Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/19/2018 in all areas

  1. 1 point
    Wada hadalka khalad weyn baa laga fahmay, muxuu yahay wada hadalku? maxaa laga wada hadlaa? yaa wada hadlaya? Jawaabta snm Waa wada hadal u dhaxeeya somaliland iyo soomaaliya. Waxaa laga wada hadlayaa sidii loo kala tagi lahaa Waxaa wada hadlaya labo gudi oo labada madaxweyne, ka wakiil ah, dibna ugala noqon wixii kasoo baxa. Aragtidayda qof kastoo caqligiisu joogo wuu garan karaa in snm doonayso marfish ay ku qayisho iyo wakhti lumis Beesha caalamku haddii uu aqoonsigii u diiday una sheegay inay la hadlaan walaalahood si deggan, oo miyir ka muuqdo, macnaheedu ma'ahan koonfurtaa aqoonsi idiin haysa aada. Macnaheedu waa ka wada hadla sidii aad dalkiina oyo dadkiina u midayn lahaydeen, ugana shaqayn lahaydeen horumarkiisa. Ka wada hadla awood qaybsi isula imaada caqli bisil oo cuqdad iyo xsnaf lahayn. iska ilooba wixii idin soo maray, mar haddaysan jirinba dawladdii aad wax ka tabanayseen. Dawladdii kacaanka cid "ictidaar" ama raali galin ka bixin karta ma jirto waxaa ka nool, biixi, morgan, siilaanyo riyaale ina dafle ayaga ha la mideeyo marka hore ka dibna raali gelin ha la waydiiyo haddii tabasho jirto. Wada hadalka caalamku snm usoo diray waakaas, ma'ahan koonfurta ula taga ama aqoonsi ka waydiista, inta beeshu degto ama ha noqoto meel snm iyo amxaar ku qayilo oo ha loogu yeero jamhuuriyadda iskeed u marqaanta. Farmaajo cadaw ma'ahan waligiisna noqon maayo, kaliya wuxuu doonaya inuu snm u shido nalkii ay jaranjarada khaldan ku fuushay. Si ay ugasoo degaana, waxaana la gudboon inay ka faa'iidaystaan intaan korontadu tegin oo aysan arladu mugdi noqon mar kale.
  2. 1 point
    He is neither the best dressed nor has glamorous female bodyguards around him, so he is not going to win.
  3. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up