
oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Rageedii hehe
-
Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
^^ loooooooool -
^^ Igaar baashaalo iga dheh
-
Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
Adeer caadifada ku heyso iska deji bo, qabiil nin uu buko aa uu egtahee, ciidanka Dowladda KMG ee ku sugan jubadda hoose waa ciidan qaran ma ahan ciidan beeleed, waxuna qorshey ku socotaa Jowhar iyo beledweyne inshallah waa xuroobe. -
nin karti leh oo wadani allaaha ka dhigo madaxweyne, qofkuu doona ha ahaade waxqabad iyo horumar ayaan uu baahanahay hadaan nahay umadda Soomaaliyeed.
-
Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
Warar naga soo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab. Indeed -
Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dib uga guranayaan deegaano ka tirsan Jubooyinka, kadib markii shalay ay la wareegeen deegaano hor leh. Isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa wareysi uu siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxaa uu sheegay C/rashiid Xidig in dagaalkii shalay ay qasaare ku gaarsiiyeen Shabaab. "Dagaalada maalmahan waa uu ka socday dhanka Ceel-Waaq ee Gedo, iyo agagaarka Dhoobley, balse dagaaladii shalay qasaare badan ayaa ku gaaray, goobo saldhig u ahaa ayaana lagala wareegay"ayuu yiri C/rashiid Xidig. C/rashiid Xidig ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ka durugsanaa degmada Dhoobley, isagoo xusay in dagaalada Gedo iyo Jubooyinka uu ka gudbay aagagii lagu dagaalamayay, waxaana uu cadeeyay inuu dhanka Baardheere iyo Afmadow ku kala dhow yahay labada dhinac. "Waxaa nagu maqaal ah in Shabaab ay qalabkooda kala baxayaan Afmadow, Bu'aale ilaa Saakow, hadana waxaa uu ku socdaa agagaarka deegaanka Qooqaani"ayuu mar kale yiri C/rashiid Xidig oo intaa ku daray in Ciidamada Dowladda u diyaarsan yihiin inay la wareegaan deegaanada Jubooyinka iyo Gedo. Sidoo kale waxaa uu xusay in dagaaladii shalay uu tusaale u ahaa bur burka Shabaab, isagoo xusay in Ragg Saraakiil ahaa lagu qabtay, halka qaar kalena lagu dilay, isagoo ugu baaqay dhalinyarada u dagaalama Shabaab inay isku soo dhiibaan. Si kastaba ha ahaatee maalintii shalay ayay aheyd markii dagaalo qaraar ay ka dhaceen deegaano ka tirsan degmada Dhoobley, kaasoo ahaa kuwo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo qasaare badana u geystay dhinacyadii dagaalamayay
-
Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
^^ -
Ninka ka xishooda please sheekhu waa nin sharaf leh hadii uu aqbalay doorashadu maad dhaaftaan, nin jecleysiga aad wadaan naga dhaafaa oo danta shacabka soomaaliyeed ka fikira. ps. 550 calool uu shaqeeystayaasha mahooda waa iska joogaayan mahino, isbedel ha filanina, and don't forget, zack gaar ahaan shariif xassan waa ninkii badda gaday together with the other doqon C/raxmaan C/shakuur..
-
Al fanaan Sheikh Shariif oo hees ku weeraraayo Shariif Xassan
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
loooooooooooool xageeyga xoola ka tahee:D -
dee Mowliid= Xus = xasuus, marka maxaa ka qaldan in la xusuusto Nebigeena suuban NNKH? Allah SWT ayaaba na amraayo inaan xasuusano Nebigeena suuban NNKH. Nebigeena NNKH waxaa ka wanaagsan oo la xasuusanaya ii sheega bal? Ma jiro maahino. Nebiga NNKH in la xasuusto waa wajiib cidii diida taasi aseey uu taal.
-
Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanno ku dhow Afmadow
oba hiloowlow posted a topic in Politics
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaallo ay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolkaasi gaar ahaan deegaanno dhaca Galbeedka degmada Afmadoow halkaasi oo ay saakay la wareegeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Deegaannada Jirmo iyo Sabaax oo ku yaala Galbeedka degmada Afmadoow oo ay horey u joogeen Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa waaberigii saakay waxaa dagaallo qayb ka ah howlgallada dalka lagaga saarayo kooxdaasi, waxa ay ciidamada Dowladdu ku soo qaadeen waddada isku xirta Diif iyo Afmadoow ee isla gobolkaasi. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada Dowlada ee saakay la wareegay deegaannada Jirmo iyo Sabaax oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in howlgalku uu weli socdo islamarkaana ay maleeshiyadii ku sugneyd deegaannada ay degaaladu ka dhaceen gaarsiiyeen qasaare nafeed sidoo kalena ay kala wareegeen gaadiid dagaal kaasi oo saacadaha soo socda tiradiisa la soo gudbin doonaan. Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in waqtiga dhow ee soo socda guud ahaanba dalka Soomaaliya laga saarayo Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayadoo dhanka kalena Xukuumadu ugu baaqday hay’adaha Samafalka inay gargaar la gaaran dadka ku dhaqan gobolada laga Xoreeyay Khawaarijta. R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Mudane C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo la hadlayay R/Muqdisho isaga ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ummada Soomaaliyeed ugu bishaareeyey in dhamaadka kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab la gaaray. -
dee aayada micnaheedu waxa waaye you should be happy for the mercy of Allah, which mercy is bigger than the sending of Rasuulkeena NNKH? Nebi Muxammad NNKH is the gift of mercy. marka what we celebrate is the gift to the world. Tan kale nobady celebrate the mowliid ona specific date, Bishaas mowliidka ayaa la xusaa uun, maalin gaar oo la xuso ma jirto. Mowliidka waa xus, xus goormey bidco noqotay?
-
Zack aayadan ''bismillahi raxmaani raxiim qalbi fadlilahi wabiraxmatihii fabithalika fal yafraxu'' miyeeysan aheyn micnaahedu ''you should be happy for the mercy of Allah''..
-
we are just celebrating the mercy to the world, not a birthday. Fahma the difference. Aaliyyah, Zack iyo Jacpher fadlan dhageystaa clip-ka aan so geliyay oo ku saabsan Xuska nebiga by Dr/sheikh Said, kedib ila dooda.
-
Maamul Goboleedka Hir iyo Maanyo oo lagu dhawaaqi-doono
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maamul goboledyo badanaa Action halala imaado. -
Jaaliyadda Hir iyo Maanyo ee ku dhaqan Gobolada Shabeelooyinka ayaa qorsheynaya inay ku dhawaaqaan Maamul Goboleed la magac-baxay (Hir iyo Maanyo)waxaana maamulkan uu taageero weyn ka heystaa dadka Kaluumeysatada ah iyo Beeralayda ku dhaqan Gobolada Shabeelooyinka. Warar lagu kalsoon-yahay oo soo gaaraya Shacabkamedia ayaa sheegaya inay Jaaliyadda oo shir ku yeelatay Magaalada Marka ay talo ku soo jeediyeen in Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir iyo Maanyo loo magacaabo Eng Axmed Bajuu oo ka mid ah dhalinyaradda oogu fir-fircoon Jaaliyadda Hir iyo Maanyo. Eng Axmed Baajuu
-
Gen. Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay dagaaladii xalay iyo shalay ka dhacay Magaalada MUqdisho, kaasoo uu ku sheegay in fariisimo dhowr ah ay kula wareegeen. Isagoo la hadlayay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayuu Gen. Indha Cadde sheegay Shabaab weeraro ay sooq aadeen ku hungoobeen, isagoo xusay in cashara lama ilaamaan loo dhigay. "Kooxaha Khawaarijta waxay soo qaadeen weerar, cashar lama ilaabaan ayaa loo dhigay, waxaa laga dilay shan nin, hal Maxbuusna waa laga qabtay, meelihii fariisimaha u ahaa waan kala wareegnay"ayuu yiri Gen. Indha Cadde oo intaa ku daray in Saxaafada ku casuumayaan inay yimaadaan goobaha lagala wareegay. Sidoo kale Gen. Indha Cadde ayaa xusay in Shabaab ay mar walba isku ******* Geed-yuhuudka iyo Ciidamada Dowladda, isagoo ugala jeeday in ciidankooda dareyskooda ahaa mid cagaaran, isla markaana Geed-yuhuudka uu la midib yahay dareyska Ciidamada, taasoo mar walba dhacda in Ciidamada Dowladda marka ay weeraro qaadayaan inay geedaha dhexdooda maraan. Dagaaladii shalay iyo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwo sababay qasaarooyin kala duwan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac, iyadoo ilaa iyo iminka la xaqiijiyay in ku dhowaad lix ruux oo rayid ah ku dhinteen.
-
Ciidamada dowladda oo la wareegay fariisimo dhowr ah
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^ ilaahay xal ha keeno, aamiin -
Ciidamada dowladda oo la wareegay fariisimo dhowr ah
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^^shariif xassan iyo sxbadiis mineey afgembis wadaan see loo sii wadaahe dagaalka ninwaloobo dhaqdhaqaaq siyaasaded uu ka wadaa Villada, xaa dagaal la sii wadaa iyagaba dhexdooda isku mashquulsan