Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/27/2017 in all areas

  1. 1 point
    This is an image of my father's gun permit from Banaadir region in early 1960s. I really didn't even know that at one time guns were permitted legally. Unfortunately, the date and name was handwritten, thus the pen ink disappeared. However, I believe documents like this should be saved for historical purposes.
  2. 1 point
  3. 1 point
    Berbera (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Berbera si rasmi ah uga bilowday dhismaha Saldhiga Militery ee dhawaan Imaaraadku ka calaameystay magaalada Berbera ee Waqooyiga Somalia. Dhismaha Saldhiga Militery ayaa waxaa qandaraas ku qaatay Shirkadda ”Divers Marine Contracting LLC”, waxa ayna Saraakiisha shirkada sheegen inay bilaabeen dhismaha Saldhiga. Shirkadaan ayaa waxaa qandaraaska dhismaha lasiiyay Bishii April ee 2017, waxa uuna Agaasimaha shirkada Cabdalla Darwiish tilmaamay in Saldhiga ay ku kici doonto lacag dhan 90 Million oo Dollar-ka Mareykanka ah. Nashqada dhismaha Saldhiga ayaa la sheegay inuu qeyb ka ahaan doono Garoomo kasoo dega Diyaarado dagaal iyo kuwo ay ka kacaan. Qorshaha ugu weyn ayaa ah in dowlada Imaaraadka Carabta ay Saldhigaasi ka ilaalsato dhaqdhaqaaqa, iyadoo ay xusid mudan tahay in magaalada Berbera ay tahay mid ku taalla Gacanka Cadmeed isla markaana 200-KM dhanka Koonfurta u jirtaa Xeebaha dalka Yemen. Geesta kale, waxaa si dhaqsi ah lagu soo afjari doonaa dhismaha Saldhiga, maadaama qandaraaska uu yahay mid aan soconkarin ugu yaraan muddo kabadan Todobo bil. Caasimada Online Xafiiska Berbera Caasimada@live.com
  4. 1 point
    Shir gogol xaar u ah wada hadalka Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacaya dalka Jabuuti. Shirkaan oo uu wado urur goboleedka IGAD ayaa lagu heshiisiinayaa maamulladan oo ku muransan siyaasadda gobolka Galgaduud. Ahlu-sunna ayaa horay u sheegtay in aysan ka qeyb gelin dhismaha maamulka Galmudug oo hadda xarun KMG ah u ah magaalada Cadaado. Mas’uuliyiinta Labada dhinac ayaa gaaray dalka Jabuuti, kuwaasi oo shalay dalka ka ambabaxay. Waxaa jiray wadahadallo aan dhameystirneen oo horey u dhexmaray Galmudug iyo Ahlu-sunna. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  5. 1 point
    Maakhiri, I don't think any Somali politician is "clean", but it is commendable to see a high-level Somali official sincerely making effort to fight corruption. Did the minister claim he jailed his son? Where is the fair treatment through the normal judicial system?
  6. 1 point
    Yes, for hunting rifles and ancient pistols with permits. I don't think semi-automatic guns and the likes are allowed. I had been here since 1996, I have yet to see anyone with any kind of gun - except the police. Nor did I see any store selling it.
  7. 1 point
    I hope all is safe and well for our own General Duke.
  8. 1 point
    You must be living in a big Utopia fantasy. CORRUPTION is the big elephant in the room, whether you are in Garowe, Hargeisa or, Mogadishu. Mr Carshe is a nomad hero who has shawn good character, and genuine empathy at the hight of the Sima draught.
  9. 0 points
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up