dear I though u were Sheikhad, wat happened, :rolleyes: u know wat! dear u are my Sheikhad no matter how u look... Go figure:..........................
-
^^^something alone those lines,,,,some of us Im sure thier clock is ticking.....hahahhahahah Go figure:............
-
A_ladiif sxb Hasna way diiday picture kii hore oo waxay tiri look gaas ma lihi marka, hadda ma garanayo si aan ku tilmaamo. I'll keep guessing until she tells me............ Go figure:..............
-
Raula sxb waa lagaa qaaday slaanta Islaamka ah ee aad nagu salaantay dear... Waa Wiilo oo sii wada sheekadii aheyd Imaginationka oo ay bilowday sxbtay Styt... la soco sheekada............. In mudo ah markii aan ku nasannay Hotelka, ayaan waxaan ku dhaqaaqnay la bisasho aan caadi aheyn. Raula ayaa telefoonka kula hadashay nuune asiga oo u sheegayay in asaga iyo Styt inoo imaanayaan annaguna ay tahay inaan diyaar garowno. Wiilo ayaa ayana waxay la hadashay QQ, Tuujiye, iyo J’baro ayada oo u sheegtay inay kula kulmaan laabiga Hotelka. Markii aan sidaa oga soo dagnay Hotel-room keenna oo aan hoos imaanay ayaan waxaan la kulannay QQ, J’baro iyo G-Tuujiye oo aad ka yaabayso sida ay u labisan yihiin. Raula ayaa tiri wallee wiilasheennu way qurux badan yihiin haddii loo la biso, yaa waa isku dhacaayaan, sidoo kale waxaa hadalkii raula akiday ama ku raacday wiilo, tirina raulaay waa runtaa wiilasheennu way kala xiran yihiin,,,,waaw….. Qac Qaac ayaa yiri haye gabdhaheenna waxaan filaa inaad diyaar u tihiin London caawa…raula ayaa u jawaabtay oo tiri aniga iska daaye inaan diyaar u ahay London waxaan ka baqayaa in layga soo saari waayo magaalada. Wiilo ayaa si kaftan ah u tiri hadaas yaanan magaalada u diyaar ahayn, waxaanba yidaar u ahay inaan qeybiyo telefanno fake ah,,,,waa iga kafatan taa ayay hadalkeedii raacsiisay wiilo. Intaa markii ay sheeko iyo kaftan mareyso ayaa waxaa ilinka ama albaabka ka soo galay nuune iyo Styt oo isla socda, kana ay muuqadto farxad aan caadi aheyn wajiyadooda. Styt ayaa tiri haye iska warama aqayaarta, waxaan fileynaa inaad diyaar u tihiin magaalada. G-Tuujiye ayaa durbaba u jawaabay oo yiri dadkaan maantoo idil ani aan celcelinaayay, si weynoo wacan ayay diyaar ugu yihiin London ee ina keena. Intaa oo hadal ah inta leys dhaafsanayay j’baro ma uusan hadlin oo wuxuu ahaa dhageyste, waxaa gartay QQ oo ku yiri sxb maxaa ku helay oo aadan maantoo dhan hadal u dhihi weyday. J’baro ayaa intuu Qoslay yiri, sxb sidaa maahan, waxaan ku farax sanahay inaan is aragno isla markaana aan isu muujinno walaaltinimadeenna, si aan caadi aheynna isu dhaafsanno kaftan ay ku jirto walaaltinimo, iyo xushmad.... Waxaan ka tagnay Hotelkii waxaana aadnay magaalada, anagoo waliba ka bilaabnay casho. Waxaan tagnay a coffee shop (The top one in London of course). Markii aan in muddo ah fadhinay ayaa waxaa inoo yimid gabdho iyo wiilal isla socda, annaga (G Tuujiye, J'baro, raula, Wiilo) ma aanan garaneyn dabcan balse gabar ka mid ah gabdhihii inoo yimid ayay is garteen QQ. In fact waxay aheyd gabar uu QQ bari shukaansaday. QQ baa gabadhii u salaamay si xiiso iyo hilow ku dheehan, una sheegay in uu ku faraxsanyahay lakulanka uu la kulmay. Halkaan ka sii wad nuune ama Styt……………….. Go figure:..............
-
Waa su'aal lee shirwac yaa arkay, war heedhe wiilka yaa la tagay, bal aan baafinno walaalkeeyn wax kasta baa dhici karee....... Go figure:.................
-
Ok girl how about this look......... Go figure:...........................
-
how about these babies........... Go figure:..................
-
Hibo the best Nuuro thanks bal u sheeg dadkaan waxay doonayaan inay iga xanaajiyaan, anigana dee haddii aan xanaaqo waanba gaduudanayaa...... Fadlan dooda inoo wada.... Go figure:.............
-
jumatatu brother, raula is exactly how u discribed except timaheeda that u dont want to know.............. Pacifist dear, i can picture u look like this... And guest what!? look at the background closely, u know where............. Go figure:................
-
^^waraada idinka dooda aan idin dhahay maahee is caaya ma idin dhihin ok......so please inaga joojiya cayda nooh,,, haddii ani waa xanaaqaan nooh, and u guys dont want to see Wiilo oo xanaagsan ee jooga nooh..........hmmmmmmm i wonder wiilo loo xanaagsan sidee u eg tahay Go figure:...........
-
^^Qac Qaac waan ku farax sanahay marka hore in aad soo noqotay. Marka xiga war maan helaa J'baro aa iga maqannee..Lol.. armaa maqashay war kiisa.............. Go figure:.........
-
Qac Qaac sxb waa is naqaan Somali haddii aan nahay wixii aad diido aa waligaa laguugu dhibaa marka haddii sxbday jecleysteen in ay aniga iyo j'baro isku keeyn tilmaamaan dee let them have it, u know. Laakiin ani waaba leyga helay karti aan ku qaateen sxbtay Styt iyo Tuujiye waxay ooga war wareeygsanaayaan runta, raula iyo nuune labadaas ani aaba faataxa mar hore u maray oo waan isku ogahay, nuune'na waan la socdaa xaalkiisa oo wuxuu ka helaa gabdhaha ku hadla Sawahiliga..Lol.. Qac Qaac sxb adi Styt aa balan qaaday inay ku habeyso, marka adi xaalkaaga waa sidaa... Waraada sheekada sii wada nooh, runti ani taas ay iiga dhagan tahay nooh.... Go figure:.............
-
^^Alhamdulillaah waan ku farax sanahay in walaalkay Qac Qaac uu isa soo diiwaalgaliyay, one in two more to go.... Go figure:.............
-
nuune ila fiiriya picture kiisa hahahaha Go figure:..........
-
And how about this little cutty.. Go figure:.........
-
^^Bismilah, Run-away^virgin before u cut her loose, try to guide her to the right bath, 'cause Allaah is Qafuuru Rahiim, but if that does not work then you should cut her loose and leave her alone totally... Subhanallaah Asa Wajallah:........
-
How do you feel when you see these pictures? And do you think Somalia would be the same? when Somalia was Somalia..... Go figure:.....................
-
wow take a look this little guy,,,,,isn't wonderful how this baby is trying to read this huge book,,,wow,,,,, Go figure:.............
-
this baby is cute, i just love this baby.............. Go figure:...............
-
^^QQ well said indeed dear......
-
^^^Waite a minute guys, what about my name,,kidding... I totally agree with you on that, Alla-ubaahne is great screen name.... Nur is excellent too Wabillaah:............
-
^^^I can believe last three/four days waxaan kor fadhiyay computer mana aan arag waxa iga dambeeyay Cajaa'ib sheeqow...Styt iyo Tuujiye war aadba ii heysaan maad ii sheegtaan. So hadda waxaa ii kulul J'baro ok.... Waraada isxaan ii sameeya ee sheekada sii wada ok, xagay mareysay maba xusuusteen... Tuujiye'na waxa uu u kulul yahay Sxbtayda Qaaliga ah Jilaato Cambo ama Styt or Simply the Best (Aniga waanba ku wareeree magac yadeeda faraha badan ) marka waxaan filaa dhammaanteen waan is fahannay.....waa inaan soo booqannaa...www.Qarxis.com Please sii wada sheekada ani taas aa igu socoto nooh............ P.S. waraada ayaa arkay J'baro aad igu tilmaameyseeyn, J'baro sxb ma nooshahay ma rabo inaan welwelee,,,yeah i know waxay rabaa ha iska sheegeeyn kuwaan...yeah Wiilo cares about J'baro/ everyone so what!? Go figure:............
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
Wiilo replied to General Duke's topic in Politics
^^^Great News for me, 'cause I'm going to Somali one day........ -
Juba NOW u see the light! it took a couple of pics to realize the injustice dear its not that I didnt know this issue before, but never discussed it with any Nomads in Sol....... Alle-ubaahne, first of all, welcome back, I mean WELCOME BACK, :rolleyes: if you are expacting someone to back you up with your argument here Dont expact that............... Go figure:............