Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abaadir


  1. Don’t know the reason but I kinda like old Somali names. My favorite girls’ name:

    Siman, Soohan, Saxarla, Suuban, Cawlara, Saaqa and Cosob.

    for the boys: Maslah, Guuleed, Diini, Kooshin. Jabarti, Warfaa. Rooble, Abaadir and Ducaale.


  2. Xiin- Hiiraale waa la naci karaa. Laakiin soo credit kuma laha in uu meesha uu hada ka taliyo aan dadka la iska laynin oo aan madfac lala dhicin. Maraykan lacag waa ka soo qaadan karay. Oo inta uu nin wadaad ah iska qabto wuu geyn karay. Laakiin ma samayn. Raali waxaa uu ka yahay in wadanka uu dawlad yeesho. Hadii aad lee dahay Kismaayo muxuu u joogaa? Kismaayo waa magaalo soomali oo dhan bayna u dhaxaysaa. Hadii qabiil la fiiriyana asaga iyo Moorgan waa isku qabiil. Marka saaxiib in wax la dajiyaa loo baahan yahay.

     

    Waxaa kuu soo haray nimankaan wadaadaha ah: Shaki kuma jiro in ay ka fiican yihiin wax ala waxa warlorka ah. Laakiin Ina Daahir Aweyn iyo Sheekh Shariif maxay waligood uga hadli waayeen dadka guryahooda la dagan yahay. Oo hantidooda la haysto. Oo hadana ay ilmo adeeradood haystaa.

     

    Soomaalidu waxay ku maahmaadaa: wadaad tali tiisana ku waday


  3. Kismayo will be back to the hands of its rightful owners one of these days

    Wayaa Baashe,

     

    I have been in Kismayo before the civil war and I also seen some pictures and videos taken in the last two years… Adeer I think Kismaayo found its rightful owners. The city has developed beyond believe. Adeer dadkaaga dhinac ka raac.


  4. I don’t like the 18th of the month anyways; it is when my student loan and Sprint payment are both due. It’s also the day few are celebrating the partitioning of my beloved country. dadkii maxaa wadaniyadii ka qaaday….Walaahay, the future is bleak for Somalis.


  5. I hope they find her a live. Her pictures are all over Minneapolis today. Police think that she jumped over the Bridge into the river. We have been searching her all day Saturday, but no luck….. walaahay It’s very sad news. Ilaahay Janada ha geeyo hadii ay dhimatay


  6. Originally posted by Legand:

    ^^^ loool..Am afraid you are wrong brah..Love wadnuhuu ka bilowdaa..dee kacsiguna waad garanaysaa

    jacaylku wadnaha waa u gudbaa. Hoos buu ka yimaadaa.

     

    Jacayl waxaa iigu darnaa midkii igu dhacay anigoo 12 jir ah. gabadh aan daris ahayn oo wax badan iga weyn baa caashaqay. Ilaa hada waan jeclahay. hadaa waa dhalmo daysay baan ba u malayn.


  7. Bishaaro:

    Waxaan is lahaa bishaaro maxaa ku dhacay, markii aan baryo meesha kaa waayey. marka, ma sidaan baad la soo noqotey. :D

     

    Ina abti, maxaad iila yaabaysaa. ninku asagaa meesha la yimid gabadh baa iila dagaashay maxaad gabdh kale u shukaansanaysaa. wax laga hadlo waxaasu ma ahan. Gabdhaha soomalida waa isku wada mid.

     

    Nin waliba miduu caashaqaa waw canbaro luul. waligaa ma maqashay.


  8. Ibtisan, seems that you don’t know much about Somalia and it history. Siyad Barre did a lot of good things for Somalia and to deny it, is unfair. Now…. What happen to your backpacking trip to North Africa with your male friends….. just go and stay away from this topic.


  9. The question asked was whether Somalia has heroes? Many chose Siyad Barre to be their hero. That is a legitimate answer to me. Now …We know that Siyad did a lot of good things for Somalia. He is not also blameless for bad things happened during his rule. If election is held in Somalia today, Siyad Barre would win it landslide. If you can read and write Somali language Siyad Barre has influenced you more than any other public figure. So he could be your hero

     

    I believe that Somalia has many heros. To name a few,

    Sayid Maxamed Abdulle Hassan

    Maxamed Siyaad Barre

    13 S.Y.L founders

    Ahmed Gurey and more

     

     

    Ab