Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abaadir


  1. Valenteenah,

    Yes, I do have a feeling. see, I am not saying all the girls who happen to have those names I mentioned above are bad. I am just pointing the fact that the not-well-behaved girls I met have one of those names in common. Hodan and Deeqa will top the list.......


  2. No disrespect but why would any mother name her daughter Ubax. I have a feeling that girls name Ubax, Ayaan, Deeqo and Hodan will not behave well as they grow old. The Ubax in the picture is smoke hot though… I have a second wife position open… I wonder if she would accept it.


  3. Abu Paragon: nimanku siyaasada kuma fiicnayn. Indhocade iyo raga la midka ah in ay nimanku meel xun ku furayaan waa ii muuqatey. hada iyo dan. wixii dhacay waa dhaceene, nimankaan Amxaarada ah sidaan dalka uga saari lahayd Siyaasad iyo Dagaal midkii roon bal ha loo fakaro


  4. Walee maanta maalin ay Soomaliya ka liidato soo mari mayso. Nimankii wadaadaha ahaa ayagoon Somaliland iyo Puntland burburin miyey meesha ka baxeen. Ciilweynaaa!!!!!

    Sayidkii muxuu yiri:

     

    Kol hadaan dushii adari iyo iimay dacal dhaafay

    Maxaad igaga digataa baruu siin la soo dagiye.


  5. Baashe has very good points here. UIC lost good chances to solve Somali problem once and for all through negotiations. They always in a attach mode. They should have gone Khartoum talks and stop Ethiopia is in Somalia excuse. Facts remain that Somalis are divided and Ethiopians are militarily and financially stronger. Sidee xeego loo xagtaa ilkana ku nabad galaan. If Somalis solve their problem, Ethiopians can not remain in Somalia


  6. You said this in earlier thread:

    Originally posted by Fartun.

    but yeah for me it would be 3 years max. coz my husband is 2 years older than me which most of you would say oh yeah whatever, he is 23 and i am 21, dont' ask me how we end up together and married, but is just an example.

    And Now you are saying this:

    but dose of you who want to know about my husbands age he is 27years old i know he is old, but yeah i got married when i turned 19 and he was 25

    How is this possible?


  7. Man! Thanks Libaax.... that was good old days. dad badan baan ka gartey:

     

    cali samatar

    Xuseen kulmiye

    Ahmed M farax ( laxwas)

    Cabdalla faadil

    Maxamed sheekh cusmaan

    Cabdullaahi Ahmed cadow (soomaliya ha is raacdo ninka ku khudbaynaya)

    Cabdiqaasim salaad xasan (ninka koofida sita oo siyaad barre dhinac fadhiya.

    Gen Maxamed Hashi Gaani

    Nuur bidaar.

    faarax wacays duule

    Adan Buule


  8. Beerlula,

    There are no words to describe being a father. I am sure being a mother is equally the same. I would advice you to have your husband take off from work at least first three weeks when the baby is born. These are very challenging moments for the mother. There are wounds that is to heal, muscles that are coming to gather, these are very stressful moments for all the mothers. My wife was glad and sad at the same time for our first two kids but it is a life changing experience that will bring the best out of you eventually. Unless you are a parent you would not understand what I am saying. Odayaasha un baa garan kara. So Ina abti, have as much kids as you can and raise them well.…. Sometimes you have to work really hard for the best things in life. Nothing is better then to have healthy children.


  9. Murad originally posted:

    Caamiroow qof haddii magaalada laga cayrinayo Barre Hiiraale qoyskiisaa laga cayrin lahaa,

    sababta looga cayrinayo maxay tahay? Ninkaan baaba Xiin iyo Jimcaale meel fariista yiri. Waryaa,, Somalidu waxay ku maahmaahdaa Nimaan dhul Marin dhaayo ma leh. Adeer qolana qolo meel kama cayrin karto. barre reerkiisana geeloodaaba meesha daaqa.


  10. Dhibaatada maanta soomaliya ka taagana Raage Ugaas baa bari hore ka hadley. ma dhamayn karo gabayga ee wuxuu yiri.

     

    -Qab qab dhaafay baa laba qabiil, qaran ku waydaaye

    -Qaabiilba Haabiil intuu, qoonsaduu dilaye

    -Qar ha dumo qiyaamana ha dhaco, qoysna yuu hadhine

    -Qacda waaga labadeena qolo, ha isu qaateene

    -Walee Faarax qooqaan ku dilay, qoomamayn mahayo!