-
Content Count
2,094 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
14
Posts posted by Duufaan
-
-
SAWIRO CADAYNAYA CIIDAMA UU COL. C/YUSUF U DIYAARIYEY INAY KU DUULAAN BAYDHABO IYO MUQDISHO…
http://www.dayniile.com/Juun/24Juun7.htm
Did anyone see these pictures before?
These pictures belongs to widhwidh.com online and they use repeatedly. The first one is taken during the putland election in Garoowe, second one in laascaanood secondary school. Third one, probably Adhicadeeye.
I have to say the dayniile.com webmaster take Somali political dilemma personally.
Well baliga Ab-qaale got Concrete building?
Somebody should help him.
-
Both the suldaan and somaliland is confusing. No excuse needed the withdraw their forces.
Waraysi Suldaan Maxamed C/Qadir Qaybtii Labaad
Su’aal: Sidee baad u atagtaa in lagaga gaadhi karo arrinta Gobolka Sool, oo ah mid baaxad weyn leh oo murankeedu muddo dheer taagan yahay?
Jawaab: Horta Soomaalidu dhaqan bay leedahay, haddii aynu soo qaadano arrinta Gobolka Sool, Somaliland way ogtahay beesha *********** waa lagu gefay, oo wax ay xaq u leeyihiin ayaa laga duudsiyey. Garaad Cabdiqani nin (Xaabsade) la yidhaahdo buu watay Guddoomiyaha Golaja Wakiillada in laga dhigo, laakiin, Madaxweynihii hore [Marxuum Cigaal] iyo Guddoomiyihii Golaha Guurtida ee geeriyooday Marxuum Sh. Ibraahim Sh. Yuusuf Sh. Madar, iyagu Qaybe ayey keeneen oo laga dhigay Guddoomiyaha Baarlamanka, halka Garaad Cabdiqani iyo madaxda dawladdu iskaga dhacday taas ayey ahayd. Markaa arrinta *********** maba ay fogeyn, laakiin, waxa ay ahayd in arrinta marka hore qalloocatay in ay xukuumaddu raalligelin ka bixiso.
*********** marka aad eegto maanta waa Somaliland mana rabo Puntland, khaladka laga galay beesha dhan in joojiyo ayey u baahan tahay, waxana lagu sixi karaa Garaad Cabdiqani waa Garaadkii Garaadada ee xukuumaddu si ofishal (official) ah ha ugu yeedho, oo la ha hadasho, isaga ayaa markaa beeshiisu wixii rabitaankeedu yahay iyo waxa ay doonayso jihayn kara.
Midda kale, waxa weeye marka aad mar wax isku daydo oo mar saddexaad aad isku daydo waxa aad kaga noqotaa waa ceeb uun, laakiin, waxa la isku dayaa waxa weeye tallaabo aanad hore u qaadin oo xal keeni karta. Tusaale ahaan; marka la leeyahay Somaliland dagaal gobollada bari isu diyaariso anigu ma qabo taas, anigu dagaal waxa aan u arkaa Cabdillaahi Yuusuf [Madaxweynaha dalwadda Mbeghati] ka uu innagu soo wado sidii aynu gaashaaman lahayn loo tabaabulshaysto. Cabdillaahi Yuusuf ma aha nin kuu fadhiyaya, sida uu shalay ciidanka kamaandowsta ah u geliyey Beledweyne ayuu tana [Hargeysa] kuugu iman doonaa.
S: Suldaan, hadalkaaga waxa xagga hore kaga jirtay in xoog la isticmaalo, si xal looga gaadho arrinta Gobolka Sool, bal noo sharrax arrintaas?
J: Anigu waxa aan leeyahay cid kama haysato ummaddii Soomaaliyeed ee burburtay, markaa waxa loo baahan yahay in ay samaystaan xulfi. Laascaanood halka laga leeyahay dagaal baa socda anigu meel kale ayaan qabaa dagaal haddii la gelayo anigu waxa aan ballanqaadayaa in aan askar Somaliland ahi inagaga dhiman, nin siyaasi ah aanu arrinkeeda ka hadal, aniga mission ha la igu siiyo ayaan idhi. Boosaaso aniga oo Suldaan Maxamed ah keligay sida aan u gelayo aniga ayaa aqaan.
S: Dhaqaan ahaan Sulaadiintu waxa ay ka shaqeeyaan nabadaynta, adiguna waxa aad leedahay dagaal baan cid ku qaadayaa, sidee arrimahaasi isu qabanayaan?
J: Dee, nabaddu dagaalkana way ku timaaddaa. Waxa la yidhi; haddii aad nabad doonayso dagaal u diyaargarow, Suldaankuna ma aha nin nabadeed marka colaad lagula rabo, lagugu soo qaadayo waa nabadee baad odhanaysaa oo khaladka ayaa u saxnaanaya. Markaa waa laga tallaabsanayaa, laakiin in aad nin nabad gunti kara tahay marka aad doonayso in dadku kuu arkaan, dee waa in aad noqotaa nin colaada wax ka tara. Dhammaad.
-
This Suldaan is a controversial figure. He participated Carta confers and many times stated he supports great Somalia. He even lately said good things about Abdilaahe Yusuf. Majority of his tribe live ****** region and the rest Hargeysa area. His words does not weight that much. War is unlikely any soon. SSC people will not go war with Somaliland, because very soon Somaliland will disoriented itself. In otherhand Somaliland military capability is only good enough for defense purpose. If the money did not work, I do not think war will either work for Somaliland.
-
Indeed Puntland is growing, however the sprit of puntland is dying. First Cade Muse is a Homeboy and the VP is a High School Teacher. Neither is charismatic or talkative. They lack vision and political strategy. They are not appealing majority of putland people. The mistakes are many. Things can get even worst. The only success, government workers are getting paid, without doing nothing not to mention, Cade is hiring unproportionally his relatives.Simply Xaashi is missing. indeed He was appealing majority of putland people.
Eritrea's involved?
in Politics
Posted
As long as the warlords from Galgaduud region dominating and occupying much of southern Somalia with monopoly of economic recourses, any Somali government will not succeed. Another round of warfare in south/west Somalia is not too bad, at all for indigenous people of that region and Somalia. LET THE FIGHT GO ON! I have to say Moqdisho warlords are better prepare, more aggressive using their military, political and economic power fully. They are very confident with their military recent and past success and I am not surprise if they do not attack Jowhar the next two weeks. This will give political leverage they need after the failer to remove moqdisho road blocks and DKMG is getting world support both politically and economically. C/LAAHI YUSUF and His political supporters do not understand the era of political maneuver in Somali is over, it is all about economic interest and Military power. What else, you expecting Moqdisho warlods? Strike enemy first to safeguard their future survival . They willing to pay and put their poeple in harm. Can Abdilaahi chalange? I am very sure Maxamed Dheere will respone the challange. But Abdullah should be either peace man or a war man or both. In order to respond Abdillahi must allied with warlords in Gedo region, bring more warfare experience forces from Putlnad Soon rather later. Athorwise calculated plan of C/LAAHI YUSUF and His political supporters will fail again. Today Somalia is much differnt than the Past.