Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ismahaan

  1. Nina sis xanaaq meeshaan ma yaalo laakiin runta baa saas ah. Dadka soomaaliyeed dad muslim ah baay ahaayeen iyagaa choice garaaystey in aay is xasuuqaan, iyagaa wadankoodii bur buriyey, iyagaa 20 years is xasuuqayey. Dulmiga iyo xumaatada hadaadan ka guban oo gacanta ku qaban ama ka dheeraan Islam nimo ma jirto. Mida kale ani soomaali dhan baan ka hadlayee dadkaan meesha magacdooda ku soo qoray maba aqaan mana ka hadleen.Generally soomaali dhan raali baay ka ahaayeen in dowladu dhacdo, hadhowna khaladaadkii la iskama qaban ee waa lagu socday simple is that.
  2. oba xagee ka gubatey , and intee edab daradaayda ku aragtay? Mida kale waa runtaay soomaali hadaay dad wadani ahaayeen maxaay wadankooda u soo gubeen ma ii sheegi kartaa??
  3. nuune;741854 wrote: ^^ Oba , Sharif is our president too, are you trying to discredit this topic by defending Shariifka, and tell us that Sharif is holding the baby, look the picture very carefully sxb, Erdogan handed over the baby to Shariifka, and our president is looking nervous on holding the baby, avoiding at all cost to touch his clothes, that is why Erdogan and the Turkish aid worker are trying hard and holding the baby both on the end and on top, look the reaction on the face of our president when was handed the baby over to him, sxb. Haye, you agree with the topic now: Erdogan did what sharif, faroole, siilaanyo, godane and so called Somali leaders could not ....... Well said nuune! I agree with all of your points. All our leaders are essentially stuffed suits. They're puppets nothing else. They only think about their personal interests.
  4. sheekooy ku nacay. Hadii saas wadani u ahaayeen maxaay dalkoodii u bur buriyeen. I am sure in aay kuli ululul lahaayeen markii dowladii dhacday oo bililiqadu bilaabatay.
  5. Somalina;741580 wrote: Thank you. ooh a picture is worth a thousand words!!!!!!!!!
  6. somalina thanks for the update. Masha Allah at least siba si baay dhaantaa . Wadamada ka damqaday dhibka dadka soomaaliyeed waa mahadsan yihiin. well done.
  7. A_Khadar;740032 wrote: Thanks Ismahan.. Wonder what I was doing wrong.. you are welcome ind!
  8. Masha Allah, at least wadan muslim ah oo ka danqaday dhibka umada soomaalida haaysata. We must make sure that we always support our people. Our people are starving.We must do more to help. Siilaanyo ,faroole as well as shariif should act reasonably and responsibly.
  9. Ismahaan I *think* thats a dance tradition hailing from Somaliland Thanks walaalo! Salams
  10. Can someone please tell me ciyaartaan gobolka laga ciyaaro?
  11. Those people are proud somali.
  12. I agree with you mcaanto! amagine in all somalis around the world ku noqon lahaayeen soomaaliya, what doo you think? luuqado kala duw duwan, fekrado kala du- duwan, soomaaliya waxaay noqon lahaayd aduunkii dhan oo meel la iskugu geeyey!
  13. Alliyah salams sis! Waa runtaa soomaali meel kasta daruuftaa gaaysey laakiin waligeey intaays dad le'eg oo soomaali ah baa jooga china is ma lahaayn, now i know tho.
  14. @ oba lol caadi ma aha maxaay iska dhalayaan !!!!!!!
  15. Oba salams bro,happy ramadam! Waan yaabay soo ma aha ma arag inta qof soomaali meesha fadhiya .
  16. Masha Allah, Ilaahay ha ka kaxeeyo all-shabab umada soomaaliyeed waay dhibeene! Guul iyo peace baan u rajeeynayaa for all somali people.
  17. @valent @We do not know what tomorrow holds only Allah knows nevertheless, I will say the future of Somalia looks very grim. 1,000 flags and presidents waali.com. At this moment our country is burning, in flames. May Allah (swt) bring peace to our beloved country.amen.
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> She is a great woman! May Allah bless her and protect her and give her a long, healthy and happy life in here and hereafter. Ameen.