Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. Xaajixanjuf adiga iyo moge isma dhantiin. Dadka amaan siiya and stick with your states.
  2. dalkeeno sahalki baxay nabadii so noqotayoo dhirtana ubax saranyahay dalkii somaliweyn nugaal sacab kaaga tuma adoo silic iyo dhib arag miraha sool kaaga gura..dalkii Somaliweyn dhamaan sacabkaaga tuma. Looooooooooove it. mashallah
  3. haduu kan moge la dhoho iyo wixi caqligiisa qaba imaan leeyihiin way fahmi lahyeen in reer khaatumo mamulka puntland wax xumaan ee u haynin oo ay tashteen oo mamulkooda khaatumo tageersanyihiin iyo nimanka qaaliga ah haduu noqdo prof cali khalif ama dr cali ciise iyo niman badan oo aan halkan kuso koobi karin ee boqolkiiba boqol garab jogaan....laakin ma arko waxaas adeerkis faroole baa u muuqda iyo reerkisa wuxu isleeyahay faaido ugu jirto..marka mesha caqli malugu hayo waa akhiru samaan.
  4. galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa. reer somaliddiid (scriptka wadani la baxay iyo wixi la mid ah gartaye oo wanaag kama sugaye) adiga moge cali khalif muxu ka cunay waa yaabe? you are showing your true colors sxb. Waxa ugu cadheesantahay waa qeebta wacan ee weyn uu ka qaatay in la sameeyo maamulka khaatumo. Adiga aya masayr ku haya oo qabileste ah. ee edab yeelo. Walahi waad caqli yartahay mesha walaalada reer khaatumo aad u tahniyadeen laheed ayaad adeerka faroole la safatay. waa iska aduun laakin adoo kale way buxan.
  5. ^ exactly my point. Qofki caqli leh ee qabiileste aheen inta wuu fahmi karaa.
  6. all your posts are silly sxb and I have let many times your comments slide. Clearly you have nothing constructive to post..meel wax ku jirin wax ka radinasa sawir? lol ma sidaasa u caqli yartahay. Khaatumona guusha ee so gaadhay miyaad ka xuntahay?...khaatumo postkan kuma so qadin laakin khaatumo miyaad dhalilil marka ileedahay hawshu way ka wayntahay adu khatumo ku warwareeg? Puntland miyaad wax ka dhigi? the world does not revolve around "puntland" sxb..hiraan markaad umaleenasay in ay sawir sabab mesha uga saartay. Aduunkaagu walee waa so narrow. Sidan si isku dhaam baan ku oran laha wa ano ka naxaya.
  7. oh wow I wonder why im even arguing with you in the other thread. ma waxan baa laso shir tagtay? why they didnt add this pic? couldnt be possible they had their own representative there who took his own pics? or that they had enough pics? seriously you need help. smh salaam
  8. moge, cuqdada iyo qabiilnimada iska saar sxb. Intaas ba iko talo ah. Shiekh Sharifna amaan haka helo.Adeerka abdiwalina haduu wadani yahay cidna uma diidaso laakin ogow runtuba way tagi. Wadninimana afka laguma noqdo, you know what they say "actions speak louder than words".
  9. Moge lol hadii cid mesha wax ku waalatay adaa puntland ku waashey .malinti dhoweed aan so post gareeyey in ninki la eryay yidhi gaas ba hishiis ila ahaa wa adigii dagaal igu bilaabay iyo aflagadeen anoo war uun so dhajiyay ..marka sxb hadii cid wax ku walatay wa adiga. Shiekh sharif adeerka in uu dilo waxba kama faaidayo marka wax intan ka macquul ah lasoo shir tag.
  10. loool moge if you believe this you must really hate shiekh sharif...talow are you angry that he recognized Khaatumo?.. This is nothing but bs..like many already said if Shiekh Sharif wanted to get rid of your uncle he would have done it already. so take a chill pill.
  11. I seen this clip. I dont think they are insulting the somali men, but rather the way farahs have displayed themselves as of late..faraxa guriga caawin haa adaan kula hadlaya when they are saying that you can tell they are just saying fix up hadii kale nilima rabo. Take it as motivation haha..loved it. salaam
  12. ^ blessed lol i guess saying i look like somali is selling yourself short...in order to be pretty you gotta say "hey i look like that black celebrity" little do people know these ladies are a product of cosmetics. salaam
  13. ^Those two men are there for their own personal gain. Reer Khaatumo have united mashallah. Ilaahay khaatumo ha daayo. Guul. Ilaahay haka xijaabo dhiigyacab silaanyo iyo askartiisa xaqdaro u badheedhay. Noolow Khaatumo oo waligaa jir.
  14. ^adna ma kan baad u egtahay lol wad quruxbadantahay ma istidhi mashallah
  15. lool@ finally accepted we are adoon. Yaab weeeye. I look like me...a beautiful somali sister. Alhamdulilah
  16. A khadar lol dont bother explaining walaal. It is obvious that i SIMPLY shared a news and I made no personal comments neither attacked nor insulted the PM. But, mooge adeerkiis miyu u cadheesanyahay warbixin laga bixiyay in miiska lasoo saaro...adeerkis is the pm of Somalia marka he will be accountable if he is involved in anything shady. And if hes innocent then theres no need to worry the truth will come out either way.
  17. lol@ invited myself! waa caadi taasi wa dhaqanka somaliyeed ...and insha'allah ill try to make mine a bit religious. There was time I dreamed of walking down the isle in a white dress with my farah lol..i wasnt trying act like the better person or anything with my previous comments. Ilaahay hana hadeeyo uun. salaam
  18. loooool those hair videos arent comparable to this. Those videos were for educational purposes. What are we learning from seeing this hijaabi sisters? waa yaabe. and no I am not proud. I was trying to correct you. That's all.
  19. Carafaat you forgot your one-clan state somaliland..oh wait qaran bay ku aheed LOL
  20. isnt blogs also personal? like if I had a blog and I uploaded my pics there does that mean I want it on a website and a somali one at that lol..just saying walaal not cool. Anyways, you have the tendency to post pics this isnt the first time..ii soodir sawirkaaga aan halkan kuso dhajiyee maybe that would make u feel weird and you would see how others feel LOL..and imagine these are sisters..gabadhaha uma wacna waxan oo kale..maybe another wierdo would add it to those weird pages they have on fb "somali girls are beautiful" allahu yaclam where these pics can end up.. salaam
  21. somalis say "war jira cakaaru imaan". So the truth will come out eventually.
  22. Muqdisho,(lasanod Online)- Max’ed Max'ud Xaaji Ibraahim oo ah R/wasaare kuxigeenka ahaana Wasiirka beeraha ee xilka laga qaaday.. ayaa wareysi gaar ah oo uu idaacaddan VOA siiyay wuxuu ku diiday go'aankii xilka looga qaaday. Max'ed wuxuu sheegay inay sharci darro tahay in xilka laga qaado isla markaana aysan talaabadan waafaqsaneyn axdiga KMG. Max'ed wuxuu sheegay inuu u malaynayo in sababta xilka looga qaaday ay la xiriirto wareegtadii dhawaan ka soo baxday xafiiskiisa ee aqoonsiga looga noqday maamulka Khaatumo, wuxuuse intaasi ku daray in wareegtadaasi uu la ogaa Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Max’ed Cali. Hadalkan wasiirka ayaa waxaa ka horreeyey go'aan kasoo baxay in kabadan 50 xildhibaan oo ku shiray guriga guddoomiyaha baarlamaanka, kuwaasoo iyaguna qaadacay xilka qaadista lagu sameeyay wasiirkan. Wasiirka ayaa xilka looga qaaday kaddib markii lagu eedeeyay inuu shaqadiisa gudan waayay. Halkan Ka Dhegayso http://lasanod.com/details.php?num=7199
  23. ^ mashallah they are gorgeous. But, you shouldnt be posting their pics online.
  24. Xaaji xanjuf, many were working for the somali government in the 1980s among them Cigaal, Gaboose, Riyaale, waraabe.Even today there are many from waqooyi galbeed who work for the TFG. So your argument is pointless.Few men from makhir and SSC that were hired by your uncle Silaanyo will not make a difference. People from Khaatumo will stand up for themselves and regain the full control of their regions. Khaatumo State will prevail, Mark my words.
  25. Blessed you are wlc sis. And, I dont think that nasheed was on, they probably just added to the video afterwards.