farey

Nomads
  • Content Count

    39
  • Joined

  • Last visited

  1. Aabihii afka somaliga ayuu ahaa ayaan dhihi karaa
  2. Nuune sxb wali ma sidiibaa shaqo laawe u thay
  3. Com on Xaabsade maba xishooneysaan nimankiinaan SNMta ah
  4. Haddii ay gabar ku tiraahdo ina Abti ma is guursanaa miyaad ka shakin laheyd mise waad guursan lahayd-
  5. runta ayaan kaala yaabey socod badane
  6. sxb dacaayadaada waa iney noqotaa mid wax tarta ee yeysan noqonin mid ku saleysan hal qof , qofkuu doonaba ha ahaado , ciao
  7. sax HAHA AHA AH AHA
  8. waraa maxaa la iskaga dhigayaa dad meeshaan kuwada dhashey , dhamaantiin wadankii ayaad kawad timaadeene , mise, practice makes perfect.
  9. Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey oo dhan .
  10. waa cajiib somaali dareenkeeda ka hadleysa waa la ilbaxay ma ihinoo!
  11. War waa maxay dad reer xamar run ah meesha ma joogaan miyaa ? oo ka yimid Kaambo amxaaro(cabdi casiis) ama xeebta liido :rolleyes: