
oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
Jacpher this guy is a joke he want booli qaran houses back kkkkkk. -
xabad;927889 wrote: why ?? don't listen to Xaaji waa beentiis.
-
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
if this nigga even comes close to xamar i will make sure he gets shot between his eyes wallee iyo billee -
xabad;927873 wrote: Oba i was born in xamar, but not of the unuka. am i welcome or not ? lol of course you are what a sup!d question
-
Haatu;927863 wrote: According to Oba, adoo Xamar ku dhalatey waxbo kuma lihid but asagoo Sh/Hoose ka yimi baa leh. And he has the cheek to tell us 'Haters gonna hate'. Can i get back my beero in jilib held by your kin then we can talk
-
Fannaaniinta Cabdi Qaboojiye iyo Ikraan Caraale oo Soo saaray Hees ay ku Aflagaadeynayaa Magaalada Madaxda Muqdisho iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Heestan ayaa ah mid suugaan haddii loo eego waqtigeedii la soo dhaafay, waayo Suugaantu waxay ka hadashaa saddex arrimood oo kala ah, Tagto wax la soo dhaafay, Timaado arrin la filayo, iyo Taagan oo ah mid markaas la joogo. Haddaba Fannaaniintan ayaa heesta ay qaadaayaan waxaa lagu xardhay sawiro madow oo aad u fool xun oo ay ka bixinayaan caasimada iyo magaalada madaxda, iyagoo aad moodo inay joogaan 90meeyadii sawirada ay bixinayaan Waxaa kaaga sii daran waxay si toos ah meel ka dhac ku tahay heestan ay labada fannaan daadihinayaan Madaxweynaha oo ay ku sheegeen, qof aan isku filnayn loona baahan yahay inuu daydo cid kale, Tusaale haddaan maanta Cabdi qaboojiye ku idhaahdo waxaad iska dhigtaa ama ku dayataa, Xasan Aadan, Jubba, Lafoole, Cigaal, iyo Ragga la midka ah, waxay taasi sheegaysaa inuusan lahayn higsi iyo han fanneed midna ee uu yahay qof aan ujeedo iyo feker u gaar ah iyo nolol ka duwan keensan karin. Heestan erayadeeda ayaa waxaa ka mid ah: Xamar wey dakaantoo Rarka way ku daashoo Dayaciyo dhibaataa Dadkeedii idlaysay??? Haddaba maanta ma xamar noocaas ah ayaa jirta? Maxaay uga danleeyihiin erayadan iyo kuwa kale ee heesta ku dahaadhan, ma dan sheeg iyo walaalnimaa mise waa duqayn iyo doc wareen. Aanu kuu duceynee Madaxweyne daacada Daadihiyo shacabkoo Daryeelo dadkiisa Ka ilaasha darayada(Darxumada) Ma daalloow ismaaciil Dowladdaa Jabuutiyo Deriskaaga kaga dayo??? Maxaa lagaga dayanayaa Jabuuti, Miyaanu siyaasad iyo ahmiyad gooniya aannu yeelan Karin Madaxweynaha Soomaaliya, maxay tahay tabashada iyo cabashada heestu xambaarsan tahay? Jabuti iyo Xamar maxaa isku sidkay, Ma ammaan iyo wax sheeg bay ka tahay, mise bahdilaad iyo xaqiraad? dhammaan jawaabahan oo dhan waxaan u dhaafayaa Aqristaha. Hadaladan oo ah dhammaantood kuwo dedan oo sarbeeb ah, haddana heesta lama dhammeystiran. Heestan ayaa ah mid meel ka dhac weyn ku ah, Haykalka iyo muuqaalka Qaranimada Soomaaliya waayo, Soomaaliya waa dal jira umana baahna dadkiisa iyo dalkiisa inay dantooda raacdaan mahee inay cid ku daydaan, qofka ku dayashada sameeya dhaqan ahaan Soomaalida waa ku ceeb, Xikaayad ayaa tidhaahda,( Isku dayasho damac ma leh, waa doqonta ficilkeed) Haddaba Cabdiqaboojiye iyo Ikraan carraale ayaa si toos ah waxay u weerareen Magaala Madaxda iyo Madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo aan la Oggeyn ujeedka ka danbeeya balse la dareemi karo inay tahay arrin siyaasad salka ku haysa. Waxaa jirta hees ay soo saareen labaddan Fannaan oo loogu magacdaray Hargaysa la yidhaahdo Hargaysa. heestan ayaa mid ay ku ammaanayaan , sawiradda iyo muuqaaladu waa kuwo aad u qurux badan
-
wiilcusub this song is creating an image which doesn't exist today check watch the video they are using images of destroyed buildings in 90s people fleeing and other shid as i said that DOESN'T exsist today.
-
Exit Eritrea: How Could it all End for Isaias Afewerki?
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;927672 wrote: I really doubt they are cousins or close related , i do know meles mother was eritrean i think its just a rumor people spread war i have even heard eritreans and ethiopians themselves saying this. -
xaaji,saalax, ikraan's father is an honourable man Maxamed caraale aun however Ikran is what she is a lander in my book brainwashed by her mother. Anaga nagama tirsano
-
Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
bad move -
naxar dakaan means wax xumaatay.
-
Circumcision wars, child custody, culture and the girl child
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in General
whoa. OK nabadoon Al -
Circumcision wars, child custody, culture and the girl child
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in General
GG, you go girl. -
Anigu ima dhiibeyso i have never said anything negative about hargeysa check my posts but you on the other hand is against xamar justifying this hateful song
-
DOC Haters gonna Hate bruuvs, Xamar wey duushay and i know it makes you people mad. We all know what a stabile xamar and a stabile Somalia means. :)
-
Haters gonna Hate intaad doontaan heeso xun sameeya it wont CHANGE a bit! Mogadishu 2013 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=zdjlWt5mfCw" frameborder="0" allowfullscreen>
-
This song came out this week Xamar wey dakaantoo Rarka way ku daashoo Dayaciyo dhibaataa Dadkeedii idlaysay Aanu kuu duceynee Madaxweyne daacada Daadihiyo shacabkoo Daryeelo dadkiisa Ka ilaasha darayada(Darxumada) Ma daalloow ismaaciil Dowladdaa Jabuutiyo Deriskaaga kaga dayo
-
Exit Eritrea: How Could it all End for Isaias Afewerki?
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
'The present president, Isaias Afewerki, who led the country to independence. Until recently hailed as a model reformist, "new" African leader, he is a cousin of the Ethiopian prime minister, Meles Zenawi' http://www.independent.co.uk/travel/africa/192part-guide-to-the-world-eritrea-633664.html -
Coofle;919098 wrote: Now the dirtiest Joke ever posted on SOL.....Viewer discretion is advised..esp the UNUKA people, no offense meant, I like your people.... A man of the Unuka people of muqdisho was performing bedtime obligations with his wife, she was a mother of 8 kids, all of them delivered naturally from the birth canal!.... Down there she was like Siberia (all wide and cold) ... the room was very dark, in a split of second the blessed husband stepped into the wrong door, suddenly he felt like he have stepped to some equatorial place (warm and humid) the wife screamed..... ""waraa xaayaw, waraa xaayaw, muhu muhiisii maaha " in a split of second with a big smile in his face he replied " "Muhiisuu ku miyir qabaaye iska dhaaf" "..!!!!! his days were better after that, I guess!.... LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL excellent
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=zdjlWt5mfCw#!" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Xaaji Xunjuf;927309 wrote: Look how they mixed the Somali song with a habashi song the guy is somali tho