Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/20/2018 in all areas

  1. 1 point
    The beggars couldn't resist the money on offer. Any other people would have made the process a little bit more interesting. Laakin sidi hal dabo'la ayay first roundkiiba iska qadimeen. Then they all went to Dahabshiil to collect their sums. Maxaa meesha gaajo taal.
  2. 1 point
    Dr.odweyne Layskuma hayo markii gaaladu xoogga saartay inay dumarka iyo caruurta naga fogaystaan dhib wayn imaanayo wayna fahamsan yihiin in tiirka asaasiga ayaga yihiin. Waa iska caadi aragtida soomaalida maanta joogta in gabar soomaaliyeed gaal guursado,sababtoo ah reer galbeedka diin iyo dhaqan kama shaqayso qof walbaa asagaa u xor ah nolashiisa Soo sidaa ma'ahan doodaadu? Haddii aan garta ku siino waxay ahayd gaalka seediga idiin noqday inuusan miiska keenin wixii gabadhu sariirta ugusoo sheegtay, wax meesha qabta ma'ahan inaan gaaladii beelaha ku dhex darsano.
  3. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up