
oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in banaan bax uu soo qaban qaabiyay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo lagu taageerayay shirkii Nairobi ee wada tashiga ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobey ayaa daqiiqado ka hor la isku rasaaseeyay. Banaan bax oo ay ka qeyb qaadanayaan haween iyo caruur ayaa waxaa la sheegay inay Ciidamo ka tirsan Dowladda ay is hor taag ku sameeyeen, kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen Ciidamo uu soo diray Maamulka Gobolka Banaadir. Wararka ayaa intaa ku daraya is rasaaseyn ay ka dhalatay is hor taaga banaan baxa, iyadoo qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac la soo sheegayo inay soo gaareen dadkii banaan baxayay, iyadoo dadka lagu rasaaseeyay agagaarka Taaladii Daljirka Dahsoon ee Isgoyska Boondheere, xilli a socod ku marayeen. Qof goob jooge ah ayaa inoo xaqiijiyay inuu indhiisa ku arkay dhaawacyada saddex ruux oo ka mid ahaa dadkii banaan baxayay, waxaana goob joogahaas oo codsaday in aan magaciisa la sheegay uu sheegay in Banaan baxayaasha ay damceen in rasaas ku kala ceyriyaan Ciidamada Dowladda, hase ahaate dheg loo siin waayay, deetana ay is rasaaseeyeen sida la sheegay Ciidamo la socday banaan baxayaasha. Maxamed Dheere oo xalay wareysi gaar ah siiyay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa ku tilmaamay hadal lagu qoslo go'aan ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle, kaasoo uu ku mamnuucay in la dhigo banaan baxyada. Maxamed Dheere ayaa sheegay in dadka si nabadeed ay u dhigan karaan banaan baxyo, aragtiyadooda ay ka hadli karaan, waxaana la sheegayaa in banaan baxa saaka uu soo qaban qaabiyay ujeedadiisa aheyd in lagu taageero shirkii Nairobi. Dhowaan ayay aheyd markii Maxamed Dheere lagu soo eedeeyay inuu ka dambeeyay rasaas lagu furay dad banaan baxayay oo ku sugnaa agagaarka Gurigii Hooyooyinka bishii Febraayo, waxaana dhacdadaas darteed Maxamed Dheere uu u xirnaa muddo bil iyo toban cisho ah.
-
Som@li;712029 wrote: To be fair, inagaa aasney luuqada, Maay is the real ,original, Somali language, while Maxaa tiri is the diluted, changed version of Somali. Check this enlightening interview with Prof. Cabdalla Cumar Mansuur , an expert on Somali language Markaa sidaas ha la ogaado, and two Somali dialects share more than you can imagine. Intresting sxb thanks for sharing, waana run the maay maay is the real af soomaali
-
Showqi;711986 wrote: Oba, Same here. Thanks for starting this thread, hope we both can learn something from our brothers/sisters who speaks Af Maay. So dhawoow brother showqi inshallah anago maaymaayga sii fiican uu naqaan aan Arlaada maay safar ku tageeynaa
-
^^ Indeed, Xildhibanimoy xaal qaado oo qaado
-
lool jacpher this guy caadi mahan all i understand in heestaan is '' Barbaarkii heesa gaalli horaayo hoorkii la maala hogow leeytey
-
^^ lool, faroole mår inte bra alltså, det finns ingen bättre än farmaajo i nuläget
-
walla du behöver, du inte normal
-
^^^^ Waa buugtaa ninyahow maanakoobiya lagu geyhaa marax
-
d/p
-
Somalina;711912 wrote: Caliyaale ayuu ku waashey malaha dhibaato ayaa ka soo gaartey halkaa miskiinka. Ilaahey ha u gargaaro. Aamiin. hahaha lol, Aaamiiin
-
lool al-miskiin meesha anaa ugu liito aan is leeyahay,,, waa liiga roonyahay.
-
^^^correction ninka 3 xaas uu leeyahay and he is not from caliyaalo waryaa he is from Mahadaay.
-
^^ Ar maadeey adaa mucaalim noo noqohaaya Loool @ Al-miskiin ileen rageedii aa tahay
-
Sal ma sili'do e suuf aa sili'do.
-
^^ Ameen to ur Du'a, Qeylodhaan family caadi mahan
-
Al-miskiin baradar waan kugu qoray liiska ..
-
^LOOL Nuune waxuu soo qoray waa jeebkiisa badanaa kow haka dhihin. Labo lahjad buu afka Somaligu leeyahay, waxaa la kala yidhaahdaa "Maay" iyo "Maxaa tidhi". Maayga waxaa lagaga hadlaa meelo badan oo kamid ah Gobolada Bay iyo Bakool. Maay maaygana dhowr lahjadood ayuu uu kalaa baxaa like Maayga luuq, kan Afgooye oo ah af maxaa tiri and maay and maayga bakool and baay.
-
Waa runtaa sxb Allah ayaa ka weyn waxkasta wuu awooda ee waxaan kawado waxa waaye dalkeena dhaqaallo badan sooma gasho marka Aid-ka ay nasiyaan Un-ka ama lacagaha ayaan depended ku nahay ma aha iney Un-ku na heystaan, marka dantu waxey kalifeysa in maalinkasto rakaato lee ku noolaano like shirkaas imaaw ama dhaqaalo ma haleysaan, marka we have 2 be subsistence, xaalku waa sidaas.