Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/16/2020 in all areas

  1. 1 point
    This was the press release from Cheeseman's government. How can you reconcile that to this. I am eagerly looking forward to Sanbaloolshe's tell all interview about this saga.
  2. 1 point
    War ka qaleey, see camal hilfahaa u qaatee. Laakiin waxaa dadkaas ka mid ah igaarkaan yar Dabeelmar - err Dalmar - la baxay meeshee dabeesha u socotana iska raaco. Danta gobolka uu sheegto ma kala jeclo, xataa boosaneero ku nool, nolosha ka dhacay secessionist, whose hatred for and against anything positive for Koonfurta and has no limits, ayuu u sacabtumaayaa maanta ceebtiisa. The same sewage-dwelling secessionist caaynaaye dadkiisa shalay, berina afgalaadeen doono ayuu u gacmo haadinaayaa, in order to insult madaxweynaha Soomaaliya. The same madaxweynaha ka soo jeedo this same Mudug region and want to develop and invest it, including having a major port. Yariisoowgaan waxaas ma arko, qabyaalad qurunkeeda ayuu arkaa and cheerleading the sewage-dweller creature who hates his gobol and people.
  3. 1 point
    Genel Energy on track to spud the first well in 2020. Currently a huge drilling operations camp being built near Qara Dhagax, Eastern Togdheer.
  4. 1 point
    Hasha awrkeedii diiday, awr kale u ololshay, afartaba dab laga saar wa abaahi seegta. He thinks he is joining a proper Army, little does he know that these are Ex-M0ryaans in uniform.
  5. 1 point
    Gal-mudug La mid ma'ahan gobolada kale sida bay iyo bakool oo diinta loo raadsan jiray iyo masagada. Dhaqan ahaan gal-mudug waa dad dhib badan, axdigana ma oofiyaan. Nabada, colaaday ka jecel yihiin. Xalaashana xaarayntay ka jecelyihiin Waa intooda badan dadka laysma raaciyo aqlabiyadda ama ilaa man raximalaah. Ilmaha markii loo xiiro waxaa lagu dhahaa orodoo facaa iskasoo celi asagoon ilko lahayn. Labaatan jir mudug ku dhashay ilaahay uma xil qarin, macnaheedu waa inuu ama dilaa noqdaa ama isaga tagaa gobolka. Tusaale waxaa kuugu filan dadka wax loo qaybinayo oo loo dadaalayo waa hal jufo oo sadex jufo usii kala baxday Waxa federaalka oo aysan sharuudihiisii buuxin uga mid noqdeen gobol iyo rubuc si shartooda looga nabad galo. Mid waxay leedahay madaxweynaha. Midna waxay leedahay caasumadii dhaqaalaha ugu badan soo galayay. Midna waxay leedahay gurigii baarlamaanka oo lagu talinayay Waxaa loogu daray suufiyadii oo sadbursi iyo mixnad kale ah. Maxaa soo haray?.... Waxba. Juhdiga intaa le'eg waxa lagu bixinayo waa hal beel ah oo aan timo waligood usoo bixin. Soo kama fiicnayn juhdiga intaa la'eg, in dawladu geliso geella Australia lagu laynayo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up