Sign in to follow this  
Cabdow

Walk for Somalia (Toronto)

Recommended Posts

Cabdow   

Canjeex, such heavyweights gathering at one place and singing a nationalist song. Waaaw. Dankis for posting that link. A stage xataa Yamyam and Awkuuku hal meel iskugu yimid ka muuqdaan.

MMA, to see such a heavyweight fanaano gathered at one place is amazing to say the least walllahi. But unfortunately, it's sad knowing that 1/3 of them in that video are not with us today (AU)

 

Btw, we hoping by next year inaan wadankii joogno oon phisical ahaan wax ugu qabano dadka dhibaateesan, adna you hoping to see another rally eh, see camal camu :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awkuuku, Yamyam iyo Magool ka ahayn yaa marxuum kale ka muuqdo cajalka? Eebbe ha u naxariisto marxuumada.

 

Hopefully next year xeebta Jasiira ama Sugunto Liido ayaa kusoo mareynaa socodkaan. :)

______________

 

More images from the rally on facebook.

 

8225_304588975310_823460310_9164164_4786

 

8225_304589065310_823460310_9164174_4624

 

8225_304588690310_823460310_9164129_2536

 

8225_304588850310_823460310_9164149_4736

 

8225_304588835310_823460310_9164147_3621

 

8225_304588660310_823460310_9164126_2515

 

8225_304588620310_823460310_9164122_4634

 

8225_304588480310_823460310_9164104_8209

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

So amazing to see dhallinyaro ay ka muuqato madaxbannaani ay ka daaleen waxyaabaha dalkeenna dib u dhigay. I wish kuwa dagaallada ku jira oo dhan ee da'yarta ah inay hubka dhigaan oo odayaasha dalkeenna halaaggaan u horseeday ay wax u dagaallama waayaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miriam1   

Salam Maskin

 

Yep I was there. Inshallah next year's walk is going to be Bigger and Better ! Keep next thanksgiving weekend open

 

It's funny seeing the pictures again - brings all stress back

 

It would be amazing if every city with a large somali population took this upon themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA saaxiib marax aa tahay in aad ila socodsiiso ee aheed in aad adigana joogi doontid.. I drove from my city to T.o to be part of this and it was beautiful saaxiib..Dhalinyarada isku daba riday barnaamijkaan sifiican bee u hordhacsheen oo aad baa loogu soobaxay... Hopefully iinsha allah next summer, we will be bringing this event to the capital and iinsha allah it will be much bigger..

 

Marx everyone is trying to ignore you as you knoticed saaxiib laakiin this event somaliland kuwa sheegta xitaa wee joogeen oo wee kasoo qeyb galeen..khurunka iyo calan dirirka UK inta kama socoto saaxiib oo calan kala nooc ayadoo la wato ayaa wili somalinimo la iskugu dan toonaa reer baadiye yahoo....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa Butusbaanjar, meesha kuguma arkin ee qaafka inta aad ka dhiibeysid jooji. Camankaaga kuus kuusan sida Eaton Centre camal loo arko lagaaga arki lahaa meesha haddaa joogi lahayd ee yaree bootada waa joogay ah. Yaa ogaado Alta Vista ku afleerineysay. Ama kuwa calamada meesha inay ku gadaan rabay la sheegaaye amaa ahayd? :D

 

Ani Cantar Jeenyo isbarbar soconayba aniga iskala sheekeysanaaye the whole walk, inkastoo it was said to be a silent one. We tried to be silent sometimes.

 

Runtii, though, ma joogtay? At least aniga intaa ku qoray that I would be there.

 

Hayaam, thanks to you and other organizers. You guys did wonderful job. Meesha kasii wada dadaalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Magaalada dhan Alta Vista lee maa ka taqaan lool in aa tahay lafihii hore aa iskashifee kawaran Altavista somali dhan ma ag joogto hada lool....

 

Aniga dhalinyar badan aan aqaan oo reer York Uni ah group yadii hore ayaan la joogay we was having too much fun walaahi I wish I met you saan kuu jar jarilahaa lee.......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rag wey joogeen, weyna ka muuqdaan. Dumarka Soomaaliyeed sidoodaba haddee tirakoob noqoto wey ka badanyihiin ragga meel walba la joogo.

 

Having said that, waa runtaa haweenka way ka firfircoon yihiin ragga Soomaaliyeed oo ka gaabsaday wax u qabashada dalkooda iyo dadkoodaba. Way ka damiir dareen badanyihiin too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this