Deeq A.

Puntland Vice President defends Singer Kiin Jama after her concert in Mogadishu was criticized by Wadaado

Recommended Posts

gooni   

Lug la baneeyaa wax sahlan ma'ahan

Culimadana waxaa loo beegsanayaa waa inay isku xulufo noqdaan damjadiid waa arrin siyaasadeed,way soo dhawayn lahaayeen hadday ku xayndaab yihiin.

Soomaaliya waa dad muxaafida wakhtiga la joogo, waayadii hore waxay soo mareenba wayna adag tahay inaad aragto gabar toban jira oo xijaab la'aan socota ama maba jirto.

Heesahan casriga lagu sheegayo waa in gabadhu qalabkeeda muujiso intaysan masraxa imaan waxa la iibsanayo waa qalabka muuqda, iyo lugaha banaan,  hadday xijaabantahay cidu ma dhagaysteen.

Dagaalka arimaha bulshada iyo dhaqankoodu waa ka dhib badan yahay kan xabadda iyo qaraxa ay sheegayaan waana shidaalka xag-jirnimadu ku hawl gali karto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   
2 hours ago, maakhiri1 said:

meesha saudigii heesaha fasaxay, ma warka soo gaadhin?

Give it sometime mate.

We are slow in adopting the message from those ragged head lunatics.

After all it took us eight years to fully adopt the Toorabora tactics.

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
12 hours ago, maakhiri1 said:

meesha saudigii heesaha fasaxay, ma warka soo gaadhin?

Hehe. That was very funny saxib. I blame the Somali media. I guess reporters are scared of al-Shabab to report the latest. :)

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.