Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
Wyre waa caadi hadadan jecleen, anba ma jecli. Laakin ceeb ma aha, oo wax ilaahay baneeyey ceeb maba noqon karo. With that being said, I am glad that you recovered. Wishing you a happy marriage once again. Isku waara ubada wacana hela.
-
Abwaan;861037 wrote: R/W Gaas oo Siyaasiyiin miisaan culus leh u diray Prof. Cali Khaliif Galayr (Ujeedada iyo wixii ay kala kulmeen) Posted by Alaxmed on August 26, 2012 in Wararka | 0 Comment Views: 4801 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa ergo isugu jiro beel dhowr ah oo ka tirsan beesha D-Block shalay u diray Ra’iisul Wasaarihii ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galayr, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay. Ujeedada ka dambeysay tallaabada uu qaaday Gaas ayaa ahayd in Galayr laga dhaadhiciyo inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa jagada afhayeenka Baarlamanka Somalia, oo loo maleynayo in uu ku guuleysto. Siyaasiyiinta Beesha D-Block ee Gaas uu u diray Galayr ayaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Cabdi Yuusuf, Cabdi Waaxid Goonjeex oo sidoo kale ah musharax madaxweyne ah, Suldaan Burtinle, Cirro iyo Xasan Abshir Faarax. Gaas ayaa ka wel welsan in haddii uu Galayr ku guuleysto jagada Afhayeenka Baarlamanka in taas ay meesha ka saari doonto in dhammaan siyaasiyiinta beesha aysan xaq u yeelan doonin labada jago ee ugu sareysa dalka. Si kastaba isku dayada Gaas iyo Guddigii uu diray ayaa fashilmay, waxaana uu Dr. Galayr ku adkeystay inuusan marnaba tanaasuleyn. Ilo xog ogaal ahaa ayaa u sheegay Caasimada Online in Cali Khaliif Galayr uu heysto dhiiri gelin xoogan oo uu ka helayo beelaha H-Block iyo Digil iyo Mirifle oo taageero la garab taagan dadaalkiisa. Wararka aan helnay ayaa sidoo kale sheegay in Gaas uu doonayo inuu si shaqsi ah ula kulmo Cali Khaliif Galayr, hase yeeshee Galayr uu arrintaas diidan yahay. http://caasimada.com/gaas-oo-siyaasiyiin-miisaan-culus-leh-u-diray-cali-khaliif-galayr-ujeedada-iyo-wixii-ay-kala-kulmeen/ Lol..If this is the case then it is a good illustration of "desperate times call for desperate measures".
-
oba hiloowlow;860995 wrote: well true dat we maryooleey look the same i have a friend people always think we are brothers lol. LOL. That is good, as long as they don't think you two are twins.
-
Blackflash;860999 wrote: It's frustrating isn't it? I'm commonly confused with Tyson Beckford. Many girls think he is a hottie so that is not exactly frustrating is it? ...(althou I personally disagree lol).
-
You are right they do have similar features lol..but so do many somalis but that doesn't mean they are related. I remember going to the states for vacation and this lady calls me by a different name. I didn't pay attention and then goes hebla over and over and tapped me on the shoulder..I was like "Excuse me you got the wrong person"..and she goes " oh my god you look so much like hebla" and the creepy part being this happened couple of times..I wish I told them "I wanna meet her"..every-time they just leave me baffled LOL.
-
oh it was some kind of a joke ..I thought you were serious LOL
-
This guy is very bright masha'allah, I agree with everything he pointed out. Ma rabno in aan adoonsi ku noqono taasi waa dhab laakin saan ku socono waan ku noqonana. So where did you get the idea that he's the son of Sharif?
-
wyre;860827 wrote: My Don't Inter-marry Sxb, We Really Hate That Kind Of Marriage, How Can You Marry You mom/dad's Brother/Siter's Daughter "Uffff" There is nothing uff about marrying your own cousin. Islamically it is permissible. Lets not mix culture and religion here. Although I am on the same page as you and that I don't recommend it. As they say "too many fish in the sea".
-
aww you made Dua for us. How sweet and generous of you walaal. Waad ku mahadsantahay. Hope for you a speedy recovery. And may Allah swt grant you a blessed marriage as well as happiness in this life and the here-after. Eid Mubarak too. Taqabalalaahu mina wa minkum.
-
Yunis;860931 wrote: ^^^ Let me do it for you - Booweyaasha in my neck of the woods are pushing this same false pretext that Faroole is hell bent on derailing A-weli chances. One friend even goes further claiming, if A-wali loses top seat, he would challenge Mr Fingerless in Garowe. It’s all political hoaxes, Ilko-yaxaas hoostay ka xidhiidhsan yihiin:D. LOL@ ilko-yaxaas hoostay ka xidhiidhsan yihiin.
-
Abwaan;860925 wrote: Cause he knew that he cannot beat prof. Gallayr. LOL Abwaan. That is probably the case. Anyways, regardless of why he got out. Now lets see how things go from here this Tuesday.
-
Che -Guevara;859192 wrote: Next Soler....Aaliyah:D LOL Che. Blessed, walee waad la heshay. Thanks
-
Prof Juriile oo tanaasulay Muqdisho (RBC) Musharax Prof C/risaaq Cismaan Juriile oo ka mid ah lix musharax oo horey u sheegtay inay u tartamayaan xilka afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimadiisa. C/risaaq Juriile oo hadal ka jeediyey kulankii baarlamaanka oo weli ka socda xarunta Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu goostay inuu ka haro tartanka maadaama sida uu sheegay ay jiraan rag kale oo ku haboon kursiga. “Waxaan rabaa inaan idiin cadeeyo in aan ka baxayo tartanka musharaxnimada afhayeenka baarlamaanka, waana tanaasulay anigoo og inay jiraan rag kale oo xilkaasi ku haboon iyaga ayaana ku taageerayaa” ayuu yiri Xildhibaan Juriile oo si weyn loogu sacabtumay. Hadda waxaa iska soo horay shan mudane oo u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka kuwaasoo kala ah; 1- Prof Maxamed Cismaan Jawaarey, 2- C/rashiid Xiddig, 3- Cabdi Xaashi C/laahi, 4- Cali Khaliif Galeyr 5- C/laahi Goodax Barre Dhanka kale waxaa weli sii socda khudbadihii ay jeedinayeen musharixiinta u taagan qabashada jagooyinka afhayeenka, afhayeenka koowaad iyo labaad ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, waxaana khudbadaha dhageysanaya xildhibaanada cusub, guddiga doorashada, korjoogto ka socota beesha caalamka iyo suxufiyiin. La soco Raxanreeb warar dheeraad ah.
-
General Duke;860895 wrote: He played his purpose. Wonderful stufff.. What purpose would that be if he's out of the race before the election?
-
Yea like another two weeks. Sucks. LOL But, the reward will be great insha'allah.
-
The Darwish clan are reer khaatumo, not reer puntland. With that being said, somalis are one family no doubt. Simply, people have to respect one another - so i suggest you leave Prof. Cali Khalif alone.
-
true that Blue. But, I also heard you have to first fast the days you missed in Ramadan before the 6 days of Shawal.
-
Nice pics. Waxbarashooda ilaahay hala garab galo. Waxbarasho la'aan waa iftiin la'aan ayaa lugu maahmaaha.
-
A man from Somaliland is running for the TOP POST - pRESIDEnCY
Aaliyyah replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
It is good to see that men from every clan will be running for the top post. At the end I hope we are led by the most competent individual. -
Yet again another MURDER within the Somali commuity
Aaliyyah replied to Complicated's topic in Politics
I dont know about the UK but in here from what I hear no one puts any effort in finding who killed any of the somali young men (and noting many of them were in gangs) the system doesn't seem to think they are a priority and who knows there might have been few innocent men here and there. But, in general the somali men in particular seem to have made for themselves a bad reputation. -
Yet again another MURDER within the Somali commuity
Aaliyyah replied to Complicated's topic in Politics
^ Your sarcasm is well noted lol but seriously speaking the community and the parents do play an important role. These young men didn't just woke up one day and chose to chew Khat and running on the streets. It has a lot to do with their upbringing. As they say "the apple doesn't fall far from the tree".
-
Popular Contributors
