Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abaadir


  1. Maryama sheekh waxaaa ay ahayd Sayid maxamed xaaskiisa. waa ay bukootey markaas baa siyid ku gabaygaan u tiriyey:

     

    Alahayow macbuudow adaan kuu maskiin ahaye

    Muraadkii an lee yahay adaan kuu miciin sadaye

    alahayow maryama noogu sahal maalig baad tahaye

     

    Muslim hooyadiis bay ahayd meeluu joogaba e

    martidiyo manqada reerka iyo maatada iyo xaaska

    inta mudane oo idil qoftaa moosin u ahayde

    eebow maryama noogu sahal maalig baad tahaye


  2. Sayid maxamed baa gabaygaan tiri yey. ma dhamayn karo.. qofkii yaqaanow dhamee:

     

    nimanyohow dabuub gabay baryaa uma dadaalayne

    wax i daaray mooyiye xalaa laygu soo dagaye

    aan dabeebto gabaygaygu waa dab iyo baaruude

     

    onkod diririgleyn baan ahiyo dirirkii cawleede

    daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide

    aan dur duro dabaal ban ku mari dool la i xiraye

     

    dayax iyo shamsaan ahay hadaan lay dafirahayne

    gudcur dama habeen dumay cirkaan dacal ka nuuraynin

    ma diyado tilaabada ninkii dawga marayaaye

     

    dugsi hadaan la helin dhaxanta waa lagu dadoodaaye

    .

    .

    .


  3. Awal maanso waataan dabroo daayay waayaha e

    ka da'a weyni daandaansi iyo diradirayntiiye

    waa layga wada doonayaa doogsintaan baraye

    aan daleeyo caawana qalbigu wey digrinayaaye

     

    dagane maxamedow waxaynu nahay ul iyo diirkeede

    dadka kale ha joogtee adaan iga digtoonayne

    ragiinii dariiqadda ka yimid durug warkiisiiye

    dunjigiisba waan wada jeclaa dagaha reer nuure

     

    wixii duubleh daris baanu nahay iyo daraawiishe

    Sayid maxamed dooduu i yiri iyo daabada uu keenay

    waa ii soo duceeyee allow darajasiis raaji

     

    Muslim oo dhan baa diiq ku jirey jeeruu daahiraye

    awliyada duushuu carshiga kula dukeeyaaye

    ninba wuxuu dibnaha ugu hayiyo daarka iyo laabtad

    daniguu gartaa waxa qalbiga kaga dahsoonaaye.

     

     

    Gabaygaan ma dhama... ninkii hayow dhamee saaxiibayaa.

     

    Gabaygaan waxaa tiriyey nin la yiraahdo Adan Axmed. Sayid maxamed buuna ku amaanayaa.


  4. RED:

    It is really hard to believe anything you say bro. How can you talk about Somalinimo when you advocate North-eastern regions to break away from the rest of the country? You can’t have your cake and eat it. I still can not swallow the fact that Courts are gone before they reach Somali/Djibouti border. Pland and Sland would have been history for good.

     

    Xiin:

    I feel the humiliation too. My feeling has reached a point where I avoid talking or encountering Ethiopian friends, just so they don’t ask me what is going on in Somalia. But we can not remain this situation any longer. It is time to set a side QAB iyo SHARAF and work with this TFG thing for the next two years.


  5. quote:

    --------------------------------------------------------------------------------

    Originally posted by Abaadir:

     

     

    Castro: What do Barre Hiilaale and Abdulaahi Yousuf have in common that you don’t like? Sometimes Duke is right...

    --------------------------------------------------------------------------------

     

    War wuxu su'aal xumaa!

    Xiin, Naga daa adeer dee... suaal xun ma ahane. Odaga Castro an waxaan is iri Amxaaruu mar mar siiyo ka dhiganayaa....... ee oohintu orgiga ka weyn


  6. Why do people love to see these two Qabiil fight over Kismayo.? We have government in Mogadishu today; all of us should be supporting it regardless of our qabiil differences. I personally would like to see Maxkamadaha in power then this government but we don’t have a choice to day. Supporting this Government is one good option in order Ethiopians to leave the country.

     

    Pland Clans should understand just they live in CALANLEY, does not mean they will rule Jubooyinka. It will be more complicated then that. For Reer Gedo, Kismaayo xoog baan ku haysanaa ma shaqaynaso. Kismaayo is a Somali town and Yes... Pland tribes will rule the city if they are elected or appointed.

     

    I mean... come on guys, the entire country in under occupation. Who runs Kismaayo is irrelevant today.

     

    Castro: What do Barre Hiilaale and Abdulaahi Yousuf have in common that you don’t like? Sometimes Duke is right...


  7. It is not dacaayad. did you notice the guy is wearing same shirt since he is in Magadishu. His shoes looks kinda little bit biger on his size too. May be Muse Sudi had a point in there. Waxaan kaloo maqlay kursigii buu ku seexdey. sariirta aad baa laga waayey. kursigaan baan rabaa.


  8. Rumor has it; President Yusuf lost his luggage at the Mogadishu airport. Important document and his clothes were in the luggage. If he is loosing papers, can we trust him to lead a nation.