Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abaadir


  1. Waxaa jira gabay aan aad uga helo oo uu Sayid Maxamed tiriyey. waxaan ka xasuustaa:

     

    musuqmaasuq soomali waa meheradeediiye.

    Hadba Midab hor ley kuula iman maalin iyo leyle

    Malah malahda iyo baanahaa mawdku ka adeegi

     

    Masala gaab wadaad ihi wuxuu macabiyaystaaba

    Madiidaan aqrinayaa wuxuu malab ku daaqaaba

    goortii muftiga loo tagaa mawdku ka adeegi


  2. Justice said:

    They think that the government can pay for everything and still live happily ever after. Well they don't , they don't

    I wish if i can see one somali couple who don't depend on benefits. that will prove that am wrong about men.

    In today’s world both parents have to work just to get by, (at least in the United States). Each family has to evaluate their situation and has to decide what is best for them as individual and as family (I am talking first hand experience here).

    Here in the United States, guy’s actual work and they work hard to make ends meet. There are also a lot of good working Somali men in the UK. The idea that Somali man is lazy and ****** is just ridiculous. Come on JUSTICE… who do you seriously think buy all these Guggi bags and all the BlingBiling you all wearing……


  3. MM... You never miss an oppurtunity to bad-mouth Aabo siyaad eeeh... You still need to put forward any contribution that ISmaciil Jimcale made to Somali lives. I really have nothing against him but just to remind folks that he never did any thing good for the country.

    as for where was barried... He was burried SOS not Qabuuraha qaranka as you said.

    you right.. I love Siyad Barre and his regime because I have not seen anything better after him. and I believe he did something good for the country. atleast he never invite our Euthopian emeny to the country for help.


  4. Addiga korontada maa kaa maqan inna Sheekh Muqtaar?

    MM...

    No wonder in aad Siyaad Barre iska saaran tahay saaxiib... Ileen ragii laga ciideeyey baa wax kuu galeen.

    Waryaaya.. Sedex Oday baad tihiin :D


  5. A good man,I have never heard anyone say any bad things about his person.

    There are a lot of good man in Somalia. I still don't know what Ismacil Jimcaale did for Somalia that he earned to be remembered. was't he member of the USC? He past away just before the civil war does not mean that he did not share Aydid and Ali mahdi' visions in the 1990s


  6. Sayid Maxamamed waxaa uu noosheegay markii uu noolaa ayaa taagan maanta. Following is a few lines of his Famous Dardaaran:

    Doodna waxaan u leeyahay dadkeer hadalka deyn waayey

    Nimanyahoow damiinimada waa lagu duloobaaye

    Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan duxi ka raacayne

    Dagaalkii Nasaarada anaa daalib ku ahaaye

    Dalka ma lihid anigaa ku idhi doora weynaha e

    Daliilkii Rasuulkii anaa doonayoo rabaye (scw)

    Anaa diiday maantuu lahaa deeqan iga hooye

    Diinkayga anigaan ku gadan dabaqii naareede

    Anaan labada ******* tan hore darajo moodaynin

    Markay duushay gaaladu anaan daabbaddu rarine

    Goortay dareeraan anaan diiradduu qabane

    Anigaan dariiqiyo waddada dowga sii marine

    Anaan doora-weynoo kufriga daacadnuu geline

    Ferenjiga dirayska leh anaan diiradduu qabane??

    Sida doxorka ****** anaan duud-xamaal noqone

    Doofaarka eyga ah anaan daarihiis geline

    Anigaan dilaalkiyo ardiga duubigoow xidhane

    Anigaan dariiqada Alliyo diinta caasiyine

    ******* Ismaaciil ma oga dowga loo qodiye

    Waa wixii durbaan tumay markaan dowga sii maraye

    Waa wixii dayooy yidhi intuu soo dabaaldegaye

    Dadow maqal dabuubtaan ku idhi ama dan haw yeelan

    Ama dhaha darooryiba jiryaye doxorku yeelkiisa

    Nin rageey dardaaran u tahaye doqoni waa mooge

    Marka horre dabkuu idinka dhigi dumar sidiisiiye

    Marka xigana daabaqada yuu idin dareensiine

    Marka xiga dalkuu idinku odhan duunya dhaafsada e

    Marka xiga dushuu idinka rari sida dameeraha e

    Mar haddaan dushii Adari iyo Iimeey dacal dhaafay

    Maxaad igaga digataan berruu siin lasoo degiye


  7. Libaax.. waa runtaa Dalsan waxaa bilaabay nimankii Amal ka soo tagay. Dhibaatada dalsan ku dhacday waxaa ugu wacan maamul xumo. iyo nimankii dadku aaminay oo dadkii qiyaamay. Hantida ay Dalsan lahay sida Guryaha waxaa ku qoran niman ay labada nin oo dadka dhacay qaraabo yihiin. Waxaa midaas oo dhan ka sii daran... labda nin mid ka mid ah oo dadku ku xantaan in uu asagu masuul ka yahay dhibaatada dhacday waxaa lagu daray Golaha Shuurada ee ay wadaadadu xamar uga dhawaaqeey ( the 88 shoura council)... Cajiib.... wadaad tali tiisana ku waday


  8. Guhad posted:

    my favorite Sol people are those that I feel fit that description, just to name a few; JLee, sheikh Nur, Xiinfiniin, MMA, Shaah, and I Believe I Can Fly (FBI-IC).

    How come Bishaaro is not included..... :D:D